xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Omer made a good call. Sharif should do the same, perhaps he will in few months time. Too many people needlessly died for securing a presidential building.
  2. The Zack, & Xaaji Xunjuf, duke waa dhallinta soo koraysa, marka aqoontayda iyo khibradayda la'aanteed wuu dhumayaa , I feel obliged to correct him on historical facts. ....and you two know that Mohamed Abdi Hashi was Puntland's second president. Duke’s deliberate omission will not alter that fact .
  3. xaaji xunjuf, sidaan hore u iriba waddaada reer puntland waa dad indheer garad oo caarad ka ahaa fatwooyinka dadku lagu saxayey ee aqoonta xambaarsanaa, waa laga yaabaa mid yar oo xammaasadaysani inuu iska yara qaylqayliyo oo uu waxa shafka ka fadhiya iska neefiyo laakiin, bi ra'yil jamhuur amniga iyo istiqraarka in la ilaaliyaa maslaxada dadka islaamka ah baa ku jirta, adan siiro ikhyaarta culumada reer puntland ku xiran oo la haysa buu ka midyahay midda kale, PIS tu waa urur shisheeye oo taa layskuma haysto adeer, waxaa laysku hayyaa malaga faaideysankaraa oo dawladda puntland ma la hoos keeni karaa si ay ugu adeegato ee danaheeda amniga ah ugu xasiliso. waxaa muuqata inaan libaax murabiyoo noqon karin, nin la teg bartay, aan dhig laga dhaadhicin karin, oo waa kuwaa hadba wadaad tafkiir kiisa cabirayya iska qabsanayya oo police, darwiish, iyo sirdoon intaba dawrkooda isku hayya, shaki iigama jiro in wiilasha jaajuusnimada iyo mukhaabaraadka ay yaqaanaan laga faaideysandoonno, laakiin inay anagii nagula soo noqdaan lagama yeeli karo adeer taasi waa taa tan labaad, xaaji xunjuf, horta siilaanyo waa nin xiniinyo badan oo siyaasad ahaan qaangaaray , laakiin nimanka reer galbeed guul aan la inkiri karin bay gaareen, oo hadda taa waxba lagama qabankaro
  4. Originally posted by General Duke: Thats a valid point the people of Puntland are by and large sober folk. That’s why they supported Yusuf, Cade and now support Faroole against the mad mindless heretical groups some people who out of anger would explode support. This man in question made some silly comments and has been touched by the state security apparatus, others have been chased out of the state altogether. The reason Al Shabaab & their gullible supporters have lost badly in Puntland is to do with the people of that state, who have worked with their young men, PIS or otherwise to hunt this group down. In Puntland we wave the states flag,along with the Somali flag not pictures of Osama as some would have us do . Duke, you are very clannish man: when listing the presidents of Puntland, you should include Mohamed Abdi Hashi who was the second president of Puntland. He may not be from your sub sub clan, and might have opined strong opinion on the man in Yemen, but he was nevertheless one of Puntland leaders. I am just correcting you, young man
  5. xaaji xunjuf, waa runtaa oo wax walba waa suura gal, laakiin waxaad ogaataa xaggaa puntland weli waa laga miyir qabaa oo xaqiiqadu waa ka fogtahay sida wiilasha SOL jooga ee calanka Puntlad ganbaysani ay dadka u sheegaan. xagga Puntland dadka ayaa ilaaliya nabada iyo istiqraarka, kooxdan dalalku ku shirkoobeenna, waxa hadba ruuxaay afduubaan ka dhigtaa waa dadka adeer bal u fiirso sida ciyowba sheekha looga sii daayey oo uu maanta fasax u yahay nimanka aad cagahooda tilmaamayso ciidan sidii turkidii hore u tababaran bay si xeeladaysan u cid geliyeen, anigu waxaan ku talin lahaa in farsamooyinkaa laga barto xaaji
  6. xaji xunjuf, adeer maleeshiyada yaa dirsaday horta, ma anagaa dirsannay mise ninka markabka badda yaal saaaran? tan danbaan u haystaa xaaji xunjufow , midda kale xaaji xunjuf, waaydan isma aannan waraysane, nimankii ogaad-een ee badda kasoo daatay yaa loo haystaa ninyahow ?
