osman_nz

Nomads
  • Content Count

    285
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by osman_nz

  1. Baarlamanka Puntland oo Todobaadkii 2aad u fadhiya kadoodista Dastuur Cusub Xildhibaanada Baarlamanka Maamul goboleedka Puntland ayaa todobaadkii labaad ka u fadhiya dood ku aadan dastuurka cusub ee uu yeenanayo DGPL, isagoo haatan uumarayo qodobka 76aad kaas oo qeexaya awoodaha Xukuumada hadii ay noqonlaheyd masuuliyinta sar sare Mdaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka. Xildhibaanada ayaa siweyn isugu mashquulsanaa maanta iyadoo ay ku mashquulsanaayeen qodobkan kaas oo isagu waqti dheer ka qaaday, waxayna doodooda ku saleensantahay sidii ay wax uga bedelio lahaayeen qodobkan isaga ah ama ay wax ugu kordhin lahaayeen Dastuurkan oo ay horay u soo ansixiyeen Madaxweynaha iyo xukuumadiisa ayaa waxay xildhibaanada Baarlamanka u fadhiyaan ansixintiisa mudo ka badan 2todobaad iyadoo ay maalinba ka doodayaan qodob ka mid ah qodobada 141da ka kooban kaas oo ansixin golaha wasiirada ka dib loos oo gudbiyay baarlamanka. Si kastaba ha ahaatee Xubnaha baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa looga fadhiyaa in ay soo dhameystiraan dastuurka cusub islamarkaana lagu dhaqo dastuurkaasi cusub umada soomaaliyeed ee hoostaga Maamul goboleedka Puntland. C/naasir Yaasiin Salaad SBC International Garowe Source: http://www.allsbc.co m/view.php?articleid =10861
  2. Garoowe Hey,ada VSF Germany iyo Wasaarada X. Xoolaha oo daaweynaya sedex boqol oo kun oo neef Hey,ada VSf Germany iyo Wasaarada Xanaana Xoolaha ayaa makii ugu horeysey daaweynaya sedex boqol oo kunneef oo geel iyo adhi isugu jira kuwaa soo ku nool baadiyaha kal duwan ee punland . “Muhiin maaha tirade xoolaha aan daaweyneyno Waxaase muhiina in aan gaadhsiino dadka wixii naloogu soo dhiibey “sidaasui waxaa yidhiDr asili oo ah Madaxa hey,adan ayaa sheegtey in shaqada Mashruucan la bilaabey 2006 guud ahaan Somalia waxa kaloo ay intaasi ku dartey in shaqaalaha hey,ada ay aad ugu dadaaleen shaqaalaha hey,ada oo ay sheegtey in xawli ku socto. Sidoo kale xaflad loo sameeyey Ambabaxa kooxaha soo daaweynaya xoolaha ka soo qeyb galey Wasiirka wasaarada xanaanada xoolah Axmed Xuseen(doonyaale)aya a u mahad celiyey hey,adan sida ay ugu hagar baxdo xaalaha pl iyo waliba fayadhowka caanaha. Hey,adan VSF germanyaya inta badan ku shaqeysaxoolaha iyadoo sidoo kale dhistey xarumo lagu hagaajiyo caafiomaadka xoolaha. Hey,ada VSf Jermany iyo Wasaarada Xanaana Xoolaha ayaa makii ugu horeysey daaweynaya sedex boqol oo kunneef oo geel iyo adhi isugu jira kuwaa soo ku nool baadiyaha kal duwan ee punland. Source: http://dunidaonline. com/index.php?id=883 Excellent news puntland livestock minister locking horns with holland vsf organization which is vetenary group that is experts in medicinal cures for livestock. Our livestock are going to remain healthy and live longer and our people will also will remain healthy with state wide vaccination program under-way including the free health policy in puntland along with welfare payment for poor people. Business boom of bossaso and the oil and gold and natural gas reserves for our future. Puntland is moving forward towards the future. It is the bright light that shine's from Africa.
