xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Galayr: TFG ministers more qualified than ministers of neighboring countries
xiinfaniin replied to Gabbal's topic in Politics
waxaa la wariyey in abu hurayra oo habeen magaalaga mushaaxayya ay shaydaan is heleen. Abuhurayra nin caqiido ku hubaysan buu ahaaye, shaydaankii buu inta kusoo booday ceego ku dhegay oo naftiisa dirqi geliyey. Shaydaankiiba inta lafihiisa u baqay yiri, war ninyahow wax ku anfacaan kuu sheegayaaye caawa isii daa. Abuhurayra waa maxay waxa i anfaca ood ii sheegi buu yiri, shaydaankii wuxuu yiri, ayatul kursi aqriso way ku anficiye. Subaxii baa abuu hurayra nabiga (scw) u sheegay. Nabigu wuxu ku jawaabay, shaydaanku waa beenlow asalba laakiin maanta runbuu kuu sheegay. xaajigu maanta xoogaa runtuu u dhawaaday -
Somaliland president official state welcome in Ethiopia video
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wallaahi odogii waa loo gaardiyey Tolow ictiraaf ma lagu helaa ? Mise carada Shariif loo qabaa gaaridiga keenay ? -
One of the sham deputy ministers appointed [Nov 18] Resigned
xiinfaniin replied to NASSIR's topic in Politics
What makes Farmaajo's cabinet sham, Nasir? I never saw you say this before when the *** clan had ministeries in the TFG [ November 21, 2010, 01:27 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] -
^^Dhilmaan-yaale (al yacni kaneeco ku dhammeynaysaa ),waagii timirta la geeyey ma maqasheen idinku ? Nuune ha ka sheekeeyo
-
Farmaajo's Cabinet Gets Bigger: Deputiy/Junior Ministeries
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^I think in fairness to him , even with the addition of junior and deputy ministires , Farmaajo's cabinet is stil a lot smaller than previous cabinets.... -
Farmaajo's Cabinet Gets Bigger: Deputiy/Junior Ministeries
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
I believe so. That is a big family to be left out of the cabinet . -
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo soo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-Dowlayaal Khamiis, November 18, 2010(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed ayaa maanta soo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-dowlayaal, kuwaasi oo ay tiradooda dhan tahay 18 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiru-Dowle. Magacyada Wasiir ku Xigeennada iyo Magaca Wasaaradda loo magacaabay 1-Mudane Xaji Cali Sheikh Maxamed Nuur Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta, iyo Awqaafta 2-Mudane Cumar Shiikh Cali Idris Wasaaradda Arrimaha Dibadda 3-Mudane Ibrahim ***** Yarow Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka 4-Mudane Mukhtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali Maye Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta 5-Mudane Daauud Cabdikariim Xaaji Cumar Wasaaradda Gaashaandhiga 6-Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga 7-Mudane Maxamed Cabdulle Faarax (Geeseey) Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, iyo Isgaarsiintan 8-Mudane Maxamed Cali Shire Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha 9-Mudane Cabdirashid Maxamed Xidig Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga 10-Mudane Cabdi Cali Maxamud (Riyaraac) Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-Udhiska 11-Mudane Xasan Yacquub Geescade Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha 12-Mudane Cabdullahi Abokor Jaamac (Gardowe) Wasaaradda Kaluumaysiga, Bayada, iyo Khayraadka Badda 13-Mudane Cabdulqaadir Haji Maxamed Suldan Lugadheere Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka 14-Mudane Siciid Maxamed Jimcaale Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta 15-Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Faarax (Dujana) Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka. 16-Mudane Faisal Cumar Guuleed Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare 17-Marwo Faduma Xasan Cali Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska 18-Mudane Cisman Libaax Ibraahim Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Wasiiru-Dowlayaasha Magacyadooda iyo Wasaaradaha loo magacaabay 1- Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Xafiiska Raisulwasaaraha. 2- Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Madaxtooyada. 3- Mudane Maxamed Cali Xaamud Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda 4- Mudane Maxamed Xasan Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Maaliyadda & Lacagta. 5-Mudane Maxmed Cabdi Abtidoon Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga. 6-Mudane Axmed Cali Yaqle waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka. 7- Mudane Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda. 8- Mudane Cabdirashid Xaaji Deerow Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka. 9- Mudane Dr. Maxamuud Shiikh Xasan Akhi Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada. Xafiiska Wararka Hiiraan Online
-
Nuune yaan lagu qaldamin, asagu malay ma yaqaane'e, odoyaal reer bari ah buu la sheekaystaa
-
Siilaanyo, waa oday soomaliyeed oo siduu godka dheer ee snm tu qoday looga soo saari lahaa shacabka somaliland buu u talo badsanayaa
-
Faroole: Wasiirradii puntland waxaa bililiqeystay Sheekh Shariif
xiinfaniin replied to sahal's topic in Politics
^^Sahalow weligaa haddaad aragto rag la hadal hayo: ka baq awoowe -
Somalia: Puntland leader criticizes TFG support of armed clan militia's
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
Faroole is in a dire need of a competent media advisor (Libaax or good Duke can volunteer for this ). Seriously, he needs to project a consistent presidential posture. I now he is a very smart man, with practical political convictions, but his trigger happy tongue seems to be his greatest Achilles’ heel. -
Faroole: Wasiirradii puntland waxaa bililiqeystay Sheekh Shariif
xiinfaniin replied to sahal's topic in Politics
This is a political marvel: Gabal is fiercely defending the TFG . On the topic, and without mincing words: Faroole waa gefay. There is no way to spin it. What he said was neither here nor there. Puntland should fight on the big fights in influencing the nature of future federalism in Somalia. It should not enter skirmishes in commenting on mere cabinet members; especially the leader of Puntland should not really be singling out individuals to judge their loyalty to Puntland. That is below the belt as it were… -
^^Yes awoowe haddaad haysaa ee isjir oo weligaa aayar soco
-
Apologies accepted che---hidden biases have tendency to seep in unconsciously.
