xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Somalia: President Hassan and President Farole hold talks in Nairobi 7 Jun 7, 2013 - 12:38:41 AM NAIROBI, Kenya Jun 7 2013 (Garowe Online) – Somali Federal Government (SFG) President Hassan Sheikh Mohamud and Puntland President Abdirahman Mohamed Farole met in Nairobi on Thursday, Garowe Online reports. According to a Puntland press release, the two leaders met at Safari Hotel in Nairobi to discuss the Provisional Federal Constitution (PFC), Jubaland, Federalism, Shilling Somali, financial crisis, reconciliation process and the distribution of foreign aid to all regions of Somalia. President Hassan and President Farole agreed to meet in Nairobi during a meeting between the two leaders at the Jomo Kenyatta airport on May 29. The press release did not state what came out of the meeting between the two leaders. But government officials that spoke to GO said that the leaders reached a consensus on most of the issues. President met with Kenyan President Uhuru Kenyatta on Wednesday where the two leaders discussed the issue of Jubaland, security and cooperation. President Hassan, who has rejected Jubaland state, has been discussing the state’s legitimacy in meetings with President Kenyatta and Puntland President Farole. It is unclear if President Hassan has changed his stance on the state. President of Jubaland Sheikh Ahmed Mohamed Madoobe who was elected in a vote by 500 delegates last month has stood firm on the legitimacy of Jubaland state.
-
^^ :D @He is about to give up on them Qolyo isbaaro dhigtey iyo Ciidanka Jubaland oo isxabadeeyey Maleeshiyo isbaaro dhigtey iyo Ciidanka Dowladda Jubaland ayaa is fara saarey, Maleeshiyada ayaa markii hore amar lagusiiyey iney kukala tagaan meesha wayse ka dhaga adeygeen, Waxaana durba bilaabatey xabado. laba kamid ah maleeshiyada ayaa dhintey 15 kalana waa la qabtey, Waxayna sheegeen in dhinaca Xamar lagasoo abaabuley amarna lagusiiyey iney wadada Xiraan. Ciidanka Amaanka Jubalandcwaxay sheegeen iney hayaan Cadeymo sheegaya in falka maanta dhacay ay Dowlada Federaalku soo abaabushey iyagoo uga gol leh iney khalkal ka abuuraan amaanka Magaalada. Ciidanka Amaanka Jubaland waxay Sheegeen iney Talaabo adag ka qaadayaan cid kasta oo fal noocaan ah sameeya iyo Waliba Dowlada Federaalka oo ku lug leh falkaan maanya dhacay. Dhinaca kale waxaa jira saxaafado buunbuuninaya falkiii maanta dhacay oo ay VOA du ugu horeyso. Xaafada Calanlay ayaa hada ciidanku ka wadaan howlgal lagusoo qabanayo qaar ka mid ah maleeshoøiyaadkiivIsbaarada dhigtey.
-
Madaxda Puntland iyo Jubaland oo ku kulmay Nairobi maanta June 7, 2013 (Sawiro) Waxaa maanta June 7, 2013, kulan ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Madaxweynaha cusub ee dhowaan loo doortay Jubaland Sheikh Axmed Maxamad Islam (Axmed Madobe) wuxuuna kulankaasi saakay ka dhacay hotelka uu Madaxweyne Farole ka degan yahay magaalada Nairobi. Kulankaasi waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Gen. Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir), Rai’sul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashid Cali Sharmake, Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamad Cabdi Gaandi, Gudoomiyaha Ururka Ahlu Sunna Wal Jameeca Shiikh Maxamad Maxamud Yusuf (Aw Libaax), iyo mas’uuliyiin kale. Waa markii ugu horeysay uu Madaxweyne Farole la kulmo Shiikh Axmed Madobe tan iyo intii loo doortay Madaxweynaha ee Jubaland State, May 15, 2013, oo ay doorteen Ergadii Shirkii Jubaland oo ka socday magaalada Kismayo tan iyo 2012-kii.
