xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
^^Yeah you did , but your side lost yesterday. Now you are going to pray against Madoobe as usual
-
^^ :D Abtigiis has been apprehensive for no apparent reason. It is no secret that Madoobe is from the majority clan. Kenya has been valuable ally in this conflict. So what is there not to like or become apprehensive about
-
^^Malistar2012, you are allowed to say Iftin Baasto controls Kismayo :D But Iftin Baasto is a local guy who have been misled to believe a help will come from Mogadishu. His elders will bring him back, and his wounds will be dressed up ...his militias will be integrated back into the Jubbaland forces He belongs to Jubbaland Federal State
-
FADEEXAD IYO CEEB:—Ciidamadda Amisom ayaa shalay gacanta ku dhigay Gaari Xamuul ah oo Hub ku rarnaa Ciidmada Amisom ayaa mid ka mid ah kontorolada looga baxo magaalda Muqdisho waxay ku qabteen shalay gaari Enataree ah oo ay ku rarnaayeen hubka noocyadiisa kala duwan, gaarigaan ayaa waxaa korka ka saarnaa bur halka hoos oo dhan ay ka saarnaayeen hubka noocyadiisa kala duwan. Waxaa jira warar badan oo laysla dhex marayo magaalada Muqdisho oo ku saabsan halka uu hubkaan ku socday iyo cidda loo waday. Wararka qaar ayaa sheegaya in Dowlada Soomaaliya iyo ganacsato reer Muqdisho ah ay iska kaashadeen iibinta hubkaan, waxaan warar ku dhow dhow xafiiska Madaxweynaha sheegayaan in loo waday kooxaha ka soo hor jeeda maamulka dhowaan looga dhawaaqay magaalada kismaayo. Hubkaan ayaa lagu heshiiyey in ay qaadaan ganacsato xariir fiican la leh Alshabaab oo ku sugan Muqdisho, halka shabaabkuna ay ogolaadeen in hubkaan la dhex mariyo mar hadii lagula dagaalamayo ciidan ay u arkaan inuu yahay cadowgoodu. Warar kale ayaa waxay sheegayaan in hubkaaan loo waday Alshabab si ay duulaan xoog badan ugu qaadaan magaalada Kismaayo, waxaa hubkaa ka mid ah Hoobiyayaal iyo qoryaha loo yaqaan baasukaha. Gaarigii hubkaan ku rarnaa ayaa waxaa la keenay shalay galabtii Kumaanda Boliisiya waxaan socda baaritaano ay wadaan ciidamada Nabad ilaalinta Amisom. Haddii arinkaas ay ku cadaato Dowlada Xasan Sheikh waxaa ay luminaysaa kalsoonidii yarayd ee ay caalamku ku qabeen, waxaa sidoo kale muuqanaya kala fogaasho iyo shakiga soo kala dhex gala maamulka Axmed Madoobe iyo Dowalda Federaalka oo aan awalba cago badan ku taagnayn.
-
Sheikh Ahmed Madoobe: grab the moment of greatness beckoning!
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
Abtigiis;960726 wrote: Dear Xinn, I can be dramatic at times, but I was genuinely worried this time. Hassan tanaasul kama sugayo anigu, laakiin waxaan is idhi armay roon tahay in loo tanaasulo intii dhiig danbe daadan lahaa! Now, you suggested another good idea. You said we will survive for four years, inta ilaahay ina dhaafinayo (although by the look of it ninkani ni si dhib yar xilka uga dagi uma eka). Markaa, sidee lagu baajin karaa in dagaaladii 90 dib loogu noqdo?! Masiirka umadda wax laga tanaazulo maaha, Abtigiis. Jubbaland waxay qayb ka tahay masiirka umadda Soomaaliyeed. Hassan waan u ducaynaynaa in Allaah garansiiyo, laakiin we shall never allow him to roll back the progress that has been made simply he is a president on paper. Somalida cusub waxaa nuxurkeedu yahay waxaad xaq u leedahay dawlad kaa qaada ama qolo reer miyi ah oo cuqdadaysani intaa agabteeda dhacaan in dal iyo dad ba ku dhaafiyaan inaysan waa danbe dhicin , structurally. Xuquuda abtigiis leeyahay waa inaan ninna waqti ku dhiman inuu qaato . Waxaad u diyaar gorowdaa in rag sidii Maxamed Siyaad u khudbeeya ayaamaha hore Somalida cusub dhaliilaan oo khudbooyin caata ah meelaha ka jeediyaan, oo wadaniyad aan bushumaha dhaafsiisaynayn ciirsadaan. LAAKIIN, nin shinbira gaadayaa waraf ma tuuro awoowe ---tartartiib, tartartiib iyo si aayar baa loo quusin. Iga qor aniga -
10 Jun 2013 Abdul Ghelleh I attended the Jubaland State of Somalia conference in Nairobi on Sunday afternoon June 09, where the newly elected president, Ahmed Mohamed Islam, and his senior colleagues were the guest of honour. The aura in the conference hall was presidential, complete with competent personnel who were all carrying both the Somali and the Jubaland flags neatly on the breast of their suits. Unfortunately, a day earlier, heavy fighting took place in the state capital, Kismayo, and the mood among the attendees was sombre but defiant. No single individual I spoke to had anything good to say about the Somali president, Hassan Sh. Mohamoud. I asked a member of the delegate about the role of the Somali government or whether any negotiations to bring the fighting to an end are underway, a bystander