Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho caawa ayaa sheegaaya in degmooyin qaar kusoo dhaceen madaafiic aan la aqoon halka laga soo gamay. Madaafiicda oo gaaraya ilaa 5 ayaa ku dhacay degmooyinka Warta nabadda (Ex-Wardhiigley) oo ay ku taallo madaxtooyada iyo Xamar weyne. Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashey. Dhawaqa madaafiicda ayaa si weyn looga maqlay qeybo badan oo ka tirsan magaalada, waxaana ay walaac ku abuurtay dadweynaha. Todobaadkii hore labo habeen oo isku xiga ayaa magaalada laga maqlay madaafiic oo ay Boolisku markii dambe ku tilmaameen kuwa macmal ah oo lagu qal qal gelinaayo shacabka. Labo maalmood kahor waxaa ka dhacay magaalada labo qarax oo mid gaarigiisa loogu xiray Gudoomiye kuxigeenka dhinaca ammaanka ee gobolka Shabeelada hoose oo dhaawac culus kasoo gaaray.
  2. my friends, what is happening in mogadishu is a big setback for the city and the country as a whole. i don't know who is behind all this insecurity and rocket attacks but something is happening. there is chaos and confusion in mogadishu last 10 days.
  3. beergaal, double_decker, siciid dheere needs to have direct control of armed forces. we can't loose him. minister is executive and position doesn't have much power as siciid dheere has. i don't think siciid dheere wanted minister position because he has more power to influence security. xasan aloore did a good job when he was heading petroleum and engergy when cadde muuse was in office. he is the one who helped all the oil exploration and laid the foundations for faroole's group.
  4. villa somalia mouthpiece was angry today. he denied that president passed away. there is some websites reporting he is very sick, some say he recovered. whatever the truth is there, something happened. word in mogadishu is that he was poisoned by a HAG member who was not happy with ministerial selection. but we don't know facts and we will find out. i think he is ok and even it was poison, he was treated well at world class hospital. i don't wish health problems for my political enemies, but i wish he could just go away healthy and happy so that we somali people can pick up the pieces and rebuild the country.
  5. lol. what a president. i think that is all he does all day just browse internet. god knows he could be one of the trolls praising himself.
  6. the two fake warlords armed by HAGs, the two warlords along with hiiraale which qoslaye was betting on earlier to derail the jubaland project have accepted defeat. they joined madoobe and came back to Kismayo. hiiraale is still missing but i think alshabab imprisoned him at undisclosed location.
  7. Wasiirka cusub ee wasaarada amniga iyo hub ka dhigista Puntland Xasan Cismaan Maxamuud Aloore ayaa maanta shir la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Garoowe, saraakiisha amaanka iyo maamulka gobolka Nugaal Shirka ayaa ahaa mid saacado badan socday waxaana intiisa badan looga hadlayey in xal laga gaaro caqabado dib u dhigay dhismaha jidka laamiga ah ee Islaan Maxamed iyo amaanka guud ee xaruunta gobolka ee Garoowe. Maamulka gobolka iyo saraakiisha amaanka ayaa dadweynaha uga digay inay qaadaan talaabooyin hor istaagi kara adeegga bulshada. Dadka degan jidka cusub ee dhismhuhu ku socdo ayaa diidan in la dumiyo dhismayaal sharci daro ah, sida maamulku sheegay Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi xirsi Cali oo jeediyey hadal dheer oo khuseeya amniga iyo arinta dhismaha jidka, wuxuu sheegay in dhamaan qaybaha bulshada ee shirka ay ku casumeen ay u sheegayaan in talaabo laga qaadi doono dadka caqabada ku ah dhismaha laamiga. Docda kale, qaar ka mid ah nabadoonada oo iyana hadlay ayaa boggaadiyey go’aanka dowladda iyo dhismaha jidka, waxay sheegeen inaysan raali ka noqon doonin in la hor istaago danaha guud ee dadweynaha. Wasiirka amniga Xasan Maxaxmuud Aloore oo isna hadlay ayaa nabadoonada ugu baaqay inay u tagaan dadka caqabada ku ah dhismaha jidka si xal wanaagsan loo gaaro. “Dhulka waan hagaajinaynaa hadii alle yiraahdo, shacabka waxaan idika dalbanaynaa nala shaqeeya.” Ayuu yiri wasiirka amniga Xasan Aloore oo shacabka Garoowe ka dalbaday in loo dhabar adaygo dhismaha jidka lagaga hadlayey shirka
  8. haha got rid of faroole. was that a joke? xaaji, the Eagle clan never had it this good niyoow. We have Mr. Abdiweli guiding the ship now. I know you don't like that fact, but you have to live with it niyoow and accept it. culusoow isagaaba naftisa tacbaan ah.
