xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Shirka Ansixinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya oo lagu wado inuu berri si rasmi ah uga furmo Magaalada Muqisho Jimco, May 04, 2012 (HOL) — Shirka ansixinta dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in berri oo Sabti ah uu ka furmo magaalaad Muqdisho, sida madaxweyne Sheekh Shariif u sheegay warbaahinta. Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid qayb ka ah dadaallada ay dowladda KMG ah ugu jirto sidii looga bixi lahaa xilliga KMG ah, howlaha harsanna loogu dhameystiri lahaa muddada yar ee u harsan dowladda hadda shaqeynaysa. "Waxaan ku rajo-weynnahay in shirku uu furmo maalinta Sabtid ah, waxaa dhici karta inuu dib u dhaco illaa maalinta Axadda ah, balse rajadeennu waa inuu furmo berri," ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in la diyaariyay goobihii ay uu shirku ka dhici lahaa oo kala ah sida uu sheegay xarunta gaadiidka booliiska iyo iskool bulusiyo, wuxuuna xusay in si aad ah loo adkeyn doono ammaanka goobahaas iyo magaalada oo dhan. Xukuumadda Soomaaliya ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay waxay gobollada dalka ka keenaysay odayaashii shirkan ka qaybgeli lahaa, iyadoo intooda badan keentay, waxaana ka go'an dowladda inay dhameystirto howlaha u harsan illaa laga gaarayo bisha Ogoosto ee sannadkan oo xilligeedu ku eg-yahay. Ugu dambeyn, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in isla goobahan lagu qbaan doono kulanka lagu soo xulay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka si la isugu diyaariyo in la doorto madaxda dowladda marka la gaaro bisha Ogoosto ee sannadkan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com
  2. But I cannot help but ask the question: is Sharif a calculating insider, or is he angry, stone-throwing outsider to the constitution making process?
  3. Professor Abtigiis, end the transition indeed. today Sheekh Sharif found the courage to say the right thing with the respect to the constitution making process. No 'Isbaaro' will be allowed to prevent Somalia from transitioning from current status qou. General Indhacadde and Professor Yalaxow cannot be allowed to hold Mogadishu, and the rest of Somalia hostage.
  4. UN leader outraged at mounting media deaths Thursday, May 03, 2012 UNITED NATIONS—UN leader Ban Ki-moon on Thursday led international outrage at the growing number of journalists killed in the line of duty amid widespread calls for greater protection for reporters. Ban told a World Press Freedom Day event at the UN headquarters that journalists now face “dire threats” and highlighted that more than 60 were killed in 2011. Amid international tributes to journalists such as Marie Colvin of the United States and Remi Ochlik of France who were killed in the Syrian protest city of Homs in March, some press freedom groups say this year could see an even worse media death toll. Farhan Jeemis Abdulle, a radio reporter, was shot dead by gunmen in Somalia on the eve of World Press Freedom Day, police said. Abdulle was the fifth Somali journalist gunned down this year. The UN secretary general said “countless” reporters “face intimidation, harassment and censorship at the hands of governments, corporations and powerful individuals seeking to preserve their power or hide wrongdoings and misdeeds.” “Impunity for those who attack or threaten journalists remains disturbingly prevalent – including for assaults carried out in broad daylight, delivering the most brutal of messages. “Such attacks are outrageous. I call on all concerned to prevent and prosecute such violence,” Ban said. Reporters Without Borders said that 22 reporters and six bloggers and “citizen journalists” have already been killed since the start of the year. According to Reporters Without Borders, five journalists have been killed in Somalia this year, four in Syria – including Colvin and Ochlik – two each in Bangladesh, Brazil and India, and one in Indonesia, Iraq, Lebanon, Nigeria, Pakistan, the Philippines and Thailand. The UN General Assembly held a minute’s silence for journalists killed for their work. “The first quarter