xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. That he is uncharacteristically silent for 10 good minutes is not a good sign for him though
  2. I am in agreement that the 'Cage Policy' has miserably failed. Siilaanyo has no choice but to engage and reintegrate with the south. That he is seriously doing that is a welcome change from the 'way duushay' nonsense
  3. It is a nonsense topic , where Aadan Jugle a separatist cultural anthropologist wasted a lot of space to vent against his political nemesis. ps. I honestly don't know what happened to the said thread though
  4. Siilaanyo is leading a punch of tea parties in the north...just like Oodweyne and Aadan Jugle reason has left them , so I am in agreement Siilaanyo will ear his place in history if he succeeds peacefully to free up the minds our northern brothers who believe theirs is a sovereign state.
  5. Aadan Jugle, I think you are taking on too much here , don't bunch above your weight awoowe. The Lion Teaser, the man who gave you advice, is a serious nomad who wants to keep the peace here in this fora. So heed his advice waryaa
  6. Former President daahir rayaale kahin and President Ahmed Muhammad Siilaanyo going to UAE tomorrow together. Along with Kulmiye chairman Muse Bihi and Somaliland defense Minister Axmed Xaaji Cali Cadmi The prep work has been done , most interesting of which was how Riyaale was nicely inserted into the leadership role of UDUB party
  7. ^^Indeed. Marka is qanciska online laga saaro, dal baan nahay waa sheeko dhimatay
  8. Things are going the right direction...sidaa u wada, this week we await the Sharif-Siiraanyo meeting at Dubai. Some however are delusional as ever
  9. Professor Abtigiis, when I asked you why a D block now, your answer was quite convincing. It would achieve two noble goals in a one stroke , unites Hargeysa and Mogadishu (ditto the union), and deprives Alshabaab from depressed base of D folks in Jubbooyinka ... You're genius
  10. Xaaji Xunjuf;844186 wrote: Abtigiis u sheeg inaynu ceelki Bulaale ka wada cabno Abtigiis waligi caluula ma arkin iyo bandar qaasim dadkano oo dhan SOL bu ku bartay Aan ahayn inanti reer Puntland eeh siyaasada ku weereerisay:D It may be true that Professor Abtigiis never saw those cities and communities. But considering the anticipated economic boom of that region, Professor Abtigiis is on a short list Faroole keeps to draw expertise and skills of teh kawaadirta xulufada cusub ee Jigjiga laga dhawaaqay
  11. Go'aanno ka soo baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka ee Nariobi lagu soo gebagebeeyay Jimco, June 22, 2012(HOL):Saxiixayaasha khariidada dhameystirka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya, ayaa kulan ku yeeshay Nairobi, Kenya, kaasi oo socday 20 ilaa iyo 22 June, 2012 si ay wada xaajood dheeraad ah uga sameeyaan hirgelinta khariidadda dhameystirka kumeel gaarka Soomaaliya. Si gaar ah waxay diiradda u saareen sidii horey loogu dhigi laa hirgelinta waxyaabihii ay ku heshiiyeen eek a soo baxay shirkii Addis Ababa, ee dhacay intii u dhaxeysay 21dii ilaa 23dii May kaasoo looga gol lahaa dedejinta arrimaha tubta nabadda. Shirka waxaa sahashay Qaramada Midoobay, gaar ahaan wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Augustine P. Mahiga. Shirka Nairobi waxaa ka soo qaybgalay madaxda saxiixayaasha Khariidadda (Roadmap Signatories), sida Mudane Sheikh Sharif Sheikh Axmed, Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah (DFKMG) ee Somalia; Mudane Sharif Xassan Sheikh Adan, Af-hayeenka Baarlammanka DFKMG ah ee Somalia,mudane Cabdiweli Maxamed Cali, Rai’sul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya; Mudane Cabdiraxman Maxamed Maxamud (Faroole), Madaxweynaha Dowladda Puntland; Mudane Maxamed Axmed Caalin, Madaxweynaha Galmudug; iyo Sheikh Maxamed Maxamud Yusuf (Aw’Libaax), Wakiilka Ururka Ahlu Sunna Wal Jama’a. 1. Protokoolada Dhameystirka Kumeelgaarka: a) Saxiixayaasha Khariidadda Dhameystirka Xilliga KMG ah markay ka doodeen dib-u-eegidna ku sameeyeen dhameystirka KMG ah oo ay kasoo shaqeeyeen Guddiga Farsmo ee Dib-u-eegidda Dastuurka ee lagu soo dhisay heshiiskii Addis Ababa ee qabsiimay May 21-23, 2012, waxay isku raaceen saxiixeenna qodobada soo socda: 1. Protokoolka Guddiga Farsamo ee soo xulidda xubnaha baarlamaanka. 