xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Reer Buuhoodle spoke loud and clear,and said NO to separatism.
  2. xaaji x, yaa kaa caraysiiyey maanta? waraa jacayl waa is fahannay ee intaa uga har ninyahow. 26 ka luuliyo baan sugaynaa insha allaah anigu waxaan leeyahay: allow sidii roon reerka u daa
  3. Jacaylbaro, tartiib uu usoo noqonaayaa Markii hore hal calan cagaaran aa u surnaa, hadanna kii buluuga ahaa ee ngonge sariirta hoosteeda ugu jiray camal uu lasoo baxay. Waa is agyaalaan. After election, buluugaa dheeraanaaya, cagaarkana waa gaabanaaa caqli badanaa
  4. Relationship between Religious Loyalty and Nationalistic Affiliation: Aqeedah Challenge
  5. who-me, In laga hadlaa xaalad kaa fog horta waa iska hadal un, laakiin haddaba waa iska hadlyanaa. Marka, sida soo socotta bay Galkacyo u baahantahay: 1- In la fahmo waxa xidid u ah khilaafka iyo amni darrada Markii taa la fahmo, xal baa loo raadin karaa. Aniga sida ay ila tahay, khilaafka Galkacyo waa khilaaf qabali ah oo siyaasad ku labisan. Dharka ha laga dhigo, oo inta meel la goglo, hoggaanka rasmiga ee beelaha dega gobolka ha laysku keeno. Ka dibna, markii bil ay murmaan oo garramaaan, waa is cafinayaan. Intaa dabadeed. 2- Hogaan siyaasadeed oo loo dhanyahay magaalada halloo sameeyo. ^^Intaa fahan macnaheeda: waa qaybsi la qaybsado magaalada habka loo maamulayo. Xaafad hebla maaha. Haddey wax kasoo noqdaan dib halloo tashado
  6. ^^Goormaa laysku dayey, who-me?
  7. loooooooool@Faadumo waa Axlaam ,,, Caashi waa Intisaar ,,,,, Sahri waa indhodeeq Wallaahi waa kaftan
  8. Galkacyo waxay u baahantahay maammul loo dhanyahay. Inta taa laga helayo, nabadi ka dhici mayso.
  9. ^^KK thanks for the appriciation. Oodweyne wuxuu u qabaa inaan iska hadlayno Rhaze, ku gartay awoowe. Waqtgii waa ka dhacay.
  10. This is of Rhazes, waa muqadamaddii. Markaan soo noqdo haddaan wax meesha ka waayo, asna nafma leh baan qoroyaa Ninkalaa wax lagu ciiliyaa oo lagu careeyaaye Caynka gabay layguma cuzriyo oo caarif baan ahaye Calankiisa anigaa hayyiyo celiyihiisiiye
  11. ^^Hayye Awoowe talk is cheap. It’s easy to say things than do it. You hear me, I say do it! Now. . I give you about 40 minutes.
  12. ^^Waraa ii dhaafa Oodweyne, luqaddii boqoradda uusoo tarjumaayaaye, waa yaqaan sida rag loola ficiltimo
  13. Originally posted by Oodweyne: Mr. Xiiny , Waar ma iska hubtaa, halkaa, yaa xaaji ... ^^Yes. Laakiin caawa miyaad qaad u qaadaysaa raggii aan ogaa This is my stance. Dadkaaan wiilka heesay ka xun isugu yeer kuligood ninyahow, and I will say in the rhetorical traditions of my forefathers : Duqsiguba hadduu ururo oo ururo oda kastuu sheegto Agaanka kama qaadi karo haan la aaburayeye Anna iguma aadaan haddey wada afmaalaane’e edit: signature kaan aqriyey oo naf ma lihid.
  14. Adi korkey lee ma taaban kartaa baa hadalka Oodweyne la midyahay, duqa And it is due to the fact he lacks the ability to knit two verses together EDIT: Oodweyne, I am not a poet. Never claimed to be one. But when intellectually stimulated, I am known inaan burqado sidii wabiga niil
  15. ^^Adeer cid dirso Hadal maan haynaynaa maantoo dhan
  16. Keynaanka soo caanbixiyo calanka uu saaray Eebahay cizeeyoow markuu caalamka uu dhiibey Ee loo camiray goobta oow curadnimow heesay Cuqdad iyo ninkii ciilqabaa cay la gooniyahe Inta kale tahniyad caama iyo dira codkoodiiye Caqligaa kabiir laga noqdaa oo la citibaaraaye Waxaan caarid gelin baa jiroo laga cabsoonayne Ciza sharefle weeyoo ninragi ku camaloodaaye Cajamigu wakaa caashaqoo loo ciyaartumaye'e Inkastooy cakirantahay dawladnimo oo ciirsantahay jeerkan Waa calan jamhuuroo, dunida la citirafaaye'e Caan weeye taariikhda uu caalamkan yimiye Sayidkii cukaashaha ahaa markuu caabis diriraayey Timacade codkiisii markuu calanka saaraayey Ee uu kii kufriga caayey ee ciida gelinaayey Cawaalihii sameeyeyiyo raggii caalamkan kifaaxay Ee curiyey oo dhaliyeybaad ciriq wadaagtaane'e Cimrigiis jiryow khaatimaan kuu codsanayaaye Curudkii Magoolow eebahay ku callimi diinta
  17. Actually it was meant for Doodwadaag. No matter. And considering the nonsensical rubbish that passes here as a political commentary, this is a gem Here it is
  18. Keynaanka soo caanbixiyo calanka uu saaray Eebahay cizeeyoow markuu caalamka uu dhiibey Ee loo camiray goobta oow curadnimow heesay Cuqdad iyo ninkii ciilqabaa cay la gooniyahe Inta kale tahniyad caama iyo dira codkoodiiye Caqligaa kabiir laga noqdaa oo la citibaaraaye Waxaan caarid gelin baa jiroo laga cabsoonayne Ciza sharefle weeyoo ninragi ku camaloodaaye Cajamigu wakaa caashaqoo loo ciyaartumaye'e Inkastooy cakirantahay dawladnimo oo ciirsantahay jeerkan Waa calan jamhuuroo, dunida la citirafaaye'e Caan weeye taariikhda uu caalamkan yimiye Sayidkii cukaashaha ahaa markuu caabis diriraayey Timacade codkiisii markuu calanka saaraayey Ee uu kii kufriga caayey ee ciida gelinaayey Cawaalihii sameeyeyiyo raggii caalamkan kifaaxay Ee curiyey oo dhaliyeybaad ciriq wadaagtaane'e Cimrigiis jiryow khaatimaan kuu codsanayaaye Curudkii Magoolow eebahay ku callimi diinta
  19. ^^war ninyahow miyaadan ilaahay ka baqayn? Maxaa aniga iyo heesta AT&T ee uu NGONGE ku luuqeeyo isku sadar noogu sheegaysaa. Miyaadan cuqubadayda ka baqayn dhal culumaan ahay ee wax xeeri, Haatufow
  20. anigu ngonge laftigiisaan u baqsanaa maanta ka hor alxamdulilaah, ibtisaam iyo north baa alle u baxshey oo uu waanadoodii iyo wacdigoodii maqlay
  21. OOdweyne weli ma murmayaa What exactly is your problem? That the Somali flag was raised on the world cup stage, the gallery seems to have like it very much? Heesihii snm taad run moodey ninyahow. Qoor iyo xero...