xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Ulahaa i diley Hadhow bay ku leeyihin Sharif dawlad ma yaqaan
-
boowe aa la tahay
-
Banaanbax lagu taageerayo Goonjeex oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
xiinfaniin replied to Somalina's topic in Politics
It's as though these folks read brother Sophists thread on SOL Goonjeex has been a solid ally of Sharif -
Abwaan, why do you think there will a power struggle between him and sharif? he gave me the imbression of being slow-and-steady kind of guy...meaning he prefers rising gradually rathen then dramatically.
-
TFG Forces Make Progress as Al-Shabaab Rift Widens
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
I am not sure the corelation is as significant as you seem to imply Perhaps the rumored rift within alshabaab is true -
Somalia: TFG Forces Make Progress as Al-Shabaab Rift Widens [Press Release] 4 Oct 4, 2010 - 10:26:53 AM In the last few days, TFG forces with the support of AMISOM troops have secured more areas in Somali capital, Mogadishu. These gains come amidst reports that the Al-Shabaab’s second in command has withdrawn his forces from the city as rifts within the extremist group deepen in the wake of the failed Ramadan offensive. The TFG forces have now taken the Taribune square, the former military hospital, Taleh Hotel and many other places in that area. The new positions are close to Bakara Market, the biggest market in the country, used by the Al-Shabaab to launch mortars into other areas of the city. The move into these positions is designed to inhbit the group’s ability to hide behind non-combatants and should result in a drastic reduction of civilian casualties in the city. The TFG has in recent months expanded the areas under its control in the city. The 7 districts it controls are now home to 90 percent of the city’s population as people move away from the harsh regime imposed by the insurgent in areas under their control. Meanwhile, Mukhtar Robow, Deputy Commander in-Chief of Al-Shabaab, has reportedly moved his forces to Bay and Bakool regions of southern Somalia. He is said to be considering forming a new group, to be known as Al Islamia ……, and is apparently consolidating his forces in anticipation of a coming fight with his former comrades. Clan divisions and disputes over command, policies and the role of foreign fighters within Al-Shabaab have been exacerbated by heavy losses suffered in the August/September offensive. Robow’s forces, mostly from the Rahawein clan, bore the brunt of these casualties, with nearly 10 percent of the estimated two thousand men he had deployed in the city killed. The withdrawal of Robow’s fighters is a massive body blow to the Al-Shabaab insurgents as they constituted a big portion of the group’s fighting force during the offensive. The extremists are attempting to replace the lost capacity by press ganging abducted children into service. Sources say nearly 2000 children are being held and undergoing training in the group’s camps in Central Somalia. Robow, one of the more moderate voices within the al Shabaab, was replaced as the group’s spokesman in 2009 following his opposition to the policy of denying access to humanitarian organizations trying to help the suffering population in Central and South Somali. He is also said to object to the increasing role of foreign fighters in the movement. He is said to be close to Hassan Dahir Aweys, leader of the rival Hizbul Islam militia, who has also pulled out his forces from the capital. This leaves Al Shabaab isolated at a time when the Transitional Federal Government troops, supported by African Union forces are making gains on the ground in Mogadishu. Minister of Information, Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), has called on the armed opposition groups to join the country’s peace process for the sake of the suffering populace. “We are ready to work with our brothers in these groups provided they renounce the use of violence,” he said.
-
It is almost certain that the pm will go to Buuhoodle this time Abdikarim jama
-
Awoowe, what happens in SOL stays in SOL...so no worries.
-
Gheele laftigiisanba ka shakikey ayyaantan
-
Taariikh-nololeedka Ibraahim Afgaani oo ka mid ah horjoogeyaasha Shabaab.
xiinfaniin replied to Abwaan's topic in Politics
Sheeko xariiro qosal miiran ah Ibrahim though was, by all accounts, a destructive character. Godane, it is said, is an intellectual albeit trapped by radical views and takfiiri tendencies -
^^waa war! Sophist buu aniga ii yahay, awoowe.
-
Sophist, Yaa ka hortaagan Sharifka inuu magacaabo Cabdukarim al Buuhoodlaawi?
-
Siilaanyo understands what is at stake for SL. He is dealing with old problems, not new ones. The position of the world toward SL's public aspirations is known, and it will not change. The challenge for Siilaanyo is how to synchronize between what he knows to be the truth of the matter, and what the gullible public believes as a results of the lies that were fed to them over the years. It's not easy. But one trusts the old man as he the only one capable to stand up to the painful reality...
