xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Macallin Nuune ma aqriyaa waraaqdii Sharif Sheekh Ahmed, mise adaa aqrinaya ?
  2. Waa sarbeeb culus , tani waa tii AYOUB la wareeri jirey A literary depiction of the irrevocable effects twenty years of secessionist indoctrination and cult teachings might have had on the youth in the north. Laakiin dhanbaalka jacaylka aan ku darsadee , Keyse-Lander u aqriya tixdan aan dhammaystirnayn … Ilaahii ku uumaan farsomo lagu ataageyne, Nin ku eegay ubaxay marnaba kuma illoobeene Insiga iyo ina jiniba dhabay kula ashqaaraane’e Jarmaadada aroortii markaad aayar soconayso Gawaarida ordaysaa mar bay wada istaageene’e
  3. Give Sharif a chance to name his PM first, guys .
  4. Waa barnaamij Macalin Nuune kula talinayo siyaasiyiinta iyo madaxda Dalka Somaliya. Macalin Nuune waa nin da' dhexaad ku jira, khabiir ku ah dhaqanka soomaaliyeed, xirfado kala duwan oo uu ka shaqaysto leh , yaqaan afaf dhowra, safra oo dalka iyo waxa ka socda wacyi dheeraad ah u leh, lana socda xaaladaha siyaasada, ganacsiga, iyo bulshada ee dalku hadda ku jiro. Macalin Nuune wuxuu leeyahay taariikh dheer, haddaanse soo koobno, wuxu ku dhashay koonfurta dalka Somaliya gaar ahaan meel u dhow xuduuda Baarrey. Waaguu Macalinku dhashay waxaa wax lagu tirin jirey xilliyada, waxaana la isticmaali jirey magacyada abaaraha ama barwaaqada. Hadaba wuxuu Macalin Nuune dhashay gu'gii Qosol Da-arood. Ababkiisii hore wuxuu ahaa wiil yar oo firfircoon, oo fahmo dheeraad ah ilaahay ku mannaystay. Asagoo yar buu xeraysi iyo xalaqaad diinta barashadeeda ku dhammaystay. Waxbarashadiisa maadiga ah si qubane ah buu weligii u watay oo inta badan qalinka iyo qaddu waa isku agyaaleen. Wuxuu arday weligii u ahaa taariikhda iyo isbedelka waayaha. Shattiyo badan buu leeyahay waxaase ugu danbeeyey kii u ku qaatay inuu diyaaradaha duuliyo, iyo midka ay hadda shan dawladood u siiyeen inuu dadka hawada badan la taliyo, sida siyaasiyiinta, iyo hogaamiyaasha ganacsiga... Asbuucaan waxaa Macalin Nuune marti u ah, Sheekh Sharif Sheekh Axmed, Cabduraxman Sheekh Maxamed Faroole, iyo Axmed Maxamuud Siilaanyo.Waxaa Asbuuca danbe u ballansan, Admiral Cusman, iyo Faarax Macallin. Hadaba inta uusan Macalinku tala bixin wuxuu ka codsaday martiga inay soo koo kooban xaaladah hortaagan ee lagala talinayo. Kusoo dhawaada Macalin Nuune asagoo marka hore aqrinaya xaalada Sheekh Sharif!
  5. The Puntland Diaspora Forum (PDF) welcomes the recent statement by U.S. Assistant
  6. Sh. Aweys oo kulan qarsoodi ah la yeeshay Abu Mansur 6 Oct 6, 2010 - 8:57:16 AM Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay GO ayaa sheegay kulan qarsoodi ah ay Muqdisho ku yeesheen Sh. Mukhtar Robow Cali [Abu-Mansor] iyo Sh. Xasan Daahir Aweys oo ah hogaamyaha ururka Xisbul Islam, kaasoo ay kaga hadleen dhismaha urur cusub oo ay ku mideysan yihiin. Sh. Abu-Mansor oo ahaa hoggamiyaha labaad ee Al-shabaab ayaa wuxuu khilaaf awgiis uga baxay kooxdan, isagoo maalmo ka hor tagay Muqdisho dibna ugu soo laabtay Muqdisho, si uu u dhiso urur la loolama kooxdii uu horay uga tirsanaan jiray. "Waxaa jira kulan lagu dhisayo urur lagu magacaabo Al-Islamiyah oo ay ku mideysan yihiin garab ka mid ah garab ka go'ay Al-shabaab iyo Ururka Xisbul Islam, si ay ula xifaaltamaan kooxda Al-shabaab oo inta badan koonfurta Somalia maamusha" ayuu yiri sarkaal ay si weyn isugu dhowr yihiin Sh. Aweys oo la hadlay GO. Sarkaalkan, ayaa sheegay in Sh. Aweys iyo Abu-Mansor aysan weli isku afgaran cidda majaraha u qabanaysa ururka cusub, taasna waxaa la rajeynayaa in sida ugu dhaqsiyaha badan go’aan looga gaaro. Khilaafka Al-shabaab ayaa waxaa sababay dagaalada lagula jiro dowlada iyo mas’uuliyada ururkaas, iyadoo Abu-Mansor uu ku eedeeyay hogaamiyaha sare ee kooxdan Axmed Cadi Godane inuu jagooyinka wanwanaagsan ee ururka uu u dhiibay rag ay hayb-wadaag yihiin. "Qodobada la isku qabsaday waxaa ka mid ah mas’uuliyada qaybta maaliyada oo loo dhiibay ruux ay hayb wadaagaan Godane, waxaana laga gaari waayay xal" ayuu sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab u sheegay saxaafada. Sarkaalkan, ayaa sheegay in dhowr shir oo la damcay in lagu dhexdhexaadiyo hogaamiyeyaasha kooxdan ay burbureen, waxaana Abu-Mansor uu go'aan ku gaaray inuu ciidankiisa kala baxo Magaalada Muqdisho. Kooxda Al-shabaab ayaa ugu awood badan kooxaha dagaalka kula jira DF iyo ciidamada ilaalada ka haya ee AMSIOM, waxaana khilaafkan oo aad u xoogan uu sababi karaa inuu ku yimaado burbur, ayna awoodoodu dhantaalanto.
