xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. Xaji X it is your feigning ignorance and your pretense above that misled unsuspecting sjuis like STOIC. Territorial claims are determined by grazing realities on the ground. For the last twenty years you have projected an outsized clan majesty that is far from real. Today theory meets reality and time will prove that if the veneer of superiority, which by the way lack any historical frame of reference, could hold against the truth of Darwishs and their political resonance. STOIC, You exhibit troubling signs of clan emotions. At one point, you begun to write on this board as though Somaliland is a country with distinct people and history separate from Somalia. I have always tried to moderate you folks and depict Somaliland as a an autonomous region similar to Puntland but most of you took as an insult from me . Soon you will have to make a choice, an stark choice indeed: risk a political implosion by maintaining the political culture of the last twenty years or accept realities as they are, which is Somalia is a one country in the eyes of the world.
  2. Cakku NGONGE iyo co caqligooda, bal dadkay rabaan inay la go'aan quruxdooda arag.
  3. ^^STOIC, You are wrong about xiin's stance on Somaliland. You see, I am still active in this board so you cant just say stuff EDIT: I am vehemently anti secession. That is not necessarily anti Somaliland in clan sense. A distinction born again sjui separatist like you finds very hard to appreciate . The Map though is very much accurate. Few tweaks here and there , and some accommodation with Love and Yonis Mothers in Sanaag and Togdheer will be needed. But overall what is depicted is the historical Darwiish and Sanaag folks.
  4. This is about right. Geography lesson with SNM themes should be reversed. Geesigii tolmoonaa, marbaa fulay u tookhaaye
  5. This is the USC mentality i was referring to the other day, Oba. You see these freelance elders are able to exhibit the ignorance and craziness Oba of this world are too timid to express. What oday Ahmed Dirie says is a measure of the lingering USC sentiment. It is the pulse of Oba's people
  6. No sane Somali wishes Ethiopia to disintegrate. If Ethiopia, a nation of 80 million, fails, it will cause a demographic tsunami. Somalia will be flooded by influx of fleeing refugees that are exponentially larger than the actual population in the country. Even strong Somalia cannot withstand with abrupt crumble of Ethiopia... I pray for the opposite. Stable, democratic Ethiopia is what should Somalia wish for. And considering the fact that Ethiopia is experiencing a peaceful expansion of Muslims in an explosive rate, why would one wish for her downfall is beyond me.
  7. NGONGE;911777 wrote: ^^ War Abdirahman is the name of the Imam (I think) not Siilaanyo's. Unless of course you're playing some sort of trick here. . :D Johny B is mixing things up for a reason. Waxaa dhan baa isku mida
  8. lol@Somalilandsun Sage, We take it as a progress that the General admits that a fighting took place in Xudun (Hudun)
  9. Maamul-Goboleedka Khaatumo oo ka hadlay Dagaal shalay Ciidamadooda iyo kuwa Somaliland ku dhexmaray Xuddun Arbaco, Jannaayo 23, 2013 (HOL) — Maamulka Khaatumo ayaa ka hadlay dagaallo khasaare nafeed geystay oo shalay ka dhacay deegaanka Xuddun oo dhinaca waqooyi 83-km kaga beegan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxayna labada dhinac dagaalkaas ka sheegteen guulo. Taliyaha milateriga Somaliland, Jeneraal Shaqalle ayaa sheegay in dagaalka ay kaga dhaawacmeen laba askari, dhinacoodana ay qabsadeen gaadiidka dagaalka iyo maxaabiis. Balse Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo, Axmed Cilmi Cismaan "Axmed Karaash" oo maanta la hadlay saxaafadda ayaa sheegay inay kaga dhaawacmeen dhankooda laba askari oo mid ka mid ah uu aad u liito, ayna u geysteen dhinaca Somaliland khasaare ballaaran. Axmed Karaash ayaa mar wax laga weydiiyay maxaabiista ay maamulka Somaliland sheegeen inay hayaan ayaa wuxuu ku tilmaamay arrintaas in ciidamada Somaliland laayeen dad shacab ah oo joogay tuulada Gorofley oo Bafri kaga beegan labaatameeyo kiiloo-mitir kaga began magaalada Xuddun. Waxaa kaloo uu sheegay inay ka kaxaysteen xoolo dhaqato deegaanka lagu dagaalamay ku sugnaa iyo gaadiid shacab watay. Wararka kasoo baxaya deegaannadda dagaalladu ka dhaceen ayaa sheegay inuu jiro khasaare soo gaarey dadka deegaankaas ku noolaa oo reer baadiye ahaa; iyadoo warbaahinta lasoo xiriiray odayaal ku sugan tuulada Gorofley oo ka cabanayay ciidamadda Somaliland. Faarax Ducaale