xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. galabtaa meel Quraan saar ah la iiga yeeray, kuwa wadaaadaan is dhax fadhinney, mid wadaad baa yiri waxaan dhageestay Shariifkoo khudbad u jeedinayay dadweyne Soomaaliyeed, oo ku leh "Soomaaliyeey qolooyinka is laayo ee nabad diidka ah lacaga waad u aruurisaanee maad lacaga u aruurisaan kuweena nabad doonka ah, soo aruursha lacago", wadaadkan wuxuu yiri dadkii dhageesanayey khudbada ayaa hal mar afka wada qabsadey, dadkii buu Madaxweynaha hujuumey, xagee buu Caravanku joogaa ninkii dhaanka ahaaba ee sahanka loo dirsadey hadduusan dhiisha ruxi karin! ^^ nuune, xoogaad baad iga qoslisay horta quraan saar kama daashid miyaa...dadka waxaa la baraa inaan iyaga iyo ilaahood loo dhexeyn ee maxaad uga xasdaysaa maad intaa u sheegtid waadiga maalin walba quraanka ku aqrinayee warka badan jooji ee taageer waxa saxda ah eed adba ogtahay. noo bilow thread kale oon dacwo ahayn waryee showqi waa adigii oo is dhalinyaraynaya
  2. Which means it's good news for Somalia, Aw M. Remember Puntland is Somalia. So dont get defensive like that .
  3. Ethiopian units in the pictures seem cooperative, uncharacteristically. Also in such awkward situation, it’s almost incredible that these forces would allow reporters to take pictures of them and their foreign expertise and equipments. Anyways, it’s good news not to mention great public relations material for Somalia.
  4. Val geesisanaa. Great pics. Akhas@baranbarada shiilan
  5. nuune, soo dhawow you are a suitable joke of somali politics in many ways, and a wicked one at that. why would you complain about the lack of new ideas and peace initiatives when you failed to rise for the defense of perpetuators of peace in our land , those who saddled the caravan of peace , and carried it all the way to the war zones of mogadishu. we recycle the old news, you charge, but did not provide alternative yourself nor indorse the good ones---typical somali, and apparent manifestation of what is wrong with us you are . if you have the interest of young readers on this site, you should be amongs those who advocate for reconciliation when it’s practical and possible, compromise for the good of the country, and grow a commitment bone to support the only entity that somalis have today, tfg. as you know tfg has reasonable following in the circles of reason, but fiercely and violently opposed by the forces of intolerance, the i-am-the-only-mulsim goons. you have taken a long sabbatical from this forum and you come back with a useless grumble, no interesting articles, no intriguing insights from the places you might’ve visited or information you gleaned. why is that nuune? and even when you here I never saw you participate in the great battles of ideas, you were never counted in one column or another-- in your presence you were not counted, and in your absence you were not missed. where were you, nuune, when I dueled with Oodweyne, that grief-stricken, splittist creature who logs on form London, to defend the somali weyn notion and was subjected to ngonge’s wicked laughter? where were you, when che supported alshabaab, and aw Tusbaxle clapped for the bombastic nonsense Keligii muslim Kashafa shoved on the poor SOLers throats? Where were you, waryaa? Now la qabso meesha hawshu marayso, nuune. the caravan is armed to the teeth, it will capture the territory that matter to the revival of somali state. it will capture Merka, Jilib, Kismayo, and Dhobley. it will capture Gedo and Bay region. it will capture Beledweyne and Dhuuso-marreeb. this is the good fight, it is a necessary fight. this is not a fight of choice. since your record is not clear and your stance is murky on big, competing ideas, where are you on sharif’s loomin war with the shabaabs forces? ps…I wrote this in the belief that nuune, and not ngonge or tusbalxe, wrote the Maaddeey script