  7. ^^Weli ma hadlaysaa Cara: AMISOM: trigger-happy soldiers who don't give a flying duck about civilian casualties outside of bad PR. Alshabab: Nutjobs who delight in the suffering of those they claim to champion.
  8. Aw Tusbaxle, Meeshaan hannaan gobanimiyo haddiyad eegaayey Haf miyaad la tiri xaydh sidaad haan ku dhayanayso Adeer, hanjabaad aan macno badan lahayn baad la shir timid. Maxaa ku jaban haddaan ixsaa iyaad ku weydiiyey… Sh. Ibrahim took a risk in what he did. It may or may not work, but it is a change in how things were done since the beginning of the struggle. Although I appreciate the change in strategy, there are things in this agreement in which I disagree in principle. ONLF is a very well established freedom fighting organization. It represented the struggle of Somalis in that region for a long time. Its name is synonymous with freedom for Somalis in Ethiopia. It has an appeal and emotional attachment to average Somali that transcends beyond usual tribal boundaries. All that is true. But that does not mean ONLF is always right. It does not mean others cannot lead in finding a different solution to the problems in ******. The more you write, the more it becomes apparent that you reject the deal because some one other then the good admiral struck the agreement with Zenawi. I don’t like that awoowe.
  9. The kid is still angry for no apparent reason. Go take a wudu ! that is what you do when you are angry, Polanyi.
  10. Aw Tusbaxle, I must admit the stats I heard from that briefing were much better than my originally assumed base line. In my mind, ****** was a land of misery and agony whose people are under harsh political oppression and military brutality where access to education, clean water, and health services (let alone research institutions and higher ed) was no wise possible. When you utter words such as tyranny and refer to the lack of individual rights that exists in the region, you are appealing to my instincts. I tend to readily agree with such powerful arguments albeit emotionally. And I have asked very tough questions like the ONLF and its opposition to the said agreement. And my friends admit the fact that ONLF remains the biggest obstacle. It represents, they say, real challenge to whatever progress and break this agreement was designed to produce. I gather you are not denying the existence of the stats I cited. You are just pointing out the fact that majority of ******s are living under tyranny and as a result are suffering.
  11. ^^Define Islamist! Adeer, you seem to be trapped by the educated bigotry neoconservative talking heads spread over the media outlets day in and day out. In the conventional definition, at least the one I am familiar with, Islamist is a term used to describe anyone who opposes the notion of separating the state and the religious values of its citizens. And in that definition, visionary leaders and intellectuals such the ones produced by the Turk’s political Islamists movements, Egypt’s Islamic Brotherhood, or Iran’s revolutionary leaders would fall in Islamist category. The other depiction of Islamists as a nihilist bunch with heinous agenda is simply the result of willful ignorance. Those who would like the Islamic world to mimic the political experience of western nations, I observed, are the ones embracing this bigotry. Puntland and Somaliland are not immune from the religious extremism that engulfed the South. If anything the only bulwark these two regions have against this global tide is the presence of Islamic scholars (with Islamist inclination, mind you) who view alshabaab’s theological madness detrimental to the political and security stability of these two regions. So the credit really goes to the citizens of those regions who together worked to preserve whatever relative peace and stability they have. Besides, and in all actuality, most people would likely vote for Islamist agenda if free and fair election in which Islamist candidates were contesting were held in the regions you referred . Marka adeeer hadalka ma seegine, waxaan is lahayn baad is dhex gelinaysaa. Wiilasha yar yar ee xiniinyuhu gubayo, iyo ragga rug caddaaga ah ee sida miyirka iyo caqliga leh hoggaaanka dalka u xar xardhaya baad rabtaa inaad isku weel wax ku siiso.