Saalax oo odayada deegaankaas afkooda ku hadlayay ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Somaliland ay soo galeen magaalada isla markaana ay rasaas la dhaceen dadkii halkaas ku sugnaa iyagoon u kala aabbo yeelin. Sidoo kale, Faarax wuxuu sheegay inay dhinteen laba nin qaarna la kexeystay isla markaana laba baabuur oo mid qaadka keeni jiray ay tuulada ka kaxaysteen. Khasaaraha soo gaaray dadka reer guuraaga ah ayaa intaas laga badinayaan iyadoo ay jiraan reero weli ku godoonsan meelaha lagu hardamayo ee u dhexeeya labada ciidan, iyadoo ay dad ku sugan dhulkii shalay dagaalladu saameeyeen ay sheegayaan dad mayd ah oo duurka yaalla aysanna garanayn cid ay yihiin. Si kataba ha ahaatee, lama saadaalin karo dagaallada oo saameyn weyn ku yeeshay bulsho aad u tiro badan xilliga uu soo gaba-gabaysmi doono iyadoo marba marka ka dambaysana ay sii kordhayaan ciidamada lagu soo daad-guraynayo degmadaas. Saynab Cabdi Warsame, Hiiraan Online xidigtiidhiciweydey@hotmail.com Laascaanood, Gobolka Sool
  10. ^^hehehe @ bringing a knife to a gun fight. What a short memory. In 1980s current SNM leaders in Hargeysa and in Somaliland region brought a knife to fight Barre's men who had bigger guns. The fight was not between equals, but at the end , the locals, with all the misery and refugee in Ethiopia, come roaring to claim victory over their territories. The irony is similar dynamics albeit with less disparity between today's two parties are being played out in the North. And the outcome, I am very certain of it, will not be different than the one I described no matter how crazies of this site ignore realities.
  11. This is a great step ...every community need to deliberate how their local structure will fit in the federal framework.
  12. LOL@ Saalax The Hashemite kingdom is coming into the fold.
  13. Naxar Nugaaleed;911545 wrote: The days of these people are divided are over, people of these have spoken load and clear. You are all Hypocritical Warmongers Simultaneously complaining about wars against your people 20 years ago was still advocating for war against others. Injustice never prevails people, learn from history. Well said. I will add NGONGE and co need to be a bit more creative than this. It is embarrassing ...
  14. ^^We are not in a rush. We are watching these talks. But our analysis are antidote to the apparent false hope and daydreaming ....
  15. PROF. JAWAARI: “Wadahadallada Dowladda Somalia iyo Somaliland waxay qayb ka yihiin Qorshaha Qaran ee dib u heshiisiinta” Arbaco, Jannaayo 16, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in dowladda uu ka tirsan yahay ay soo dhaweynayso wadahadallo walba oo nabadeed, isagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada Soomaalida ay kusoo biiraan qorshaha nabadeed ee socda. Isagoo u warramayay wakaaladda wararka Iiraan ee FNA ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya soo dhaweynayaan shirka bisha May ee sannadkan lagu qaban doono magaalada London. “Wadahadallada u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Somaliland waxay ka mid yihiin qorshaha Qaran ee dib u heshiisiinta, sannadkan waa sannadkii midnimada, barwaaqada, isku-tiirsanaanta iyo walaalnimada, weliba waa sannadkii is-cafinta iyo isi-saamixidda,” ayuu yiri Prof. Jawaari. Isagoo intaas ku daray: “Waxaan doonaynaa inaan dhisno Soomaali mid ah, dowladda Soomaaliyana waxay soo dhaweynaysaa wadahadlalada lagu qaban doono London bisha May.” Guddoomiyaha baarlamaanka wuxuu sheegay in xukuumadda Soomaaliya iyo baarlamaankuba ay taageerayaan qorshayaasha lagu xallinayo arrinta Al-shabaab iyo sidoo kale qorshaha lagu dagaalamayo Al-Qaacidada ku sugan dalalka Afrika. Xubnaha ururka Al-Qaacida ee ku sugan gudaha dalka ayuu sheegay inay dowladdu ugu baaqay inay hubkooda dhigaan ayna aqbalaan qorshaha nabadeed ee Qaran. Dowladda Britain ayaa marti-gelinaysa bisha May ee sannadkan shir looga hadlayo arrimaah Soomaaliya, kaasoo ay dalalka deeqaha bixiya kasoo qayb-geli doonaan; wuxuuna daba socdaa shirkii bishii Feberaayo ee sannadkii hore lagu qabtay dalka Britain. Maamulka Somaliland ayaa horay uga qayb-galay shirkii Feberaayo 2012 lagu qabtay dalka Britain, kaasoo ay qodobbadiisa ka mid ahaayeen inay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland yeeshaan wadahadallo ay arrimahooda siyaasadeed ku xallinayaan. Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in Somaliland ay qayb ka noqoto dowladda Soomaaliya, halka ay Somaliland oo ku dhawaaqday gooni isku-taaggeeda sannadkii 1992 ay weli doonayso inay noqoto dowlad gooni ka ah Soomaaliya inteeda kale.