2. Protokoolka dhisaya Guddiga sahlaya socodsiinta hawlaha Farsamo (Technical Facilitation Committee). 3. Protokoolka dhisaya Ergeda Golaha Ansixinta Dastuurka (National Constituent Assembly). 4. Protokoolka dhisaya Baarlamaanka Federaalka ee Qaranka Somalia (National Federal Parliament). Sidoo kale, Madaxweynaha DFKMG ah wuxuu saxiixay Xeer ay goobjoog ka yihiin dhammaan Saxiixayaasha, Xeerkaasoo ogolaanaya Protokoollada kor ku xusan oo dhisaya nidaam sharci ah oo lagu dhamaystiro geedi-socodka Dastuurka Somalia iyadoo loo marayo ansixin ku meel gaar ah (provisional adoption) ee Dastuurka Somalia oo ay u codeenayaan Ergada Ansixinta Dastuurka. 2. Qabyo-qoraalka Dastuurka KMG ah Saxiixayaasha ayaa si wadajir ah u saxiixay nuqulkii ugu dambeeyey ee Qabyo-Qoraalka Dastuurka KMG ah oo ay soo dhamaystireen Guddiga Farsamo ee Dib-u-eegida Dastuurka (Technical Revision Committee) ee Addis Ababa. Kani hadda, waxaa weeye, Dastuur KMG ah ee Somalia. Guddiga kor ku xusan magaciisa waxaa loo badalay Guddiga Farsamo ee Fududeynta Howlaha (Technical Facilitation Committee), waxaana Gudoominaya Wasiirka Arrimaha Dastuurka iyo Dib-u-heshiisiinta ee DFKMG ah. Inta aan Qabyo-qoraalka Dastuurka KMG ah la hordhigin Ergada Ansixinta Dastuurka, Hey’adda IFCC ayaa qaban doonta wacyi-gelin si loo kordhiyo aqoonta Dadweynaha ee arrimaha Dastuurka KMG ah, wacyigalintaasoo qaadan doonta muddo dhan 4-berri. IFCC ayaa Qabyo-qoraalka Dastuurka KMG ah dib ugu celin doonto Guddiga Farsamo ee Fududeynta Howlaha (Technical Facilitation Committee), Guddigaasoo ah Guddiga leh mas’uuliyadda u bandhigidda Ergada Ansixinta ee Qabyo-qoraalka Dastuurka KMG ah. 3. Ergada Ansixinta Dastuurka (National Constituent Assembly) Shirweynaha Ergada Ansixinta Dastuurka ayaa furmi doona 12 July 2012 wuxuuna soo xirmi doonaa 20 July 2012. Ergada Ansixinta Dastuurka waxaa la kala dirayaa markii ay soo gabogabeeyaan codeynta ansixinta KMG ah ee Qabyo-qoraalka Dastuurka, ka hor inta aan loogu soo bandhigin Dadweynaha Soomaaliyeed cod-bixin toos ah. 4. Dhisida Guddiyada Dhamaystirka Xilliga KMG ah Sida ku xusan Heshiiskii Addis Ababa, xubnaha Guddiyada hoos ku qoran ayaa la magacaabay: a) Guddiga Farsamo ee Xulida (Technical Selection Committee) b) Guddiga Dhexdhexaadinta Odayaal-Dhaqameedka (Elders Arbitration Committee) c) Guddiga Farsamo ee Fududeynta Howlaha (Technical Facilitation Committee) d) Xafiiska Xiriirinta ee Saxiixeyaasha (Roadmap Signatories Coordination Office) Magacyada xubnaha Guddiyada kor ku xusan waxaa lagu soo uruurin doonaa Dowladda Federaalka KMG oo si dhaqso ah ugu soo bandhigi doonto Dadweynaha Somaaliyeed. 5. Wakhtiga ka dhiman Xilliga KMG ah Saxiixayaasha ayaa si wadajir ugu heelan inay ilaaliyaan wakhtiga kama dambaysta ah ee lagu go’aamiyey Heshiiskii Addis Ababa, waxayna si wadajir ah u go’aansadeen in la dhamaystiro Xilliga KMG ah iyo in la hirgaliyo hanaan siyaasadeed oo cusub oo waafaqsan Dastuurka KMG ah oo ay u codeeyeen Ergada Ansixinta Dastuurka.
  12. I like the discussion. Professor Abtigiis's vision is coming to fruition. Alas, it took academic to use his intellectual muscle to coin Azania for Kismayo , and Abtigiis completes the political/cultural composition with even bigger proposal. For those of you who doubt my assertion, refer the 'Interview thread' I once created where professor Abtigiis gave the thesis of the looming D-block union. Only if that post wasn't interrupted by SNM skirmishes ....
