xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Faroole Oo Diyaarsaday Boqol Ergey Iyo Dawladda Somalia Oo Ka Diiday-
xiinfaniin replied to Aaliyyah's topic in Politics
Coming back to the topic of this thread... How many 'Ergo' did Faroole finally get to send to Mogadishu ? How about the elders from Puntland camping in Mogadishu with the Prime Ministers request ? How many did they get to submit ? -
We must take the peace Somaliland has offered Xaglatoosiyey in Buhodle
xiinfaniin replied to AsadSL's topic in Politics
If Professor Ali had any deep wishes to use the aggrieved community as a political platform to reach higher post, Xaglo deprived him , quite effectively by wrapping himself with the hard-to-disagree peace garment. 'In war we showed our resolve, and stood our ground, it is now time to make peace with the aggressor in the North, and amend the relationship with the leader in the East' is what the situational tongue of Xaglatoosiye seems to be saying. It is hard to find a fitting retort . With this the Khatumo movement is seriously challenged from where it least expected it... Politics , pure and simple. -
lol You spoke too soon.
-
Prepare yourself for four more years of Sharif presidency...contrary to the prevalent views/assertions, it is more likely than not US and other powers are supporting Sharif to come back.
-
Shows Mr. Bryden's standing with the powers that be ...
-
We must take the peace Somaliland has offered Xaglatoosiyey in Buhodle
xiinfaniin replied to AsadSL's topic in Politics
NGONGE, remember the man just arrived from Garoowe, Puntland . Even if I grant it being a Qombula, whose Qombula is it? -
The recently leaked [confidential] report prepared by the Somalia-Eretria Monitoring Group (SEMG) represented an opportunistic and propaganda feast for some of Somalia’s fledgling media groups, whose major attributes include the lack of ethics and professional management. In that regard, these media groups, call them propaganda organs for sectarian political objectives, wasted no time to distort some of the facts and feasted on them like a vulture does on a carcass. Some of the follow up pull backs by some of these media groups in 20-20 hindsight is no consolation. http://wardheernews.com/public_html/Articles%202012/July/17_SEMG_Report_faisal.html
-
Former Puntland Presidential Candidate Xaglatosiye Arrives in Garowe
xiinfaniin replied to Dr_Osman's topic in Politics
Carafaat, Stop lying. I did not endorse Siilaanyo photo up was a gamechanger. You and your fellow SNM were the ones celebrating for that event. Remember SOL database is still here -
Former Puntland Presidential Candidate Xaglatosiye Arrives in Garowe
xiinfaniin replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ :D Evidently few backs someone thought Siilaanyo's photo op with Xaglo was a gamechanger -
Former Puntland Presidential Candidate Xaglatosiye Arrives in Garowe
xiinfaniin replied to Dr_Osman's topic in Politics
For ngonge and co, it was not that big of 'Qubulah' after all -
http://www.wardheernews.com/public_html/Articles%202012/July/06_somali_politics_warsan.html
-
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
It is my considered opinion that Oba is an spoiler, and he therefore deserves to be banned from the site , his financials be frozen, and his ability to spread his wicked notions of naturalization, borders and governance be significantly limited. Twenty years of whining with no alternatives other than raw obstructionism is enough of a reason to warrant a slightly unfair process to bring Somalia back ...waa in dadka la edbiyaa oo inta far-fariista la yiraahdo sidii ciyaalkii birimada ee school Hawl-wadaag dhexe , bile iyo bulsho laga keenaa... -
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Oba, the second republic will have the borders of 1960---only her character will be different. Again, what is that you are opposed in the draft constitution? Conspiracy? -
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960 ee Soomaaliya. What else are you looking for Oba? I see no issue there ...I think a lot of people are missing the big picture . Whether it is intentional, poor judgement or lack of awareness , I cannot say -
^^I would like to defer to my good friend Gabal
-
This is a side show...
-
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
The constitution may be outrageous to some, but the alternative is much worse. Prepare for yourself a partial trusteeship led by Rawlings of Ghana, especially if you are in the south central Somalia. Or revisit your political calculations , pass the constitution to end the transition , and work for ratification in 4 years time... -
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
After what was increasingly becoming another missed opportunity, Somali leaders seem to have managed to gather strength needed to pass the draft constitution, a critical component in the road map to end the transition. President Sharif met with elders , and requesting them to restrain from critiquing the draft constitution. That role, he reminded them , is reserved for the constituent assembly, which elders are tasked to pick. The mayor of Mogadishu has also encouraged the residents to get ready for constituent assembly delegates inbound from various regions who will gather to start deliberation on the constitution. These are good signs, they show political maturity. For if the process fails the consequence could be quite far reaching for all concern. For now, the brinksmanship has come to a halt. -
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Shacabka Muqdisho oo laga dalbaday inay gacan ka geystaan qabsoomidda shirka lagu ansixinayo Dastuurka Cusub Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Guddoomiyahha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka dalbaday shacabka ku nool magaalada Muqdisho inay gacan ka geystaan qabsoomidda shirka lagu ansixinayo dastuurka oo maalmahan ka furmaya Muqdisho. Duqa Muqdisho oo sheegay in la waayay dhaqaalihii lagu ansixin lahaa dastuurka looga baahan yahay ganacsatada iyo guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir inay gacan ka geystaan sidii ergada ansixinta dastuurka ay u martigelin lahaayeen. "Shacabka Muqdisho waxaa sharaf u ah inay in lagu dhiso caasimadda Soomaaliya jamhuuriyaddii labaad, sidaasi darteedna looga baahan yahay in iyagoo isku duuban ay marti-geliyaan ergada ansixinta dastuurka qaybyada ah," ayuu yiri Tarsan. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa hootsa ka xariiqay in sidoo kale ay lagama maarmaan tahay in wax laga qabto ammaanka Muqdisho maadaama aan shir lagu qaban karin goob aan ammaan ahayn. "Shirka ansixinta dastuurka wuxuu soconayaa 15-maalmood, shacabka Muqdisho waxaa looga baahan yahay inay gacan ka siiyaan hay'adaha ammaanka sidii lagu xoojin lahaa ammaanka caasimadda," ayuu yiri duqa Muqdisho. Hadalkan ayaa imaanaya iyadoo xukuumadda KMg ah ay dhawaan sheegtay in si KMG ah loo xirayo jidadka Muqdisho qaarkood si loo sugo ammaanka dugsiga tababarka booliiska oo la filayo in lagu ansixiyo dastuurka cusub ee Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya -
As August Deadlines Nears, Somalis Are Poised to Meet it.
