xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
What Was the Point of Government's Delegation to Kismayo?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Kismaayo (RBC Radio) Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo noqday Caasimada Muqdisho. Wasiirka iyo Waftigii la socdsay ayaa markii ay gaareen Kismaayo ayaa waxa ay kulamo kula yeesheen madaxda maamulka iyo waxgaradka magaalada Kismaayo gudaha gegeda dayuuraha ee kismaayo. Mudane Cabdikariim ayaa markii uu kulamada u dhamaadeen waxa uu saxaafada qadar yar oo kooban uga waramay wixa safarkiisa ku saabsanaa waxa uu yiri. “Ujeedad socdaalka waxa ay aheyd in loo kuurgalo xaalada guud ee Kismaayo gaar ahaan dhibaatadii doraad dhacday ….Alxamdu lilaahi markaan kulamo badan la yeelanay masuuliyiintii iyo dadkii waxgaradka ahaa magaalada waxaan ogaanay in uusan dhibweyni uusan dhicin“ Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri. “Magaalada wax dhibaato ama mashaakil weyni ah maysan jirin, dhibkii yarka ah ee dhacayna ay aheyd wax ciidamada dhexdeeda aheyd wax ka dhacay, hadana xakameyn iyo gacan ku heyn ayey ku jirtaa masuuliyiintaana noo balan qaaday in ay xalinayaan”.[Halkaan ka Akhriso Faahfaahinta Ciidamada isku dhacay] Dhanka kale wasiirka waxa uu saxaafada u sheegay in kulamadooda looga hadlay arimaha jubooyinka guud ahaan isaga oo dhankaas ka hadlayana waxa uu yiri. “arimo muhiim ah baan kawada hadalnay oo ku saabsan Jubooyinka iyo deegaankaan wada hadal dheer oo aan yeelanay kadib waxaan isla garanay in wada hadalka iyo wada tashiga aan sii wadno, arimaha jirana wada hadal lagu xaliyo”. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kusii qulqulaya siyaasiyiin iyo waxgaradka gobolda Gedo, Jubada Hoose, iyo Jubada Dhexe waxaana lagu wadaa in uu ka furmo shirweyne looga arinsanayo maamul u sameynta Goboladaas. -
Kismaayo: (pp)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in isgaranwaa weyn uu maanta garoonka diyaaradaha uu ku dhexmaray wafuud ka socotay DF ee Soomaaliya & maamulka kumeelgaarka ah ee Jubbaland. Isfahanwaaga ku yimi dowlada iyo Maamulka ku meelgaarka ah ayaa yimi kaddib markii Wafdiga dowladu ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo lana isweydiiyey safarka madaxda dowladu ay ku yimaadeen magaalada Kismaayo, kaas oo aan ku fadhiyin wax muhiimad ah. Maamulka Kumeelgaarka ah ayaa Wasiirada dowlada ku weeraray Su’aalo ah goorta iyo waqtiga ay shirka u furayaan ergada ku sugan magaalada Kismaayo oo iyaga loo xayiran yahay, waxaana wafdigii dowlada ka socday ku adkaatay inay ka jawaabaan arrinkaas, waxayna Jawaabtaas bedelkeeda sheegeen in ay magaalada Kismaayo u yimaadeen in ay wax ka xaliyaan dagaaladii saacadaha koobnaa ka dhacay Sabtidii magaalada Kismaayo. Maamulka ku meelgaarka ah oo u muuqanayey mid masuuliyad buuxda isa saaray ayaa wafdigii dowlada u sheegay in magaalada Kismaayo aysan ka jirin wax dhibaato ah ayna xalisteen arrimahooda u gaarka ah , iyagoo dowlada Xasuusiyey in magaalada Muqdisho ay mar walba ay ka dhacaan dagaalo dhibaatooyin badan dhaliya aana waxba laga soo qaadin, iyagoo maamulka kumeelgaarka ahi ay weydiiyeen Wasiirka arrimaha guddaha sababta farta loogu fiiqay shaqaaqadii yarayd ee ka dhacday magaalada Kismaayo ee ka maammul ahaan ay iyagu xalinayaan ayn qaarkeed xaliyeen. Dhanka kale waxaana soo baxaya warar sheegaya in dowlada ay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Kismaayo ay ku