xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^Why would I do that when I know Sayid is Sayid
  2. Oodweyne, adeer adiga waan ku saamaxay, waxaan qorayba maadan aqrin ee murankeene horaad weli daba socotaa, xaaji xunjuf baan waayadaan is afgaranaa oon rabaa taariikho yar yar inaan ka saxo , ma fahamtay Oodka ?
  3. Sayid = shaqo-la'aan.com. muxuu yiri: mar baad arag markhuun boqol jiroo, mayrasha aqoone marna toban jir mawlaca kitaab meeriyaad araga'e
  4. xaaji xunjuf, ku maqlay waadse degdegtay oo anoo casharkii qaranimada dhammaystirin baad soo booday, gabaygii baad isoo xasuusisya ****** saflududaa muu wuxuu sugayo sii dhawro markaa casharka dhammeystiro baan ka jawaabayaa xaaji hadalkaaga waa maxay qaranimo, waa tan jawaabtii xaaji qaranimo waa tanaazul iyo wax wadaag, waa heshiis laysku afgarto hannaan dawlidnimo oo reer hebel dhaafsiisan , waa dulqaaad iyo miisaan adag oo qaanuunku gaashaan uyahay is ogolaysiiyana bulshada, cadaaladna ugu garnaqa. qaranimada waa la kobciyaa ee lagama caroodo, waayo kaamil kuma noqoto fac ama laba fac ee waa wax gerenations ku weynaada oo ku qaangaara. saas weeye sida saxda ah ee qaranimada loo qeexi karaa xaaji. xasan keyd ninkaad leedahay qaranimadii oo dhowr sano jirta buu ka shakiyey oo isagoo keligii ah yiri waa horistaagayaa oo reerkeena dawlad gaar u yeelanaya, nin qayilsan buu ahaa allaha u naxariistee waali buu ku dhintay waxa kaa la mida ina yeygii ina siyaad u muuqday oo dalkii iyo dadkiiba doc faruur ku sameeyey oo dawladnimadii dhac-dhacaysey qalad taariikhii ah ku toosi is yiri oo hadde waa asagii mingiste u galay snm tuna waayadii ku dayatay oo waad la socotaa taariikhdaa xaaji , labadeenu isku ayni baanu nahay markaan Women sectionka la joogin oo taa waad ila ogtahay wiilkaygu maalin dhexdaasi oon is waraysanay, oo anagoo xeeb joogna aan sheekeysanay waxaan soomaaliya ugu macnaayey meel uu madax ka noqon karo oo xukumi karo laakiin xoogaa islaaxin ah u baahan , inay bad leedahayna wuu ogyahay , marka xaaji sidaa kaagana wax ugu sheeg, iyagoo masaalix qabiil ka weyn usocda bay dalka ku noqon doonaan insha alaaah waana is fahmayaan ee adigu caruurta boqoradaan baas ee england degen xuduudahay jeex jeexday ha uga sheekeyn
  5. 'define irony' is sadly Sayid's contribution in this thread
  6. xaaji xunjuf cayda jooji, oo cashar ka dhegeyso adeer qaran waxa la yiraahdo baan rabaa inaan maanta ku callimo oon si fiicaan kuu geliyo, marka hore waxaan qaran ahay bal ila arag, xaaji. qaranimadu maaha cuqdad ururtay oo maantoo dhan gocosho iyo shalaa lay dilay ku jirta, maaha ciilqab, mana aha tan nabaradii ina siyaad hargeysa u geystay taalooyinka iyo astaamaha u sammeysa. qaranimadu xaaji maaha waxaan jirin oo la aamino si ay maalin un u jiraan, maaha juquraafiga beenta ah ee xuduuda aan jirin madaarist hargeysa ka dhiga oo ardada masaakinta marin habaabiya. maaha sheekada qurbaha, iyo xamaasada hoolasha reer galbeedka lala joogo, ee congress yada oroba lala wareego. xaaji maaha xikmada xumida quruumaha kale inta loo labisto maantoo dhan ictiraaf laga baryo, soomaalida kalena mid la colaadiyo, iyo mid cuqdada laga qabo oo laga fogaado laga dhigo ugu danbeyn qaranimo maaha, laba nin oo lakala bedelo oo waligeed baa soomaali hogaan kala badali jirtey, mana ahaa barlamaan la doorto, oo waligeed baa taa la sameyn jirey xaaji hadaba waa maxay qaranimo? waa casharka soo socda ...break yar baan qaatay ee waa coffee ...ha fogaan xaaji xunjufow