of 2012 has clearly shown that the world’s predators of the freedom to inform, led by Syria’s Bashar al-Assad and Somalia’s Islamist militias, are capable of behaving like outright butchers,” Reporters Without Borders said. The press freedom group also said that more than 280 journalists and bloggers have been imprisoned this year, including 32 in Eritrea, 30 in China, 27 in Iran and 14 in Syria. But five have been detained in Azerbaijan, which is the UN Security Council president for May. Ban and press freedom groups have sought to stress the role of the media, and particularly the new social media, in covering the uprisings in Libya, Egypt and Syria over the past 18 months. “Those new voices and new modes of communication have helped millions of people gain, for the first time, the chance at democracy and opportunities that had been denied to them for so long,” Ban said. Several governments also highlighted the role of the press from which they so often come under attack. Britain’s Foreign Secretary William Hague said the media death toll this year was “appalling.” “Today we remember them all, including Sunday Times Journalist Marie Colvin and French photographer Remi Ochlik, who died bringing us the truth about what is happening to the people of Homs,” Hague said in a statement. France’s Foreign Minister Alain Juppe also paid tribute to Ochlik and two other French reporters and photographers killed in the Arab uprisings. But he also highlighted the case of Romeo Langlois, a France 24 broadcast journalist, abducted in Colombia last weekend. The Freedom House rights group said the Middle East and North Africa experienced “dramatic if precarious gains” in press freedom last year after the uprisings. But it added that Bahrain and Syria launched “harsh media crackdowns” as part of government crackdowns on uprisings. The group said that China, Russia and Iran have kept a tight grip on the media by detaining critics and shutting down media outlets.
  5. Review teh dastuur, read it, suggest improvement, this is not a Quran, but dont just say NO. Saying just NO is unacceptable.
  6. Shariif oo la kulmey guddiga dastuurka 3 May 3, 2012 - 7:24:53 AM Madaxweynaha DF Somalia ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Maanta 03,May 2012 Guddoomiyaha Guddiga madaxabanaan ee Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Prof Cabdillaahi Xassan Jaamac iyo Guddoomiyaha Guddiga Khubarda Prof. Muxamed Sheekh Cismaan Jawaari, iyagoo munaasabadaa ku gudoon siyay qalin horaadka qormada qabyo tirka dastuurka ee latashiga madaxda sare dalka si uu taladiisha ugu biiriyo Kulanka ayaa waxa goob-joog ahaa lataliyaha Madaxweynaha Xagga Sharciga Prof. Abuukar Xassan Axmed. Ka dib markii ay wada hadal dheer galeen waxaa uu labada guddi ku booriyay inay fiiro gaar ah u yeeshaan arrimaha soocda; 1.Shareecada iyo xeer dhaqameed Soomaaliyeed iyo hidihii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed. 2.Ilaalinta arrimaha quseeya jinsiyada Soomaaliyeed. 3.Maqaamka caasimada Qaranka Soomaaliyeed iyo arrimo kale oo ku saabsan cutubyada kale ee dastuurka. Kulankaa oo sacaado badan socday wuxuu madaxweynuhu ugu danabyntii ku bogaadiyay labada guddiga sida wacan ee ay u wadaan xilkan qarameed oo dalka ahmiyad gaar ah u leh, iyagoo weliba ku shaqeynaya daruufo adag. Madaweynuhu wuxuu ku dhiiri geliyay; 1.Inay ku dadaalaan in geedisocodka dastuur sameynta Soomaaliya si waafaqsanaado shuruucda dalka. 2. Marka labada guddi ay soo dhameystiraan qormada gebeda oo ay ku dhafan talada dadweynaha iyo madaxda sare ee dalka ay hordhigaan culumada iyo ogaalayda ku taqasusay qanuunka iyo shareecada, dhaqanka, dhaqaalaha , maamulka iyo maareynta hay’addaha dowladda. 3. In labada guddi sii wadaanka latashiga madaxda sare ee dalka iyo maamulada kale. 4.Ugu danbayntii Madaxweynuhu waxaa uu labada Gudoomiye ka codsaday inay salaan iyo bogaadin ka gaarsiiyaan dhamaan xubnaha labada guddi. 5. Waxuu Madaxwaynaha tilmaamay inay muhiim tahay in laga qaybgalo shirka khuburada ee international community ee lagu qabanaayo jabuti. Source: Suldaan A. Faarax Madaxa warfaafinta xafiiska madaxweynaha DF Somalia
