xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
French Navy Hands over pirates, medical supplies to Puntland Admin
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
xaaji fransiisku marku berbera burcad badeed kusoo celiyo waa calaamatu ictiraaf. -
Puntland captures 113 immigrants on their way to yemen
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
You would think it's futile to prevent determined immigrants from getting to thier destination using whatever means they deem necassary. I think it's good start. Those who do the smuggling should be caught as well -
Puntland captures 113 immigrants on their way to yemen
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Mogadishu (HOL) - Puntland authorities have captured 113 would be immigrants who were on a voyage to Yemen to seek asylum. Of the detained asylum seekers, it is reported that 103 of them were from Ethiopia; while 10 of them were Somalis. The immigrants were apprehended off the coast of Bandar Ziyada which is close to Bosaso. They were then transported to Bosaso’s main police station. Puntland’s Minister of Security, Mr. Yusuf Ahmed Khayr, held a press conference at the police station where he said that these immigrants would be deported to their home country. He also said that Puntland authorities will take strong actions against the recent influx of immigrants who have began to use Bosaso’s port as a stepping stone to crossing into Yemen. The Mayor of Bosaso Mohamud Beldaje has asked the international community for help in combating these human traffickers. He claims that they are becoming as much of a nuisance to the region as the pirates, who recently have been in the international spotlight. In the following days, these immigrants will appear in court even though their perpetrators have yet to be apprehended. -
Puntland captures 113 immigrants on their way to yemen
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Immigrants detained the the Bosaso police station -
Puntland captures 113 immigrants on their way to yemen
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Jimco , April 16, 2010 (HOL ) Ciidamada amaanka ee xeebaha Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay 113 ruux oo tahriibayaal ah oo doonayay in ay u gudbaan xeebaha yemen. Tahriibayaasha Gacanta lagu soo dhigay ayaa 103 ka mid ah ay ahaayeen itoobiyaan oo 11 dumar ah ay ku jiraan halka soomaalida la soo qabtayna ay gaarayeen 9 Ruux. Waxaa laga soo qabtay Tahriibayaasha Xeebta Bandar Ziyaada oo aan waxbadan ka fogayn magaalada Bosaaso ,Waxaana la keenay Maanta Saldhiga dhexe ee magaalada Bosaaso si saxaafada loogu soo bandhigo. Masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka amniga Yuusuf axmed khayr oo shir ku qabtay Saldhiga degmada ayaa sheegay in tahriibayaashaan loo gudbin doono dalalkii ay u kala dhasheen. Waxaa kaloo uu tilmaamay in Puntland ay Go,aan cad ka qaadatay La dagaalanka tahriibayaasha oo si aad ah ugu soo batay magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka bari . Duqa Degmada Bosaaso Maxamuud Beeldaaje ayaa beesha Caalamka ka Codsadatay in Puntland laga taageero La dagaalanka kooxaha wax tahriibiya oo uu sheegay in ayba ka daran yihin Burcad badeeda. Ugu danbayntii Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in tahriibayaashan la soo taago Maxkamada Gobolka ,Waxaana ilaa iyo hada aan gacanta lagu hayn Kooxihii Wax tahriibinayay. Faisel Maxamed Hassan(Boston),Hiiraan Online -
Ciidamada Amaanka xeebaha Puntland oo Gacanta ku dhigay 113 Tahriibayaal ah
-
^^No, it’s not like that. It’s genuine efforts to fight well-equipped pirates. And believe me, the success of Puntland wont affect negatively on the wellbeing and progress of those brothers in the North. So easy with the silly reaction to this good news.