-
^^Xaaji Habaar composed new dark prayers against Kismayo :D
-
Faroole, Ahmed Madoobe, Aw Libaax, & Gaandi
-
Kismaayo:Ciidanka maamulka Jubbaland oo kala didiyay maleeshiyaad jidgooyo dhigtay June 7, 2013 Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in koox maleeshiyo beeleed ah ay saaka jidgooyo dhigteen mid kamida wadooyinka magaalada.Maleeshiyada ayaa rasaas kufuray gaadhi uu saarnaa mid kamida saraakiisha ciidamada Jubbaland oo wadada marayay iyadoo ilaaladii sarkaalka ay rasaas ku jawaabeen.Israsaasayntaas ayaa waxay sababtay dhimashada mid kamida ilaaladii sarkaalka.Kooxdii jidgooyadu utiilay ayaa goobtii ka baxsaday waxayna galeen mid kamida guryaha magaalada iyadoo halkaa uga daba tageen ciidamada maamulka Jubbaland. Maleeshiyadan jidgooyada dhigtay ayaa horay uga mid ahaan jiray ciidamada dowlada waxayna ciidanka ka gadoodeen isbuucii lasoo dhaafay. Wixii kasoo kordha shaqaaqadan kala soco wararkaanaga dambe
-
Of course Faroole wants to mediate the Federal issue, there is nothing wrong with that unless you are xaaji habaar with deep cuqdad against Puntland Haatu, no I think Jubbaland will prevail despite Hassan's objections, I have invested too much into it to let go like that Hassan will be busy fighting Kismayo for the rest of his tenure if his views on Kismayo does not change
-
President Hassan Sheekh and Faroole of Puntland Meet in Nairobi
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
War deg Deg ah– Wadahadaladii u socdey Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne xasan Sheikh oo Burburey laguna kala kacay Nairobi–6 Juun,2013–Pi– Illo Dublamaasiyadeed oo ka qayb galay Wadahadaladii daba dheeraadey ee caawa dhex marey Labada Madaxweyne Dr. faroole iyo xasan Sheikh ayaa Puntlandi u sheegey in goor dhaweyd lagu kal kacay kulanka ka dib markii laba arimood la isku mari waayey. Madaxweyne Xasan Sehikh ayaa ku dhagay Mowqifkiisii Jubooyinka isagoo dhinaca kalena Baalmarey dastuurka oo uu diidey in laga hadlo Qodobadii la sheegey in dastuurka laga badalay, Arintaas ayaa dhalisey in kulanku uu burburo oo Wax natiijo ah kasoo bixi wayso. Wararka aan helney Waxay sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheikh uu ku adkeystey in Jubooyinka loo kala qaado laba qaybood markaas uu ogolaanayo Dowlada Jubaland labadaa qaybood oo kala ah in Labada Jubo Maamul loo sameeyo, Gobolka Gedo wuxuu ku tilmaamey Gobol hada maamul u gaara leh, oo ay Dowladu umagacawdey gudoomiye Gobol. Dastuurka ayuu gabi ahaan Diidey Madaxweyne xasan sheikh in laga wadahadlo wuxuuna eedeymaha loosoo jeediyey ku tilmaamey kuwo uusan hada ka hadli karin. wuxuuna shaki wayn Galiyey Jiritaanka Federaalka sida ya ilo Dublamaasiyadeed noosheegeen. -
^^My experience tells me that they have not chioce but to agree, especially the president who pushed himself to a corner with respect to Kismayo. Faroole has been silent for 8 months, Hassan challenged him on federal issues .
-
^^Reports say initial talks between Faroole and Hassan collapsed...but lets see the final communique in tomorrow. Ahmed Islan (Madoobe) with a large delegation is also in Nairobi ...