  7. KKL, adeer there is no shiddo to speak of, so calm down duke, the news is sad, your cheap point scoring even sadder. One understands the alshabaab craze, and the reactionary mercenaries that had come about to combat them.
  8. Ku gartay duke; refer to the two stories I penned above. Allow dalka noo deji, oo nabad noo keen
  9. but the q is what will they do with it? they are reduced to sit on the sidelines on the real contest, so I dont really see the value of capturing a radio station. alshabaab outdone them on that account
  10. but the q is what will they do with it? they are reduced to sit on the sidelines on the real contest, so I dont really see the value of capturing a radio station. alshabaab outdone them on that account
  11. @it was not Al Shabaab, Godane or Xiin who released him Ninkii la fasax baan u gartay, duke. Hadda ma waxaad na leedahay waxoo dhami dhoollo-tus bay ahaayeen ?
  12. ^^Is the man still in jail? I am getting reports that he is free and back to his mosque to breach . And authorities are calming the masses down. Wararka Maanta ee Minneapolis : Warar hordhac ah oo ka imaanayya magaalada mattaansan ee gobolka MN ayyaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah oo calanka Puntland labisan, farshaxan lagu xardhay qoraalka P.I.S jeeni qaaran, oo labada gacmood ku sitta sawirkii hoggaamiyihii fashilmay ee dawladda TFGdii hore uu mudaaharaad aan cidina ku wehlin ka wado xaafada Cedar. Waxa wararku intaa ku darayaan in wiilkan dhalinyarada ahi uu caro la muraara dillaacay ka dib markii uu maqlay in Sheekhii shalay lagu xiray Gaalkacyo la sii daayey. Waxaa la arkayaa isagoo ku qaylinayoo halku dhegyo ay ka midyihiin Sheekh Ismaacil ha dhaco, P.I.S ha guulaysato, iyo erayo xammaasadi ku dheehantahay oo ku cabirayyo dareenkiisa. Gabar meesha goob jooge ka ahayd ayyaa xaqiijisay in inanka calanka Puntland labisan ay maalin ka hor ku aragtay coffee shop, isagoo xayeesiinaya, dharka hoos laga xirto ooy ku dhantahay astaamihii calanka Puntland...ayna la yaabyatay markay aragtay asagoo keligii qaylinayya. waxay tiri, wuxuu magaciisa markii iigu sheegay duke
  13. Wararka Maanta ee Gobolka Mudug: Ciidama sirdoonka Puntland ayyaa xalay habar 73 jir ah si xoog ah uga kaxaystay gurigeeda oo ku yaala magaaladda furinta ah ee Gaalkacyo. Wararku waxay intaa ku darayaan, in islaanta lagu tuhunsunaa inay xiriir hoose la lahayd dhalinyarada shaqaaqada ka wada koonfurta soomaaliya. Waxaa la sheegay inuu maamulka degmada Gaalkacyo dhowr jeer oo hore ku waaniyey Islaantan inay ka harto dhowrtooyinka ay habraha kale ee magaalada ka ururinayso, joojisana buraanburrada ay ku taageerto dhalinyarada alshabaab. Xariga habarta ayyaa sababay isku soo baxyo iyo mudaaharadyo shaqaaqooyin watta oo lagu diidanyahay sida aan sharciga ahayn ee islaanta ciidamadu ku kaxaysteen. Wado hadallo ay garwaadeen ka yihiin odayo qaraabo la ah islaanta oo looga gol leeyahay in madaxbanaanideeda loogusoo cesho ayey wararku sheegayanaan inay guul qarka u saaran yihiin. Faalada Saddex Alifle Duke: Ciidama sida raha u boodda ee u taagan sugida ammaanka Puntland ayyaa saaka si xirfadaysan u galay guri ay ka buuxeen alshabaab oo magaalada Galkacyo ku yaalla. Waxaa ciidamu si guul ah ku qabteen rag lagu tuhmay inay wadeen qorshayaal wax loogu dhimayyo ammaanka Puntland, waxaana goobtii laga helay waraaqo guubaabo ah oo uu Sheekh Atam buurta Galgala dusheeda kasoo dhiibay iyo farriimo kale oo koonfurta soomaaliya ka timid. Ciidanku waxay dammiin kusii daayeen raggii la qabtay ka dib markii ay dharbaaxooyin, iyo feerar aan nabbarro aan muuqan sababay u geysteen. Casharadda raggaan la baray ee ciidanku PIS tu geysteen waxay tusaale u yihiin hawlaha lagu sugayo amniga iyo xasiloonidda Puntland. Waxaa kale oo uu muuqatta in PIS ay dadkoo dhan ka xoog badantahay oo cidday tuhmaan ay jeego dharbaax kala daali karaan iyadoon cidina ku dhicin inay ka aargudato. Puntland ha guulaysatto
  14. Inkastoo Arrimahaasi oo dhan ay jiraan ayaa hadana Waxaa Wararku ay sheegayaan in Maanta Ninkaasi lagu sii daayay 9 Nabadoon oo saxiixday Damiin in ay ka yihiin Ismaaciil Xilli walba oo loobaahdana ay Dawlada u soo gacan galin Doonaan, balse dad weynaha ayaa aad uga xun arinkaasi. This is an embarrasment really. If those arrested him had bases for thier arrest they would've brought him before courts and try him for the crime.