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Ra'iisul Wasaaraha Somalia iyo Danjire Augustine Mahiga oo Maanta kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka ee Muqdisho ku shirsan Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali iyo ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Phillip Mahiga ayaa maanta kula kulmay Muqdisho odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Kulanka oo ahaa mid loo diiday inay saxaafadu goob-joog ka ahaato ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka socda Qaramada Midoobay iyo wasiirada DKMG ah qaarkood, iyadoo ra'iisul wasaaraha iyo Mahiga ay hadalo u jeediyeen odayaasha dhaqanka. "Odayaasha dhaqanka waxay udub dhexaad u yihiin horumarka uu dalku higsanayo; kagana gudbayo xilligii KMG ah, waxaana diyaar u nahay inaan odayaasha ka caawinayo wax walba oo fududeyn kara howshooda," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo saxaafada uga warbixinayay khudbadii uu odayaasha u jeediyay. Inkastoo aan si dhab loo ogeyn waxyaabaha rasmiga ah ee ra'iisul wasaaraha iyo ergayga Qaramada Midoobay ay kala hadleen odayaasha ayaa hadana hadalkii ay siiyeen saxaafada waxay ku sheegeen in odayaasha ay ku amaanan yihiin howsha ay hayaan. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inuu odayaasha ka dalbaday inay xiliga loogu talogalay kusoo gudbiyaan magacyada ergada ansixinaysa dastuurka cusub ee Soomaaliya, si howshaas looga gudbo. "Qaramada Midoobay waxay tixgelin doonaa rabitaankooda odayaasha dhaqanka," ayuu danjire Mahiga ku sheegay khudbadii uu u jeediyay odayaasha dhaqanka ee ay maanta la kulmeen, isagoo odayaasha ku wargeliyay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kusoo gudbiyaan ergada ansixinaysa dastuurka soona xulaysa xubnaha baarlamaanka cusub. Kulanka Mahiga iyo Gaas ay la yeesheen Odayaasha dhaqanka ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Madaxweynaha Somalia uu shalay Odayaasha dhaqanka kula kulmay Xarunta Madaxtooyada isagoo ka dalbaday inay soo dedejiyaan xulitaanka Ergada Ansixinta Dastuurka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya -
Madaxweyne Sheekh Shariif oo Odayaasha Dhaqanka ka codsaday inay faraha kala baxaan Ansixinta Dastuurka Qabyada ah Talaado, July 10, 2012 (HOL) — Madaxweynaha DKMG Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka ee ku shirsan Muqdisho inay faraha kala baxaan ansixinta dastuurka oo lagu wado in maalmaha soo socda uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu xarunta madaxtooyada shalay kula yeeshay odayaasha dhaqanka, isagoo u sheegay in ansixinta dastuurka loo daayo ergada ay soo xulayaan ee tiradoodu tahay 825-ka xubnood. "Madaxweynuhu wuxuu naga codsaday inaan faraha kala baxaan ansixinta qabyo-qoraalka dastuurka aana u gudbinno ergooyinka aan soo xulayno," ayuu yiri Malaaq Shiino oo ka mid ah odayaashii kulanka la qaatay madaxweynaha la kulmay. Codsiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku aaddan inay odayaasha dhaqanku aysan lug ku yeelan ansixinta qabyo-qoraalka dastuurka ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo odayaasha dhaqanka ay dhawaan ka hadleen saddex qodob oo dastuurka ka mid ah kuwaasoo mid ka mid ah ay ogolaadeen halka laba kalena ay diideen. Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ee ku aaddan odayaasha dhaqanka ayaa kusoo beegmaya iyadoo lagu wado in maalmahan uu ka furmo Muqdisho shir lagu ansixinayo dastuurka qabyada ah ee Soomaalia. Waxaa jira hadallo ay murashaxiinta u tartamaya xilka madaxnimo ee Soomaaliya ay ku eedeeyaan madaxda dowladda KMG ah, kuwaasoo ay ku sheegaan inay iyagu isku koobeen la kulanka odayaasha dhaqanka si iyaga mar kale dib loogu soo doorto. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Popular Contributors