-
Madhi@aan and Salah Arabs also have representation in Puntland, ya qabilist che EDIT: Who is questioning Puntland’s authority on Goldogob and on what basis?
-
No doubt that this is by far the most competent cabinet, at least on paper, Somalia had since the civil war broke out. And it is good first step on the new prime minister’s part. Will they shun from repeating the old, empty pronouncements, and come up with new creative schemes in dealing with alshabaab? Time will tell.
-
Che is being chased around in his own thread...and deservedly so . Qoor iyo xero ma dhahaa...
-
Oklahoma's Anti-Shariah Law Put On Hold, For Now by Barbara Bradley Hagerty November 8, 2010 A federal judge on Monday temporarily stopped Oklahoma's new anti-Shariah law from taking effect. Oklahoma's law — a ballot initiative approved by 70 percent of Oklahomans in the Nov. 2 elections — would change the state constitution to prohibit courts from considering international or Muslim law when deciding cases. Muneer Awad, head of the Oklahoma chapter of the Council on American-Islamic Relations, wasn't surprised at the Nov. 2 vote — but he was sad and worried. "You have a state-endorsed amendment in our Constitution that isolates, targets and marginalizes Muslims as a threat to the American way of life," says Awad. "We would be stigmatized by this amendment as being an unequal member in the political community in the state of Oklahoma." Just days after the ballot initiative was approved, Awad challenged it in federal court, telling Judge Vicki Miles-LaGrange that the amendment curtails his religious freedom. After a brief hearing on Monday, Miles-LaGrange granted a temporary restraining order and said the law may not be certified until all the constitutional arguments are heard. In the courtroom were the sponsors of the amendment, state Rep. Rex Duncan and Sen. Anthony Sykes. Both men said they were prompted in part by a case in New Jersey, in which a state judge refused to give a wife a protective order after her husband repeatedly raped her, because the judge said he must defer to Islamic law. The decision was quickly overturned by an appellate court. Neither Duncan nor Sykes returned repeated calls from NPR, but in another interview posted on his website, Sykes justified the Shariah amendment this way: "They certainly don't respect equal treatment regardless of gender in Shariah law," Sykes says. "They're very abusive and downright ill-treat women as unequal citizens in Shariah law, and we certainly don't want that here in America." What The Law Would Do "It's a ridiculous and offensive stereotype, an attempt to capitalize on the fears of people who don't know anything about Islam," says Awad. "We already have laws that prevent violence against women: You can't engage in a crime and consider it somehow related to your faith." Constitutional scholars agree. They say that if a religious practice conflicts with American law, the courts will strike it down; the New Jersey appellate court's quick response in the case of marital abuse supports that principle. Marc Stern, a First Amendment lawyer with the American Jewish Committee, says there's no way that fundamentalist Islamic law will be imported here. "Stoning, cutting off of hands, people being forced to wear veils and the like are simply not going to happen with the assistance of the courts," Stern says. So what would the new amendment do? Stern says it would favor other religious practices over Islamic ones. For example, Stern says, it is common for a court to accept a will, a prenuptial agreement or a contract based on religious law. "This amendment seems to say the courts can take no notice of Shariah law," he says. "It doesn't say you can't take notice of canon or Jewish or any other form of religious law that imposes requirements on religious believers. That, alone, would seem to be grounds for throwing this out." Looking Ahead The amendment opens a Pandora's box of legal problems aside from the First Amendment issues, says Joseph Thai, a law professor at the University of Oklahoma's College of Law. It would bar courts in the state from recognizing all international law, including treaties and international business contracts that are often based on foreign law. He wonders, why would any foreign company do business with Oklahoma? "I think this hurts Oklahoma’s economy because it chills international investment to the extent that international investors rely on international law to protect their contract rights," Thai says. "I think it also hurts Oklahoma more broadly because it makes Oklahoma seem like a less welcoming place for outsiders." It's difficult to find anyone who believes Oklahoma's new law will survive. But that will be determined later. The next hearing — when the state government defends the measure — is scheduled for Nov. 22. Source: NPR
-
Originally posted by *Blessed: If this was in my city I would want to know who they are and I would want to know how they operate, sidaan caruurtayda uga illaashado. Who they are: criminals who prey on little girls. How they operate: they think it is cool and hip, they think it is quick way to make money and gain sexual pleasure...they have criminal mentality. Check: who they are and how they operate has nothing to do with their ethnicity and religion. That is to say one’s ethnicity and religion do not, in anyway or shape, predispose the sort of crimes we’re discussing here…and that is why we are so totally against mentioning ethnicity and religion in relation to criminal activities. That is our argument, pure and simple.