-
President Hassan Sheekh and Faroole of Puntland Meet in Nairobi
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Nairobi–6 Juun,2013–Puntlandi.com— Hotel Safaari Park ee Magaalada Nairobi oo caawa Fiidkii saacada Afrikada Bari uu kulan isugu jira Casho iyo kulan gaara oo daba socda Cashada uu uga bilowdey Madaxweynaha Dowlada federaalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed ayaa wali la wada hadlayaa iyadoo la isu fiidsadey kulankuna dheeraadey, ilaa hada oo af saacadu tahay 22:44(10:45 Fiidnimo) saacada Nairobi waxaa socda Wadahadal iyo Falanqayn dheer, kulanka oo saxaafada laga ilaaliyay wuxuu u muuqdaa mid xasaasi ah oo waxyaabo badan laga wada hadlayo. Warar hoose oo Dublamaasiyadeed oo Puntlandi ka helay nawaaxiga Hotelka waxay sheegayaan in Labada dhinac ay gorfeynayaan labo qodob oo aad muhiim u ah oo kala ah Dastuurka Federaalka iyo arimaha Maamul u sameynta Gobolada. Ilaa hada warar rasmi ah lagama ahayo in la isku afgartey Qodobada Qolo walba miiska u saaran, Waxaase loo badinayaa in caawa saqda dhexe la isla gaarayo oo berri subixii (jimco 7 juun) wararka ugu horeeya oo rasmiga ah laga helayo natiijada kulanka. Dhinaca Puntland Madaxweyne Faroole waxaa weheliya Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdullaahi Ilka Jiir halka Madaxweynaha Dowlada federaalka ah uu weheliyo Wasiirkiisa Madaxtooyada Faarax Sh. Cabdulqaadir, oo isaga shalay Muqdisho looga yeeray. Wixii soo kordha ee aan ka helno kulanka kala soco Puntlandi.com ama bartayada Facebook-ga. -
Wararka ka imanaya Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in caawa Hotel ku yaala Magaalada Nairobi u kulan uga socdo Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha Puntland. Kulanka labada Masul waxaa uu ka soocda Hotelka Safaari Park ee Magaalada Nairobi waxaana lo diiday in Saxaafada ay goob joog ka ahaato . Kulankaan ayaa waxaa diirada labada masul ay ku sarayaan arimo badan oo ay ugu horeeyaan Maamul usameynta Gobolada iyo Wax ka badalka lagu sameyay dastuurka Somalia. Kulankaan oo hada socda 4 saac oo toos ah ayaa waxaa la filaya in uu dhawaan la soo gabagabeeyo ayado natiijada kulankaan la filaayo in bari la shaaciyo.
-
We are better than before few weeks. Jubbaland leaders and federal president are talking in Nairobi. President Hassan Sheekh has been badly misled. He turned what should have been a great story line for Somalia into a political crisis. All men make mistakes , but great are he who can amend and move forward .
-
Bal aan eegno in Somaliland kan u report garayso, oo kii adisababa iska deyso :D
-
Despite my disagreements with Hassan and his government I still believe this rumored signed agreement by Fawziya, supposedly pertaining Somalia's maritime boundaries, is a mere propaganda.
-
^^I don't think that is true Fawziya denied signing any agreements with Kenya. But I agree with you he came down from high horse and the 'Kenyans misbehaved' charge is no longer a tone he is willing risking again
-
not bad at all
-
Prof Samater washed away SNM rugs from his persinal body parts
xiinfaniin replied to GaadhHaye's topic in Politics
The Professor is a civilized man , he must thank the government of Somaliland and the people of Somaliland for they have welcomed him in a way that is fitting a leader in the making. He must acknowledge the aspirations of the triangle folks and their leaders . But to say he is a separatist is a lie. There is no proof for that yet. So Xaaji Habaar lies again. -
Somali al-Shabab leader Abdikafi Mohamed Ali 'captured'
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
This is a setback to alshabaab and its murderous agenda Maadeey and Xaaji Xunjuf will not like this --I am sure they will say otherwise -
You cannot hide your envy and hatred toward those you perceive to be stronger than yours i.e. Puntland. Who created this nonsensical post and to what end? It is Xaaji Habaar
-
^No it is not in my head. It is obvious. You cannot hide your envy and hatred toward those you perceive to be stronger than yours. Who created this nonsensical post and to what end? It is Xaaji Habaar :D
-
^^By now you should now the views of those who are inflicted with a deep hatred for a particular clans do not count
-
Such tabloid reports of smear and slander should not be entertained. The president has a right to choose his advisers; representation is at cabinet level and at the parliament, not at the office of the president. If the folks whose pictures are paraded around are not known criminals, they have a right to serve their president and country. Faroole and his delegates are Somali politicians and major stakeholders of Somali affairs and their meeting with a key regional powerhouse should be viewed in a political lenses. There is a legitimate criticism against the president and his government: they turned what should have been a success reconciliation story and political progress in the country (Kismayo Conference) to a political crisis that he seems to be unable to manage now. That is what is disappointing and unfortunate. Faroole and those who share federalism views are natural allies and no one should be surprised if they lobby their point of view in the circles and the powers that call the shots in Somali affairs. We should also stop the pretense and the feign of projecting Somalia as normal country. And that is perhaps where the problem of President's behavior lies .
-
The Zack;959197 wrote: Without Faroole's contributions, the current government wouldn't even have existed. Without Faroole's contributions, Hassan wouldn't have been here. Without Faroole's, 4.5 would be in the constitution. Just saying, yaa Xaaji AT&T. Need we say more?
-
Popular Contributors