  16. Madaxweynaha Puntland: "Ictiraafka Maraykanku siiyay Soomaaliya waa guul u soo hoyatay Soomaaliya oo dhan" Arbaco, Jannaayo 23, 2013 (HOL) — Wafdi uu horkacayay madaxweynaha Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku joogey dalka Jabuuti ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxayna kasoo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Wefdiga madaxweyne Faroole oo ay ku jiraan xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa waxaa garoonka si diiran ugu soo dhoweeyey mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bari kan degmada Boosaaso iyo dadweyne tira badan. Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo garoonka dhexdiisa si kooban war-baahinta ugula hadlay, ayaa ka warbixiyey ujeedada socdaalka ay dalka Jabuuti ku tageen iyo waxa uga soo qabsoomay. Wuxuuna sheegay in ujeedada ugu weyni ay ahayd sidii ay dowladda iyo dadka Jabuuti ugaga soo tacsiyeyn lahaayeen geerida AHN gudoomiyihii hore ee Bankiga dhexe ee dalka Jabuuti oo 12-kii bishan ku geeriyoodey xarunta dalka Kenya ee Nairobi. Madaxweyne Faroole ayaa intaas raaciyey in muddadii ay dalka Jabuuti ku sugnaayeen ay u suurtagashay in ay la kulmaan, madaxda sare ee Jabuuti iyo qaar kamid ah wakillada beesha caalamka u jooga halkaas. Mar uu ka hadlayey aqoonsiga uu dhowaan maraykanku siiyey dowladda Federaalka ah, wuxuu tilmaamay in ay tahay guul usoo hoyatey umadda Soomaaliyeed oo dhan, islamarkaana ay horseedi doonto in wadammo kale oo badani ay ku daydaan. Ugu danbeyntii wuxuu madaxweynaha Puntland tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ifka kaga tegey AHN Xasan Daahir Maxamuud Af-qurac oo ahaa madaxweyne ku-xigeenki hore ee Puntland, kaasoo shalay ku geeriyoodey Isbitaal ku yaal magaalada Nairobi. Waa safarkii ugu horeeyey ee uu madaxweynaha Puntland dalka dibaddiisa ugu baxo sanadka cusub ee 2013, wuxuuna kusooo aadayaa xilli weli xiisad siyaasadeed laga dareemayo gudaha Puntland; inkasta oo ay todobaadyadii ugu danbeeyey xaaladdu ahayd mid degen. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiiraan.com
  17. You chose to blind yourself from the reality before you. No recognition is forthcoming for Somaliland. Legal precedent it may open up, lack of agreement among clans with respect to the separation, and lack of geopolitical imperative are among few factors that work against you , good NGONGE. No crystal ball, just simple analysis based on the cues/data gathered from your twenty year effort to gain traction with this matter.
  18. ^^Awoowe stop the pretense, if you are in the know , you would know what I am talking about. But you are all over the place, playing for all teams in our little Somali game ...so Opa, after all, has you described to the T
  19. ^^Waa hagaag. Bal noo astee page ka , waa intaasoo midkeen waji gabax ku dhacayee, oo uu ardaagaan ka meermeertaa oo wajiga siin kari waayaaye
  20. ^^No he never said such a thing. If anything he admires the northern regions and stability they maintained. But when it comes to the recognition nonsense you guys are crazy about, teh president is not far from xiin's position.
  21. The problem with Mintid and certain individuals in this fora is they have resolved to perceive particular regions/communities in a certain way that is contrary to the reality on the ground. No matter what evidence they are presented with, Mintid and co will always repeat soothing slogans to depict Puntland and the looming Jubbaland based on the said perception. Puntland is not a dream. Jubbaland is not a dream. Somalia's revival is not a dream. What is clearly a dream is the notion of three Mothers in the North becoming an independent country
  22. The subject of SL did not come up at all. We only expect SL to prosper and develop. But as I always maintained, there will not be a recognition for SL. We have laid down the rationale for such outcome in this fora for the last 5 years or more.
  23. There is active supplication from certain corners for an intra tolka political conflict to arise again. But Somalia as a whole has made a headway toward political stability, we even expect Xamar to sort its internal politics out, hence the establishment of Jubbaland will only strengthen Duke-Gabal-Abtigiis block, not divide it. The cooperation will go even beyond internal borders, pulling Garisa and Jigjiga into the arrangement as well. Waryaa waxbaa ku dhaafay, ee halay warramo dheh