Jiiroow Bakaal
Nomads-
Content Count
347 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jiiroow Bakaal
-
Xaaji Xunjuf;717954 wrote: Niyo kagan qabyalaad meel kasta la ordaya,, are you not familiar with the forum rules? Meesha waxaa ku haysaan wa qabiil Maalinta i tusto qof Isxaaq ahayn oo taageersan Somaliland Maalinkaa i tusto qof Mj aheyn taageersan Puntland Baanu leenahay meesha iyo Somaliyaba wa nadiif Laakin waa calaacasho timo ka soo baxdey
-
Elaayna maxaa Jubbooyinka ka galay. tuugsi lee u imaan jireen shimee sheegteen
-
Si sharaf leh inuu isaga taga loo qaataa hadii kale sidii Simone Gbagbo asagoo timaha rifan ayaa la keenaa;);)
-
http://www.gedonet.com/index.php?news=7006 ;);););)
-
ismacil cumar geele inauguration ceremony in Djibouti Pics
Jiiroow Bakaal replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Masaakiintaan OBASIIBO ey fadhiisiiyeen loool -
Reer Doolow ku quus qaado haduu NINKOODA Zenaawi soo gelbin guda ma soo galaan Adigana Oginga Odinga ku aroosey ma ku soo gelbin karaa
-
http://dhanaan.com/newsdetails.php?subaction=showfull&id=1304616367&archive=&start_from=&ucat=1&
-
Hadaa samirtey;);) Imaa carar dembeysaa Imaa Cabdalla loo barya tegaa /just like 1991 ina Barroow na hubee) Imaa QooQaani imaan kartaa Maharaagwada xeryaha qaxootiga ha isu qoonsan
-
Ina Cali Sokor iyo Santuur Gooloo oo awoowyaagaa ah ayaa Faafaxdhuun iyo Faafuroo korkeeda lagu gurey ma adigoo ciidi caseyd ee dhagaxbuur kugu taal ask adeerkaa Ina Jees..waxii ka raacay Kistaada
-
This may be why Indian warships off Somalia are more frequently opening fire on pirates they encounter, The only solution to this problem is KILLING THEM ON SIGHT trust me no one will ask you anything if you dont trust me mother INDIA ask Ugandans;)
-
Waamo wax kama gureysidee orod Qoraxdii Qabridahar ku noqo
-
Masaarida cawaanta Somalida wey ka quusatay markii horeba kula gorgortan Habashida ey is laheyd laakin Cawaan ma wax la tirsadaa
-
Only Muslim capital to celebrate bin Laden's death..(Xamar) + PICS
Jiiroow Bakaal replied to Mad_Mullah's topic in Politics
Muslims in Mogadishu?;) -
Dooloow crew waxa ey usocdaan waa Kismaayo Azania waxey usoo socotaa waa Kismaayo So next war will be between OG vs MR because of that Shabaab movement is best option in Gedo Jubbas and whole of Somalia other wise its clan wars and back to 1991
-
Somaliland President on the Killing of Osama Bin Laden
Jiiroow Bakaal replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ma dhuusaa? oo meel walba isku maqiiqi ogaa
-
Popular Contributors