xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Professorial Vulgarity: Togane’s Fascination with Scatology
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
Abtigiis;821117 wrote: Xinny, not at all. I am on leave and when so I find it hard to sit infront of a computer. Niman badan oo meeshaad joogto ka yimid na way nala joogaan oo wada wareegno. I will return to work on Tuesday and I long for our hot exchanges. ^^Khayr markaa, waaban yaabay ninyahow . War kuwaa xaggayga ka yimid xaggee ku aragtay ninyahow . Fiiri kuwa badan meelaha igu mara, oo raba inay yiraahdaan waabaan xiin shaah la cabnay een kaa saxee ila tasho Insha Allaah soo noqo raggu mar mar ha isku tuurtuuree Waxaan damcay inaan iraahdo: Faduul gabaygu iigama tagiyo faanka socodkiise Meel ay ka fiigeen ayyaan sidii fiqi istaagaaye'e Aan fasiro murtida fiican waad iga filayseene'e Farriintaa turkiga nooga timid faaladdeed helaye ..... Fadxi baa inoo soo socdee farax ku noolaada -
^^ :D @ on the emphasis on 'land' & bi idni laah War ilaahay weel weyn baa lagu baryaa, and he knows it. It is a matter of finding a face saving formula so he can serve his country , Somalia. Wallee carabkii NGONGE ahaa xiniinyuu iska baaray hadduu maanta Hargeyso joogo, oo lagu maadsanayo unless of course Jacaylbaro uu meel gaar ku qariyey oo isaga iyo reer waqooyiga kala ilaalinayo
-
Professorial Vulgarity: Togane’s Fascination with Scatology
xiinfaniin replied to Abtigiis's topic in Politics
Welcome back Professor Abtigiis P.S. Is it an obscured observation on my part, or did you decide to post your intellectual camping on Wardheernews, instead of the SOL, the forum that gave you a platform to sharpen your teeth in a manner no any other forum could ? -
Carafaat;821072 wrote: Xiin Somaliland iyo Somalia marke wada fadhiistaan ee xal wada gaaran, maamulyaasha beelahaa meesha aye ka baxayaan. As a Unionist you support, dont you? I would support even if 5-member committee representing Hargeysa request to talk to 1-member committee from the rest of Somalis as long the discussion is about bringing you back to Mogadishu
-
Abaalmarin la Siinayo Qofkii al-Shabab soo Dila ama soo Qabta
xiinfaniin replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
This is nonsene if it is true But I smell in it a tabloid spin -
Yes, Ina Waraqle , teh arms embargo is outdated and will be lefted insha allah. With friends like Turkey and Qatar , and with the compromises shown by current TFG leaders, one has is reassured that Somalia will insha allah come back stronger...
-
Blessed, you are the bearer of the good news I was eager to hear, that NGONGE would one day walk the talk and do something meaningful for his people. It is good to hear that he is safe and sound oo weliba dhex mushaaxayo streets of H town. Oodweyne is a great friend of mine, despite the rhetoric and passion for local politics, teh man is asset for Somalia and is amongst the educated cream. XX, and Jacayl awalba naa-naalayaal bay ahaayeen, oo warfaafintaa lagu qaybshay , waxba lama weydiiyo
-
Duke, It is interesting that the secessionists brothers are now boycotting the very negotiations they were celebrating yesterday. Remember Siilaanyo appointed his negotiation team first before Sharif Puntland constitution is step forward, and I welcome the fact political parties can now be formed. Federal constitution is on track and will be adopted insha Allah. The Turks are helping , and that is great
-