-
Bosaaso: Business man killed from sool region
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I know this is for the cheap political scorecard from xaaji xunjuf's part, Laakiin ilaah ha u naxariisto marxuumka -
xaaj xunjuf, dagaalka cagaarane waa dagaal daaqsin iyo ceelal laysku haysto, waana dagaal reer miyyi u dhexeeya, carab iyo ilko baa iskugu dhow iyana waa is qaniin tii weeye. kan Oog waa dagaal daraawiish han wado iyo snm tiiyo dawlad is mooday u dhexeeya, wax daaqsin ka weyn baa laysku hayyaa, oo waa dagaal midnimo lagu xaqiijinayo, gooni isu taag iyo cuqdada xaggeer yuururtana lagu cayrinayo marka xaaji arrimaha ha isku qaldin. mansab puntland sadaqo maaha, laysmana siiyo, oo waa xeelad iyo xulafaysi, kii cuqdad uga dudaa, waa ni laciifnimo hayso. xaggeer puntland dhib aan PIS ahayn kama jirto, daraawiishtuna iyagaa caarad ka ah arrimah SSC ka socda, ee saa u fahan. Midda kale warar aan hadda helay waxay sheegayaan wax daraawiishta iyo inta jecel ku farxaan, qoloda reeraha danbigii ina Siyaad galay ku kala raraysana ka naxaan. Idiinse sheegi maayo oo war jiraaba cakaaruu imaan
-
P.I.S: A Poor Imitation of Mogadishu Antiterrorism Alliance
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Imaamkii Masjidka Salaaxudiin Shiikh Ismaaciil Khaliif Mire oo galabta la sii daayey. Posted to the Web Sep 30, 17:32 Gaalkacyo:War haatan naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in galabta la sii daayey Imaamka Masjidka Salaaxudiin Shiikh Ismaaciil Khaliif Mire . Sii daynta wadaadka ayaa waxaa qeyb weyn ka qaatay waxgaradka iyo cuqaal ku sugan magaalada Gaalkacyo waxaana ugu tun weynaa Islaan Bashiir Islaan Cabdulle . Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa ka codsaday Maamulka Puntland in ay sii daayaan Shiikh Ismaaciil Khaliif Mire oo ay ciidanka PISta k qabteen Bartamaha magaalada Gaalkacyo 11 bishan September Ilaa haatan ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay Maamulka gobalka Mudug ee ku saabsan sii deynta Sh Ismail Khaliif ,mana jirto wax danbi ah oo wadaadka lagu soo oogay ilaa hadda ama wax maxkamad ah oo la horgeeyey. -
P.I.S: A Poor Imitation of Mogadishu Antiterrorism Alliance
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
It's getting quite embarrasing ...read below. That is PIS for you . Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa Caawa Xabsiga magaalada Gaalkacyo laga siidaayey Sheekh Ismaaciil Khaliif Mire oo kamid ah Wadaada gobolka Mudug kaas oo labo todobaad kahor amar kasoo baxay Gudoomiyaha Gobolka Mudug lagu soo xiray islamarkaasna uu xarigiisu Jawhareer ku kaanay Howlaha Maamul ee gobolka Mudug. Siideynta Sheekhan ayaa Waxaa amray islamarkaasna kaalin muhiim ah ka geystay Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax Islaanka Beesha Cumar Maxamuud,waxaana wararku ay sheegayaan in Islaanku uu amray siideynta Wadaadkan dabadeedna uu madaxweynaha Dawlada Puntland ogolaaday Amarkan,waxaana uu Amarku yimid kadib markii uu shalay Islaanku beesha uu Wadaadkani ka dhashay ku amray inay Malayshiyo beeleedka kasoo qaadaan Albaabka Xabsiga weyn ee magaalada Gaalkacyo. Wararka siideynta Wadaadkan kasoo baxaya ayaa sheegaya in Wadaadkan markii xabisga laga siidaayey kadib la geeyey Guriga Islaanka islamarkaasna uu halkaas ka dhacay kulan aanan weli la hayn faafhaahintiisa,kaasoo markii danbena keentay in Wadaadkan dib uu xuriyadiisa u helo. Xariga Wadaadkani wuxuu keenay in uu khilaaf xoogani soo kaladhexgalo Taliyaha Guud ee Booliska Puntland & Gudoomiyaha gobolka Mudug kadib markii uu Taliyuhu amray in hadii aanan wax danbi ah wadaadka lagu hayn xabsiga laga siidaayo,taas oo uu Gudoomiyaha gobolku ka dhago adaygay,waxaana markii danbe howsha soo fara galiyey Qeybaha kaladuwan ee Waxgaradka gobolka Mudug. Beesha uu Wadaadkani ka dhashay & Qaarkamid ah