xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Great thread nuune waa kugu ogaa raganimada iyo kartida , dan iyo heello haka gelin kuwaa ku leh ha u fekerin dalkaaga iyo dadkaaga. Haddey cidi yiroonayso qoloda riyootta waa la yaqaan awoowe
-
Qodobna lama bedelin, ee the US Embassy stick worked
-
Ethiopias foreign policy on Somaliland and Somalia
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
'A boy born in Adis Ababa is better and more closer to me than a one born in Mogadishu' line did not work after all for our Norther secessionist politicians, eh Ethiopia is a majority Muslim country, and it is fated to be a freindly country , geography, demographics, and proximity will force a change in relations -
Xaajigu bukaan socodka nimanka Turkida ahi isbitaal Martiini u dhiseen buu ku jiraa
-
^^Right on Gheelle, only a cynic with wicked motivation would disagree with that obvious conclusion
-
Xaaji Xunjuf is afraid, very afraid, that Somalia will continue on the positive track it is on He is resorting fadhi ku dirir arts to find some hope to satisfy his wicked wish, his deepest wish indeed is to see the mayhem return
-
Allow u naxariiso, ehelkiisiina allaha samir iyo iimaan ka siiyo. Geeri deg deg ah baa heshay (mawtul faj'a) Nabigu (SCW) ilaahay buu ka magan gali jirey mawtul faj'aha, ilaahay intaan jecelnahay iyo anagaba ha naga badbaadiyo geerida deg-dega u dhacda sida midda Cabdi-xayi ku dhacday oo kale ..aamiin.
-
Fiiri! 'Muuse Wa Kaa' soo maahayn maahmaahdii
-
Wasaaradda dastuurka Soomaaliya ayaa sheegtay in shirka Odayaasha dhaqanka ee ka socda Muqdisho uu marayo meel wanaagsan waxeyna rajo wanaagsan ka muujisay in bartamaha bishan ay ka soo bixidoonaan natiijooyin wanaagsan. Wasiiru dowlaha wasaaradda dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed Jimcaale “Xasan Dheere” ayaa tilmaamay in shirka Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed uu meel wanaagan marayo, laguna howlan yahay sidii ay u soo xuli lahaayeen ergada ansixineysa Dastuurka dalka Soomaaliya iyo xubnaha cusub ee Barlamaanka. Sidoo kale wasiiru dowlaha ayaa xusay in xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ay ku kalsoontahay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, dowladuna ay ku dadaali doonaan in dalka loo horseedo dowladnimo si looga baxo waqtiga KMG ah. Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa ka socda shir ay yeelanaya odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed kaas oo la doonayo in ay soo xulaan ergo ansaxisa qabya qoraalka dastuurka cusub oo uu dalku yeesho. Horseed Media Muqdisho
-
^^You forget to say 'o limited one' when addressing xiinfaniin Hermit who? war wuxu macno yaraa . xiinfaniin does not even pay attention to the little kurays , if you realize or not
-
^^Oh I see now ; you have accepted your place ps. you are transitioning to a Macno Yare stage
-
What a excitable bunch! The folks whose freedom of speech the Samatar fellow is wasting ink to defend. 20 years of protests and NO, yaa cidbaa loo danleeyahay, array shiinaysaa na qabsaayaa proved to be too costly for the average Somalis
-
SHEEKH AXMED DHICISOOW: "Maalinta Jimcaha ah waxaa dhacaya Mudaaharaad looga soo horjeedo dastuurka cusub" Arbaco, May 09, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha majmaca culummada Soomaaliyeed, Sheekh Axmed Dhicisoow ayaa sheegay in maalinta Jimcaha ah ee soo socota uu Muqdisho ka dhici doono dibabax looga soo horjeedo dastuurka cusub ee Somalia oo uu muran badan ka taagan yahay. Sheekh Dhicisoow ayaa sheegay in dastuurkan uu yahay mid uga daran shirkii Baarliin ee lagu qaybiyay Soomaaliya, isagoo xusay in qodobbadiisa ay ka mid yihiin kuwo lagu doonayo in Soomaaliya loogu qaybiyo boqol qaybood. "Maalinta Jimcaha ah waxaa dhacaya mudaaharaad ay ka qaybgalayaan hal milyan oo qof oo looga soo horjeedo dastuurka cusub ee Soomaaliya, waxaana qabnaa haddii sidan lagu ansixiyo inuu khatar weyn ku yahay dalka iyo dadka," ayuu yiri Sheekh Dhicisoow. Guddoomiyaha Majmaca Culummada Soomaaliyeed ayaa hadalkiisa ku daray inay mudaaharaadkooda Dowladda kaga codsanayo adduunka ku ogeysiinayaan waxa ay doonayaan. Ma ahan markii ugu horreysay oo ay hay'adaha culummada Soomaalida ay kasoo horjeestaan dastuurka cusub ee Soomaaliya oo ay ku tilmaameen mid ay ku jiraan qodobbo badan oo ka horimaanaya diinta Islaamka. Lama oga sida uu ku qabsoomi karo dibadbaxa ay culummadu sheegeen inay uga soo horjeedaan dastuurka, iyadoo xukuumadda KMG ah ay toddobaadkii hore soo saartay digniin ku saabsan inaan la qaban karin shirar iyo dibadbaxyo aan lagu soo wargelin. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Jeneraal Yuusuf Indha-Cadde oo sheegay in Dastuurka cusub laga Saarayo Dhamaan Qodobbadii Muranka dhaliyay Arbaco, May 09, 2012 (HOL) — Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo ka mid ahaa xubnihii sida weyn uga soo horjeeday dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa iska bedelay mowqifkaas kaddib markii uu sheegay in dastuurka laga saarayo dhammaan qodobbadii dhaliyay muranka. Mar uu saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay inuu madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya, Sheekh Shariif iyo mas'uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan uuna kala hadlay qodobbada la isku diiddan yahay. "Waxaa kulan la yeeshay madaxda dowladda waxaana kala hadlya sidii qodobbada muranka dhaliyay laga saaro dastuurka, wayna naga ogolaadeen," ayuu yiri Jen. Indha-cadde oo saxaafadda la hadlayay. Mas'uulkan oo horay u soo noqday wasiir u dowlaha gaashaandhigga DKMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in qodobbada laga saarayo dastuurka ee muranka badan dhaliyay ay ka mid yihiin: qodobka qaangaarka oo markii hore ahaa 18-sano, lagana dhigayo 15-sano, qodobka ku saabsan in madaxweynaha inuu ahaado qof muslim ah oo tukada iyo inuusan ahayn qof leh laba dhalasho. Jen. Indhacadde ayaa dadka kasoo horjeeda dastuurka cusub ku tilmaamay kuwo doonaya in baarlamaanka hadda jira uu sii shaqeeyo, isagoo ugu baaqay dadkaas inay arrintaas ka baxaan oo ay ka war-sugaan dowladda. Dhanka kale, wuxuu ku baaqay inaan la qaban dibadbaxyo looga horjeedo dastuurka isagoo sheegay inay mudaaharaadku uu sababi karo rabshado iyo dhibaatooyin ka dhaca Muqdisho. Jen. Yuusuf Indha-cadde oo si aad ah uga soo horjeeday dastuurka ayaa wuxuu ka mid ahaa xubno ay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda KMG ah u diidday in shir ay ku yeeshaan hoteelka suxufi toddobaadkii lasoo dhaafay, taasoo uu aad uga carooday. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
^^Yeah we should all come out and protest to defend the freedom of speech rights of the good Professor Yalaxow, the graduate of Spaaro and Bililiqo University at Media Slaughter House
-
Chimera;828363 wrote: You're taking the picture I posted way out of context, come'on it features flying cars for god sakes, do you really think I'm that delusional for me to think Mogadishu in 2015 will have flying cars? I posted it as a joke though symbolically it means with peace the 'sky is the limit', and Mogadishu in 2015 will look very different from Mogadishu in 2012. That's common sense considering all of the construction and urban renewal projects. NGONGE aqri Chimera hadalka xarragada leh ee kor ku qoray intaadan sidaadii maryaha tuurin
-
Professor Yalaxow was censored by the UN
-
PM Abdiweli, holds talks with the EU, UN, US in MOGADISHU: PICS
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Che -Guevara;828210 wrote: Arman is sincere person and have no ulterior motives, Using broad-brush to discredit everyone opposing elements of the draft will be mistake. Sincerity does not apply here, Che, and you know it. A man who claims to be the Somali envoy in Washington should understand our national priority is not to pass a perfect constitution, and should be supporting the road map process to end the transitional status, the black hole where most informed Somalis know is part of the trap that held us back for a long time. Mario B, is injecting a regional dimension where non exist. -
'Waxa la qariya, qurun ba ku jira'. Dastuurka maxaa laga qarin?
xiinfaniin replied to Carafaat's topic in Politics
Su'aalaha YouTube ka waxaa ka muhiimsan kuwa ergadu is weydiinayso markay hawsha guda galaan . -
PM Abdiweli, holds talks with the EU, UN, US in MOGADISHU: PICS
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Abdiweli understands what is at stake in the road map process. Considering today's UNIPOS report , we are abt to pull this one off.
-
Popular Contributors