immediately interjected: ‘are you referring to the Mogadishu-based government’? He deliberately omitted the word, ‘Somali’ from his statement. In fact most of the people I spoke to expressed their confidence that the Somali president is largely responsible for the current unrest in Jubaland, and in particular, the state capital, Kismayo. The conference brought together more than five hundred attendees from all walks of life. A large number of elders were among the delegates. Young and old women with colourful traditional costumes, the diaspora members, the business people, the youth groups with Jubaland T-shirts and members of the Kenya parliament calmly took up their seats. In fact there was no space for everyone to sit; and both the lobby and the forecourt of the Regency hotel, Nairobi, were swelling with people. I saw a few none-Jubaland Somalis loitering around and they seemed to be curious about the on-going lively event. After a youth band sang the national anthem, ‘Somaliyeey Toosoo’, the conference moderator and an MP from Kenya parliament spoke briefly about the need for a bottom up approach to the future Somali Federal Institutions, including the regional administrations. Forty five minutes before winding down the event, the Jubaland president, Ahmed Islam, took over the microphone. He repeated on several occasion during the speech: ‘I am Somali; and Jubaland is not seceding from the rest of Somalia, with roars of ululation from the women quarters and persistent clubbing from throughout the meeting hall. These were powerful and encouraging words for a nation which is trying to recover from a protracted conflict; the words were truly unifying in a society that has fragmented over the past couple of decades. After a brief overview of the current situation in the region, the president began by introducing his delegation: “Some people say that one group is pushing for the formation of Jubaland. Look at our delegation”, adding, while pointing a finger at the podium and pronouncing their first names with occasional nicknames thrown in: ‘Bistoolo is from the GaalJe’el clan; Abukar is from the Sheekhaal clan; Abbaas is from the Jareer clan; Abukar is from the Baajuun clan; Mohamed Sheikh is from the Awramaleh clan; and Abdi Fiilow is from the Garreh clan, as they all waved to the crowd in front of them. The president further stated that forty five clans took part in the process to establish the Jubaland state of Somalia, with his colleagues nodding in agreement. This is largest composition of Somali clans in any single Somali region; in fact, even equal or bigger to Puntland, Somaliland and the Somali region of Ethiopia put together. Somalia has never been closer to stabilising than it looks today. And the Federal system – anticipated to consist of five or six regions – is nearly through to completion. Somaliland was formed in 1991. And seven years later, Puntland came into existence. It’s widely held view, among the international community and the majority of Somalis alike, that a self administering regional states which are under the auspices of a Federal system is the only way forward for Somalia. Last month, after more than four years of deliberations by its inhabitants, Jubaland administration was formed, leaving less than thirty per cent of Somalia – including Mogadishu, without an effective authority. It was not all with carrots that Somaliland, Puntland and Jubaland were made viable self-governing states. Of course, there was much bloodshed in the hunt for self-governance. But look at Somaliland and Puntland today. People there conduct their businesses without fear of being intimidated, hindered or killed; and no single Al Shabaab armed group are to be found either in Puntland or Somaliland. In order to get Somalia right this time round, the interested parties – the United Nations, the United Kingdom, the European Union, the Arab league and the regional governments, the Inter-Governmental Authority on Development – should join forces in order to speed up the implementation of the Somali Federal Constitution. Abdul Ghelleh Nairobi, Kenya Email:abdulghelleh@gmail.com
-