  7. Puntland’s Situational Irony Abdurahman Faroole, Puntland’s leader, has declared war on alshabaab. This came after the Galgala clashes where a militia commander by the name of Atom fought with PIS forces. Faroole’s frustration with an armed militia so close to Puntland’s largest, and commercial center, Boosaaso is understandable. The fact Atom and his militia have shabaabi leaning is also a major concern for Faroole given the fact that alshabaab has gained control over large areas in the south, and continue to spearhead the war against the transitional government. Many people object alshabaab primarily because of their agenda, which suggest that they have ambitions beyond Somalia. They are connected to outside organizations that are clearly in global fight against current western powers, alshabaab oponents argue. The reason alshabaab does not heed calls of dialogue and refuse to enter negotiation with their opponents, they say, is because alshabaab alone cannot alter the direction of the fight in Somalia. Organizations such as Usaam’s Alqaida have a say in what alshabaab does, hence alshabaab is beholden to a global agenda that transcends current tussle in Mogadishu. Faroole more or less indicted alshabaab on similar basis and many including this author readily agree with him on this. The problem with Faroole however is the fact that the Puntland he leads tolerates the presence of foreign backed armed militia. It tolerates PIS. PIS as widely acknowledged have been fathered by Bush’s war on terror. It is an entity that is funded, trained and supervised by foreign entities. It gets its orders directly from foreign entities. If alshabaab are remote controlled from Afghan mountains, PIS are managed by western intelligence agencies. Why would Faroole then cry about alshabaab, which I totally understand the threat they pose to the stability of Somalia, and yet cave in (or worse adopt to be in cahoots with) to the menace that is PIS? I understand Faroole attempted to reform this entity but as the Galgala conflict makes clear his attempt could be described as a half measure that fell short of taking full control of Puntland’s intelligence work. And that is irony indeed. To address it, PIS shall be done away with .
  8. Gheele, xaajiga taariikh horaan u dhigaa maalin walbana waxbaa u siyaada asaguna hawlo iga danbeeyey buu igu update gareeyaa marka waan kala faa idnaa
  9. Tusbaxle, nimanku waxay ii sheegeen (muddo haatan 3 dex bilood laga joogo)weeye waxaad meesha ku qortay runtii adigaan kula feker ahay haddii qodobada aad kor ku qortay wax ka hooseeya laga keeno Melez heshiis maaha ee waa is dhiibid sidaad adiga iyo saaxiib kay abduladhiif sheegeeyseen bayna noqon
  10. maya awoowe, Zack, Allamagan, Nasir iyo Dabshid odagay la dhacsanyihiin aniga, iyo ninka reer fat stone, dhexdhexaad baan ahaynoo runtaan ka sheegnayn, rag carrabka ku adkeeyeyna waa jireen marka maxay tahay meeshaad la martay iyo hadalka geranalizing ka ah ee soo tuurtay, hadaba?
  11. ^^Libaax yaan lagu shiddeyn, waxa laysku haystaa waa qarashkii xisbiga Udub doorashada ku galay baa Siilaanyo bixi la leeyahay Odogu wuxuu yeeli karo maaha. Oodweyne wuxuu ku leeyahay waxani waa dawladii ingiriiskoo kale wazaaradii maalka xoogaa la gacgacmeeyey oo big deal maaha
  12. I sense a Galgala syndrome of sort from some quarters these days
  13. xaaj xunjuf, saaka masoo shaqa tegey tolow xaaji farta taag markaad soo gasho, arrinta qaranimada baan wax kaa orane ps. ragga jacayl leh, ee doorashadii ku shaqo waayey warkoodu macno ma leh, ngonge han akhbaar xumada la liitana iskaba daa, oodweyne waa raggeedii laakiin cuqdad yar baa ku jirta. xaaji xunjuf baa nimanka laga dilaa
  14. This is A&T's minimum standard for entering negotiation with Ethiopia: 1- In ciidamada gobolka jooga role'koodu noqdo xadka ooy ilaaliyaan kana dhex baxaan maamulka 2- In talada dadka gobolka maamulaya shacabku yeesho si ay responsive u noqdaan 3- In dadkii ku waxyeeloobay dhibaatayntii militariga Ethiopia sanduuq lagu taageero loo sameeyo 4- In Federal quman gobolku noqdo oo u madax banaan arimihiisa daakhiliga And from what I heard this is exactly waa nuxurka heshiiska sh Ibrahim galay, marka maxay tahay shiddadu ...soo in la sugo maaha in arrimahani hirgalaan iyo inkale