lug lahayd , isla markaana shaqaqaqadaas yar laga buub buuniyey saxaafada Muqdisho, haddana ay doonayeen inay wax weyn ka dhigaan si loo sii kala fogaado, nasiib wanaag Maamulka magaalada Kismaayo ayaa waxay muujiyeen dadaal dheeraad ah si aan loo kala fur furin. Sikastaba, Maamulka kumeelgaarka ah iyo Wasiiradii ka socday DF ee Soomaaliya ayaan wanaag badan ka dhex dhalan , arrinkuba uu cirka isku sii shareeray kaddib markii masuuliyiinta dowlada la weydiiyey Su’aalo badan oo ku aadan sababta ay shirka lagu xushmeeyey laguna marti qaaday ay imaan waayeen, iyo sababta ay uga soo duuleen magaalada Muqdisho , waqti dhibaato aan muuqan aysan ka jirin magaalada Kismaayo , dadkeeduna ay xalisteen shaqaaqadii yarayd ee dhacdaay sabtidii. Isfahan waaga u dhaxeeya maamulka Jubbooyinka & DF ee Soomaaliya ayaa immaanay saacado kaddib markii madaxweynaha Puntland uu ugu baaqay Dowlada Federaalka ee Soomaaliya inay ku kaalmayso shacabka deegaankaasi siddii ay maamulkooda u dhisan lahaayeen, isagoo ku baaqay dhanka kale in nabbada laga hormariyo wax walba, caalamkana ka codsaday in ay taageero ka geystaan dhismaha Maamulka Jubbaland.
-
Maxay la kulmeen waftigii dowladda ee Kismaayo yimid?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
oba, what is wrong with Kismayo news, we have been reading HiiraanOnline and its headlines of two clans fighting in Kismayo -
Axmed Madoobe puts the blame on Saxardiid for clan fights in Kismaayo
xiinfaniin replied to Dabrow's topic in Politics
The Zack;921745 wrote: This was NOT a clan war. Gedo people and Jubooyinka are on the same side. Intaa my freind Gabal ma fahmi karo. He envions a Gedo with dominant militia muscle that kills its way to victory .., so even this simple security forces vs bunch of angry militia attempting to free one of their from a police station represents a O vs Gedo boys. The government is acting very weird these days . For the record I have no issue with the PM post. Saacid, if that soothers Gabal's feelings, does not seem to be a player in this fight. It is president Hassan's that is talking about Kismayo all the time. -
Maxay la kulmeen waftigii dowladda ee Kismaayo yimid?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Warkan ma hubo. Oba, Abwaan iyo Raamsade iga hubiya -
Maxay la kulmeen waftigii dowladda ee Kismaayo yimid? Published: February 25, 2013 Kn: Wafti 3 wasiir ka kooban oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Kismaayo, markii dambane waxa ay ka laabteen garoonka dayuuradaha kadib markii ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee magaalada. Hadaba maxay kala kulmeen Kismaayo. Socdaalka waftiga oo u muuqdey mid kugu soo boodey ahaa oo aanan ahayn “kugu baridey” ayaa waxa uu kulan la qaatay maamulka KMG ah ee Kismaayo, isagoo kala hadlay labo arrimood oo kala ah tan maamul u samaynta oo ay maamulka u keeneen casuumaad gogol ay dowladda ka fidisey Xamar, iyo arrinta labaad oo ahayd ciidamo kuwa maamulka ah oo ku dagaalamay magaalada Kismaayo. Mas’uuliyiinta Kismaayo waxa ay waftiga u sheegeen in shirka maamul u samaynta uu barito furmayo, una malaynayeen in waftigani uu shirka u yimid oo laga soo jawaabay casuumaaddii dowladda loo direy oo ahayd sababtii shirka loogu dib dhigey. Tan ku saabsan shaqaaqada ka dhacday Kismaayo, waxa ay sheegeen in shalay oo ugu dambeeysey ciidamada dowladda Federaalka ay ku dagaalamayeen Suuqa Bakaaraha, waftiga Kismaayo loosoo dirayana ay marka hore iska hor imaadyada caasimadda soo xaliyaan. Waxa loo sheegey in shaqaaqadii la xaliyey, shirkuna furmayo, dowladda loo baahanyahay in ay kasoo qeybgasho. Waftiga ayaa dib ugu laabtay Xamar. KismaayoNews.com