Maalmo ka hor waxaa Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya So garay wadi ka socda Maamul Goboleedka Jubbaland State oo ka soo kicitimay Magaalada Kismaayo. Wafdigaan ayaa marki ay Nairobi yimaden waxaa ay la kulmeen so dhaweyn balaran ka dib na waxaay guda galeen kulamo aan lo kala kicin. Inta la hubo wafdigaani waxaa uu kulamo la yeeshay Madaxweynaha Somalia iyo Wafdi u hogaaminayo Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminaayo Masuliyiin sare oo ka tirsan Dowlada Kenya Wakiilka Qaramada Midobay ee Arimaha Somalia ayado ugu danbeyn manta lagu wado in ay la kulmaan Wakiilka Midowga Africa ahna Madaxa Amisom . Wadigaan ayaa dhaaman dhinacyada ay la kulmeen kala hadlay taageerida Maamul Goboleedka Jubbaland iyo dhamaystirka kala fikir duwananshaha ka jira Gobolada Jubboyinka. Kulanka ay la yeesheen Wakiilka Qaramada midowbay ee arimaha Somalia waxaa lagu jeex jeexay sidii hay,adaha kala duwan ee UN ka ay xafisyo uga furan lahaayeen Gobolada ay ka kooban tahay Jubbaland State Wafdigaan ayaa waxaa lagu wada maalinta bari ah u duulo Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itobiya halkaas oo ay ku sugnan doonan mudo labo casho ah ayado inta ay Adis Abaab ku sugan yihiin la kulmi doona Masuliyiin sare oo ka tirsan Dowlada itobiya iyo Midowga Africa. Warar hoose oo ay heshay Shabakada Kismaayo24 ayaa waxaay sheegayaan in qorshaha wafdigaani aysan ku jiriin in ay boqdaan Adis Ababa balse ay dowlada Itobiya oo cadaadis weyn kala kulmaysa Wadanka Masar ay ku casumtay in ay Adis Ababa boqdaan wafdiga jubbaland . Ma macada Qodobada ay ka wada hadli doonan Itobiya iyo wafdiga Jubbaland balse waxaa hubaal ah in kulankaasi ay harayn donto Damaca Itobiya ee ah in aanay Masar helin Somali Isku duuban oo Itobiya wada weerarta. Ugu danbeyn wafdiga Jubbaland ayaa waxaa lagu wada in Maalinta Arbacada ah ay ka soo dagtaan Garoonka Diyaaradaha ah ee Kismaayo halkaas oo lagu wado in lagu qabto Munasabada magacaabista Golaha wasiirada Jubbaland.
-
^^The Fiqi guy has been politely sent to Mogadishu Or shall we say he finally realizes it seems that his stay in Kismayo has proven to be counter productive ,. to say the least. Today Mr. Fiqi flew to Mogadishu http://puntlandi.com/wasiirka-gaashandhigga-cxakiin-fiqi-oo-goordhow-isaga-oo-careesan-ka-soo-degay-muqdisho-diidayna-inuu-saxaafadda-la-hadlo/
-
Illyria;960701 wrote: The grave concern is he does not seem to grasp it. if he did, the malaise could have been easily remedied, but he does not, and it is very worrisome. From the feeds I am getting he understands some thing terribly went wrong, but he knows not what to do. Read Mahiga's assessment of him in Miami Heralds : The political process was supposed to include a parallel process of fostering local and provincial government structures. That, says Mahiga, hasn’t even begun, in part because President Mohamoud fears empowering rival clans to his north and south. There has been no movement toward drafting a permanent constitution which would enshrine a federal system.
-
Sheikh Ahmed Madoobe: grab the moment of greatness beckoning!
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
Abtigiis is being dramatic here. What slaughter is he talking about? This is purely political conflict---it is not necessarily clannish one. That Hassan Sheekh has limited perspective on the civil war experience does not mean he is out to get the D block and slaughter them by the thousands ---if he had such intent , that is no wise possible in today's Somalia. Hassan Sheekh is an accidental leader , he is confused and his thinking and calculations does not go beyond Mogadishu trees and as such I for one am not holding my breath for any progress to come from him. The strategy is to ensure his incompetence does not cause us to go back in time . We shall manage the stalemate for 4 years -
To my surprise, Hassan Sheekh has chosen conflict over reconciliation (his desperate talk of reconciliation has no credibility and will result in nothing ), and the conflict he chose is a one that he will have hard time prevailing. Recent events in Kismayo has demoted him as another leader out of many in the Somalia's political setting. It is possible that this Kismayo thing will cost him the presidency for the issue is no longer about Kismayo or Jubbaland but about Hassan Sheekh's incompetence and smallness
-
President Hassan calls for an immediate end to the fighting in Kismayo Office of the President of Somalia Press release Sunday, June 09, 2013 At a press conference on his return to Mogadishu today, President Hassan call for an immediate end to the fighting in Kismayo. “I am very sad to hear of the renewal of conflict in Kismayo. It is so wrong to see Somalis fighting each other in this way, and violence cannot be used as a means to achieve political ambitions. “The time for fighting is over. We must unite and seek to resolve our differences peacefully. We must unite for the fight against Al Shabaab. “The Government will soon hold a reconciliation conference in Kismayo, as set out in the IGAD Heads of State Communique on 24th May."