Despite periodic suicide bombings in Mogadishu, Somalia is on track to achieve political milestones as well as security ones to end the transition period and fully restore her statehood. The constitution-making process is nearing completion as delegates are selected from every community, represented by the 4.5 political workaround. Come May, 850-strong delegates will congregate in the historic building of Somalia’s once prestigious Police Training School at the mouth of Indian Ocean breeze in Mogadishu to review and vote for the constitution. It is expected that the new constitution will be adopted, marking a significant political milestone to complete the transition. In Puntland, 480 delegates from regions various stakeholders have just concluded a historic 4 day convention to pass Puntland’s regional constitution. It marked a new beginning for the region where a new political system is adopted, transitioning from the old ways of forming regional parliament. This event showcased Puntland’s maturity as a state in its capacity to undertake very significant political event and succeed in a safe and timely fashion. TFG delegates flew from Mogadishu to witness the process as it unfolded. A 12-member committee comprising Somaliland, Puntland and TFG are expected to meet in London in a preliminary, preparatory meeting to discuss outstanding political issues surrounding Somaliland’s separatist stance. This is significant because after twenty years, Somaliland prudently chose to engage with other Somalis to begin reconciling its difference with other stakeholders. Turkey is planning to hold important meeting where Somalia’s political and civic leaderships are invited. International agencies that involve in Somalia and donor countries are also invited to contribute financially for Somalia’s recovery and reconstruction process. TFG leadership is on track to achieve political and security milestones to mark the end of transitional status. With the notable exception of politically disgruntled activists on VOA and BBC airwaves and Alshabaab security threat, things are looking bright for Somalia indeed.
-
lool@Puntland seceding War waataan xaaji xunjuf waayaan inaysan Puntland Somalia ka go'eyn , dastuurkuna dhib masoo wado ee saa u ogaadaa
-
New Puntland Constitution To Be Approved Within 2 Days
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
^^Who would've thought Carafaat of all people would be an avid follower of Puntland affairs Thanks Carafaat. Any Somali version of it ? I believe there were changes made to it recently... -
^^Adeer dhulaad dadkiisa necebtahay ood cadaw ku tilmaamaysid gacalo uma haysid
-
Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
It is not what you say; it is who you are , bura burahadeer is a man on mission to destroy Puntland. His weapon negative posts on online forums -
New Puntland Constitution To Be Approved Within 2 Days
xiinfaniin replied to Somalia's topic in Politics
Where can I find a copy of the new constitution? Anyone has a copy or link please forward me -
Ilaa aan xisbi MIDNIMO la yiraahdo arko, xisbiyadan aqoonsan maayo
-
Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
^^ :D What you wish for Puntland is more sinister than the politically correct statement you wrote above , ya bura. -