  7. Radio Daljir has become a target these days. I believe this is the 2nd or 3rd reporter of the Radio in few months.
  8. Somalia: Gunmen kill Puntland journalist in Galkayo 2 May 2, 2012 - 9:36:29 PM GALKAYO, Somalia May 2 2012 (Garowe Online) – A journalist was gunned down Wednesday evening as he was walking in a neighborhood in Galkayo’s west side, marking the second journalist killing in Puntland in less than two months, Radio Garowe reports. Witnesses said the victim, Farhan Abdulle, was approached by unknown gunmen while he was walking along Garsoor neighborhood. Witnesses who found the dead body said the victim ran towards center of town and the main tarmac road. The victim suffered 4 bullet wounds to the back and one bullet wound in the hand. Puntland police arrived at the scene shortly afterwards and told media that they are investigating the killing. Farhan Abdullahi was a reporter for independent Radio Daljir for over 6 and was married with three children, the journalist's friends said. The victim died a day before the annual commemoration of World Press Freedom Day. An event to honor this day was held in Galkayo by the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and its chairman, Mr. Burhan Dahir. Many organizations like NUSOJ have raised awareness about the targeting of journalists working in Somalia. This is the fifth journalist to be killed in Somalia and second in Galkayo. Farhan Abdulle is the second journalist to be killed in Galkayo in less than two months. On March 4, 2012, a journalist working for Radio Galkayo was gunned down by uknown gunmen. In Mogadishu, director of independent Radio Shabelle was killed by uknown gunmen on January 29, 2012. On April 6, 2012, another journalist was killed in Beledweyne, in central Somalia. This year has been a deadly year for Somali journalists so far.
  9. Tacsida Marxuum Farxaan Jeemis 3 May 3, 2012 - 7:05:34 AM GAROWE ONLINE Magaalada Galkacayo xarunta gobolka Mudug ayaa maanta 03,May 2012 waxa lagu aasey Alaha u naxariistee Farxaan Jeemis Cabdulle oo xalay kooxo hubeysani ku dileen xili uu gurigiisa uu socdey. Ma jirto cid si rasmi ah loogu soo qabtey balse laamaha amaanka gobolka Mudug waxay xaqiijiyeen inay dhowaan cadaalada hor keeni doonaan ragii ka danbeyey dilkan foosha xun Kadib markii uu soo shaacbaxay dilka wariyahan oo noqonaya kii 5aad guud ahaan Somalia gudaheeda sanadkan 2012 ayaa waxa isi soo taraya codadka diidan sida weyna uga soo horjeeda dilalka lala beegsanayo wariyaasha Somalia uguna danbeeyey Farxaan. Wasiirka Warfaafinta DF Somalia Cabdiqaadir Jahweyn iyo Ururka Suxufiyinta Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa durba dhanbaal tacsi u direy eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Wariye Farxaan Jeemis,waxana Alle uga baryeen inuu raxmadiisa ku manaysto. Idaacada Radio Garowe ayaa barnaamij gaar ah ka sameysey dilka Wariyahan loo geystey waxana ka qayb-qaadanaya suxufiyiin badan oo kala jooga Garowe ,Galkacayo ,Muqdisho ,Bossaso ,Addis Ababa iyo weliba Nairobi. Suxufiyiinta kala duwan ayaa tacsi tiiraanyo iyo murugo ku dheehan tahay u direy eheladii iyo asxaabtoo uu ka baxay marxuumku ,iyagoona Janadii Fardowsa uga baryey Eebe inuu geeyo. Alaha u naxariistee marxuumka ayaa xaasle ahaa ,waxana uu ifka uga tagey saddex caruur ah. Suxufiyiinta ayaa ka midoobey inaysan marnaba joojin doonin shaqadooda islamarkaasina aysan saaameyn ku yeelan doonin dilalka lala bartilmaameedsanayo balse ay ku sii dhiirigelindoonto inay sii wadaan shaqada ay ku hayaan bulshada Soomaaliyeed.