  12. Originally posted by Gabbal: Historically, I would have to disagree. Keenu hawd buu daaqi jiray kiinuu xeebaha yaqiinay. ^^Raggeedii. Waagaan xeebaha joognay, geel ma'annaan lahayn. Waa danbaan dhacnay as the uncles told me Seriously there are families in Hawd whose ownership of Geel can easily be traced to eather Sayid's Minanle, or Ali Yusuf's loots. Both sources were xaraam, hadhowbaa lagu oran xaggee inkaartu ka timid. Good talking to ya, Gabal! I am heading out...
  13. Siilaanyo is not wrong here. He knows what he is doing. He is privy to intelligence we the lay men are not privy to. Oodweyne would understand.
  14. ^^Gabal if it's reeraha I am as Hawd person as you can get. Aniga iyo adiga geeluuna isku meel buu daaqaa. Inkastoo kiinnu gardarro ku yimid
  15. Hawdo it is awoowe Ragga qaarbaa candidates watta, hadana ku leh ha u dhawaan bahasha ee ogow EDIT: lool@Gabal. Waryee you got jokes runtii
  16. Gabal's high talk drew me in ... Sophist go for it awoowe...you cant change or have influence if you comment on the side lines. Meesha gal oo markaad hubsatto isoo wac...
  17. Polanyi, ragga dhuusada kala tag plz! Prometheus , adeer extremists, (particularly the ones you are referring to) is only one factor out of the many reasons why Somalia is in agony. There are other factors that play major roles in contributing to the mayhem Somalia is experiencing. For instance, we cannot possibly discount the fact that for more than 15 years, secular groups in the strongmen variety destroyed the country. They impregnated Somalia with all types of extremism: religious, piracy, human trafficking etc. Indeed what we see today is a protest that got wrong against the excess injustices and brutalities committed by secular warlords. It all started when armed warlords in the gown of Bush’s anti Islam rhetoric wanted to double down on the poor masses, declaring that they will fight terrorism. Alas many knew that they were the real terrorists. And on another note, wishing the defeat of Islamists is akin in wishing a perpetual war on Somalis. Lest you miss the point, Islamists does not equal extremism. To think so is to accept Sara Palin’s propositions at face value. Waana hadaaqa of those who find very hard to accept that Somalis are Muslims…the rejectionist front our Ayyaan Hersi has been loudly representing. Such views only help collapse the conversation.
  18. ^Now just like an angry kid, you are farting all over the place, and in every which direction. Remember, ya Polanyi, calling some one a munaafiq is a felony in shaafici fiqhi
  19. Colonel Ali Sabarey aka Aw Tusbaxle, Friends who come back from Addis peace talks briefed me, and the info they gave about the current development/demographic stats of the region is astounding. 11 thousand teachers, 780, 000 k-12 students, a 6000 capacity university [only about 600 students are Somalis, they noted), and numerous research and development entities [mainly agriculture related], newly paved roads that cut the travel time between major cities in 70% … It’s the Jigjiga University that Puntland got 100 scholarships. Adiga iyo Abdiladiifba wax badan baad iga qariseen
  20. Originally posted by Colonel Ali Sabarey: He is also pushing for Xalane to be the new PM of Somalia, mainly because he thinks that will deprive ONLF of Nuune's clan support. I know now that Nuune is from Afdheer region
  21. ^^Calm down, Polanyi. It appears you are dueling with non-existent ‘sol munafiqs and chameleons’, and that is probably what is failing you here. I know you are angry with people like me who pointed out that alshabaab’s approach is to blame for the continuation of the current Somali saga. Put it simply, AMISOM is there because of alshabaab. The fight will continue …civilians will die…the west will support Sharif…alshabaab will cry foul…no one side will win…it’s a stalemate. Civilians will lose big, and UN agencies based in Nairobi will get the funds they need to stay in their five star hotels. If I didn’t know that you are fervent alshabaab supporter, I would’ve asked you an alternative to this mayhem. But I know your thinking, Polanyi.
  22. ^^You seem quite angry for a western reared kid! Why is that ya Polanyi?
  23. Muslim scholars never defended AMISOM atrocities. They discussed a peace framework for Somalia where AMISOM's presence is not required and in which civilian lives are not taken senselessly. It's Polanyi and his likes that would have us pivot to a deferent discussion, when they are the ones obstructing the path to stability, giving Somalia's enemies a clear opportunity to intervene. And outside intervention has a consequence as we all can witness today.