  9. doubledecker, beesha shegtay wa lafdhabarta puntland niyoow. cidna uma marti aha, cidna ma qadin karto. they have minister, vice ministers, directors and influence in abdiweli goverment. the people in bosaso and bari are happy but yes more could be done but we have to wait for progress to take hold and for abdiweli to settle down. reerka are more puntlanders than anyone i know niyoow. this family is fundamentalist when it comes to protecting interest of puntland. professor juriile is a good family member of mine. i hope you are one of them because you could be HAG or SNM mole pretending to be reerka wanagsan ee magaca iyo sharafta puntland ku leh. lool
  10. Somaliland is becoming a joke niyoow. The republic is crumbling. why attack low grade TV. loool. niyoow universal is bad and siilaanyo is wasting his time. universal is enjoying the fight.
  11. Wararka ayaa sheegaya in Axmed Cumar Mudan Qaraxa loogu xirey gaarisgiisa kadibna lala eegtey xili uu saarnaa gaariga. ma jirto cid ka tirsan dowladda oo si rasmi ah uga hadashey qaraxan.
  12. MMA, if you don't believe federalism, centralism will suffocate your people the most niyoow. somalis layskuma amini karo. waagi wadanku wanagsana maha. right now, people of Baay and bakool are better off to have their destiny in their hands. do you trust culusoow to lead them to heaven? i don't think so. waagi dowlad wanagsan timado, maybe you can support centralism. but for now, shacabkaga lugoyada ka daa HAG xamar joogta waxba uma haysee. niyoow, reerkiinu wa tashedeene tashuushka ka dhaaf. lol.
  13. niyoow there is power vacuum now and qoslaye run away. we don't know if he will be back anytime soon. magadish is crumbling niyoow thanks to qoslaye and his ineffective government 1. mayor is being told he will be sacked and political fight are underway right now 2. army is protesting infornt of villa somalia demanding their wages and they encircled villa somalia 3. two hotel bombings in a day and destruction of property probably by HAG elements want to create instability and intimidate business community. alshabab in what they use when they want to send political message. it is not real anymore. 4. Americans are telling everyone what Mooge has been saying from day one. qoslaye is not ready to lead. niyoow everythign is being destroyed by this qoslaye person. ilahay hanaga kaxeyo.
  14. DoctorKenney, how did he win? niyoow it was the Qatar money and Qatar bet on this alwaax thinking he would be the Morsi of Egypt. he told the qataris he can start the muslim brotherhood style government in somalia. he paid whatever MPs he had to pay to win the election. read here niyoow. it was UN corruption report. According to the United Nations Somalia and Eritrea Monitoring Group report 2013, the director of HIPS Abdi Aynte and Farah Yasin, a senior figure were important carriers of cash donations from Qatar to Somali president Hasan Sheikh Mohamud. The report alleges that the President received several million dollars from Qatar which was used to buy off political support and that the HIPS organization was established with Qatari funds. Aynte, the director of HIPS, is a prominent member of the Ala Sheikh political and business association of former TFG President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. Yasin, an associate of HIPS, is the nephew of Farah Abdulqadir, the current Minister of State for the Presidency and part of the Damul Jadid political association close to President Hassan Sheikh. Both Aynte and Yasin are important figures in consolidating cooperation between Ala Sheikh and Damul Jadid. is a prominent member of the Ala Sheikh political and business association of former TFG President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. Yasin, an associate of HIPS, is the nephew of Farah Abdulqadir, the current Minister of State for the Presidency and part of the Damul Jadid political association close to President Hassan Sheikh. Both Aynte and Yasin are important figures in consolidating cooperation between Ala Sheikh and Damul Jadid. Yasin has been involved in carrying cash donations from Qatar on behalf of President Hassan Sheikh, according to emails dated 4 March 2012 between Hassan Sheikh and Abdulkadir Barnamij. Two FGS officials confirm that during the election process, Yasin carried substantial funds from Qatar to Mogadishu for the campaign of Hassan Sheikh. One source told the Monitoring Group that he was offered 10,000 USD to vote for Hassan Sheikh, and he was instructed to get into a vehicle with the current Minister of State for the Presidency Farah Abdulqadir to be paid. Director Abdi Aynte refuted UN allegations of corruption by releasing a response saying that the UN Somalia and Eritrea Monitoring Group (UNSEMG) report contains false and damaging allegations against the Heritage Institute for Policy Studies (HIPS). This response addresses each of the allegations aimed at the institute and its director, Abdi Aynte. Wiki