  3. Gabbal..sxb this is new political party, and they are celebrating the new party formation..you will be hearing about them alot more in the future my friend...
  4. Xaflad Casho ah oo lugu taageerayo ururka United Puntland Diaspora Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Minneapolis, Minnesota. Xaflada aya waxay qayb ka ahayd xaflado isdaba jooga ahaa bulshada reer Puntland ku taageerayeen urur cusub ee laguga dhawaaqay markay taariikhudu ahayd 05/30/09, magaalada Minnesota, loona bixiyey United Puntland Diaspora. Ururkan oo noqon doona urur siyaasadee oo isku xira dhamaan bulshada ree puntalnd ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba, isla markaana ku dedaali doona sidaa ay reer Puntland ula jaanqaadi siyaasada casriga ee aduunka ka jira.Ururkan oo ay soo abaabuleen dhalinyaro aqoonyahano ah reer Puntland oo ka kala socda bulsha qaybaheeda kala duwan sida: siyaasiyiinta, aqoonayahana , waxgradaka, culimada, hooyooyinka, ,abwaano, arday, suxufiyiin, dhaqaatiir, culimo, iyo macalimiiinta reer Puntland. Ururkan oo runtii ha urur si aada ah looga soo dhaweeyey dhamaan dalka dibadiisa iyo gudahiisaba,ayaa hawlwadeena ururku ay balan qaadeen in ururka xafiisyo looga furi doono meel badan oo Puntland ay iyo dhamaan meelaha ay degan yihiin jaaliyada Puntland ee ku nool dalka dibadiisa. Haddaba gobdhaha Puntland ee degan gobalka Minnesota ayaa xalay waxa ay soo abaabuleen Casho Sharaf ku saabsanayd taageero ay ku muujinayaan in ay hiil iyo hooba ay laga rab istaagi doonaan ururkan cusub ee United Puntland Diaspora. Cashadaas ayaa waxa ka soo qayb galay mas’uuliyiin badan oo isigu jirey bulshada waxayadeeda kala duwan. Dadkii halkaas ka hadlay waxa ka hadlay waxaa ka mid aha Dr. Cumar oo dhaqtar ah, isla markaana a ah Dean of Medicine at East Africa Universit. Dr Cumar oo dhowaan ka soo laabtay wadankii hooya ayaa waxrbixin dheer ka bixiyey xaalada caafimaad ee wadanku kku sugan yahay iyo sida laga maarmaar u tahay in qurba joogta Soomaaliyeed wax uga qabtaan baahida caafimaad ee ka jirta wadankeeni hooyo. Waxaana isna ka Cusmaan Sheekh, oo u mahad celiyey hooyooyinkii iyo gabdhihii soo abaabulay cashada, iyo sida habsami la’aanta ah ee ay u taageereen ururka. Isna waxaa si tafartira ugu dheeraaday dheeraay ujeeda ururka Abdimalik Askar , oo ka hadlay ujeedada ururka iyo sida looga faa’ideeysan doono ururka United Puntland Diaspora. Siyaasiga soomaaliyeed ee ruug cadaaga ee Maxamed Abdi Qaac oo ah rugcadaaya ayaa waxa uu ku dheeraaday muhiimad ururk siyaasad ee reer Puntland iyo sida looga faa’ideysan karo. Waxaa kalo iyana ka hadashay Drs. Luul Xasan Laari oo ka mid ahayd gabdhihii xaflada soo abaabulay ayaa waxa ay ku dheeraatay haweenka doorka ay siyaasada ku leeyihiin iyo sida ay uga qayb qaadan karaan, waxa kale oo luul hadalka ku dartay sida looga faa’dieysan karo aqoonyahanada da’da yar ee soo abaabulay ururkan United Puntland Diaspora. Abwaanada Canab Cali Shire ayaa iyana ku boorisey dhalinyarada in ay faraha ka laaban siyaasada ee ay hormuud u noqdaan. Waxaa kale ka hadlay gudoomiya jahliya SSC ee waqooyi Ameerika Khaliif oo ka hadlay sida ay muhiim u tahay midnimad puntland iyo sida ay laga maarmaan u tahay in dhamaan bulshada meel kasta ay joogaan in ku dedaalaan in ay gacmaha is qabsadaan isla markaan ay meel uga soo jeestaan wax kasta oo kala dhantaalay midnimadooda. Waxaana isagana hadal qiimo leh ka soo jeediyey meesha Maxamed Hussen oo loo yaqaano BBC oo ku hadlaaye magaca dhalinyara Puntalnd waxuuna runtii aad ugu dheerada doorka dhilayarad Punland