  6. Originally posted by NGONGE: Maadoo masaakiintan ha maslaxin maadama ay ka hadhi waayeen, meel walba kuu gabadeen, maashakil iyo mala yacni kuula yimaadeen.. mar qodha mad ku qaraxdid.. mari saaxibo mari. ahem..err..Allahu Akbar. ^^ mar baan damcay inaan iraahdo: waxaa soo buraanburahayaa waa wiilo carabkiiye'e war waa lily walaalkeed midkaan weerka soo xirane'e wuxuu saaka nagu maagayaa waa waalli iyo shuushe Maaddeey hadduu waladki yahay waa horuu dhumaye'e ... Halkaa markaan marinayyo ayaan xasuustay in waxaba ay isaga, Abtigiis iyo nuune wada qoreen. It's not therefore fair to target poor ngonge with my poetic wrath ps. I can see the snare Aw Tusbaxle is aiming to set up. This has the undertones of mediate-the-scholars maqaalah I shall never let my self fall in a such trap
  7. ^^Ka baq awoowe the name itself is a resurrection of sort of the yesteryears’ dervish structure
  8. Originally posted by Maaddeey: Ahlan Akhyaarta 'ma fogeyn' ... inyuusan qoraalka Soomaaliga soo bixin ... Maaddeey script enough said
  9. Xaaji, diyaaradani waxay astaan u tahay cuqdad iyo ciil qab. Waa cuqdad ururaysa maalin walba oo faca soo kacaya lagu beerayo. dagaalkii sokeeye ee somali dhexmaray cidwalba daqar buu u yeelay. Reer baydhabo kama sheekeyaan wixii soo gaaray ee waa ka gudbeen, idinkuna farasmagaalihii baad diyaarad xun surateen, markaasaad weliba leedihiin kaalaya cuqdada nala beera war ku dayda puntland oo dhulka qotta, oo badda u qaraab taga, intaad maantoo dhan subkaysaan diyaarada xunta ah. Sayidku was a somali legend awoowe, he was born in Buuhoodle in a time when drought was the only threat to somali way of life, but his vision ushered a new reality of nationhood with all its challenges and threats including dealing with kuwii candho dhexe agteeda ingiriisku hubka ugasoo dhiibay . his statue might've been stolen, but the history of his struggle will never be
  10. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Xiinfanin Hadanu Sayidki Taalo uga dhisno Hargeisa Iyo Ismacil Mire. Maad na soo raacaysan ileen wax kalle anu idinku qancinay garran weynay The forts of taleeh na calanki somaliland aynu ku buufino. Ka waran wax baddan ba haagaagi laha, Somaliland na sii fiican bay u dhaaqaaqi lahayd, kuwan puntland waxba ka afgaran maysan Hageisa iyo burco Markad timadaan Noloshinu wey isku dhacaysa.Laakin shir kama dhamaadan ba hore loo yidhi nimanka shirshoore marka iska sii shira , Koley anagaad no shiraysan eh Xaaji Xanduf, war dawladnimadii oo dhan baa mudaaharaad kugu ah ninyahow , adna Sayidka iyo Ismaaciil Mire baad ka sheekeynaysaa. Sayidka Xamar buu degay, asagoo faras saaran oo kabihiisa iyo baabuurtu is le'egyihiin baa iigu danbeysay . Diyaaradda xunta, ee cuqdada meesha loo suray, Sayid iyo Ismaaciil midna yeeli mayo inaad agsurtaan ninyahow snm tu dawladnimada kufsi kuma haysan karto, maalin walba qudhac iyo suldaan iyo ayyoubkan xun cidna tookhooda yeeli mayso wixii dhacay sharci darray ahayd, ee sharci maahayn xaaji Geenyada burraaqaa markuu baqalku fuulaayey'e, Waa baadiyootee sharcigu uma banneeyeen'e
  11. This is not a big deal. This is essentially a political grumble, not an ideological one. When it’s time to divvy up the five ministerial assignments and other positions, especial attention will be paid to Caabudwaaq complaints
  12. Castro, what is taxliil? It's tahliil. B, you need a qardhaas or xirsi awoowe. You need two; one on your neck, another on your dhex.
  13. ^^Wal bal ukaadi ngonge gabyayee waraa ngonge, soo wad awoowe
  14. loooooooool@ta'layda abdiladiif Maaddeey script has been taken down for scheduled maintenance. It's interesting those who authored it are feigning a heartfelt defense on his behalf.
  15. Thankful, read here for Puntland's response Puntland under Faroole is closest we have seen to reflect the values and the priorities of its constituents. The anomaly that was PIS is being reformed as we speak. Hired pens and the reports they produce wont effect Puntland’s relations with the relevant parties.