  13. Buraaq, I mean it when I say some statements are beyond your comprehension---if not why would anyone feel the need to copy few lines from another post and put it in a post that discusses entirely different subject. You see, my judgment is quite rational. You are changing the subject to avoid the the rigor of our analysis , I said xaaji xunjuf was the target, not you, so why take on it in the first place waryaa. A dizzied bird risks landing on lions mouth, a Somali terse comes to mind . Gotta watch your steps waryaa
  14. Some comments are beyond your comprehension, intended only for the consumption of enlightened few in these boards professor Abtigiis included. Hence avoiding assembly of elders such as the one you copied that statement of mine, is the only advice I have for you ya Bura Let xaaji xunjuf represent you, he has graduated from an angry SNM kid to a more mature , realist analyst . I prefer (not necessarily trust) his reads on the current affairs of our lands over yours .
  15. Xaaji Xunjuf, You are uncharacteristically realist these days with respect to the looming political union, so no argument with you awoowe. Yours is an acceptable insistence on basic human dignity in the face of the sudden demise of a long held ideology of separating Somaliland from Somalia. I totally recognize that, and I & many unionists are willing to grant that dignity in the form of political jargon that affirm the union yet leave a bragging room for your likes to say that SL preserved what it worked so hard and achieved. For those looking for a Somaliland recognition despite the glaring unworkable legal and political obstacles are indeed delusional. EDIT: Siiraanyo is an old man who wishes to change the direction of his people to a positive. True that political realities and entrenched public perception of statehood wont give him smooth transition to release SL from the prolonged (& self imposed) political isolation, but in short span of time, he has shown what he is capable of politically. Time will proof him right, and Faysal Waraabe's children will sing his praises
  16. A-Khadar is right m kala go'o ma jiro, Jacaylbaro knows this forum can never be substitute for the political reality on ground both locally , and nationally. Siilaanyo has finally taken a bold step with the cover of international help and in the veneer of national respect , he's doing what those before him could never dare do... good for him. The mark has been put on the question of representation, the composition of committees clearly shows that. This is indeed a welcome development for all those concerned.
  17. ^^yeah the extremist layer of Somaliland politics is coming off...teh absence of Oodweyne from this forum is a testimony Look at Aadan Jugle
  18. This was a progress. It is too early to declare a success or failure, but the first meeting was just that , first meeting intended to prepare other and more important meetings. Also Somaliland got the respect it so insisted as the composition of the previous committee was altered .
  19. labada Madaxweyne na waa shirayaan ee ugu dar wiilka Caano Geel ah, intaa Xaaji Xunjuf. Waayadaan cidda adaa ka kabiiray
  20. lool@HAG Rag fiican baa ku jira. Anigu wixii aan hubaysnayn waa soo dhaweeyaa
  21. This is a progress indeed. Considering the fact this was a preparatory meeting, the outcome exceeded my expectation.
  22. This is professor Abtigis's vision, the convergence of D block emirates from Garowe to Garisa, an strategy that sees Kismayo and Jigjiga an internal part... We spoke too early against Azania, professor Abtigiis exactly knew what he was talking about
  23. Dalka Ingiriiska waxaa kafurmay maanta Shirkii dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland kaas oo lagu qabtay meel banaanka ka ah magaalada London. Shirka ayaa waxaa uu yahay Mid albaabada loo xiray iyadoo saxaafadana ay dibad joog katahay Shirka. Ilo ku dhow Shirka ayaa Allpuntland uxaqiijiyay in Shirka uu furmay oo laysku soo hadal qaaday Arimo ay kamid ahayeen waxyabihii Madaxda Soomaalida iyo Somaliland ay ka dhaqan geliyeen Shirkii 23 kii February ee London ka dhacay. Somaliland waxaa shirkaan Xubnaha ugu qaybgalaya Gudoomiye loo dhigay Wasiirka Arimaha Dibada Dr.Maxamad Cabdulaahi Cumar halka Dhanka Dowlada KMG Soomaaliya uu horboodayo Xubnaha kasocda Dowlada Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka Cabdi Samad Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax. Shirkaan Soomaaliya iyo Somaliland waxaa garwadeenka ah Dowlada Britain oo hada siwayn u doonaysa inay wanaajiso Xiriirka kala dhaxeeya Soomaalida. Wararkale oo shirka London laga helayo Caawa ayaa sheegaya in Wadahadalada labada dhinac ay meel fiican marayaan oo qaybtii hore meel wax laysla dhigay,hadii wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya lagu guulaysto kulan ayaa lagu wadaa in Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Somaliland ay kuyeeshaan Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Waxii warar oo kasoo baxo Shirka London kala Soco Allpuntland.com