xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Mar haddii Jacayl baro leeyahay Canadian iyo Maraykan baa na laayey, meesha wallee darsi baa ka dhacay
  2. NGONGE, xaaladdu ma fiicna, eh? Aaway tookhii Oodweyne ku daymiyey ninyahow Buuhoodle waa meel taariikh dheer leh, Geelii Oodweyne baa wali lagu maalaa, ee tolka ha lala taliyo hoy
  3. ^^Puntland never loses on the Northern front , it's about tol iyo qabiil waxyahow aan waxba fahamayn. koonfurta weeye were the real game is always played. Idinku daraawiishta oo awalba waxa politics u qabay baad xabad ula timaadeen, one thing they know very well. Waxaa la yiri nimaan waxa taagan ka talin, waxaa soo socda kama taliyo. Haddaad garan la'dahay inaad bohol ku socote ee maxaan kaa weydiinaya sida xaal ku danbeynayo
  4. nuune, me ii daaya, raganimo ka buuxda, xumaan ma wadee garashaa intaa ka keentay. Haddana sidaydaanba u jeclahay, wallaahi. Marba meeshii dhiillo laga sheego buu qolada uu taagdarri ku tuhmayo taageeraa
  5. NGONGE, you are saying I am worked up. I am telling you I am not. We should leave it at that. LA, Buuhoodle, and Widh-Widh are cities that frequently bring Somaliland’s separatist controversy to the center of the news, and help expose the political instability your ilk faces. The fact these skirmishes (and they are indeed skirmishes given how explosive they could turn out) have not yet translated into a full-blown conflict and have not impacted Somaliland’s commercial and political centers does not mean one side has won the conflict. That is so Oodweyne, and it ignores the complexities of these issues and clan dynamics that are buried in them. I (like the rest of interested Somalis) tend to comment on these topics when they hit the news cycles as they often do. It’s beyond me why you think one is worked up or emotional when you are confronted with the absurdity of what you support. When it’s stripped to its core, the conflict in the north will be one of clans killing each other. It will never be a county fighting a rebel movement as your guru might’ve perhaps told you. If anything one appreciates the brilliance of the men in power Riyaale being the top man who managed to manipulate the gullible masses to risk two generation of relative stability on a such broken, and perilous project. One can also predict, as the conflict gets larger, current Northern leaders will find a reasonable excuse to delay the promised elections again. That I believe will be the ultimate outcome of these reported skirmishes. It will not change the political realities on the ground nor will it bring recognition, as you seem to believe. Remember LasAnod! It only brought to you angry poems inciting violence, demonstrations, and mass imprisonments, deepening clannish mistrust between communities in the north. When will you learn, NGONGE? EDIT, I thought you agreed with me, no ?.
  6. lool@me qofba qofbaa ka yaabiya
  7. ^^Ditch the xamaasad talk waayo wuxu waa shaashad mana garan kartid qofka xamaasaysan iyo qofka kale , adigaanba kugu tuhmayaa inaad shiddeysantahay. That aside, waa isla meeshii, Oodweyne waa nin dagaalkii Siyaad Barre caqligiisa iyo garashadiisa wax u dhimay oo rationale maaha, adiguse you supposed be drinking caziir some where in the gulf, marka xaggee lagaa helay awoowe?
  8. NGONGE, awoowe sidaan marar badan kuu sheegay your untenable position forces you to explain it so many times. Waxaa dadku u dhimanayaa waa warqad sanduuq ku jirta oo hadba la durkinayo, oo masaakinta aad ku jirtid loogu sheekeeyey waa democracy Oodweyne waakaa dabaaldegaya, xumaan kama ahee runbuu u qabaa in dal soomaaliland la yiraahdo oo calan leh, oo parlaimient leh, oo ciidan lihi jiro bay asaga la tahay, adiguna sidaadaad miskiinimada ugu dhalataye oo waadan sidiisoo kale tookhi karine intiibaa lagu cabsiiyey. Put it simply, your concerns are rooted in the hope to preserve the democracy myth and enhance the image of stability while Oodweyne’s are to expand Somaliland’s rule of law, and secure her borders.
