xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Change in Strategy: Obama Hints at working with Somaliland
xiinfaniin replied to ANTARA's topic in Politics
Oodweyne wallaan cay laga badinayn, nin Miles lo oran jirey baa waa sigay , oo uu ka cawda billaystay -
ONLF: The glow-fly that must not mistake itself for a full moon
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
waa maxay nimankan soo yaacay? Aw Tusbaxle waa dhibbanyahay, the folly of xulafo xumada baa haysata, waraaqdii xumayd ee Oodweynaha xanuunsan la saxiixday baa malaha burtay -
good read overall. But the following passage shows the shallowness of Faroole SSC strategy: 'Somaliland haka baxdo Laascaanood' "Waxaan rajaynayaa oo kale arrintii halkaan uu ka hadlaayay Garaad Cabdullahi Cali Ciid uu ka hadlaayay si tifatiran u sheegay baan sii ayidayaa. Horena waa uga hadalnay: Maamulka cusub ee Somaliland inay Xaqa gartaan iyo derisnimada iyo wada noolaanshaha dadka Somalida ah oo walaalaha ah oo waxba dhexoolin xaga Shacbiga inuusan raacin wadadii maamulkii isaga ka horeeyey ee dadka Gobolkaas Sool ku nool oo ay gacanta ku hayaan gaar ahaan magaalada Laascaanood iyo tuulooyinka ku dhow ciidamo ka tirsan maamulkaas inay isaga baxaan oo nin walba akhyaarkiisa loo sii daayo Gobolladaas oo ka mid ah Puntland oo aan gorgortan gali karin marna si kastaba hala yiraahdee."
-
ONLF: The glow-fly that must not mistake itself for a full moon
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
I understand, and appreciate your principle of fighting for freedom for that region. However, given the length of the struggle, and the nature of the enemy, results thus far achieved are embarrassingly meager. It’s in that context that I suggest a second look at the strategy that has been at work up to this point. Your Tigre/Somali struggle parallels are false, and you know it awoowe. Simply put, I am not convinced that the ‘O’ in that four letter acronym is what failing the struggle. -
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
why ? -
ONLF: The glow-fly that must not mistake itself for a full moon
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
Aw Tusbaxle, you hit the proverbial nail on the head, Oodweyne folks are on the edge of a perilous cliff, and even with Siilaanyo on the lead, one doubts that their deep political grievance will ever be adequately addressed. If you warn similar consequence for ONLF supporters, you do have a pertinent point indeed. But I still have question for you: is it the name ONLY that prevented others to participate in the ‘struggle’? Or is it the strategy of fighting to die in the name of freedom that warrants a second look awoowe? -
ONLF: The glow-fly that must not mistake itself for a full moon
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
ONLF needs men like A&T -
The inauguration of Somaliland’s president KTN NTV video
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
xaaji iisoo khulaasee muxuu leeyahay mujaahidka cuslaaday -
Govenor Of Benadir Tarzan Says 1 Clan Is Responsible For Hamar War
xiinfaniin replied to Cowke's topic in Politics
ma admin kaa ayyaamahan seexday -
adeer koonfurta somaliya siyaasiyan waxa ay ka degi la'dahay waa shabaab, waxa duulaanka ha waa shabaab, dadka kale waa gacan ku gabad marka koonfurta laga tago waa runtaa oo arrimo badan oo xal u baahan oo shabaab ka madax banaan baa jira, laakiin meesha sartu ka quruntay waa dhulka muhiimka ah ee caazimadu ku taal
-
cowke, waxay caydu, goormaa lagu qaniinay adeer? ma xaajigaa kula faqay
-
cowke buunbuunin xooggan baa ku jirta xiriirka alshabaab iyo galgal ee ma la socotaa, mise mashruuc baad waddaa laftigaagu ?
