xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^Take my advise ninyahow, oo waxaaga hagaajiso
  2. TFG duu markaysan AMISOM la socon wa ka riixil mursalah
  3. Caddaaalad darradaad ku muducaysaa yaa script of xaaji ngonge, qabiil dhanna waad cayday
  4. ^^ Hadde waayahee, mas'alati masaalix wa mafaasid ku dar Maaddeey Script
  5. Midka khamiiska qabaa ma Maxamed Rashiid baa? Allow Alle
  6. ^^I know your producers have very little knowledge about the matters of Islamic jurisprudence…but it would help them great deal if they program into the Maaddeey Script code some fundamentals of masaalix wa mafaasid. Muyuul qubuuri ah oo markay u badato tusaysa jahli ayaad qatli nafs ku zuulinaysaa, markaas awlawiyaat ka hadlaysaa !
  7. ^^****** sheegayaa awoowe it's obviouis, waa arrimaha aan ku garto in saaxiibkay Aw Tusbaxle daaha gadaashiisa ku jiro Ilaahow ku daa [ May 04, 2010, 04:47 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  8. Don’t mix religious symbols with alshabaab, people. Veils, notwithstanding rightwing hoopla, are Islamic. One shouldn’t be angry at veils because alshabaab impose it on the areas they control. Burning veils is a sign of oppression, an ironically weak ideology. There is no connection between extremism and veils. Mcveigh had a driver’s license with which he used to blow up a federal building in OK. It would’ve been tragic had the argument veered onto the right to have a driver license…instead of the man who committed it.
  9. ^^What is the great risk in allowing it?
  10. Originally posted by Maaddeey: Xiin, Shabaab didn't bring veils to Somalia, but now they are the ones defending it. quote: If true this act reveals the agenda of these qubuuri goons. Priorities, sxb!. Shirkiga, Bidcada, Amxaaro kaashiga IWM. waad undermine-gareyn jidhaye, haddaadse hadda saaxiga keentay waa Alxamdulillaah!, now we know what clicks you. Maaddeey Script, [with pretend southern accent of course ) You are confused as ever. It’s precisely because of alshabaab’s excess that this type of reactionary violations is happening. It’s why Suufis are armed. It’s why AMISOM is here. It’s why Mogadishu is unsafe. It’s why refugee camps in Kenya’s eastern region are overflowing with fleeing Somalis. alshabaab deviants can claim purity of heart all they want, but the practical consequences of their foolish acts are clear for anyone who cares to notice
  11. Those claiming TFG failed to condemn the bakara suicide bombing, qudhooda cuqdad qaba. Cuqdadda noocaas oo kale ah is not how one gets ahead Ilaahow dadka daawee.
  12. lool@indhaha idiin fiiqo you reminded me mobile clinics ku wareega gobolada somalia oo dadka indhaha u fiiqa
  13. Yes. You can Google it too. P.S. There has never been a dispute as to whether veils are Islamic or not. Whether veils are MANDATORY was what the contraversy has always been about.
  14. loooooooooooooooool@“ Hoyo, yalaam iska dheh. Yalaam yalaam iska dheh”. ngonge at his best
  15. Veils are Islamic. And it’s pathetic to think alshabaab brought veils to Somalia. If true this act reveals the agenda of these qubuuri goons.
  16. Originally posted by Xaji_Xunjuf: A khadar I am aware that these pictures were taken when Cigal was the prime minister of Somalia, Did u hear me say these pictures were taken During Somaliland era? ^^Look at the above pictures caption, Xaaji ? What does it say? Do you agree it represents secessionist’s desperation in their attempt to deceive the gullible masses? The correct caption of the pic sould instead be: Republic of Somalia's PM with Egypt's President AUN the marxuum
  17. ^^Typical script In matters of solemn implications, fraudulent charlatans dwell on the shallow ends of the discussion.