kaga began horumarka Purtland. Waxaa kaloo isna ka hadlay siyaasiga da’da yare ee ka mid aqoonyahanii ka qaybgalay shirkii carta Mr. Cabdul waxuun ka dalfay faa’iida laga heli karo ururka Unted Puntnald Diaspora iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in dhamaan bulshada reer Puntland ay taageer ururkkan cusub. Intii aya xafaldan waxa tacsi loo diray qoyskii iyo ehaladii uu ka geeriyooday Burhaan Xassan oo aha will yar oo reer Minneasota ah oo dhawaan lagu dilay. Ugudanbeyntii, ayaa waxa isna ka hadlay Abwaan Najax oo runtii laga jecel yahay Minnesota, masraxyada siyaasada, waayo waxa uu alifay miro ku saabsan nabada, uuna u bixiyey SOOMAALIYEY-TASHADA. Zakariya Aadan Somali Media zakihaji@yahoo.com Source: http://www.dhahar.co m/article.php?articl eid=7489 A New Era is shining in the great state of puntland. A Democratic Era...A New political Party called United Puntland Diaspora Has been created and held celebrations in Minnesota for creation of the first new political party under the democratic state of puntland. The New party agenda is to be political force in puntland and to bring it's expertise and policies to advance the state of puntland and to move the region forward for further development and advancement for it's people and region. The new party will have new offices opening up in puntland so they can campaign their policies to the locals and also have office oversea's to campaign their policies to the diaspora puntland population.Excellent Job Puntland
  5. Xaaji he is wasir because 95% of his population are not partaking on it, if they were im sure it would be different story all together. I personally have respect for ppl like that, they know their roots and they know that africa being africa without unity their is no chance for survival. Infact african union is trying to unite all africa so they can become powerhouse in world politics and not divide it. Anyways smart ppl like rageh family are what is more needed in hargeisa and not wishful thinkers who have been sitting there for 17 years unrecognized and recieving no access to international organizations to benefit it's people. PPL like rageh family are infact a blessing in disguise for hargeisa and u need more of them.
  6. Juje, that is exactly what i fear will occur and the only way to stop that from happening is to ascertain ownership of our resources in our region and following the federal policy for somalia. The federal policy will definitely make sure the oil is used for our state only as we will have the administration over it.
  7. Juje, it's totally devastating when you have an administration in sland that is even not caring about it's own ppl..waxaan oo kale waa ceeb. Rageh Omar is probably the only person i hold a bit of respect for in that god forsaken region, and to see his own ppl treat his family in such way is disgrace and their should be heads rolling in hargeisa for this disgraceful action..
  8. It just shows how even these ppl have not even compassion for each other, let alone compassion for others...another proof of the incompetence of hargeisa..
  9. Juje, yes it's tragedy and puntland administration need's to address this road issue...maybe it's time to get people taking driving lessons, set up traffic system, and establishing police who monitor speed of traffic and give's fines to ppl who don't observe the traffic laws. This would beneficial for the administration as they could gain revenue from fines, plus this would be beneficial for the people so there is less traffic problems.