  10. Kooxo hubeysan oo xalay Wariye u shaqeynayay Radio Daljir ku toogtay Waqooyiga Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Khamiis, May 03, 2012 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay xaafadda garsoor ee waqooyiga degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug suxufi u shaqeynayay idaacadda Daljir oo lagu magacaabi jiray, Farxaan Jeemis Cabdulle xilli uu ka tagay goobtiisa shaqo uuna kusii socday gurigiisa. Dilka wariyahan ayaa waxaa geystay kooxo hubeysan oo aan la garanayn, wuxuuna noqonayaa wariyihii labaad oo lagu dilo degmada Gaalkacyo tan iyo billowgii sannadkan 2012, iyadoo la xusuusto in bishii Maarso ee sannadkan lagu dilay isla degmada Gaalkacyo wariye Cali Axmed Cabdi oo 24-jir ahaa. "Wariye farxnaan waxaa ku dhacday afar xabbadood waxayna saddex ka mid ah uga dhaceen laabta gaar ahaan dhinaca wadnaha xiga, waxaana laga toogtay dhabarka dambe," ayay yiraahdeen qaar ka mid ehelladiisa oo saxaafadda la hadlay. Kooxihii dilka wariyaha geystay ayaa isaga baxday goobta, iyadoo ciidamada maamulka Puntland ay deegaankaas ka wadaan baaritaanno ku aaddan sidii ay kusoo heli lahaayeen kooxihii dilka wariyaha ka dambeysay. Ma jirto cid sheegatay inay mas'uul ka tahay dilka wariyaha, waxaase uu gaarsiiyay tirada suxufiyiinta sannadkan oo keliya lagu dilay Soomaaliya kii shanaad iyadoo mid ka mid ah suxufiyiinta lagu dilay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan bishii lasoo dhaafay. Sidoo kale, bilihii Jannaayo iyo Feberaayo ee sannadkan ayaa waxaa Muqdisho lagu dilay laba agaasimayaal idaacadeed oo lagu kala magacaabi jiray, Xasan Cusmaan Cabdi(Fantaastik) iyo Abuukar Xasan Kadaf, kuwaasoo lagu dilay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Marxuum Farxaan Jeemis oo da'diisu ahayd 27-jir ayaa wuxuu idaacadda Daljir u shaqeynayay shantii sano ee ugu dambeysay, wuxuuna ifka uga tagay xaas iyo saddex caruur ah, iyadoo lagu wado in maanta lagu aaso qubuuraha Cir-jiife ee duleedka degmada Gaalkacyo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  11. End the Transition, Pass the Draft Constitution. May 03, 2012 Hamadhán is my native town, I must allow it that honour, but it is the vilest of cities. In ugliness its children are like its old men, and, in reason, its old men are like its children. Those are the famous lines of Hafiz, Abú’l-Fal al-Hamadhání, surnamed Badí ‘al-Zamán (the Wonder of the Age) satirizing his native place, the city of Hamadhán. As if al-Hamadhání’s pointed verses were not enough to make the point of people of Hamadhán’s churlishness, his instructor, Ibn Fáris, eloquently summarized the uninspiring character of Hamadhán and its people in a rhetorical question. ‘Why should I not ', asked he, 'offer a sincere prayer for that city where I had the good fortune of forgetting all I ever learned?' And forgetting all we ever learned is what we Somalis are doing today. Since our central government fell, our cities and country pillaged, and despite the vivid embarrassment and humiliation our people face on a daily basis, we are still practicing petty politics as we always did. We never fail to squander every opportunity that knocks our doors. We cannot see forest, as it were, for the trees. As Somalia enters a new season of hope, the petty politicians and the shortsighted clannish leaders are once again dominating the airwaves to confuse the issues and mislead the Somali people. This time, the target of their collective attack is the new draft constitution. It is even sadder, I must say, that some religious leaders are jumping the gun, issuing incomplete verdicts and resorting to empty Islamic rhetoric. Today’s opposition against the effort to transition the country from the current transitional status is sadly in line with how we Somalis always reacted to any major effort that was undertaken to address the Somali tragedy. Whether that effort was initiated by the Somalis themselves as the case was with Mogadishu’s Islamic Courts, or externally organized as was the case in the 1992 International effort led by the US, the Arta conference of 2000 and the political process that produced current TFI political framework, our reaction