xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
xiinfaniin replied to Liibaan's topic in Politics
xaaji xunduf marki horeba sl mapkeedu booli buu ahaa oo Liibaan xaq ka maqan malaha soo dhacsadey albeit khariidad ahaan laakiin qoloda barigu waxay galabsadeen baanan garan ? -
lool@la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas sheekada Beirut aad baan uga helay, adduunku sidii pass port ajaanib ah loo qaatay waa iska sahlanaaday, umuuro rag waaweyn baad ka sheekeynaysaa saaxiib , damaanad baan u baahanay in waxayga laysku kay saarayyo hawlo waaweyn baan u socdaa markani tani inay waqti badan iga qaadato ma rabo, banoonigu adi iyo jacayl xaggiinu yaala
-
Hoggaanka SSC Oo Casuumado Ka Helay DFKS, Itoobiya Iyo Dalka Jabuuti
xiinfaniin replied to Liibaan's topic in Politics
^^ waxa Somaliland & Puntland magacyadooda meesha loogu qori waayey, ma caro darteed baa ? -
^^war maxram ii raadi ha i wehel yeeshee
-
^^Waayadan way lay yeerayey, nuune wallaahi waa inexpensive
-
Breaking News: Explosion Targets Minister's House
xiinfaniin replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Allow sahal. Where did this happen? In Hargeysa? Siilaanyo is being tested, just like Faroole was. -
Ayyoub becoming Oodweyne is a move up, methinks.
-
What are the nightly prices for Garowe hotels? The new hotels, espcly?
-
My observation on this week's SL fiasco and SOL landers ability to spin the bad news When the push came to shove, and SL’s reputation badly needed defense, one man, and one man only, was available to face SOL’s glare. That man was Jacaylbaro! In the face of a rather vigorous The Zack, combined with Aw Tusbaxle’s eloquent essays that detailed onlf’s landing on the shores of Awdal and its subsequent, and successful march toward the border, Jacaylbaro was the only man fighting on SL’s propaganda hill, a hill, it must be bore in mind, that was not worth fighting. NGONGE flinched from answering SOL’s queries while Xaaji Xunduf strangely stayed quit. Qudhac, Suldaan, and old Ayyoub attempted to put up a fight but were quickly repelled---funny that Ayyoub and Suldaan resorted to the same analogy, which made their effort rather lame. Oodweyne, the sharpest knife in the secessionist drawer, was nowhere to be seen. Northern remained true to his character and called the whole thing embarrassment. His follow up threats to impose tight border security were understandable. So lets go easy on our Jacayl
-
@sawirka buuraleyda ah ee berbera laga dhigay war tani waa xaajo meelo fog-fog ka degenaysa, cidda ficil baa hayya raggaygii aanu siilaanyo isla dooranay baan soo waraysan
-
@Xabashidu ma mareykankiinaa? A vigorous Zack Jacayl, Maaddeey waa wax ba'ay ciduu dhextegeyna kheyr uma tegin, laakiin yaa yiri reer Borama waa mutahamiin, oo waa in la baara ? Hargeysa baaritaan ka la mid ahi ma ka socdaa? u malayn mayyo in onlf hadda laga goobayyo Boorama, sow uma eka in qolo la ciqaabayyo marka ?
-
jacayl, fahamtu that part, laakiin weli far baa ii taagan! xabishada dacaayad baan u qabaye hadda ma runbaa inay hawsha Boorama wax kaga jiraan, oo police ku ninkuu qabtaba ay dibada ku sugayaan? waa maxay kalsooni darrada shacabka reer Boorama iyo dawladooda kala dhexgashay?
-
waryaa Jacayl in onlf ta la hareereeyo (waaba haddii lagu gaara e ) waa laysku ogaa, laakiin maxay tahay local guryaha kasoo baxay oo mudaaharaadayya ?
-
Ceeb.com
-
Malikay, Ali Kaban, daanka ma qaad baa uga buuxa ?
-
^^ With his overexcitement with ONLF’s operational excellence, Aw Tusbaxle is on the verge of unilaterally nullifying his deal with Oodweyne in SOL platform. I understand abusing the little secessionist greens, but his swipe with entire secessionist group is unwarranted, methinks. As for Malika, mistaking me NGONGE, an Oodweyne mentee, I can only blame her exuberance with the reported freedom fighters’ success in the north .
-
^^This is more than overkill. And with Oodweyne's absence, it borders cowardice
-
^^ war nimankan balaaya tababartay, oo ciyaar cusub bay lasoo bixi, ee saa ha udhaaraan. waagii hore o-gaa-deenka iyo badda laysma tusi jirin, haddana iyagoo boqolaal ah oo hubkoodii watay habeenkii mushaaxaan
-
Jacaylbaro tani ku gashaye, ee tan soo socotta bal giijiyya nimanyahow
-
^^ Nin daad qaaday xunbo cuskay weeye tiinnu adeer My only concern is alshabaab taking a page from ONLF's mannual, oo meelo badan oo aanan la rabin kasoo daadata sidii ONLF tii oo kale
-
^^A better explanation for ONLF's success might be the length of Northern’s coast, and perhaps the presence of sympathetic, local supporters. Like General Taani said, xeebtu aad bay u dheertahay