  16. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Maya sxb anigu cadawad iyo xasarad xumaan kama shaqeyo Dadka Somaliland oo dhan adigu aad ka mid tahay na aad baan u wadda jecelahay waxan anigu rajeynaya inay garaadada oo dhani ay guryahoodi laascanood iskaga so noqdan intay maalin ba heshis walaan la galayaan faroole. dhulkina iyo dadkiina iska imaansada Show malaha haddii daraawishtu raacdo Somaliland madaxbanaanida ay rimmantahay way dhalilahayd, illeen waa raggii maali jirey bahasha e. Sheekadii gabadhii foolatay ee abaheed iyo walaaleheed mudatay, diidayna inay ka dhaliyaan ilmaha sow taadu uma eka, xaaji . Gooray labadii lugood isku maratay, oo wax walba detay soow tii ilaahay amarkii mid waa qabi jirey bari kasoo muuqday maaha. markii lays bariidiyey ka dib, oo loo sheegay in qoftii asli ahayd ay isku dhimman rabto saw asagii ku dhaqaaqay xaggeedii maaha. aakhirkii asagaa dhaliyey, wiilbayna dhashay . Dalmarow, bal xaajiga waa intaasoo wiil u dhashaayye'e codsigiisa tixgeli, kolaad wiilka iyo gabadhaba dib usoo celisid idinkoo is raba oo layska raali yahaye'e
  17. All, We are not beating up a SOL nomad; we are discussing a phenomenon called Maaddeey script. Thaahirah ghariibah…
  18. @KK ngonge waa fariid, xoogaa fulaynimo ah baase ku jirta. intaa uu ingiirisiga ku qoray hadduu afsoomali ku qori lahaa, waxbuu baran laha, and he would've gotten that much closer to writing a full-fledged somali review. wuxuu qaldo anagaa saxi lahayn, anigu halkan baan ku sixi lahaa, Aw Tusbaxle na pm buu ku sixi lahaa in lagu maadsado buuse ka biqin...
  19. Originally posted by Abdiladiif: Salaan diiran oo kulul Sacab laba dhacaayaan SOL dumar iyo raggeedii Soo dhawoow kuleenahay Sasabaad hamoodine Saluuggaa kasoo noqo ... Haddii kale silloonow Siiradii xumayd iyo Sadarada deelqaafkiyo Sarriigasha la'aantiyo Salfudayd iyo ceeb Sii wado sidaadii Oo hadba midi ku suulee
  20. looooooool@xiin baa dad abuubalay waryaa Aw Tusbaxle ninyahow dadka caamada ah ha luggeyn. qaar baa hadda hiillin doonaa dammiinimada wax la qarin karo maaha. waaba baghdaad waxaa madax ka haa nin dammiin ah. habeenkii danbuu intuu aad u fekeray qorshe uu caqligiisa ku prove gareeyyo degsaday. subixii waa asagii ikhyaartii magaaladda u cid dirsaday oo yiri oo ha la ii yimaado waxbaa igu soo kordhaye'e. Waa lasoo xaadiray. xalaan riyooduu yiri. sa laye kow! nabigiina waan arkay. saa la yiri labo! xuural caynta rasuulkaan ku jiroo....halkuu markuu marinayo baa laga kala dareeray odey baa wuxuu sii lahaa, qoor iyo xero ka jabe maxaa dumarka rasuulka ku daray dammiinimo bay ahayd
  21. The more Maaddeey script pretends to be authentic, the more it becomes clear that it's indeed wax shaqlan , as good Abdiladiif puts it. Waxaan laga doodin baa jira.
  22. Dredging Today United Nation to help expand Bossasso port The UN World Food Programme (WFP) has signed an agreement with Somali’s Puntland state to help expand the capacity of the port of Bossasso in Puntland on the Horn of Africa. Bossasso serves the Somali peninsular but lacks the ability to handle large ships, thus hindering the ability of the WFP when sending in food and other aid to the region. “One of the items in the agreement we signed with WFP include the expansion of Bossasso port so that big vessels can dock without any problem,” said Puntland Information Minister Abdihakin Ahmed Guled after the signing. He announced that WFP has also been given the right to establish warehouses in Bossasso to further assist with the distribution of aid parcels.