and the ultimate outcome were the same. Today we complain about the AMISOM presence, decrying the apparent UN and neighboring countries’ influence on our internal affairs. Yet we forget it is we that enabled, and in some cases compelled, others to intervene. We forget that it is we that destroyed our cities, raped our women, displaced our innocent people, and forced them to leave their homeland. We forget that the largest refugee camp in the world exclusively houses Somali people---majority being women and children. That is to say, when we Somalis were left to our own devices, we have shown no mercy to one another. We can blame all we want, and whom we want, but our current status is a direct result of our own deeds and attitude. It is in that hard truth of Somali people’s inability to resolve their conflict, or even manage it, that current process of transitioning the country must be viewed and supported. Ditto the draft constitution. Ditto the roadmap. We cannot avoid going back to our old ways of internal squabbles and continuous sabotage. Somalia cannot avoid it. Surely Somali people can hardly avoid any more setbacks. Recent public discourse about the draft constitution has not been encouraging. Instead of objective critique and measured appraisal, draft constitution has been subjected to a deliberate demagoguery and rabble-rousing intended to mislead and misinform the general masses. This is partly the result of TFG’s lack of coordinated effort to disseminate information pertaining to the draft constitution. But it is also clear that politicians and previous warlords who participated in the utter destruction of Somalia and its people are beginning to reappear in different clothes, dwelling on generalities to dismiss the draft constitution as the work of ‘non-Somalis’. We must understand the intent of these politicians is to derail the process, and delay the transition in the hope that more opportune time will come to boost their chances to grab political ‘power’ again. The cost Somali people will incur as the result of their political calculation and scheming does not matter to these politicians. There are also those with genuine concerns about both the legitimacy and process through which the draft constitution is produced. Their inputs and suggestions need be voiced and incorporated during the constituent assembly deliberations. But one thing must be understood: if the draft constitution is a critical component of the process to end the current transitional status, as I think it is, we must do everything possible to have the soon-to-be selected constituent assembly debate it, amend the clauses that need amendment, and adopt it in time to meet the deadlines of the imposed political calendar. We must do so just in time to select parliamentarian members, so a non-transitional government can be formed by August 2012. Some do, and will, have misgivings on the draft constitution. But our national priority should be to get out of the transitional status. We must also remember that come 2016 this draft constitution will be up for ratification. If the time does not permit a comprehensive review now, or ambiguity arises on certain clauses between now and then, the Somali people will have another chance to look closely at the constitution, amend and ratify it. Put it differently, Somalis must not forget what is at stake in the road map process. As London Conference made amply clear, the world has come to the conclusion that Somalia cannot be denied government anymore. The policy of containment has miserably failed and spectacularly backfired. Piracy, terrorism, and reoccurring war-induced famine proved to be too much to bear for the international community. The cries of suffering Somali people seem to have finally been heard. The Turkish government has brought more aid and attention to Somalia, and is showing continued interest in helping us recover and construct the country. Somalia’s political stakeholders have turned a page and agreed on a set of principles to move forward with the political process. Somaliland government and TFG talks (technical glitches notwithstanding) are being undertaken first time since