  10. GAROWE: Aqooniswaydaarsi looga hadlayo Miinada iyo walxaha qarxa oo uu furay M.waynaha Puntland Posted to the Web Jun 09, 09:25 Garoowe:-M.waynaha Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa furay aqooniswaydaarsi ay ay soo qaban qaabisay hay’adda Puntland u qaabilsan Miinada iyo Walxaha qarxa ee PMAC ayna maalgalisay hay’adda Genevacall kaa soo lagu qabtay xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC waxaana looga hadlayaa dhibaatada ay leeyihiin Miinada iyo walxaha qarxa. M.waynaha Dr.Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa wuxuu sheegay in ay jiraan deegaamo badan oo ka tirsan Puntland oo ay ku duugan yihiin Miinada ayna yaaliin noocyada kala duwan ee walxaha qarxa ku waa soo u baahan in laga bad-baadiyo dadka iyo duunyadaba wuxuuna si gaara u xusay goobihii lagu dagaalamay wakhtiyo kala duwan. Madaxa hay’adda PMAC Mr. Cabdirisaaq Ciise Xasan (Khaatumi) ayaa wuxuu sheegay in hay’addiisu ay ku hawlan tahay la dagaalanka iyo ka hortga Miinada iyo Walxaha qarxa wuxuuna soo bandhigay waxqabadkoodii iyo deegaamo kala duwan waxyaalihii ay qabteen iyo mustaqbalka waxa u qorshaysan ee ay doonayaan in ay wax ka qabtaan. Isilibeg oo ah Madaxa Haydda Geneva Call oo ay Xarunteedu tahay Magaalada Ceneva ee Dalka Sweserland, waxay ugu horay amaan balaaran ay u jeedisay Maamulka Puntland oo ku sheegtay in ay Puntland ka mid tahay 37 Dowladood oo ku midoobey Mashruucaan Burburinta waxayaalah qarxa. Haweynadaan ayaa ku dheeratay Taariikhda PMAC oo ah Hayada Puntland u qaabilsan Miinada waxayna sheegtay in la asaasay 2003 islamarkaasna ay ku guuleysatay intii ay jirtay iney burburiso 126 shey oo waxyaalaha qarxa ah kuwaas oo ay goobo kala duweyn ka soo Aruuriyeen waxayna sheegtay in ay gacan ka siiyeen burburitan waxyaalahan Ciidamada Daraawiishta Puntalnd. Saciid Cabdi Saciid Puntlandpost,Garoowe siciidcabdi09@hotmai l.com Source: http://www.puntlandp ost.com/newspage.php ?articleid=7575 Excellent Job Puntland Development Research Center (PDRC) and Puntland Government.Only ONEEEEE of 37 nation's apart of eliminating mines in the world. Final Note Great job geneva call organization for recognizing puntland effort.
  11. moonlight..i can't help if the fact's hurt u, but the fact's of the research won't change just because u don't like outcome..iska dhibso
  12. Somalipride, thanks bro...i think they are also..Ina Sharmarke is truly the only hope that in the tfg..sheikh sharaf xume is totally not competent..did u see how it took him 3 days to respond and declare war on shabab...the money he got from brussel conference was not because of him or anything he has done..it was because of puntland.. Bro in the international community..as hilary clinton said "somalia and puntland" clearly knowing we are the power-house of somalis..
  13. There is no such thing as one tradition and one culture...somalis are from different lineages and different part's of the world who came together and met in somalia. Each region has it's own unique flavor and tradition. I don't subscribe to this 1 people, 1 culture, 1 language nonsense because it is totally false and misleading. We are not 1 ppl but completely different ppl...the usc ppl are natives of somalis and snm ppl are from oromo's...and north-easterners and the wider d-block confederacy ancestorally our patriach came from arabia.. So ismahan your post is misleading when u say "our traditions & culture" u should rephrase it to "your culture & tradtions" based on your clan heritage or region.