Maaddeey;818281 wrote: ^^ Dhul Soomaaliyeed oo naga wada dhexeeya sowm maaheyn meeshu?. Maaddeey waa run oo waa dhul Soomaaliyeed, laakiin waa dhulka aad duullaanka ku tahay oo Alqaaciddada makrinaysa aad maanta dabaal degga u tahay. Maad taageertid maamulka iyo xasiloonida ka jirta hadduu dhul soomaaliyeed kuu yahay? Cuqdad iyo ninkii ciil qababa looma caal helo
-
Ururka Al-Shabaab: Puntland Waxaa ka Taliya Maraykan Iyo Ethiopia
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
Xaaji Xunjuf is doing promo for Alshabaab, eh ? -
General Duke;818239 wrote: Oil is already causing Somali outlets tomlose their hair. When it's found nomdoubt every Farah & Xalimo will find a common ancestry with the people of the North East. All those forgotten Granma's and next door neighbors :D Dadkoo dhan qaraabo bay noqon,
-
Xaaji Xunjuf Responds to Madaxweyne Sharif's 'Midnimadu waa Muqaddas'
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^ :D Indeed secessionists are acting up these days ... -
Sheekh Shariifow Midnimada Somalia Muqadis Maaha Ee Jaarnimada ayaa Muqadis ah Qormo Wariyaha Hadhwanaagnews Ee London (Hadhwanaagnews) Thursday, April 12, 2012 London (HWN) Waxaa beryahan danbe madaxwaynaha Somalia Sheekh Shariif Sheekh Ahmed uu caado ka dhigatay marka la soo hadal London (HWN) Waxaa beryahan danbe madaxwaynaha Somalia Sheekh Shariif Sheekh Ahmed uu caado ka dhigatay marka la soo hadal qaado wada hadalada dhex mari doona Somalia iyo Somaliland in uu markiiba si aan ka fiirsasho lahayn ula soo boodo erayga ah midnimada Somalia waa muqadis waxa aan la yaabaa waxa uu uga jeedo midnimada Somalia waa muqadis. Madaxwayne Sheekh Shariif Ahmed oo ah nin u doodaya midnimada Somalia ayaa waxa uu garan waayay qofkii yidhi maah-maahdii Soomaaliyeed oo caanka ahayd ee la odhan jiray hadii aan aamusno waa afkusalax ku dheg hadii kale xoolaha sidaas laga dayn maayo. Maah-maahdan waxaa laga hayaa oo yidhi Ina xagaa dheere oo ***** ah kana soo jeeda deegaanka gabiley. laakiin arinta qosolka lahi waxa ay dhacday markii uu madaxwayne Shariif xafiiskiisa ku qaabilay odoyaal iyo siyaasiyiin ka soo kala jeeda deegaanada Puntland iyo Galmudug oo Muqdisho u yimid sidii wax looga qaban lahaa colaad ka dhex dilaacday beelaha wada dega Gaalkacayo. Waxa uu madaxwayne Sheekh Shariif oo halkaas hadalo ka jeediyay hadalkiisii ku bilaabay waxaa laga hayaa ninkii reer Mudug ee ka soo jeeday Puntland hadii aan aamusno waa afkusalax ku dheg hadii kale xoolaha sidaas laga dayn maayo taas oo odayaashii iyo siyaasiyiintii shirkaas ka soo qayb galay la sheegay in ay qosol jaanta rogeen iyaga oo la yaabay aqoon darida deegaaneed ee haysata madaxwaynihii dhamaa ee Somalia waxa ay odyaashaasi madaxwaynaha u saxeen cidii tidhi maahmaahdaas iyaga oo u sheegay in maahmaadaas uu yidhi nin reer Somaliland oo la yidhaahdo ina Xagaa Dheere taas oo weji gabax ku noqotay Sheekh Shariif Sheekh Ahmed. Arintani waxa ay kuu cadaynaysaa in aanu madaxwaynaha Somalia Sheekh Shariif Ahmed aanu soo marin dugsigii hoose/dhexe ee Somalia halkaas oo lagu dhigan jiray suugaanta Soomaaliyeed oo ay maahmaadan ina xagaa dheere ka mid tahay,waxa kale oo ay aqoon daradan deegaaneed ee haysata madaxwaynaha Somalia ay kuu cadaynaysaa in aanu madaxwaynuhu meela u dhaafin deegaanka Waxarocade iyo magaalada Muqdisho 45 sanadood ee uu jiray waxa kale oo arintani ka mid tahay inkaaraha ku dhacay umada Soomaaliyeed in madaxwayne bilaa xikmad ahi uu fuulo kursiga ugu sareeya Somalia arintan oo aan hore u soo marin dalkii la isku odhan jiray Somalia waana aduunyada nin nooloow maxaa argti kuu laaban. Waxa aan aniga oo ah qoraaga maqaalkan aan aaminsahay