the fall of central government. To sustain these positive developments, it must be understood, TFG must meet a set of political benchmarks toward ensuring that the transition is ended on time. With these positively converging forces/events, Somalia has a remarkable chance to stand on her feet, be a normal country and proud nation again. That is where the importance of the draft constitution lies. It is part of the road map process. And this is the contextual background with which any honest public discourse should be conducted. We must end the tumult against the draft constitution, and defuse the unnecessary public outcry. Pass the draft constitution---we can amend it in four years time. But we cannot let current opportunities to end the transition slip away. http://www.wardheernews.com/Articles_12/May/Liban/03_End_the_Transition_Pass_the_Draft_Constitution.html
  12. Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo Haweenka kala hadlay Ansixinta Dastuurka, Dhismaha Baarlamaanka iyo Hirgelinta Roadmap-ka Arbaco, May 02, 2012 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa haweenka Soomaaliyeed kala hadlay hirgelinta Roadmap-ka, ansixinta dastuurka cusub iyo dhismaha baarlamaanka kaddib kulan uu xalay kula yeeshay xafiiskiisa. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii haweenku uga qaybqaadan lahaayeen hir-gelinta heshiiska looga baxayo xilliga KMG ah, ansixinta dastuurka iyo dhismaha baarlamaan cusub oo ay Soomaaliya yeelato, waxaana haweenku ay aad u soo dhaweeyeen talada ay xukuumaddu ka siinayso sidii looga bixi lahaa xiliga KMG ah ee muddada lagu soo jiray. "Caawa waxaan hortiinna ka caddeynayaa in xukuumadeydu aysan marnaba dib u dhigi doonin kaalinta aad ku leedihiin hay’addaha siyaasada iyo kuwa maamulka ee dowladda, gaar ahaan tirada aad xaqa u leedihiin ee baarlamaanka oo ah 30%," ayuu yiri ra'iisul wasaaruhu u sheegay haweenkii uu la kulmay. Haweenka oo ka kala socday qaybaha bulshada iyo ururrada haweenka ayaa waxay su'aalo weydiiyeen ra'iisul wasaaraha, waxaana ugu badnaa tirada ay looga qoondeeyay baarlamaanka inay ku yeeshaan. Sidoo kale, kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii looga gudbi lahaa xilliga KMG ah ee ay dowladda xilligan jirto ku shaqeyso marka la gaaro bisha Ogoosto, iyadoo ay haweenku soo jeediyeen talooyin ku aaddan qaabka looga gudbi karo. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuu uga warbixiyay haweenka horumarka laga sameeyay dhaqan-gelinta Roadmap-ka, dhismaha guddiyada iyo sugidda ammaanka wuxuuna carabka ku dhuftay dastuurka dalka oo uu sheegay inuu yahay mid lagu saleeyay shareecadda Islaamka laguna hoggaamin doono dalka, isla markaana aan dalka lagu faafin karin wax ka baxsan diinta Islaamka. Ugu dambeyn, C/weli Gaas wuxuu haweenka ku boorriyay in xafiiskiisa uu u furan yahay uuna sii wadi doono kulammada noocan oo kale ah si la isku dhaafsado hadba aragtida soo kororta. Kulankan ayaa wuxuu qayb ka yahay kulammo uu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya la yeelanayay qaybaha bulshada si uu uga dhaadhiciyo dastuurka oo aad looga soo horjeedo, sidoo kalena uu ugu sharraxo waxqabadka xukuumaddiisa muddadii ay jirtay. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  13. Malaaqyadii Gobollada Bay iyo Bakool uga qaybgeli lahaa shirka Ansixinta Dastuurka oo qaarkood Muqdisho la keenay Arbaco, May 02, 2012 (HOL) — Diyaarad gaar ah ayaa maanta kasoo qaadday degmada Baydhabo ee gobolka Bay 27-xubnood oo ka mid ah xildhibaannada uga qaybgalaya gobollada Bay iyo Bakool shirka ansixinta dastuurka DKMG ah ee bishan lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Malaaqyadan ayaa waxaa hoggaaminayay malaaq ***** Ibraahim Xasan iyadoo lagu wado in maalmaha soo socda laga soo qaado Baydhabo malaaqyo kale oo kuwan kusoo biiraya. "Diyaaraddu mar hore ayay kasoo duushay Baydhabo, waxaana malaaqyadan ay ka mid yihiin xubnaha gobolladan uga qaybgalaya shirka ansixinta dastuurka," ayay yiraahdeen xubno ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo ku sugan Baydhabo. Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay dhawaanahan wadday qorshayaal ay uga keenayso gobollada dalka qaarkood waxgarad ka mid noqda xubnaha ansixinta dastuurka oo bishan 15-keeda lagu wado in la ansixiyo inkastoo ay jiraan dad aad uga soo horjeeda dastuurka. Ururka Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo urur goboleedka IGAD ayaa waxay digniin u direen shalay kooxo ay ku sheegeen qas-wadayaal kuwaasoo kasoo horjeeda dastuurka cusub ee Soomaaliya iyo ka bixitaanka xilliga KMG ah. Imaanashaha odayaashan ka socda gobollada Bay iyo Bakool ayaa waxay kusoo beegmaysaa xilli shalay la rasaaseeyay diyaarad lagu waday inay odayaasha kasoo qaado degmada Doolow ee gobolka Gedo, taasoo aysan weli dowladdu ka hadlin. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  14. Traditional elders are not going to adopt the draft constitution. Traditional elders will select constituent assembly that will debate, amend, and finally adopt the draft constitution. And no that assembly will not be dominated by Puntland as many fear. It will be based on 4.5. Intaan ogahay, Majlis Ta'siisi ah baa ansixinaya dastuurka, not oday dhaqameedyo
  15. Yunis has a point in how the process has been managed. It could have vastly been improved, the PM office in particular could have been more proactive, not reactionary as they seem to be doing now. Still there is nothing in this draft constitution that warrants the level of opposition that dominated in the public airwaves. Given the context in which this discussion is being conducted, Somalis should know better and support the process of ending the transition.
  16. :D@Paragon Defeated politicians are confusing a lot of people. But we shall never let them unopposed and get away with lies. The constitution is not perfect. It can be amended by the soon-to-be selected constitutional assembly and will be adopted by popular vote insha Allaah come four years. Today the political calendar is tight, and the constitution is a critical component of the road map process to end the transition. Hence it is mission critical. ps. the sheekh has been reached out by the government, and a copy has been delivered to him. He came back with 8 points, majority requiring minor clarification. Che , Paragon, and the fellow unionists , we need to do everything to end the transition. The sun will not rise from the West, and insha Allaah there will be another day to fight other battles , and there are other Battles to come indeed .
  17. Haddaanan Khaatumo saaxibo kulahayn oo caqliga Caaliyah iyo Liibaan aan aqristo , CaliKhaliif na idaacadaha ka dhegeysto waa nici lahaa .
  18. Caraaf , you are reduced to a side entertainer . You got no substance awoowe, and that is a good news
  19. Haatu, you got it. That is the whole point. If one has objections , he should bring it to the discussion table ...not take to the airwaves and misinform the innocent masses .
  20. ^^I know and agree But the Puntland keys are with an accountant ninyahow , dagaaladda maalin ba mid baa lagalaa ee maanta dastuurka ila baasi ninyahow. Waad ogtahay I have a soft spot for the plight of Laascaanood, inkastoo nin waalani makarafoonkii Khaatumo hadda haysto , laakiin Khatumo is me and I am Khatumo
  21. Haatu, waa inta dastuur ku leeyahay ee taageer waryaa Midda kale reer Bu'aale anaa aqaan oo wallaan cidina xukumiba karin, war niman baas
  22. ^^Mario B, it will be gradual. Nothing happens like that awoowe , it needs gradation. kiniinigaba kuuro kuuro baa loo cunaa waryaa, hal marbaad rabtaad inaad Soomaali 60 xabbo oo antibiyootik ah siisid. Waa warki Yalaxow
  23. Federalism is what they are trying to oppose but don't know how to say it since it will contradict the TFG they have been part of since 2004 is based on federalism political dispensation War Yalaxow waa la hayyaa
  24. ElPunto, Today's draft is not a radical departure of 1960 constitution. It complements and reflects current realities on the ground. In some clauses, it is a much improvements of 1960. Immigration is a case in point. 1960 constitution was very ambiguous with respect to who is Somali citizen. The problem is partly people who are commenting and taking their nonsense in the public airwaves have been honest so far. Laakiin waan usoo jeesannay meeshay geli lahaayeen baa la rabaa , doofaarta