xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Oodweyne Leader Praises Mogadishu, Says Demoqracy Murdered in Hargeysa
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^ :D Trust Che to always miss the point ... NGONEG, this is to draw my friend Oodweyne from his London hideouts . -
Bossaso: Dr Sadiq Enow announces new opposition party Midnimo
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
Dr. Eenow' s party does not represent Al Ictisaam. He may get their support. He will have a challenge on his hand though as the Mudug's young Turk , and much loved minister of Health is rumored to be in the game as well. Who ever gets Al Ictisaam support will no doubt be a formidable player in Puntland politics. -
Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UMMADA Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ka mid ah ururadii ka qeybgalay doorashadii golayaasha deegaanka ee ka dhacday deegaanka Somaliland 28-kii bishii dhammaatay ee Nofembar ayaa si weyn u dhaliilay qaabkii loo maamulayey doorashada isagoo ku eedeeyay guddiga doorashooyinka Somaliland iyo xisbiga Kulmiye inay galeen musuqmaasuq iyo xumeyn ay u geysteen dimuqraadiyada. Dr. Gaboose oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa wuxuu sheegay in ururkiisu aanu ku qanacsaneyn gebi ahaanba natiijadii ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka taasoo badideeda guusha lagu siiyey xisbiga Kulmiye, sida uu sheegay Dr. Gaboose. “Annagu hadaanu nahay UMMADA marna kuma qancin sida wax loo maamulayey, natiijadana ma aan mid sax ah oo caddaaladi ku jirto, waayo doorashadan waxay ahayd mid loogu talagalay boob ee mahayn mid loogu talagalay in doorasho caddaalad ah ay ka dhacdo.” Ayuu yiri Dr. Gaboose. Dimuqraadiyadii Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose wuxuu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in doorashadan ka hacday Somaliland ay tijaabo u ahayd dimuqraadiyada ay sheegato Somaliland balse xisbiga Kulmiye iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ay dileen, sida uu yiri, dimuqraadiyadii la sheegan jiray isla markaana hadda la sugayo in la aaso. “Dimuqraadiyadii haddii ay dileen Kulmiye oo hadda naxashkii ay ku jirto dee waxaan sugnaa waa in la aaso oo xabaalaha la geeyo.” ayuu yiri Dr. Gaboose oo ku eedeeyay maamulka Hargeysa inay marin habaabiyeen qorshihii dimuqraadiyadda. Wuxuu sheegay in isaga iyo xisbigiisa ay la socdaan sida ay wax u dheceen gaar ahaan qaabkii ay u dhacday doorashada oo uu sheegay in degmooyinka oo dhan aaney ka dhicin codeyn hufan ayna jirtay ku celcelin iyo meelo dhan oo waraaqihii la xaday, sida uu ku dooday. Muqdisho cuqdad kama qabo Dr. Gaboose ayaa shirkiisa jaraa’id lagu weydiiyey in haddii uu wax ka waayey maamulka Hargeysa halka uu aadi doono iyo inuu tagi doono Muqdisho oo siyaasiyiin badan u cararaan marka ay xil ka waayaan Hargeysa ayaa wuxuu ku jawaabay; “Anigu wax cuqdad ah kama qabo Xamar, Xamar waa meeshii aan ku dhashay oo aan deganaa, dadka Xamar joogana waa dad wax badan naga dhexeeyaan.” ayuu yiri Dr. Gaboose oo intaasi raaciyey inuu joogi doono Hargeysa. Ururka UMMADA ayaa ka mid noqonata ururada siyaasadeed ee dhaliilay doorashadii deegaanka ee ka dhacday Somaliland dhamaadkii bishii hore taasoo weli muran badan uu ka taagan yahay.
-
Bossaso: Dr Sadiq Enow announces new opposition party Midnimo
xiinfaniin replied to General Duke's topic in Politics
This is great development. -
Turkiga Oo Dib U Dhisaya Wadooyinka Magaalada Muqdisho-
xiinfaniin replied to Aaliyyah's topic in Politics
Great news indeed. This is the type of reconstruction Somalia needs . -
Ra'iisul wasaarah oo booqday Kontroolada Muqdishu -pics
xiinfaniin replied to Macallinka's topic in Politics
I was hopping to catch Alamagan or Gabal in the pics but they are no were to be seen. -
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Perhaps he is on to something too, he is well rounded man, who is conversant with old alliances , xaaji -
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^Dont backtrack now, xaaji xunjuf There is a reason why HAG is rushing with congrats ... -
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
We all welcome the old Cigaal/Jimcaale political alliance , xaaji xunjuf -
Hor-Cad Political Association/Party announced in Hotel Jubba Bosaso
xiinfaniin replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Kudos to Puntland , the wind of change is quite overwhelming ... ps: Haatu has been owned on this one -
President of Somalia Hassan Sheikh Mahamuud Visits Turkey
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalia on the rise -
^^Clan federalism may not be the best for Somalia, but it beats anarchism, the twenty-year civil war profiteering... In other words, propose alternative before saying no to everything, Haatu
-
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Faroole is a proud wanla-weyn waryaa, See, you need some basic schooling about the fine arts of politics . -
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^I am very proud of Wan-la-weyn, it is fine district . In your political parlance, Wanla-weyn means belaayo iyo shaydaan. -
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;895915 wrote: Wayahay turjumaan It comes with being from the South you despise ...we are all from Wanla-wey-n -
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No xaaji xunjuf you missed Oba's point. You are quite transparent with your mischief , xaaji. That is Oba's message . -
^^And what do you know about Somalia, Haatu? Those uncomfortable with the return of Somalia as a strong state will always find a way of opposing tested and tried approaches to revive the country.
-
I am not in the business of predicting , but here are my expectations : 1- The establishment of Jubba state, Bu'aale as its capital 2- The establishment of May state, Baydhabo as its capital 3- Success on Somaliland/Federal Government talks, ending the political isolation of our SNM brothers 4- Local elections in Puntland, resulting in a constituent assembly to elect a president for the region 5- The emergence of cohesive political grouping from H clan in the south with Mogadishu as its center
-
HAG congratulates Somaliland on the elections
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
LOL@the poem -
Local election polls results in Somaliland 2012
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kulmiye enjoys wide support , or so it seems -
President of Somalia Hassan Sheikh Mahamuud Visits Turkey
xiinfaniin replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This is a good move. Turkey, though new to Somalia's complex political issues, has shown a real interest in helping Somalia resuscitated. -
Five committees to prepare Jubaland convention established
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
As for our old friend Sharif Xasan and his effort to play Ethiopia's bid, contingencies are in place. At worst he will try claiming Gedo region for his ilk, which will have a unifying affect on the 'Jubba community', or he will likely end up awakening president Hassan's nightmare scenario, putting Marka in Baydhabo's column. In the chess parlance, the King is well entrenched and the Queen is inching ever closer to declare a checkmate awoowe. Xabaddaa noo daran ninyahow waanad ogtahay, waxaani waa howsheennii -
lol@Mintid What a excitable bunch !
-
Popular Contributors