-
^^talada ah inay somaliya dad caqli u saaxiib ah u baahantahay waxay nala tahay in talo fiican tahay, dadkaasi ama dibad ama daakhil kay rabaan ha joogeene. laakiin dadka fiicani markay laabtaan sow wiilasha qoryaha xanbaarsana sidoodii markii ra'yi lagu khilaafo oo reerka ka fariista la yiraahdo sow layn maayaan oo gawrac ugu jiidi maayaan, alshabaab, iyo jawaasiista mashruuca ka dhigatay iibinta dadka fiican maxaa laga yeeli? Maaddeey S na maxaa laga yeeli?
-
xaajo xunjuf mee, aan la kaftamee saaka, ?
-
Atam: “Faroole is a weak servant and i only negotiate with free men.
xiinfaniin replied to Xudeedi's topic in Politics
@ "Geelayga Caanihiisa layma diidi jirine, bal hadda Dhinaca kale ii rog roga" fiiri Hunguriyow, horta caddaalada lagama tago awoowe, puntland meel xoog laysku haysto maaha, farsamo taala, nimankaad leedahay geela ayagaa hadda ka baqtiyi raba, cidday muquuniyeen ooy xukun ku haystaan ma jiraan, waa niman la jecelyahoo hadba qolaa iska caashaqda oo xukunka u dhiibata, haddaad been u qabto ilka jiir weydii, isagoo ay u dhowdahay abtiyadii baa dhaafiyey waanad ogtahay , ama ina cabdi xaashi weydii, asagooy u dhowdahay baa reer sanaag iyo reerkiisa qaarkii dhaafiyeen, ee xaggayaga lasoo aadeen , marka ragga ninyahow cidla haka xagxagan, waxaa kuusoo haray reerka iyo xagga ay jiraan, awoowe reerku rag reer bari ah ooy is hayaan waa jiraan, kuwa jawaasiis oo naf lahaynina waa jiraan laakiin arrin la tijaabiyey baa jira, oo waxay tahay tanaazulku waa shay minal xadaarah, waanad ogtahay wiil qiirooda oo sanka taaga, oo rag iska dhiciyaa koonfur baan uga nimid, waxna soo kordhin waa li anna wax walba si bay ushaqeeyaan, nithaamku aragti dheer oo ficil ka weyn buu ku dhisanyahay, ee is fiirsasho marna kuma baraaro ee wiilka buurta halagasoo dejiyo, faroolana waa ku khasbanyahay inuu wadahadal galo oo uu qayla dhaanta daayo faroole maaha nin dadka xoog ku haysta, shan sanaa la doortay ee halloo daayo intuu dhamaysanayo, eedayntaada qaarbaa run ah, habrihii gaalkacyo lacagta ka degsaday inuu wax ka ogaa bay u egtahay, PIS ta inuu ka baqay bay u egtahay, pirateska se waa xan laciif ah, oon raad badan lahayn, waana sheekooyinka merfishka awoowe, ilka jir iyo asagaba waa lagu eedeeyey laakin wax la rumaysankaro uma eka arrinta ssc waa yara adagtahay,oo sideedayba u foorarta, laakiin rag tashaday bay aniga ila yihiin, inay muwaafaqo odoyadooda ka helaan keliya baa u hartay, faroole boos ugama banaana aniga ra'yigayga waana ku ceeboobayaa hadduu sida uu ku socdo ku socdo, li anna hadalkiisu waa wax ba ha qabsan, anna wax kuu qaban maayo wax kasta waxbaa ka darane, wiilkan buurta boosaaso u muuqata fuushan soo dejiya, oo wilaayadda galgala naga baaja haddaad tol tihiin -
Atam: “Faroole is a weak servant and i only negotiate with free men.
