xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
XAFLADII MADAXWEYNE SIILAANYO EE LONDON - Qashqashaad caadiya
xiinfaniin replied to A_Khadar's topic in Politics
Mohamed Haaruun is raggeedii but so is Siilaanyo. He is very calm and comfortable with what he and his admin are doing. Perhaps Mohamed Haaruun's expectation is not realistic . -
Dagaal Xooggan oo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Gheelle, I think Somalis are dropping the ball again. Jawaari is off to Adis, does that ring a bell? -
Dagaal Xooggan oo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
There is another dagaal reported, ya Calasow -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;918088 wrote: I was in Xamar a few weeks ago. One fact I did notice was: Qabiil waa laga gudbay as compared to 2003 when I was in that city. Sanadkaas dad baa sanka ka hadli jiray because of tolkooda isku haleynaaye. Dadkaas baalashooda waala rifay, aad iyo aad u edeb leeyihiin maanta. (All thanks to Barbaarta.) Haddiiba 'looma'ooyaan' loo bixin as they used to call others wrongly nasiib ayee leeyihiin. Dadkiina buga oo qabyaalad qurbo ku heysoo ka gudba dadkii Xamar deganaaba waaka gudbeenee. Aaheey
-
Arbaco, February 13, 2013(HOL): Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa xalay waxaa ka dhacay dagaal geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, kaasi oo dhexmaray Xoogagga Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda iyo kuwa kale ee gacanta siinaya. Dagaalka oo socday muddo labo saacadood ah ayaa wuxuu ahaa mid culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo dagaalkuna ay ku soo qaadeen xoogagga Al-shabaab fariisimada ciidamada ee ku yaalla Baydhabo. Inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin inta ay tiradooda la egtahay haddana waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dhinacyadii dagaaallamay iyo weliba dad rayid ah oo guryahooda ay ugu galeen madaafiic habow ah. Dagaalkan ayaa wuxuu magaalada Baydhabo ka dhacayaa iyadoo uu jiro khilaaf xooggan oo dhinaca maamulka ah, waxaana maalmihii aynu ka soo gudubnay gudaha u soo galay ciidamo faro badan oo soo faarujiyay fariisimadii jiidda hore ee dagaalka ee ay ku sugnaayeen, taasi ayaana la rumeysan yahay in ay keentay in ay Al-shabaab soo weerarto magaalada. Shalay ayay ahayd markii uu magaalada ka dhacay qarax lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah, kaasi oo geystay khasaare soo gaaray Ciidaamada Itoobiya. Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxay ka mid ah magaalooyinka ay sida weyn ugu xoogganaayeen Al-shabaab, inkastoo markii awooddoodii wiiqantay ay magaalada isaga baxeen. Wararkeena dambe kula soco wixii ku soo kordha wararka Magaalada Baydhabo haddii Alle idmo. Hiiraan Online Baydhabo
-
Arbaco, Feberaayo 13, 2013 (HOL) — Dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo ku dhexmaray deegaanka Laf-weyn oo ka tirsan deegaanka Xuddun kana xigta dhinaca galbeed qiyaastii 20-km. Dagaalkan ayaa sida ay sheegayaan dad ku dhow deegaankaas soconayay muddo saacad ku dhow, iyadoo aan laga warhayn khasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray labada ciidan, inkastoo dhinac walba uu sheegayo guulo uu ka gaaray dagaalka. Wasiirka Amniga maamulka Khaatumo, Maxamed Ducaale Cabdi oo dagaalka ka hadlay ayaa sheegay in ciidamadoodu ay dagaal la galeen ciidamada Somaliland, kuwaasoo uu sheegay inay dhibaato ku hayeen dadka deegaankaas ayna ka qaadayeen hubka yaryar ee ay sitaan. Ducaale wuxuu intaas ku daray inay ciidamadoodu khasaare kala duwan u geysteen ciidamadii ay la dagaalamayeen ee Somaliland, dhankoodana aysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray. Balse ma jiraan ilo dhexdhexaad ah oo xaqiijin kara khasaaraha dhabta ah ee halkaasi ka dhacay. Maamulka Somaliland illaa hadda kama hadlin dagaalka ka dhacay Xuddun, waxaase muran ka taagan yahay duulaanka iyo cida soo qaaday, iyadoo ilo lagu kalsoon yahay ay HOL u sheegeen in ciidamada weerarka qaaday ay ahaayeen guutada wareegta ee maamulka Khaatumo kuwaasoo dagaallo ku-dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah u geysta ciidamada Somaliland. Ma ahan markii ugu horreysay oo dagaal noocan oo kale uu ku dhexmaro deegaanka Xuddun ciidamada Somaliland iyo kuwa Khaatrumo State, iyadoo ciidamada Khaatrumo inta badan diiddan joogitaanka ciidamada Somaliland ee deegaannada gobolka Sool ay weerarro gaadmo ah ku qaadaan. Saynab Cabdi Warsame, Hiiraan Online Xiddigtiidhiciweyday@hotmail.com Laascaanood, Gobolka Sool
-
Mogadishu Genocide 2007-2009: The EU and US Must Compensate Victims!