-
1- As the result of this week's security sweep, Jubbaland forces has fully consolidated control of the city 2- With a show of forces in the streets of Kismayo , political puppets and claims of presidents for media consumption has lost its thrill 3- Regional powers and IC have recognized the Jubbaland political reality 4- Hassan Sheekh and his bad advisors has begun to scramble a way out (they have now changed the venue of the so called reconciliation from Mogadishu to Kismayo ...soon they will change the agenda as well as reality on the ground will dictate the terms) 5- In the next six months , the president will continue to gasp for political oxygen as his fear of the enemy clan closing him on from East and South exacerbates...but the progress on Jubbaland institution building will continue...naturally ps. Baasto was one of the political balloons that has been poorly constructed by our hapless defense minister...but as many saw and heard, when the air was easily vented ,Mr. Fiqi's primitive design collapsed ...he is back onto sleeping airport containers again (what a pity really )
-
Video of the Today's security operation in Kismayo http://puntlandi.com/daawo-video-kismaayo-oo-maanta-dagaal-ku-dhex-maray-ciidanka-maamulka-jubaland-iyo-maleeshiyo-kooxeed/
-
Ciidamada Jubaland oo shaaca ka qaadey iney howlgan xoogan bilaabayaan Ka dib isku daygii maanta la isku dayey in khalkhal lagu galiyo amaanka Kismaayo ayaa Ciidanka Jubaland waxay Galabta shaaca ka qaadeen iney gacan bir ah ku qabanayaan qofkii aan Ciidanka Jubaland ahayn oo hub lgu arko. Saraakiisha Ciidanka Jubaland waxay sheegeen iney Talaabo adag qaadayaan maalmaha soo socda, waxay kaloo Saraakiishu sheegeen in Qaladka ugu wayn ay leeyihiin Masuuliyiinta Jubaland oo aad moodo iney ka seexdeen Dadka Magaalada jooga ee wada Amaan xumada. Kulanka deg dega ah ee galabta ay yeesheen Saraakiisha Jubaland ayaa ahaa mid ka duwan kulamadii caadiga ahaa ee ay yeelan jireen, waxayna kulankooda maanta ku go’aamiyeen in ay cadeynayaan in amaanka Kismaayo yahay mid la aamini karo. Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Saraakiisha Jubaland ay go’aansadeen iney Magaalada ka masaafuriyaan cidii aan u hogaansameyn amaawiirta Jubaland. Dhinaca kale shaqaaqadii maanta dhacdey kadib magaaladu aad ayay u dagan tahay, waxaana wali socda baaritaano iyo howl gal, qaybo magaalada kamid ah waxaa la yareeyey dhaqdhaqaaqa shacabka.
-
^^ :D @Apo
-
^^Xaaji Habaar you are on the record loudly praying for voilance for the South The only thing new is pro Hassan Sheekh folks joining your congregation Malistar2012 is losing the plot ---what happened today is a sign of return of law and order in Kismayo. Unfortunately some lives will be inevitably lost when a governance is imposed ...
-
Actually Ahmed and his men are doing what they supposed to do; keep the spirit of reconciliation in the national sense. But when it comes the governance of Kismayo , they have drawn a line on the sand. Today's conflict was triggered when some attempted to cross that line. No warlord can visit the Minister of defense without a prior notice to the admin. When Baasto wanted to defy that rule, he was intercepted and taken to Kismayo police station and detained. His elders came and collected him. When he was freed , he came back with militia hence the quick disperse that followed. The admin imposed a security curfew ...the minister can stay as long as he wants, but his activities will be subjected to the local admin's rules.