-
The Chairman of the Electoral Commission of Ghana Visits Somaliland
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^The shelling is a direct result of Somalis’ failure to come together. The sheer instability and security challenges created by the long civil war sent the invitation you are speaking of. And the tragedy has taken a new, dangerous religious dimension. Yours however is a simple delusion. -
The Chairman of the Electoral Commission of Ghana Visits Somaliland
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa u xalay Casho Sharaf ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyadda Dr.kwadwo Afarigayan, Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka ee Dalka Ghana oo booqasho shan casho ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland. NGONGE may u yeertaan oo cashadaan siiyaan, intay hadba mid African ah isku shiddeynayaan -
Burcad Badeeda Markabka ku haysata Baargaal oo ka digay Weerar kaga yimaada Puntland iyo Saraakiil la socot Godoomiyaha G/bari oo Xalay Arbaco, April 14, 2010 (HOL) - Burcad badeeda Gacanta ku haysa Markabka ku afduuban Baargaal ayaa ka digay Weerar kaga yimaada Puntland,isla markaana sheegay in ay Shaqaalaha saaran markabka waxyeelo u gaysanayaan hadii loo soo dhawaado. Hadalka ka soo yeeray Burcadda ayaa yimid ka dib markii ay ka warheleen in Ciidamo la socda Godoomiyaha G/bari ay howl galo kasamaynayaan meelo ka mid ah xeebaha degmada Baargaal ee G/Bari. Nabadoon Axmed Salaad oo ka mid ah dadka deegaanka Baargaal ayaa HOL u xaqiijiyay in Burcaddan iyo Odayaasha ay wada xiriireen,Isla markaana laga cabsi qabo dhibaato loo gaysto shaqaalaha Saaran Markabkaasi. Waxey Burcaddu noo sheegeen in hadii la soo weeraro ay waxyeelo u gaysan doonaan shaqaalaha Saaran Markabka"ayuu yiri Nabadoonka isaga oo si gaar ah ugu waramayay HOL. Saraakiil amaanka ah oo u horkacayo Godoomiyaha G/Bari oo xalay gaaray degmada Baargaal ayaa isku afgartay in Meel looga soo wada jeesto sidii loola dagaalami lahaa Burcad badeed. Markabka MV Nasar Talca oo ku gooshaya Calanka Baarmuda ayaa in Mudo ah lagu haystaa Degmada Baargaal,Waxaana Burcada haysta ay dalbadeen lacag Madax Furasho ah oo aan la cayimin ilaa iyo hada. Faisel Maxamed Hassan(Boston),Hiiraan Online
-
Waa habkii soomalidu isku aanaysanj jirtay oo la dawladeeyey. Nin reer hebel ah baa la dilay, mid baa loo dilayaa
-
Originally posted by Gheelle.T: ^Waa Xaabsade ina adeerkii. Why do you ask though? Ma la hubaa inuu Xaabsade ina adeerki yahay? Waa sidaan islahaa.
-
Waa qoloma ninka dilka lagu xukumay?
-
Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Sports section ma aqridi miyaa? Islaan aan waa dhowyd dumaalay yaan xaqeeda soo gudanayey oo maadaama waxaan gaadhaa ay tahay on a quarterly basis, waa no-internet access maalmahaas. Hadda waan soo noqday, waana kaa qaban Pirates'ka kugu xoomay. Waan arkay inuu Xinn lahaa Maaddeey script needs enhancing! @islaanta xaqeeda AT&T laga rabo AT&T, You know better than that about the Sheekhs initiatives awoowe. I expect you to challenge the status quo. Sidii Makhtal Daahir baad rabtaa inaad u dirirtid, refusing to acknowledge Makhdal lived different times, and his approach though suitable for the challenges of the time may not necessarily applicable to today’s problems.
-
Oo Dhubad muxuu bi'iyey? Cakku script!
-
AT&T, If indeed Muslims are close to 50% of Ethiopian population, as you seem to hint there, then don’t you think Muslims should try coming up with a strategy to take the leadership of Ethiopia, instead of current strategy, which failed to produce any tangible results for the last 50 years?
-
Karl_Polanyi waa qalaaday qoor iyo xero ...
-
script qof ila mid ah