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Rahima, Come again. You are talking nonsense. I believe there are mo0ryaans who prevented Somalia from having a functioning state to ensure the enemy clan should not come back to its land, and primarily to the capital. Liqaye's comments serve as intellectual voice for such political culture. I do not misunderstand anyone. I should not be misunderstood. Any one who puts him self in the mo0ryaan category I speak of, who feels I am picking on him/her , there is nothing I can do to soothe such feelings. But I mean what I say. You see, I am knee deep in Somali politics to be shoe away with such a nonsense appeal of civility when one writes liberally, and sarcastically about the true victims of Somali civil war. For the record, I have no fear of recovering of our properties in the south. But that does not mean thousands of innocent people who have been brutally been affected by the ugly civil war, whose children are now readers of this fora should put up with the likes of Liqaye (and to some extent you Rahima with your moral is le ekeyn)...it is nonsense wallahi and beyond diin iyo dadnimo -
I am loving this thread wallaahi. Nin Yaaban, hore kuuma aqoon laakiin haddaan ku fahmay . The label does not stick awoowe. I have track records on these boards. No matter how Abwaan, Liqaye and co, and our born again secessionist brother STOIC try it. Xiinfaniin-is-a-clannist has been a familiar trench for those who have no ability to argue on the merits on the issues as presented. Waxaan se ku weydiiyey , how much shidaal baa lagugu shubtay ?
-
Waranle_Warrior;917852 wrote: ^Xiin the paragraphs above in your two posts are correct and point out the truth on the ground, why do you keep repeating it, is there anyone disputing it? That point is fair and correct, we are all Somalis and know the reality on ground, lets not delude ourselves and prolong this unnecessary directionless discussion. Yes, the points are disputed. Brother STOIC, Raamsade , and yes Liqaye think there is a clannish agenda in suggesting such common sense. It is repeated to help those with poor comprehension.
-
So for those with poor comprehension, lifting arms embargo on Somalia needs to be coupled with common sense safeguards and security policies that reflect prevailing mistrust among Somalia's current political stakeholders. What is suggested cannot be opposed by anyone who is interested in the revival of Somalia. For the former militia, it is a death nail as it ensures that monopoly of voilance will be in the hands of Federal army.
-
And remedy, or policy recommendation: The embargo must be lifted only, and only if, the government in Mogadishu agrees to create a viable, competent and inclusive national army recruited from all corners of the country. Government must first establish centers of training and military bases in strategically located areas throughout the country.
-
Here again is the paragraph , The current government in Mogadishu is dominated by one of the contestants of the civil war and resides in and around Benadir province – a hometown of one of the major Somali clans. Since the government has limited influence to localities beyond Benadir, the only pool of recruits and former clan militia fit for military service available to government are from this area. The view of many Somali analysts is that lifting arms embargo at this time will disproportionally benefit former clan militia in Benadir province.
-
For those who deliberately chose to misunderstand the concerns raised in the article, I need not respond. For theirs is, well a deliberate, or worse lack of basic comprehension of a simply written paper. For Liqaye, the man who reappeared in this fora with a new clannish gown, I have readily made answers and responses. Daqane;917838 wrote: loool good xiin, very good keep on avoiding haatus questions, if nothing else you are very enteraining... Haatu, is not to be honored with a response. Did I not say that? The reason is he chose to be a shadow-- your shape without the depth
-
^^What is that supposed to mean :D? Liqaye , Haatu is a child under the shadow of the man called Daqane;, the intellectual spear of the Mo00ryaan culture, the pretense of nationalism, and the attempt to blur the mass lootings that took place in 1990s with a manufactured narratives of injustices and grievances that somehow supposed to give sympathy to the looters and muscle the voices of the victims.
-
Mogadishu Genocide 2007-2009: The EU and US Must Compensate Victims!
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
^^Awoowe Gheelle, Jees-jees kaa iigu daran . TB baa ku dhacday kulahaa oday uu dhacay oo gurigiisii ka cayrsaday . -
KISMAAYO: Guddiga Qaban Qaabada Shirka Maamul U Sameynta Jubbooyinka
xiinfaniin replied to Aaliyyah's topic in Politics
Listen to Aw Libaax's interview on the matter: http://www.allpuntland.com/2010/anmviewer.asp?a=1342&z=1 -
KISMAAYO: Guddiga Qaban Qaabada Shirka Maamul U Sameynta Jubbooyinka
xiinfaniin replied to Aaliyyah's topic in Politics
Wafdi Kismayo ka yimid oo Gaalkacyo tegay http://www.puntlandpost.com/gaalkacayo-wafti-ka-socda-jubbaland-oo-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-gaalkacayosawiro/ -
Mogadishu Genocide 2007-2009: The EU and US Must Compensate Victims!
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
I happen to believe I have a bit more decorum than his Besides he is wounded now, and as the old cliches goes , the wounded is ever more dangerous. -
Good Somaliland's claim is debunked in Khaatumo areas.
-
Popular Contributors