xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. xudeedi, Jacpher, Mr.Somalia ha xunka ah maaha ee ha maagin ninyahow. ma filimkaygii baa lagu baray ninyahow ? midda kale shareeca islaamiyah yaa wada? Ma reerkaa wada oo raba inay Puntland ku dhaqaan? Mise Atom ba wada oo reerka ku dhaqaya? Awoowe khilaafka PIS waan gartay laakiin wilaayada Galgala laga dhisay baa igu cusub
  2. Xudeedi ha la daayo, oo yaan la aamusin, wax rag qabuu ku hadlayaaye laakii su'aashayda haka jawaabo
  3. xaaji xunduf, ina igare maad inaga daysid, sida taariikh du warisay wuxuu shaqo ka bilaabay dekeda berberaad oo wuxuu ka mid ahaa raggii gabdhaha cadcad ee ciidanka ingiriiska ahi lugaha qoortooda ka ridanjireen oo duud xamaalka ahaa. waagii danbena rabbaayadnimadiisa saraakiisha ingiriisku la cajabay oo waasagii u dallacay inuu ragga duula raaco oo xoolaha sayidka wax kasoo xado... awoowe waaga reerka ma saraakiil badnayn oo markay arkeen ina igare oo dhar kii ingiriiska u eg qaba bay belo moodeen, oo waa idinka ilaa maanta ina igare generalka u qaba xagga gabayada waa runtaa oo dhankaasaay u badnaayeen, laakiin gabaygu sidiisaba waa raganimo hadashay, reer mudug ana inay rag yihiin laguma murmin, iintoodu waa in xiniinyuhu mar mar gubaan oo soo dhaafaan xattaa bal gaboose eeg, asagoon lahjadii si fiicanu baran buu waziir helay, Oodweynena afkii boqorada asagoo aad u yaqaan buu weli London ka murmaa:D ...waa sababtuu u caarido Dr Gaboose
  4. Xudeedi, cidda hadda ma waxaa isku haysta General Ilka Jiir iyo Sheekh Atom?
  5. loooooooool@kaasina ma gabyi jirin ina igare soo kii dilaalka ingiriiska ahaa ee sayid maxamed Oodweyne ka cayrsaday maaha? soo kii diyaaradihii boqorada hooskeeda harsan jirey maaha oo ragguusan layn dhaawacooda ka dul heesi jirey xaaji, gabayga xiniinyaa dhex fadhiya, weliba kuwii reer muduga bay u egyihiin edit: xaaji weligaa ma maqashay ina muumin jahanamo, iyo dile jiire nuur, iyo kii inaa qoora madow ahaa ee markay duuleen baladu dhacday
  6. ^^NORTH, ngonge afkii soomaaliga kaa badi @NGONGE awrku ku kacsanayey ee odogu waa conflicted on the whole concept, and you know it if you have been close to the source as you claim
  7. NGONGE, faaladaydu waa qotto dheertahay waziirada siilaanyo anigu ka hadli mayo waayo ma habboona in odoga wax walba lagu qabsado . waxaan sugnaa waa arrinka taariikhii ee diyaaraddii bartanka hargeysaad la suray, ee caruurta loogu sheekeeyey qoloda koonfureedba nagu gumaaday iyo afkaartii ka dhalatay siduu u xallin lahaa baan odoga ka sugaynaa taa weeye tan ama kor u qaadaysa ama hoos gelinaysaa, war ma garankartaa waxaan ka hadlayo mise sidaadii baad hal dheg wax ku maqashaa? xaaji xunduf, ninkaasi ma reer gaboosihii reer muduga ahaa baa wax u galeen ?
  8. xaaji hadda 2015 lama joogo ee waa 2010 soo saa ma ogid, xaaji ? edit: midda kale xaaji su'aal Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno Caddaankaanu wada loollanaa madaw cisaynmayno Gabaygan ma nin reer Mudug ah baa tiriyey?