  9. ^^What is the sudden shock, NGONGE ? War I dont even know if this news is true wallaahi, I am still at work , you know. Adeeraday baan u tagayaa oo warka saxda ah isiin doonaa. As for qaaraan, that is really insult to Buuhoodle folks, they have been in this kind of situations before and know pretty well how to handle it awoowe without my qaaraan . What is really amazing is how even men with NGONGE's caliber fall in the nonsense that is SL democracy, fairness and justice
  10. @ Sacad D, brother whether las qoray gets invaded or not, xiin will continue to voice his opinions, and you know it your excitement, ya sacad, is typical of crazy secessionist exuberances that we’ve become accustomed to
  11. Originally posted by NGONGE: A confrontation (of any kind) is the last thing SL needs. A fight where innocents lose their life has NEVER been worthy of any country with dreams of democracy, fairness and justice. Hadda tabarta wuxuu sheegayo waa ka dhab So naïve and ill-informed, NGONGE reminds Ciciro’s famous words: no one can speak well, unless he thoroughly understands his subject.
  12. qudhac, even if it were confirmed that Ethiopians soldiers conpirised **** foot soldiers, we still understand the background and the reality on the ground hence do not give this for clannish dimension. It's when sacads of this world claim ethiopia's border activity as thiers that we get amuzed [ May 22, 2010, 12:53 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  13. qudhac, i thought as much initially but reading Sacad Ducaale's comment on the other post, it appears the snm folks are quite jubilant on what transpired in Buuhoodle today.
  14. Originally posted by Sacad *Ducaale: You are too behind more then 13 people were killed from the buhoodle side, and the gaashaamo side lost 3 soldiers, with 30+ injured mainly from deeganka buhoodle. So Ethiopian troops are now refered to 'Gaashaamo side' Talk about barrowed balls
  15. Sidoo kalena gebi ahaanba dariiqyada waaweyn ee magalada laascaanood ayaa guud ahaanba Cidi dhex marayn Iyadoo Dhawaaqa rasaasta waaweyna laga dhexmaqlayo gudaha magaalada laascaanood. Ciidamada maletariga ee maamulka labaxay somaliland ayaa iyagu hoos ugu dhigayaa shacabka xabada iyadoo ay qabqabteen dad aad ufara badan Wali lama sheegin wax dhawac iyo dhimasho ah Warkaan ha la hubiyo
  16. safiya, indha adkidaa, anagii caruurta dhalnaybaa tajrubadaa kaaga sheekeynay, adigoon weli curan cashar bilaash ah baad iska aqrinaysaa. joog. nuune, waa sidaa awoowe. aabe macawis ii keen baan iri, suuye ma sacka isku furan baad rabtaa. waa habeenkaan quustay
  17. @soo iibsada waryee in lay eryaday ba ma anaa u qaba. cuqdadaas igumo jidho awoowe...xalay dhalay baan waxaan ka nahay ninka weli caraysan, ee taaladda u dhistay cuqdada sow adi maaha mar hadduu qudhac yimi, salaaddii jimcaha baan aadayaa, ee warka widh-widh ii sii raadiya
  18. Geeljire waad haysaa Naftii baa iga dhacday saan u lahayn af soomaali ku hadla. Markay weynaadaanna iyagaaba isla sheekeysanaya oo kuumaba baahna
  19. ^^ Mayee dad aan waligood guulaysan baa tihiinoo waa adinkii waagii na yiri Buuhoodle ciidanka SL baa galay. Hadhowna ay caddaatay in nin waalan idaacad ka hadlay Oodweyne, weli ******* buu u xanaaqsanyahay, ilaah buuse leeyahay
  20. ^^Somali ku hadal, fadlan.
  21. Horta ma la hubaa, inaan ciidankani ahayn ciidankii ninkii Barkad ee waallaa ?
  22. ^^Few days is exactly right, A K! Oodweyne and his clannish rhetoric are not new. He is a mere foot soldier who has no dog in Somaliland’s political fight. Ask the reformists in the other side of Burco.
  23. Somaliya geeya, haddaad afsoomaali rabtaan maalin dhaweyd waxaan soo arkay nin iga xiniinya badan, oo wiil uu dhalay iiga sheekeyey lix sagaaro ah oo inta toosh afar qaada ku ceyriyey inta dishay, dubtay. waa 16 jir, maraykan ku dhashay. Xaggee ku barataan iri, wuxuu yiri adeer galkacyaan farmashiye ku gadayey summer kii dhawaa.
  24. ^^I am afraid it's not. You are left to wave the flag, while realities are being created that will ensure what you dream will never see the day light.
  25. This is what you do when you want to mislead the gullible in securing the border. It means no election again. Riyaale's dictatorial brilliance is astonishing. As for SSC folks, they are up against the wall now.