-
Raamsade, It is ok (at least with me) if some clans oppose federalism because they fear it may disadvantage them if implemented. What is not ok however is if the very government that supposed to facilitate the process reflects that fear and sabotages the very political framework from which it draws its legitimacy. And that is what is happening in Kismayo. As for the federal government being toothless and whatnot, I think you are missing the whole point here. The government is symbolically important to accept the outcome of Kismayo conference. It is the interest of all concern to have the blessing of federal government with respect to Kismayo's political deliberation. That is what many hopped for. But like you said this entity has no authority on many places of the country, and unfortunately it appears to have worked very hard to lose its symbolic authority in Kismayo. ps. centralism argument you are presenting is premature. Somalia have reached a political settlement based on a federal framework. It is up to the government to move forward with it, or be regressive about the whole thing like you are doing here.
-
^^Raamsade, I understand the background noise USC folks are making. It is NOT thate Kismayo is complicated or unfit for federalism. It is rather USC elites like yourself feel that federalism disadvantages them in terms of Somalia's political balance. This effort from Mogadishu is primarily to show that federalism is unworkable framework and therefore shall never be implemented in the south. You dont think the last 18 regions former Barre regime left for Somalia is balanced. You dont think the 1960 8 region map is fair. You want to reshape Somalia with a rebel like intent and redraw its maps. You had twenty years to scribble your thoughts, waxaad jeclaatay macno waa sameyn waayeen. And so the road map came. You agreed to it, but now it seems you are having second thoughts. That, in a nutshell, is what Kismayo argument is all about: a confused stakeholder in Mogadishu who does not understand what settlement, compromise, and agreements mean. This time though, even my self is convinced, that if Federalism fails, Somalia requires a drastic, and dramatic political solution.
-
BREAKING NEWS - Qoslaye tries to assasinated a Somali MP over kismayo comment
xiinfaniin replied to Mooge's topic in Politics
Or in this case , Jabbaland MP -
Adeer eedayn cidlaa anigu ma aqaan, meesha rag ba hadda jooga dadaal dheer bayna ku bixiyeen inay dadkii degaanka isku keenaan waana ku guulaysteen ilaa xad. Meesha laga qayshaa waa xamar , oo dhulkaan iyo dadkaan dhib weyn hore ugu geystay oo weli dhaawacyadoodii cusub yihiin, maanta leadership kii soomaliyeed hayya. Caqliyadda meesha ka muuqataaa waa tii Abwaan iyo adiga oo kale mana shaqaynaysano ...marka niman dawladnima raba uma ekedina mindhaa nabadda unisom baabad dhibsateenna , hadde caano halaga maalo. Kismayada aad kusoo ordaysaan Afgooye, Marka, iyo Baraawe baa kasokeysa, aawaye? Kismayo Ahmed Diiriye talo ku yaalan maayo, ee Dawladdu dawlad ha noqoto oo waxa mudnaanta leh iyo waxa ciriiriga ah hakala garato, ama odoyaasha Xaad iyo Ahmed Diiriye talada haka qaadato, simple as that.