  18. We should never discredit Alshabaab’s allegation that this act was the work of foreign intelligence. That could be true. But the fact remains that alshabaab’s behavior in rejecting any dialogue with their fellow countrymen whom they disagree with, their techniques to use suicide bombing to blow up and ‘bakhtify’ (all courtesy is due to Keligii Muslim Kashafa) other Muslims, their attitude and mentality that they are the only legitimate entity in Somalia, all of that alshabaab shortcomings created an environment that is conducive for foreign exploitation. AMISOM is there because of alshabaab violence. In short, alshabaab did knowingly or unknowingly the heavy engineering that produced this cycle of violence. But all is not lost, and Somalia's current status quo can still be reversed if Alshabaab and their supporters come to their senses and realize violence begets violence. The second caravan has commenced from Garoowe, and Alshabaab and indeed all Somalis would better off to follow it.
  19. Innaa Lilaah waa innaa ilayhi raajicuun Ilaahow fidnada umadda garansii
  20. Muslim scholars condemn the Bakara suicidebombing... Garoowe:(Allpuntland)-Culimada ugu caansan deegaanada Puntland ayaa canbaareyn & dhaliilidba isugudaray qaraxyadii shalay duhurkii gilgilay masjid weyn oo kuyaala suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho,waxayna culimada Puntland falkaas ku tilmaamay mid si xun loo abaabulay islamarkaasna diinta wax loogu dhimayo. Culimadan oo warqoraala kasoo saaray magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland ayaa qoraalkoooda ku sheegey in falkaasi ay ka danabaysay maskax aan sifiican u fikirin,isla markaasna uu ahaa falkaasi mid ka fog diinta,dadnimada & Wadaniyada Ummada soomaaliyeed oo in mudo ah qiilqiil ku jirtay. "Culimada Puntland waxay muujinayaan sida ay uga xunyihiin qaraxyadii shalay ka dhacay masjidka kuyaala Suuqa Bakaaraha,waxaanuna sheegaynaa in falkaasi uu ahaa mid wax loogu dhimayo Diinta islaamka,Shacabka Puntland-na waxay kawada simanyihiin eedaynta Xasuuqa & Gumaadka noocan oo kale ah"Ayaa lagu yiri Bayaanka culimada Puntland. Midkamid ah culimada bayaankan soo saaray oo APL u waramay ayaa sheegaya in falkaasi uu yahay mid aysan ogolayn maskaxda saliimka ah,wuxuuse meesha kasaaray in falkaasi ay ka danbayn karaan dad diinta islaamka ku abtirsada,waxaana uu intaas ku daray in dadka soomaaliyeed xaaladoodu imika ay marayso meel khatar ah. Culimada Bayaankan soo saaraya yaa ka koobnaa 22-Xubnood,waxayna kamidyihiin culimada magaca & Maamuuskaba ku leh deegaanada Puntland,waxayna kala ahaayeen sidan:- 1. Sh. C/qaadir Nuur Faarax 2. Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan 3. Sh.Daahir Aw Cabdi 4. Sh.C/naasir Xaaji Axmed 5. Sh.Xassan Xuseen Axmed 6. Sh.Axmed Daahir Xassan 7. Sh.C/waaxid Xaashi Xassan 8. Sh.Maxamed Macallin Axmed 9. Sh.C/qaadir Siciid Cali 10. Sh.Xassan Maxamed Ibraahim 11. Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf 12. Sh.Axmed Siciid Maxamed (Farax) 13. Sh.Aadan Maxamed Cigaal 14. Sh.C/rashiid Sh.Saalax 15. Sh.C/nuur Xirsi 16. Sh.Mahad C/laahi Maxamed 17. Sh.Axmed Faarax Garaase 18. Sh.Maxamed Axmed Faarax 19. Sh.Faarax Maxamed Cajab 20. Sh.Axmed Yusuf Daad 21. Sh.C/raxmaan Aw Ciise 22. Sh.Axmed C/samad