-
Nairobi (RBC Radio) Waxaa nasiib daro ah in sharafta madaxweynaha Soomaaliya ay si toos ah iyo si dadban ba ay uga qaadaan hawlwadeenada ka shaqeeya Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya. Cabdirahman Cumar Cismaan laguna neynaaso Injineer Yariisoow ayaa waxa uu qoraal is burinaya ka qoray madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan SH Maxamuud. Injineer Yariisoow ayaa Madaxweynaha ama umada Soomaaliyeed waxa uu u hayaa labo shaqo oo aad u muhiim ah oo kala ah Senior Advisor & Spokesperson. Qoraalka Injineerka waxa uu ku leeyahay in madaxweynaha in uu ka xunyahay in DAGAALLO ay ka dhaceen Kismaayo micnaha waxa uu ula jeedaa in Kismaayo ay hal dagaal ka badan ay ka dhaceen manta mana uu cadeen in dagaal oo ka dhacay manta ma labaa ma sadexbaa mase waa toban baa. WAA KAN ERAYDII INJINEER YARIISOOW Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa aad iyo aad uga xumaaday DAGAALLO saakay ka dhacay magaalada Kismaayo, kuna baaqay in si deg deg ah loo joojiyo collaadaha iyo dagaalada Soomaalida dhexdeeda ah Hadii qoraalkaan oo warsaxaafadeed ahaa waxaad arkeysaaa in madaxweynaha uu ka hadlayo halka dagaal oo manta ka dhacey magaalada Kismaayo. WAA KAN ERAYADII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu horreyntii yir “ Waxaan tacsi kal iyo lab ah u direyaa intii ku geeriyootay DAGAALKII saakay ee Kismaayo, ILLAAH-na uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo, eheledii iyo shacabka Soomaaliyeedna Samir iyo iimaan ka siiyo. Sidoo kale waxaan EEBBE uga baryayaa in inta dhaawaca ahna uu u fududeeyo dhaawacooda.” Ma haboona hadii uu Injineer iskiis wax u shuuceynayo uu u maro bahdilida ama sharaf ka qaadiska Madaxweynaha Soomaaliya. Ma si kahladan oo deg deg ayuu qoraalkaan uga soo baxay xafiiska Injineerka mise isagaa iskiis wax u shuceynaya? Warsaxaafadeedka oo wada dhan halkaan hoose ka akhriso Nairobi, 07 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa aad iyo aad uga xumaaday DAGAALLO saakay ka dhacay magaalada Kismaayo, kuna baaqay in si deg deg ah loo joojiyo collaadaha iyo dagaalada Soomaalida dhexdeeda ah. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu horreyntii yir “ Waxaan tacsi kal iyo lab ah u direyaa intii ku geeriyootay dagaalkii saakay ee Kismaayo, ILLAAH-na uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo, eheledii iyo shacabka Soomaaliyeedna Samir iyo iimaan ka siiyo. Sidoo kale waxaan EEBBE uga baryayaa in inta dhaawaca ahna uu u fududeeyo dhaawacooda.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay in waqtigan xasaasiga ah oo Soomaaliya ay ka soo kabaneyno dagaaladii 22ka sano inay nasiib daro tahay in Soomaali dhexdeeda is disho, waxuuna yiri “ Waxaan ku baaqayaa in xasiloonida la wada illaaliyo oo nabadeynta laga wada shaqeeyo. Dagaal shacab baa nooga dhinta oo qiimo iyo qaayo weyn noo wada leh.” Madaxweynahu waxuu ku baaqay in dhammaan shacabka Soomaaliyeed ay ka fogaadaan wax walba oo keeni kara collaad, dagaal iyo dulqaad la’aan. Madaxweynahu waxuu yiri “Dowladdu waa ay ka go’antahay inay wadahadal, dib-u-heshiisiin iyo si soomaalinimo ah ku wajahdo, kuna dhameeyso dhammaan khilaafka jira si aan u wada gaarno himilada aan wada hiigsaneyno ee ah in Soomaaliya ay cagaheeda isu taagto, lana tartanto caalamka kale.” Ayuu madaxweynahu ku soo gabogabeeyey hadalkiisa. - DHAMAAD – Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) Senior Advisor & Spokesperson Office of the President The Federal Republic of Somalia engabdirahman@gmail.com
-
Mr. Baasto and his likes will soon understand what the will of Kismayo people mean; law and order. There is a sheriff in town, and sbaaro profiteer will not be allowed to set up roadblocks in the middle of the city. Tonight there is a security curfew in Kismayo , and major sections of the city are being combed. That is a sign of resolve that the days of warlords are over
-
^^Give it up, Xaaji Habaar, you jumped the gun hoping your prayers will be accepted and Kismayo will witness another bloodshed
-
Popular Contributors