  15. ^^xaaji, in reerku jaamacatul carab kursi ka helo han maahan ee waa qarow oo waatii hadraawi ka digayey ee uu lahaa: waxaadan helaynin usii halqaaltaaga waxaadan huraynin adoon ka habsaamin ayaa ka hagaagsan
  16. xaaji, adiyo dadkaaguba waad hanyartihiin, ninkii saldana rabaa hal reer kuma filla, a dawladnimadu is balaarintay ku badisaa, more resources, more people oo waa sidaa. tan kale xaaji, sidaan iriba dalka waa lagula leeyahay oo keligaa ma tihid, dadkuna isku ra'yi maaha oo sidii idihii isku surin ma marin doonaa ee taana la soco , oo xatta kolay reerkaaga tahay mid sidii cabdiraxmaan tuuroo kale koonfurta yimaada la weyn mayo koonfurta azma siyaasadeed baa ka dhacday waa meel diverse ah oon reer keliya degin, oo somali walba u qabo inuu asagu leeyahay, aduunkuna iyaduu soomaaliya u yaqaana, oo raadkii maraykanka , ingiriiska iyo orobaba asagoo qoyan buu ku yaala, marka it's a prime real state that attracts damac siyaasadeed, iyo isticmaar intaba, adigu wax badanoo la hunguriyeeyo ma haysatid, masaalixda ajanabi ee kusoo gashaanaa waa amxaar onlf iyo wadaad eryoonaya ee wax kale meesha ma yaalaan adeer
  17. a lot was said about Peacenow, but the most disgusting thing i heard was that he used to be a shopkeeper in Italy were he refused to serve somalis
  18. xaaji, masiir aad keligaa leedahay ma jiro mar haddii lagula dego meesha lagaana khibrad badanyahay...sow maadan arag kuwaan yar yar ee faroole aqrin la'a ee u qaba inuu isku dhiibay carada la ururiyey ee beerta hargeysa laga muday, anigu waxaan mooday inaad xulufo waaweyn dhisaysaan ood nimankan adinku xukumi doontaan, laakiin koonfuriyaan baad ka dhammaan la'dihiin sidii inaad idink dutch tihiin
  19. horta xaaji xunjufow waxaan ku weydiiyey goortaad soomaalida kale nacdeen, waagii snm tu maxamed siyaad la diriraysay soo taad dadka kale ku beer duleecsanjirteen ******* waa marti oo dalkaba anagaa iska leh ee aan iska kicino gabaygii maxamed dheeg aqri oo uu lahaa: dalka waa lakala leeyihiyoo dawladda illeene, ninba daantu lahaa oo uu ka dego maan dadka usheego ..... dayf kii martiyey reerka ee daacaduna soortay oo goortu dibiray xoolihii reerka kula dooday illeen kama duwana tan ay wadaan nimanka daaroode sowtuu lahaa maaha, maxaa is bedelay xaaji? [ August 05, 2010, 01:56 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  20. Laascaanood ku daaddihi haddaad daacadda u jeeddid wallaahi waa hadal
  21. On late Barre, one acknowledges that although he altered Somalia’s democratic trajectory for good twenty years, the man did a lot of good work including his projects for literacy, his focus on military build up, and his drive for urbanizations. His greatest failure is not that he defended his seat from worse men than he was but one laments on the fact that he lacked both the leadership and vision to compromise to save Somalia from the then looming implosion. We used to grumble a lot about Barre dictatorial rule only to realize that at least Somalis had dignity and pride in living in their own country and state however dictatorial or oppressive…in hindsight the man fares well in the face of the failed leadership that came after him to assume his capacity. It’s fair to say in comparison of the leaders before him, Barre was a failure. Allow kuu naxariiso
  22. Faroole, after strategic consultation, made a good policy decision to allow SSC traditional leaders to sort out the division. Only if he could hold his tongue and let these leaders do their work...secessionists are mistaken to think that they can bribe their way out of this issue. Siilaanyo seems to be a level headed when it comes to this region and the prevalent divide that exists though, and one wonders if Oodweyne’s exuberance has any reasons to base on
  23. Oodweyne wallaan cay laga badinayn, nin Miles lo oran jirey baa waa sigay , oo uu ka cawda billaystay