Culimada ay Sheekh Ismaaciil isku xirnaayeen ayaa mudadii uu xirnaa Xabsiga Ilaalo weyn ka qabtay,waxaana dhowrjeer oo hore ay Rasaaseyni dhexmartay labada dhinac iyadoo shalayna lasoo qaaday ciidankii halkaas la geeyey taas oo ka danbaysay Amarka uu islaanku siiyey beeshan. Xariga Wadaadkan waxaa Amray Gudoomiyaha Gobolka Mudug,waxaana lagu eedeeyey inuu xiriir la leeyahay Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya,waxaase imika muuqata in Amarka Gudoomiyaha & Eedayntiisu aysan midna shaqeynin islamarkaasna ay dadka qaarkood ka qaadeen shaki Siyaasadeed Xariga Sheekhan. Cabdiqani Xayir Allpuntland -
'Sister Wives': TLC's Polygamist Family Asks Us To 'Rethink Marriage'
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in General
ninkaan maddiidow aqristay, si kale oo loo sharxo ma leh saaxiib -
Kenya is on the verge of recognising Somaliland
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
@Kenya is on the verge of recognizing Somaliland xaaji xunjuf, waa nin dhiig leh -
Ka dhabee ama iska dhaaf, sida ninkaan camal
xiinfaniin replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
waxaa dhab ah inaan dadkoo dhami u diririn (ama ka dhabayn) waxay aamisanyihiin, sidaa darteed, maxay xamar u aadi waayeen oo u dagaalami waayeen waa su'aal tabar daran. waxaa ka xoog badan in la weeraro waxay ku diririyaan iyo wadaday u marayaan si ay yoolkooda u gaaraan -
'Sister Wives': TLC's Polygamist Family Asks Us To 'Rethink Marriage'
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in General
ragga noloshoodu waa xilo (haween) iyo xoolo nimaan labadaa haweysani rag maaha, iga qor aniga. xeeladaase laysku dhaafay -
A Criterion for Selecting a New PM for TFG As Omer Abdirashid has effectively resigned from TFG’s prime ministerial post, many Somalis await Sharif to appoint a new man for the vacant post. Here are some pointers for Sharif in selecting his second prime minister. 1-Listen to the old man in the audio He was offensive with speaking the truth to Somali politics, but he was largely truthful. Omer brought a recognizable name, but he did not bring managerial skills, and he lacked tangible support from his base. So once and for all, go against the conventional wisdom, and give the pm position to a non-Puntlander. This will give Puntland a breathing room to sort things out: unlike Somaliland, Puntland is confused about its direction. Is it part of federal Somalia? If it’s a part of it, what does it mean to be part of federal Somalia? The answer is not easy, and a prime minister from Puntland would complicate the deliberation. It will also give incentive to other Somali stakeholders to commit significant contribution to the TFG arrangement. Be mindful about the fact your time is up in a one year Pick some one who can help you extend your time. And to extend it, you need a new strategy and new men. Your new strategy should be not to govern a country but to bring Benadir under your control. I trust by now you learnt UN agencies in Nairobi could care less about Somalia, and given your capacity and skills, you shouldn’t set yourself up for failure in assuming a role that requires resources that are not at the moment attainable. So pick a man who can articulate a new southern strategy with which you can realistically gain control over some significant land. Never pick a groomed man You should stay away from UN technocrats for they did Yusuf away. Lean toward Arabic speakers for he may be useful in putting together a wining prayer that could get one or two sheikhs in the Gulf Sheikdom to give. If you base your pick on those three criteria, you will survive beyond one year. ps. It is a working assumption that Sharif understands that he can never defeat Alshabaab. He shall compete with them over control in the south
-
Popular Contributors