-
The government should work establishing a lasting peace in Mogadishu where hundreds of thousands have been uprooted, or Lowe Shabeele region where those with militia muscle are the dominant political forces in the expense of locals. Kismayo has its owners deciding its fate. It is interesting it became a priority for the this young government. There is a sinister, usc like motive here awoowe, and a transparent one indeed. It will not work.
-
Clearly his policy approach could be leveraged by alshabaab. He is underestimating the resolve of those who want to form this admin. He created a political situation that either he will look a loser or Kismayo admin will look a loser. I believe the government is now looking a face saving formula , which I could not think of what it would be.
-
Two press releases came out of Mogadishu, badly timed to politicize what was in essence a police work. The prime minister, ignoring months long deliberations, hundreds of delegates gathering in Kismayo university , announced a parallel conference in Xamar. Interior Minister Abdulkarim, denied that he is aware of the effort that has been underway for months, and which UN reports indicated he was informed about and urged government's support of the process. In the mean time Hassan Yacqub of deposed alshabaab announced that renewed insecurity in Kismayo is a sign of alshabaab strength. Today the Somali government sent a ministerial delegate, saying that they will mediate 'parties'. Question is: what would government gain from opposing the formation of the first federal state in the South? Somali analysts agree if the Kismayo admin is not formed fast enough, the situation will benefit Alshabaab greatly. Ina Xaawo
-
Interior minister and delegation visits kismaayo
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Abwaan;921532 wrote: So dowladda will take care of business ? Thanks for sharing this Oba. Waa kan faanku awoowe -
Interior minister and delegation visits kismaayo
xiinfaniin replied to oba hiloowlow's topic in Politics
faan badanaa -
Prime Minister's Invitation Letter to Jubba Committee
xiinfaniin replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che -Guevara;921054 wrote: lol@Nuune Jacpher........Those spearheading the Jubba are not anymore competent than the Federal Government. All of this could have been avoided if the Jubba Group engaged the government from get-go. And for protocol sake if not anything else, appoint working committee that harmonizing the details with the Parliament, the President's Office and Prime-Minister's office. The idea that the Federal Government has no role in setting up these administrations is simply childish. The Federal Government on its part should have clarified its stance and set up its own committee to work with the stakeholders in the region. These issues are complicated and only comprehensive solutions including all stakeholders can make lasting change. You can see shalay dadkii antagonizing the Government are killing each other now. And on SOL, my qabiil is more powerful than yours is the mantra. Che, xattaa anta? Support the government we must, but on Kismayo it has really played bad politics that is beginning to backfire quite badly. -
Gabal should have called me or Ducaysane for what happened in Kismayo , instead of calling PM office in Mogadishu
-
Kismayo, The Jewel of the South, is Nearing Political Settlement
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Many here will be disappointed wallee , The Kismayo conference is on track. Nothing changed other than the 6 month old government has fired the first bullet to abort a grand Somali gathering. Political posturing from Mogadishu has only solidified the resolve of those organizing the conference. The unfortunate incident was a simple police work. In the coming days and weeks , you may hear similar things. -
^^See , you are easy to appease. I blame your age, Alpha The larger question still remains, why our brothers in the North are so obsessed with southern politics they claim to despise and strive to separate from ?
-
^^I am not sure it will be the one former Indhacadde gunners in Mogadishu are expecting If you have Hassan's ear, tell him loud and clear, that Kismayo caused Abdiqasim's presidency. History is only good to be a guide ...
-
^^LOL Yes waa fahmay
-
Alpha Blondy;920696 wrote: .... this clan-based geo-political irredentist entity should be nuked immediately. Says the man who supports the Three-Mothers-Project in Hargeysa . That indeed qualifies a case study of what clan-based geo-political entity is....
-
LOL pray for failure ...Kismayo will have an admin. Armay roontahay in la daayo
-
Kismayo, The Jewel of the South, is Nearing Political Settlement
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
I am getting feeds that a lot of delegates are arriving Nairobi. I am sure Mooge will update us with the most update info about the Conference. Professor Abtigiis, where are you?
-
Popular Contributors