  9. xaaji , yaa ka maqan waziirada ood ku dari lahayd aniga xul bay iila muuqdaan siilaanyo shiddada haysataa maaha inuu waziiro liitta keenay ee waa qadiyada go'ida waxa odoga ama macawista dubai looga keenay ka ridi doonaa, ama go' shaala oo dahabi ah garbihiisa saari doonaa taa ngonge muxuu ka garan illeen kii xumaa ee Oodweyne ahaa baa helaye
  10. Nasir, I listened the interview and I must say it's very politically calculated one , Atom's talking points seem to synchroize with Xuddeed's arguments on these pages that his war has nothing to do with alshabaab, and that it is all about defending local interests. he points out to PIS and the perceived injustices they represent ...his melitia are only from teh local area...the elders know us ...former president Cadde dealt with us in ways that managed the conflict to a political disagreement...Faroole lacks direction and is not reliable as he is controled by foreign entities... that is what his VOA interview says. But the reporter should've asked him why the marked difference between his two interviews ? Because in the paltalk interview he clearly spells out why he is fighting and to what end and who is with him on this fight against Puntland.
  11. Dadka Gal-Gala oo ka Cabsi Qaba Duqayn Khamiis, 29 July, 2010 (HOL) – Qaar ka mid ah dadka deegaanka Gal-Gala ee gobolka Sanaag ayaa warbaahinta Bosaaso u sheegay in xiliga habeenkii ah ay maqlayaan guuxa diyaarado joog hoose ku socda oo dul maraya buuraha Sanaag, oo la sheegay in ay ku jiraan maleeshiyaad taageersan ururka Alshabaab. "Waa jiraan diyaaradahan laakiin ma jirto dukhaynno ilaa iyo hadda dhacay," ayuu yiri nabadoon Maxamed Ciise Cismaan oo ka mid ah nabadoonada ka soo jeeda deegaanka Gal-Gala. Nabadoon Maxamed Ciise Cismaan ayaa sheegay in ay jirto cabsi la xirirta duqayn halkaa ka dhacda, waxaana uu tilmaamay in arintan wada hadal lagu dhamayn karo. Diyaaradahan ayaa la sheegay ay u badan yihiin kuwa wax basaasa ee aan duuliyaha lahayn, Waxaana la sheegay in ay ka soo dul kacayaan maraakiibta NATO ee ku sugan xeebaha wadanka Soomaaliya. Deegaanka Gal-Gala ee gobolka Sanaag, waxaa ku sugan ciidamo uu hogaamiyo Sheekh Maxamed Sicid Attam, oo la sheegay in uu yahay ninka hubka ugu badan ka gada ururka Alshabaab ee ka dagaalama koonfurta Soomaaliya. Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online
  12. Originally posted by xiinfaniin: He said that a few years ago he tried to persuade Puntland officials to impose Islamic law but that they tried to arrest him. “That’s why I went to the mountains and started recruiting young jihadists and holy warriors against them,” he said. ^^The root cause of this conflict one man felt sharia was due, and when his sentiment failed to become a reality, he felt he needed to wage a jihaad. he went up to the mountains, recruited and prepared for war. and war is what has transpired in this week. isn't that what it really is?