  15. ^^Process. Process is what I am talking about adeer. Whether the arrested was guilty or innocent is what the courts are for. duke: but PIS are doing their job Yes they are doing their job indeed, which is basically abducting citizens from mosques and public parks just like they did yesterday, causing more unrest.
  16. adeer based on the little reporting that is done on this story, one can clearly see that PIS is a problem in Puntland. Why attack an unarmed citizen in a public place and provoke the shacab to resort to voilance?
  17. It is not known why the cleric was arrested plus Saraakil ka tirsan mamulka Gobolka mudug ayaa maanta amar ku siiyay warbaahinta iyo wariyayaasha Gobolka in aysan buunbuunin wararka ku saabsan xariga Shiikh Ismaacil Khaliif Mire oo ciidamada gacanta ku dhigeen. PIS is at it again
  18. Liibaan, haddaan mapka si fiican u fiiriyey oo xattaa Boosaaso is missing from the reer bari map
  19. Pastor Jones is finding out the prize of his publicity stunt. First, the hosting services of his church’s web sites unilaterally terminated their contract with him, citing clauses in the terms against inciting violence etc. Now his own city is punishing him for his campaign of hatred, slapping him with a bill that is more than his financially impoverished, 15-men strong, church can afford to pay.
  20. Orlando, Florida (CNN) -- The city of Gainesville, Florida, plans to send a bill estimated at more than $180,000 to Pastor Terry Jones for security costs surrounding his controversial threat to burn Qurans on the anniversary of the September, 11, 2001, attacks, a police spokeswoman said Friday. Police agencies spent more than a month working on security plans to ensure the community surrounding Jones' Dove World Outreach Center -- the planned site of the burning -- was safe, according to Gainesville police spokeswoman Cpl. Tscharna Senn. Jones also told authorities he received numerous death threats because of the planned protest, which he called off amid increasing pressure from world leaders. The Gainesville Police Department said it spent more than $100,000 while the Alachua County Sheriff's Office spent an estimated $80,000 during the weekend of the planned demonstration. "We have 286 sworn officers and almost everyone was working either at the Dove Center or at other soft targets," Senn said. "Unless you were sick or injured you were working" the day the burning was to take place. Officers secured malls in the region, the University of Florida's football stadium and areas around the church in the days leading up to the planned event. City plans to bill pastor for security around planned Quran burning
  21. xaaji xunduf war gal baa tahay oo anaa taa og, laakiin Che daa ha afkiisa ha ku hadlee, inuu qallooc u dhashayse (aan sii hormariyee) anaa og suu wadani belaa u yahay baad arkaysaa asagoo habra la laayey u dabaal degeya
  22. xaajo xunduf markaad cuqdada daaci jirtey baa la gaaray ood ragga bariga kaa xiga aad libinta kala bakhayli jirtey. somaliland intay jeclayd waa haysataa magacii uunba ka maqan, Liibaanna caradaa caddaaladii dhaafisay ee hadda magac uu meel ku qoraa waxba kama dhinteen
  23. Horta ayyaamahan waa maqnaaye, Che alshabaab ma ka haray mise sidii buu u difaaca tolow ?