-
November 14, 2010 Oklahoma Surprise: Islam as an Election IssueBy JAMES C. McKINLEY Jr. OKLAHOMA CITY — Cory Williams, a Democratic state representative from Stillwater, expected his opponent in the recent election to label him a free-spending liberal allied with President Obama. He did not foresee that he would be accused of trying to subject Oklahomans to Islamic law. Mr. Williams was one of 10 Democrats who voted against putting a state constitutional amendment on the ballot that would forbid state judges from considering international or Islamic law in deciding cases. He considered the idea unnecessary, since the First Amendment already bans state-imposed religion. His Republican challenger sent out mailers showing him next to a shadowy figure in an Arab headdress. On the other side, the flier said Mr. Williams wanted to allow “Islamic ‘Shariah’ law to be used by Oklahoma courts” and suggested that he was part of “an international movement, supported by militant Muslims and liberals,” to establish Islamic law throughout the world. “At the end of the day, it was just fearmongering,” Mr. Williams said. He won by 280 votes, but many of his fellow Democrats failed to hold their seats. The amendment passed with 70 percent of the vote and helped drive record turnout in Republican strongholds. For the first time in the state, Republicans will now control the governor’s office and have veto-proof majorities in both houses of the Legislature. Other states where Republicans seized control of all reins of government in this election are Alabama, Indiana, Kansas, Maine, Michigan, Ohio, Pennsylvania, Tennessee, Wisconsin and Wyoming. In Oklahoma, many conservative Democrats from rural areas lost, sounding a death knell for the state’s famous Blue Dogs, who have wielded power since the 1930s, pollsters and some Democrats say. Politicians on all sides here predict that a raft of conservative bills that had been vetoed by Gov. Brad Henry, a moderate Democrat, will sail through next year, along with a few new ones. The Republican governor-elect, Mary Fallin, a former member of Congress, is not only the first woman to be elected to the office, but also an archconservative allied with right-wing Republican lawmakers who call themselves the Liberty Caucus. Voters also passed ballot initiatives on hot conservative issues, measures that had had little chance of becoming law under Mr. Henry. Those initiatives show the extent of the conservative triumph here and how the anxiety among some voters about illegal immigrants and Muslims has become a potent political weapon. For instance, voters overwhelmingly approved measures making English the state’s official language and requiring picture identification at the polls. Democrats maintain that both measures make it harder for Hispanic immigrants to vote or go to school, and they had succeeded in stopping them in the past. But nowhere was the culture clash more stark than on the amendment regarding Shariah law, which put Democrats of a secular bent at odds with the conservative Christians who make up the backbone of the Republican Party. Supporters of the amendment acknowledge that there is no evidence Islamic law had ever been brought up as a defense in the state courts. But they point to a recent case in New Jersey in which a judge had considered Shariah law in denying a restraining order to a Moroccan woman who said her former husband had raped her while they were married. The decision was overturned. They also note that Shariah courts have been set up in England, where they have the power under a 1996 law to act as arbitration tribunals in Muslim civil disputes, provided all parties agree to abide by the ruling. “This is a pre-emptive strike,” said the bill’s main author, State Representative Rex Duncan, a Republican from Sand Springs. Before the vote, Mr. Duncan described the Shariah tribunals in England as “a cancer” and predicted that Muslims would come to America to take away “liberties and freedom from our children.” In an interview on MSNBC, he said: “This is a war for the survival of America. It’s a cultural war.” (In 2007, Mr. Duncan rejected a gift of a Koran from a council Mr. Henry created, saying, “Most Oklahomans do not endorse the idea of killing innocent women and children in the name of ideology.”) Mr. Duncan, who had to step down because of term limits, won a close race for district attorney in Osage and Pawnee Counties. His sponsorship of the amendment helped him win there, local pollsters and politicians say. Across the state, the ballot initiative pulled conservatives to the polls. “It was inflammatory, and it got people to turn out,” said