  21. M. Puntland oo ka degey Bosaso, lana hadley saxafada 3 May 3, 2010 - 8:40:08 AM Madaxweynaha Puntland oo maanta kasoo dagey garoonka Bosaso ayaa safarkiisa waxaa ku weheliyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa waxaana soo dhoweeyey mas'uuliyiin kala duwan iyadoo amaanka aad loo adkeeyey. Madaxweynaha dowladda Puntland oo shir jaraa'id ku qabtey xarunta Madaxtooyada Bosaso ayaa halkaas kula hadley saxaafada isagoo sheegey in kulamo isaga iyo waftigiisu lasoo qaateen beesha caalamka kuna dhamaadeen guul iyo is-afgarad. Mud.Farole ayaa warsaxadeedka ku sheegey in maamulkiisa ka daba tageen been abuur laga faafiyey taasoo ku saabsaneyd in xukuumadiisa xiriir la leedahay Burcad badeedka islamarkaasna caalamka ku qanciyeen gaar ahaan saraakiil ka socotey golaha amaanka sida arintaas tahay iyadoo lagu amaaney talaabada adag oo ay ka qaadeen kooxaha badaha ka qowleysta. " Way jiraan warxuma Tashiilo warbixino qorey oo inagga inna ceebeynayey, dad siyaasiyan uga jeeda iney Puntland ceebeeyaana way jiraan, waxaa kamid ah in burcad badeed nalu ku eedeeyey in Xukuumadayadu gacan saar la leedahay oo ay tahay meel Puntland ay ku adeegtaan dowladuna gacan-saar la leedahay bal taas been ka wayn oo la sheegi lahaa ma jirtaa" ayuu yiri Madaxweyne Farole oo la hadlayey saxaafada markii uu kasoo dagey magaalada Bosaso. Madaxweynaha ayaa sheegey ineysan jirin meel kale oo Somalia Burcad Badeed lagu xiro oo aan Puntland ka aheyn islamarkana aysan jirin meel kale oo beesha caalamka ciidamadeeda ka jooga xeebaha Somalia keenaan markey qabtaan maxaabiistooda. Arrimaha Somalia mar uu ka hadlayey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamad Farole ayaa sheegey inuu aad uga xun yahay qaraxii dhowaan lala beegsadey masjidka ku yaaley suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegey in ay tahay arin lala yaabo oo laga naxo in qarax lala begsado masjid gudahiis taasoo horey loo caadeystey in dadka qiimaha leh lagu dilo masjidyada iridooda isagoo baaq u jeediyey dhamaan Somalidu iney joojiyaan dilka macno darada ah. Mr. Faroole ayaa u mahad celiyey dhaman ciidamada amniga iyo shacabka Puntland sida wadajirka ah oo ay uga shaqeeyeen amniga Puntland isaga oo cududaar ka bixiyey safarka dheer taasoo uu sheegey iney jireen arrimo muhiim ah oo u baahnaa in waqti lagu dhumiyo.
  22. Puntland is unconquerable by alshabaab, a fact these contemptible scoundrels of SOL should know. Learned and lay people alike, the region is fortified by the unity of its citizens to preserve the relative stability Allah gave them. Scholars in those regions gave a theological guidance that espouses, thriving cities blasting with loud athaan calls for prayers shall never be allowed to be thwarted by alshabaab’s wish to conquer the world with AK47s …
  23. He was truly a man of religion, a young leader who helped establish the largest Islamic Center in Minneapolis, a father of six, a man whose profession was to lead Allah’s guest to Meccah in the last 10 years, he was good to his neighbors, dutiful and helpful to his parents, and above all he was a close confidant and good friend of mine. Abdiweli Mohamed Yusuf went to sleep at his mother’s apartment on Wednesday, the 28th of April 2010 to never wake up again. He died young, and the people who knew him loved him. Ilaahow kuu naxariiso…aamiin. hundreds particapated Abdiweli's jinaazah.
  24. doctor's appointment gabayga kaaga dayn maayo waxaan ka doodayaa, inaan gabayga nashriyo iyo inkale
  25. This poem is in a rough draf mar dhow buu soo bixi