  15. haha xaaji, you the diplomat always trying to make somaliland look better than it is niyoow. lool. but believe me this fight was real. it was a big fight Taiwanese style niyoow. lol http://www.youtube.com/watch?v=SlQUezJOirA
  16. Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa fadhigii maanta uu isugu yimid Golaha wakiilada ka dhashay buuq iyo gacan ka hadal dhex maray Xildhibaanada. Fadhiga ayaa markii hore uu furmay ayaa waxaa buuq ka dhashay ciidamo boolis ah oo gudaha u soo galay xarunta golaha wakiilada, kaasoo uu dalbaday Gudoomiyaha Golaha wakiilada, si ay ammaanka u ilaaliyaan. Ilaa saddex Mooshin oo ku saabsan tirada cododka xilka ka qaadi karo Gudoomiyaha Golaha wakiilada oo ah 42-mudane, iyo labada mooshin kale oo ah wax ka bedelka xeer hoosaadka, waxaana markii dambe uu Gudoonka uu ku wargeliyay fadhiga inuu xiran yahay. Intaas kadib ayaa waxaa fadhiga ka dhashay buuq iyo qalalaase hareeyay, waxaana la arkayay xildhibaanada inay is gacan qaadaan, inkastoo ciidamada booliska isku dayayeen inay ka saaraan dadweynihii ka soo qeyb galay fadhiga. Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa hareeyay mudooyinkii u dambeeyay loolan xaga awooda ah, iyadoo mudanayaasha ka soo horjeeda Gudoonka ay doonayaan in la dhimo awooda gudoomiyaha.
  17. the Serbian ambassador arrived in a hurry and it is to sell as much arms as possible before the one year arms import expires. serbia needs the money and qoslaye needs the weapons desperately.
  18. xaaji, niyoow ninka wa jeceshay kal iyo laab. lool. what if this terrorist slumboy was wrecking havoc on the imaginary republic of somaliland. would you wish for his wellbeing?
  19. this person will not do better than Tarzan. niyoow who is behind this assault?
  20. Twice in the past month, al-Shabaab leader Ahmed Abdi Godane has narrowly escaped death at the hands of the Kenyan and US militaries, according to local sources. Kenyan soldiers serving with AMISOM inspect a destroyed vehicle belonging to al-Shabaab at the Kismayo Airport in southern Somalia in August 2013. Two strikes in January -- by Kenyan and US forces -- are believed to have narrowly missed killing al-Shabaab leader Ahmed Abdi Godane. [AFP PHOTO / AU-UN IST PHOTO / RAMADAAN MOHAMED] Kenyan soldiers serving with AMISOM inspect a destroyed vehicle belonging to al-Shabaab at the Kismayo Airport in southern Somalia in August 2013. Two strikes in January -- by Kenyan and US forces -- are believed to have narrowly missed killing al-Shabaab leader Ahmed Abdi Godane. [AFP PHOTO / AU-UN IST PHOTO / RAMADAAN MOHAMED] Related Articles Al-Shabaab leader dodges criticism in latest audio message to followers Al-Shabaab depicts its own leaders as 'cowards' Al-Shabaab and allies assert violence is sole means to attain power Godane, also known as Abu Mukhtar al-Zubayr, has led al-Shabaab since 2008, and is at the top of the list of most-wanted Somali terrorists with a $7 million bounty on his head. It appears that in two recent strikes, one against an al-Shabaab base in Gedo and the other against a vehicle convoy in Lower Shabelle, Godane left the target zone only moments before the attacks ensued. On January 9th, Ahlu Sunna wal Jamaa (ASWJ) officials alerted the Kenyan Defence Forces that al-Shabaab leaders were meeting in Birta Dher village, about 18 kilometres south of Garbaharey in Gedo region. "We told them that al-Shabaab's most senior man, Ahmed Godane, was present at the location," Mohamed Hussein al-Qadi, spokesman for government-allied ASWJ told Sabahi. "The strike came as a result of the co-operation between us, but unfortunately the most senior man whom we wanted to kill there escaped." While Godane escaped, the airstrike killed at least 30 al-Shabaab militants, including four leaders of the group. Then on January 26th, the US military launched a drone strike against a convoy of vehicles near Barawe in Lower Shabelle. The strike killed senior al-Shabaab official Ahmed Abdulkadir Abdullahi, also known as "Iskudhuq", and three other members of the