xiinfaniin replied to Xudeedi's topic in Politics
awoowe Hunguri, ku gartay hadal ninweyn oo xikmadaysan weeyye kaagu, sahayda xumada iyo ciidan xumada gartay kuguna waafaqay, tala xumadase far baa iiga taagan. intaanan hadalka dil-dillaacin, ciddu Puntland ma tahay mase maaha, goormay suldaanadu iyo garaaddadu Puntland ka baxeen, goormaase Ilka Jir shaqaale dawladeed oo qura noqday , ma labadii beri ee lasoo dhaafay baa siyaasadii reerku is bedeshay awoowe? wax badan baan fahamsanahay reerkana ragga laga dilo qaar baan asxaab nahay oo runtii war badan iguma seegana, naanaysaha SOL yaacaya ee maalin walba magac gobol ama mid qabiil ku habarwacdana waxba kamasoo qaado , laakiin sidaan kaftanka ku jira ee la soco awoowe -
xaaji xunduf, waa raggeedii laakiin fiiri, adduunku waa isbedelay ee waagii sayidku noolaa dhulka waa lakala danbeeyey oo isku dhex yaacaan ma jirin, nin ingiriiska hoos gala, mid boqorka bari magangalyo weydiista iyo mid hobyo aad, miduu gaari waayey oo galgaduud u cararay baa dadku ahaa ninyahow . xaaji ina igare reerkiisu qolodii ingiriiska hoos gashay ee dharka ciidamaa rukuubka loo geshay baa ahaayeen weliba kooxda hawdka xigta midda kale ninyahow wax walba ma iska sheegaysaa, mohamud ali shire saw tuu baarqabka ahaa, oo seefta cad watay maaha goorma ingiriis dhulkiisa degey, maray wada hadleen oo waraaqo mindhaa boqorada is dhaafsadeen waa laga yaabaa inay jirtey , laakin malkadiisa cidna uma uu ogelayn xatta boqorkii baargaal baa tegi waayey waabase gabar cad oo ninay dusha ka fuusho rabta waryaa intaa ha noo joogto, ngonge waa horuu xanaaqi lahaa, adaa ka fiican waa tuu qalin biiruhu iga jabaa
-
Atam: “Faroole is a weak servant and i only negotiate with free men.
xiinfaniin replied to Xudeedi's topic in Politics
war Caravanka yaa Atom u fasaxay inuu raaco ninyahow ma iska fuulayaa iyadoonba laga tashan? Haddaan Puntland dhulkan laga rabin, maxaa dubays dawlada ugu jiraa Xudeediyow ? Ciddayadu waa dhexdeerooy xoogaa siyaada ah damacday waxaa nalaku yiri bahashu hartoo dhan bay ka dhexeysaa ee intiina iimansada, waa tii Ilka Jir daakhiliga la siiyey, ka horna uu sigay inuu saldanadii ina Cali Shire soo cesho...haddaad PIS ka caroonaysaan see rabtaan inaad rag wax ula qaybsantaan Xudeedi? Midda kale wilaayada ma carabiga Yemen laga bartaa lagu dhisayaa ninyahow soo aqoon iyo shuruuc uma baahna ? -
xaaji xunduf miyaadan aakhira lahayn ninyahow, goorma ina igare khabiir caskari ah noqday , maxaadse u inkaraysaa sawirada berberaad oo gabadha cadi dhowrka ninoo somalida ah lugaha kakala ridatay oo sida awr ay leedahay u rukuubtay miyaadan araga ninyahow midda kale goormaa Dr. Gaboose mujaahidka noqday ma dagaalkii beder buu galay mise kii uxud ,sow kii maxamed siyaad subaxda wadnaha iyo madaxa ka taabanjirey maaha oo dhaqtarka gaarka ah u ahaa, soo tii la aaminay oo uu sida xeesha dheer ina siyaad u baxnaanin jirey midda kale xaaji wax walba ma ka murmaynaa dadka tiradooda sow tii ingiriisku tiriyey maaha oo ina igare reerkiise kan sayid maxamed barkii noqday Dr. Gaboose waa biyihii Galkacyaad soo cabay reer waqooyigana mar dhow way la yaabi doonaan waxa gubayana ma garan doonaan, waase leader garka la baxay oo xukun u muuqdo