dib ula soo noshada iyo madax banaanida Somaliland mana aaminsani fikrada Somali wayn cid ugu khasbi kartaana ma jirto. Laakiinse waxaa aan ogolahay oo aanan waxba ka qabin in ay walaalo ahaadaan dhamaan dadka ku hadla afsomaliga ee ku kala nool dhamaan deegaanada 5ta Soomaalieed oo kala ah Somalia,Somaliland,Kililka 5aad ee Ethiopia,Djabouti iyo NFD taas waan ogolahay laakiin marnaba raali kama ahi Somalia iyo Somaliland oo sidii mara boobta isku dhegaanada waxa aanan jecelahay in ay Somalia iyo Somaliland mid waliba goonidiisa isu taago iyada la ilaalinaayo jaar wanaaga iyo walaaltinimada ka dhaxaysa dadka walaalaha ah. Waxaa looga baahan yahay madaxwayne Shariif iyo qofkii kale ee ka danbayn doona in ay ilaaliyaan oo tix geliyaan rabitaanka shacabka reer Somaliland oo 21 sano ka hor ku dhawaaqay madax banaanidooda. Sida aynu la wada socono dhamaanteen madaxbanaanida Somaliland kumaa aanay iman iska dheh iyo ciyaarciyaartoona waxa ay ku timid dhiig badan oo ay u daadiyeen dadka reer Somaliland iyo 120 kun oo qof oo ku shahiiday sidii ay dadka reer Somaliland xornimadoodii luntay 60kii ay dib ugula soo noqon lahaayeen, waxa ay xornimada ay maanta haystaan dadka reer Somaliland aakhiritaankii timid ka dib markii ururkii dhaqdhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed SNM oo gacan ka helaaya dadka reer Somaliland dhulkooda ka nadiifiyeen taliskii dhiigyo cabka ahaa ee Siyaad Bare. Dadka reer Somaliland markii ay ka soo nodeen xeryihii qaxootiga ee Ethiopia kuna soo noqdeen guryahooda waxa ay u qaadan waayeen waxa ay indhahooda ku arkeen iyo sida loo galay guryahaooda waxa ay soo noqdeen guryahoodii oo madaafiic iyo diyaaradahii Somalia lagu burburiyay intii soo hadhayna jiigadaha,albaabada iyo daaqadaha laga goostay duqayntaas iyo fadhataysigaas oo ay ka danbeeyeen ciidamadii xooga dalka Soomaaliyeed oo loogu talo galay in ay la dagaalamaan cadaw shisheeyo oo aan loogu talo gelin in ay la dagaalamaan shacab Soomaaliyeed arimahan iyo xasuuqii badnaa ee ay gasteen dawladii Siyaad Bare waa waxa igu kalifay in aan aamino qadiyada madaxbanaanida Somaliland fikradaas oo aan aaminsanahay in aan la god geli doono una malayn maayo in ay wax iga bedeli doonaan wada hadalada dhex mari doona dawlada Shariif, tan kadanbaysa iyo dawlada Siilaanyo oo iyada ah tan hor boodaysa wada hadaladaas aan la ogayn waxa ay ku dhamaan doonaan. Gabogabadii waxaa loo baahanyahay in la iska ilaawo fikrada Somaliwayn iyo erayga midnimada Somalia waa muqadas maadaama aanay dadka reer Somaliland fikradaas maanta aaminsanayn waxaa loo baahan yahay in laga hadlo sidii umada Soomaaliyeed xal waara loogu heli lahaa iyada oo la tixgelinaaya rabitaanka dadke reer Somaliland iyada oo loo ogolaanayo in ay ka mid noqdaan beesha caalamka. Waxaa kale oo loo baahan yahay in madaxda sare ee Somalia gaar ahaan madaxwayne sheekh Shariif uu isku dayo in uu wax badan ka barto deegaanada ay ku noolyihiin dhamaan dadka ku hada afsomaliga waxa kale oo loo baahan yahay in madaxwayne Shariif dhul badan oo Soomaaliyeed socod ku maro si uu wax badan uga ogaado taariikhda iyo dhaqanka ay leeyihiin dhamaan umada ku hadasha af Somaliga. runtii may ahayn mana aanan filayn in madaxwayne dhan oo Soomaaliyeed maanta garan waayo maahmaamdii ina xagaa dheere ee ahayd hadii aan hadalo waa afkusalax ku dheg hadii aan aamusnana xoolaha sidaas laga dayn maayo. source: http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=63532
-
Popular Contributors