  14. Marx...Listen i am not being clan orientated about this, but stating the obvious. This small time hip hop wanna be artist shouldn't being giving up his day-job. Wa totally pathetic, his had many years to take his game to the next level but fails all ways..just like his cousin who was on american idol crying because she was total failure in becoming pop-star.
  15. Peace is it a crime to be patriot about my state. U should be patriot about your state also.
  16. Recovering the cloud seeding work's on cloud by cloud basis..if their is clouds in north mudug, that's when the seeding can be implemented, doesn't mean their will be cloud's in south mudug And as for bari,and nugal they don't have neighbouring regions who aint apart of d-block federation. Sool and Sanaag will be also closely monitored so the snm guys don't get any benefit out of when it's implemented down that area. So really it's only south mudug guy's who might see benefits of it and only the one's in south galkacyo but that's about it...it won't be taken to area's of galgudud or galmudug.
  17. [Geeri Naxdinleh Dr-kii Ugu Caansanaa Gobolada Puntland ayaa shil Gaadhi ku Geeriyooday Alla Ha u Naxariistee Dr- Maxamed Yaasin Daahir oo loo Yaqaan Dr- Boob ayaa maanta Juun,08,2009- shil Gaadhi ugu Geeriyooday Halka u dhexaysa Magaalooyinka Xida iyo Waaciye, Shilka uu ku dhintay Dr-ku ayaa waxa ku Weheliyay ilaa 5-Ruux oo kale oo dhaawac soo Gaadhay. Dr- Boob ayaa loola soo Cararay Maydkiisii Magaalada Bosaaso ee G/ Bari Halkaasi oo AAs Qaran Galabnimadii Maanta loogu sameeyay, Boqolaal Kun oo Ruux ayaa Yimi Qabuuraha ku Yaala duleedka Magaalada Bosaaso oo Marxuunka lagu Aasay, Xubno ka tirsan Dawlada iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa Joogay Aaska Marxuunka. Dr- Boob ayaa ahaa Nin Miisaan Culus Kuleh Gobolada PL waxana uu ka mid ahaa Dhakhaatiirka aadka ugu Gar Gaari Jirtay dadka Bukaanka ah, Dr- Boob ayaa ahaa Nin Khabiir ah oo aad ugu xeel dheer arimaha Ja Jabka Lafaha, isaga oo dadka Meelo badan oo Gobolada Pl ah Looga Keeni Jiray. Dr- Maxamed Yaasiin Daahir ayaa ah dhakhtarkii 3-xaad ee Gobolada Pl ah oo Geeriyooda marka laga Hadlayo Dadka aqoonta u Saaxiibka ah, Sanadkii la soo dhaafay ayaa waxa Geeriyooday Dr- Ciisa Dheer, iyo Dr- Muuse Qaybdiid oo ahaa Rag Aqoon durugsan leh. Dhamaan Golaha Dhakhaatiirta Somaliyeed iyo kuwa Pl ayaa Tacsi u diraya Dr-ka waxayna Ilaahay Uga Baryayaan inuu Janadii ka Waraabiyo. Jaamac Feyte Feyte37@hotmail.com Source: http://www.dhahar.co m/article.php?articl eid=7480 Boob will be sadly missed north-eastern man and the contributions he provided for the puntland community. May he rest in peace. I Also send my condolences to his family in this tough time. Puntland administration need's to learn from this all to common phenonemen on our road's and fix it because we are losing to many lives as it is. Farole it's time to show leadership and take action on this road issue's and act NOW!!!!!!!!