State Representative Wallace Collins, a Democrat from Norman who lost a close race. “It worked for them.” The day after the election, Muneer Awad, executive director of the local Council on American-Islamic Relations, filed a lawsuit. Mr. Awad argued that the amendment violated the freedom of religion clause of the United States Constitution, because it singled out Shariah law and Islam for special treatment rather than banning consideration of all religious codes. That amounts to state disapproval of Islam, he argued. Last Monday, Judge Vicki Miles-LaGrange of Federal District Court agreed that Mr. Awad’s complaint had merit, finding that the amendment’s “primary purpose inhibits religion.” She temporarily halted the certification of the election results and scheduled a hearing for next week. Outside the courthouse, Mr. Duncan said the restraining order “thwarts the will of the people.” He said the amendment was never intended as an attack on Muslims, but as an effort to prevent what he called “activist judges” from using Islamic law in deciding cases. Law professors have begun to raise questions about the unintended consequences of the amendment. Because it also “forbids courts from using or considering international law,” it could complicate contractual arrangements between Oklahoma companies and those with headquarters abroad. The amendment might also prevent judges from referring to the Ten Commandments or exploring English common law in their decisions. “You throw a series of ambiguous ill-conceived words into the State Constitution and you don’t know what will happen,” said Harry F. Tepker Jr., a law professor at the University of Oklahoma. “It’s a mess.” Ms. Fallin, who has strong support from business, has begun to back away from the amendment, even though she supported it. “It’s something that she will have to meet with the attorney general on and look at the legal specifics,” said Alex Weintz, a spokesman. Muslim leaders in Oklahoma said the amendment felt like a slap in the face. They worry that marriages, wills, divorces and contracts — often drawn up between parties under Islamic principles then submitted to a court for approval — will no longer be valid. Jews and Roman Catholics often follow the same procedure in civil matters. But many Muslims said they were more worried about the anti-Muslim mood that fueled the amendment’s passage. The vote here follows the controversy over a Christian pastor’s aborted plan to burn Korans in Florida and the opposition to an Islamic community center near ground zero in Manhattan. Large mosques in Oklahoma City and Tulsa have been flooded with hateful e-mail since the suit was filed, including a video of a man destroying a mosque, Muslim leaders said. “Islamophobia is really popular,” said Mr. Awad, of the Council on American-Islamic Relations. “With fear and hate, you really rally up a lot of supporters.” The politicians backing the amendment, however, deny the accusations of fearmongering. “America was founded on Judeo-Christian principles — that’s the basis of our laws, and people try to deny it,” said State Representative Mike Reynolds, a Republican who was an author of the bill. “I believe there is an awakening of people concerned about Christian values in our nation, and they are starting to express themselves.” Source : NY Times
-
Originally posted by *Blessed: May Allah have mercy on those cursed with the likes of superficial Xiin and AbdulLateef who in light of this very ugly situation see that a name needs more protection than the community's children. This is the tragedy off kii lagu seexday ee khuurada iska qabsaday. Cursed???? Gabadha maxaa qaaday inta waa dhaami jirtey'e? Yes we dont like sweeping generalizations. And we are not supperficial , xoogaa is celi abbaayo, ha taraarixin: ilaahna waad ii baryaysaa, waana i xukumaysaa Caruurta ciddii dhashay ha korsatto. Haddaan kuwayga ka adkaadaan buro sidaa, ma fahamtay. Kii danbi gala sharcigu ha la tacaalo. Laakiin maalin walba denbi aanan anigu gelin in laygu shaabbadeeyo waa idhibtaa . Beenna maaha. Mr. Somalia, you are now being a troll. Abdulatiif has every right to write letters to express himself. Doing so does not make him supperficial or anything of that sort. War intaa fahma. Magaca soomaali in lagu lammaaniyo rag tuug ah oo gabdho ka ganacsada xikmad aan ahayn ceebayn kuma jirto. Reer baadiyanimadaasi iyo caddaalad xumadaasi waa waxa soomaalida meesha dhigay...reer hebel baa sa sameeyey bay ku leeyihiin, waana ka ka dhab :
-
^^ Hadhow baa nimaan bala arag wax baan arkay oranayaa. Abdulladiif Al-Fiqih , It is up hill battle awoowe...but we shall try.
-
Popular Contributors