  13. July 28, 2010 Militant Alliance Adds to Somalia’s Turmoil By MOHAMED IBRAHIM and JEFFREY GETTLEMAN NAIROBI, Kenya — An insurgent commander based in the semiautonomous region of Puntland in northern Somalia has pledged his allegiance to the Shabab militant group, a move that threatens to destabilize a part of Somalia that had been relatively peaceful. The commander, Sheik Mohamed Said Atom, an insurgent warlord, said he would fight the Puntland government until it agreed to impose strict Islamic law. His forces have recently clashed with Puntland soldiers, but it was not until this week that he announced his alignment with the Shabab, the group that claimed responsibility for the bombings in Uganda this month. “Shabab are our brothers,” Mr. Atom said in a message broadcast by Somali radio stations and Web sites on Wednesday. “We are members of the Shabab, and the Shabab are members of us. We have good contacts. We are united in our objectives.” Puntland is the northeastern corner of Somalia and had been spared much of the incessant warfare of recent years. It is controlled by a clan-based administration and was one of the few areas of Somalia safe enough for Western aid workers and journalists to work on a regular basis. But Puntland is also home to many pirate dens and human trafficking rings. Western officials have long suspected that the Puntland government collaborates with organized crime. In the past few days, Mr. Atom’s fighters have waged an intense battle against Puntland’s forces in the Galgala mountains near the town of Boosaaso. Puntland’s authorities said 13 combatants had been killed, including one of Mr. Atom’s top commanders, which Mr. Atom confirmed. Still, Mr. Atom seemed unbowed. He remains holed up in the mountains and told his followers that Shariah, the legal code of Islam based on the Koran, had been given a bad name. “The people have been misinformed; they were told that Shariah cuts the hands and feet, and that’s not the way,” he said. “So far, no one has had his hands or feet cut.” It is not clear if the Shabab, who have carried out public executions and amputations in areas they control in south-central Somalia, are providing weapons or fighters to Mr. Atom. He said that a few years ago he tried to persuade Puntland officials to impose Islamic law but that they tried to arrest him. “That’s why I went to the mountains and started recruiting young jihadists and holy warriors against them,” he said.
  14. Originally posted by Nassir: ^xiin and Paragon, VOA has interviewed Mr. Atam. It invalidates the whole Paltalk speech. Listen to it. give us the link Nasir plz.
  15. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: LST, There is no concessions from Meles apart from release of some prisnors (some of whom were not even UWSLF members). This is not a new agreement. It is the formalisation of the UWSLF surrender which happened some months ago. Wuxuu soo kordhinayaa ma jiro except propaganda like the one this thread is already serving up. Why would Ethiopia formalize a 'surrender' of fifty men ya A&T?
  16. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: The Paragon, salaams saaxiib. War nabadeeyda ha haynine atam taageer ninyahow. Aniguna ilaa shalay baan damaashaadayey oon lahaa kol hadii ninmakii Hunguri ka dhashay xabad bilaabeen, hadda unbay aduunka dhinac ka raacayaan, ilka-jiirna Puntland President inuu noqdo ugu dhowdahay. run u dhawaan lahaydaa haddii SOL nicks ay reerka dareenkiisa ka tarjumi lahaayeen
  17. Oodweyne’s demagoguery is no more , and Qudhac must be deeply disappointed…
  18. I thought NGONGE does not need to use Maaddeey Script any more I was wrong
  19. ^^War maad ka joogtaan waxani waa hawlahaygii, oo ingiirisiga aad boqorada la sheegayey ka barateen bay idinkugu badisaaye
  20. Kii lahaa walagu shubtay, ma kan Jacaylbaro midigta ka xiga ee sanka qorraxdu ka haysaa ?
  21. ^^ Laakiin fiiri, adigu waxaad u qabtaa haddii Siilaanyo Somalia wax la qaybsado inuu cadaabta gelayo , caqligaa adduunka kama shaqeeyo ninyahow...xaajadu hadba meeshay taallaa laga qabtaa, odogu ayyaamaha hore adduunku marmari, helitaanka ictiraafku qiimeyn (wuu ogyahay hadaba), ka dib runtuu soo ogaan, markaasu tashan, ee ila sug wuxuu ku tashado Maaweelo Riyaale 20 sano soo wadey, ee bahashu hadda xiniinya kaley u baahantahay
  22. xaaji xunjuf, yours is wicked wish, not a sound analysis based on facts...I bet Siilaanyo does not share with your ill wish toward his country
  23. No one is obliged to protect a phantom sovereignty, as you seem to think, Oodweyne. We are not all NGONGE you know As for Somaliland’s internal politics, one knows the clannish landscape very well including the big mothers, and small ones and those on the fringes…I know the history contemporary and old..,I even know Ina Igare and the infamy that surrounded him it's wise of you to leave to time to prove me wrong...but will you have the patience ?