  18. Shir Looga Hadlaaya Xaalada Soomaaliya oo Ka Furmey Talyaaniga (Sawiro) Horseed Media News Desk Waxaa maanta ka furmey dalka Talyaaniga shir looga hadlaayo arimaha Soomaaliya, Shirkan ayaa waxaa isuigu imaanayaa wadamada xiriirka la leh Soomaaliya ee loo yaqaan Contact Group, Ururkan waxaa la asaasey sanadkii 2005tii. Shirkii u horeeyay waxa ay ku yeesheen dalka Maraykanka Magaalada New York. Shirkan ayaa ah kii 15aad ee kooxdan ay yeelato, waxaana markaan ka qaybgalaya wadamo cusub, isku dar wadamada ka soo qaybgalaya shirkan ayaa gaaraya 35 dal, waxaana kamid ah kuwa cusub dalka Ruushka. Shirkan waxaa Magaca Soomaaliya u matalayaa Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid, waxay ahayd in uu ka soo qaybgalo Madaxweynaha Soomaaliya oo si gaar ah uu u casumey Raysalwasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi. Shirkan ayaa diirada lagu saarya xaaladda hadda ka taagan Soomaaliya, Sidii dawladda loo taageeri lahaa iyo sidii wax looga qaban lahaa Burcad Badeeda. Ergayga u qaabilsan arimaha Soomaaliya Axmed Ould Abdaalla ayaa war uu soo saarey ku tilmaamey shirkan in uu yahay fursad weyn oo umadda Soomaaliyeed lagu taageerayo. Ma ahan markii kowaad ee dalka talyaaniga ay kooxdan ku shirto ee waa markii labaad, inta badan shirarkooda kama soo baxaan wax natiijo ah, waxayna u badan yihiin in ay isku dhaafsadaan xogta u danbeysey ee Soomaaliya. Source: http://horseedmedia. net/portal/somali/22 922/ The Real Leadership of Somalia Ina Sharmarke, God bless your hard-work and dedication to somalia. Unlike that sheikh dalxis who is totally incompetent and no hope for somalia. The only reason i have any hope for the tfg is because sharmarke is there to guide it to the right path.
  19. K'nan is a total joke and disgrace, pathetic can't even make it big on the rap scenes and does small time concerts here and there. I don't see columbia records calling him anytime soon. Total disgrace
  20. Puntland is an environment friendly state and will continue to pursue environmentally friendly technology into the future.
  21. Strawberry..It's not about being hostile, it is about state interests. And puntland doesn't want to indepedent country we support the federal policy of a somali FEDERAL republic. What that mean is like the UK system..of four regional administrations england, scotland, northern ireland, and wales under 1 sovereignity the UK...that is policy that puntland adheres to and will continue to promote for future somali federal republic.
  22. Oh yeah and we must close our border's, so other clans can't get our water sources..let them suffer droughts on their own..
  23. It is time puntland adopts cloud seeding as an alternative to generate rain. How it works is, a plane goes up into sky and blow seed's into the clouds to generate rain in desert arid areas. The benefits of this technology are. 1. Nomads will have abundant water source 2. Water Catchment's will be full all year around 3. Livestock will be healthy and therefore the livestock sector of our economy will remain vibrant 4. Puntland will not suffer water shortage ever again The Bad points are 1. It costs about half million to 1 million to do, i am sure we can get it for $300-400 thousands. 2. You need cloud's to be present, u can't seed blue sky. Now with puntland sky and i have looked at it, and it does have alot of clouds especially around the arid area's of nugaal and bari and mudug. Anyways you can read about this excellent technology here http://www.voanews.c om/english/archive/2 003-01/a-2003-01-11- 5-Cloud.cfm?moddate= 2003-01-11 Puntland Administration should see the visibility of this technology especially knowing that the livestock sector is apart of our economy and also nomad's forming section of our population. The goodness of never suffering drought and keeping our nomads happy and the livestocks healthy and also boosting our economy because all countries will know our area is the best region for healthy animals should be consideration our parliament should look at.. Puntland needs to look to the future and inshallah when i make my money here in the west i am going back to my blessed land to help move it to the future..
  24. Ngone, my sisters are married to d-block soldiers. One is from goldogob region and the other is arab salax...Anyways puntland patriotism doesn't die, it just re-generates stronger every-day.