militant group. Again, Godane was believed to have been at the scene just before the strike, but somehow got away in time. According to the Voice of America Somali service, which cited unnamed sources in its January 29th report, the al-Shabaab leader was actually injured in the attack. According to the sources, Godane had a meeting with Iskudhuq a short while before the strike, and had originally planned to travel inside the vehicle that was eventually targeted. Godane on the run Not much is known about Godane or where he resides, and now there are questions about how he has managed to escape multiple attempts on his life. "Ahmed Godane invests a lot of time in his security. He is a careful man who has safety instincts, which he uses to monitor activities targeting his life," said Abdirahman Isse Addow, director of state-run Radio Mogadishu and former spokesperson for the Islamic Courts Union. Addow told Sabahi that Godane does not even have full confidence in the Amniyat intelligence unit that defends him. "He might use such strategies as asking his security personnel to guard his location from a distance and then sneak away from while they think he is still there," he said. Godane also stays away from modern technology, which he thinks can be used to target him, Addow said. Addow said the main reason al-Shabaab banned internet-capable mobile phones in areas it controls is because Godane is trying to prevent the people around him from using the internet to spy on him. Abdi Aynte, director of the Somali think-tank Heritage Institute for Policy Studies, said al-Shabaab is afraid the internet will be used to target them. "Telephones with internet service can be used to communicate with the international intelligence agencies that are after al-Shabaab," he told Sabahi. "They are particularly afraid of the unmanned drones that have restricted the movement of al-Shabaab leaders." Dismantling al-Shabaab more important than killing Godane While Godane remains at large, Addow said Somali and allied forces should focus their efforts on taking out his inner circle and other al-Shabaab leaders first, and then kill Godane with ease when he is the only one left. "If the leader of the group is killed first, this could result in the escape of the other officers," he said. "However, if they are killed while they are connected to him, he can be killed with ease and the group will thus be destroyed." If Godane is killed, al-Shabaab will split into several opposing factions, infighting will ensue and some will flee to neighbouring countries, Addow said. Others are upset, however, that Godane has survived this long and is still able to kill innocent people, and have called on Somali government forces, the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and allied forces to capture or kill him as soon as possible. "The international community should not need that much time to capture this man who is killing the people," said chairman of the Somali Justice and Development Party Mohamud Weheliye Waqa, who also served as a member of parliament under the Transitional Federal Government. "The appropriate steps have not been taken really or he could have been captured or killed a long time ago" "AMISOM is now 22,000 in number. Why can't they go to where al-Shabaab is based and free the areas where they are mistreating people?" he asked. Qasim Ahmed, a 27-year-old resident of Taleh neighbourhood in Mogadishu, said the priority should be bringing Godane to justice. "The man has to be captured immediately and brought to court so that the people who helped him can be identified," he told Sabahi. Shuaib Dirie, a 29-year-old resident of Wadajir district in Mogadishu, said the Somali people can play a key role in Godane's capture. "If Barawe and other places where al-Shabaab is located are attacked, Godane will flee to the rural areas and then the rural residents will tell the government where he is hiding," he said.
  21. my brother is in Ukraine now studying medicine and you would not believe that country alcohol is everywhere like there is no tomorrow. isagu wa nin wadaada lakin somali badan oo alcohol Ukraine ku bartay waad xanaqaysa marka lagu sheego. there are many disgusting stories coming out of Ukraine. parents sent their kids to be doctors and they come back alcoholics.
  22. Mooge

    Sochi 2014

    ^ monkeyboy, stop insulting abdiweli niyoow isku xishoo.
  23. we have no 'discrimination' law in mogadishu so they can do whatever they want i think.