-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
Galkacyo(Puntlandi.com);- Dr.C/qaadir Maxamed Jaamac Dhagacade oo kamida dhaqaatiirta ugu caansan dalka Somaliya ayaa maalmihii udanbeeyay xaruntiisa GMC kawaday daryeel caafimaad oo loo fidinayay daryar ay cuduro soo riteen. Dr.Dhagacade ayaa fuliyay qaliimo iyo dawayn dad tabaalaysan oo aan heli karin lacagaha baaritaanka iyo qaliimada. Xarunta GMC oo ah halka uu ka hawlagalo Dr.Dhagacade ayaa laga fuliyay adeega [...] Read more here ...
-
Madaxweynaha dawlada puntland markuu arkay dastuurka puntland lana tashaday madaxweyne kuxigeenkiisa madaxweynuhu markuu arkay baahida loo qabo in isku shaandheen lagu sameeyo golaha wasiirada puntland si kor loogu qaado tayada iyo waxtarka wasaaradaha *dawlada Puntland oo mudooyiinkii ugu danbaysay qayb kamida ay hor mar gaarayeen ayaaa *madaxwaynaha dawlada puntland waxaa uu soo saaray wegreetadaan hoos [...] Read More ...
-
Gaalkacyo (Puntlandi);- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaa ay ka tirsan tahay dawlada Puntland iyadoo ah magaalada labaad ee dhaqaalaha ugu badani kasoo xaroodo marka Boosaaso oo dekada leh laga soo tago. magaaladu waxay kulmisaa dhawr wado *sida Koonfurta Soomaaliya, Galbeedka oo ay Itoobiya xuduud kala leedahay, Gobalada kale ee Puntland iyo Waqooyiga Soomaaliya intaas [...] Read more here ...
-
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Sheekh Axmed ayaa maanta qaabilay safiirka cusub ee Ethiopia u soo magacaabatay dalka Soomaaliya kaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Safiirka cusub ee xukuumada Ethiopia oo lagu magacaabo Danjire C/casiis Axmed Aadan ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga ku wareejiyey madaxweyne Shariif oo isaguna ka gudoomay waraaqaha magacaabista safiirnimo. Kulan gaar [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Amiirka xaradaka AL-Shabaab ayaa markii ugu horaysay waxa uu ka hadlay ficilada ad adag oo ay ciidamada Al-Shabaab kula kacaan dadka shacabka ah Soomaaliyeed. Axmed Gudane oo ku magacdheere Sheekh Muqtaar C/rixmaan Abuu Subayr ayaa waxa uu sheegay in aan loo baahnayn in dadka Soomaaliyeed ee islaamka ah in la nacsiiyo islaamka. [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Muqdisho Marka la eego wadanka Soomaaliya todobaadkaan waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 5 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 11 ruux. Arrintaan ayaa waxaa la gu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo uu RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada wadanka Soomaaliya. Maalinimadii Sabtiga ahayd ee horaantii todobaadkaan [...] Read More Here...
-
Waxaa daqiida yar kahor wax laga badaley golaha wasiirada Puntland. Wasiirada Cusub ee la magacaabey 1-Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo garoomada Cali Axmed Gamuute 2-Wasiirka Wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,dhalinyarada iyo Isboortiga C/weli Xirsi Cabdulle (Indhaguran) 3-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Axmed Cali Askar 4-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Eng.Maxamuud Xaaji Saalax Wasiir ku xigeenada la magacaabey 1-Wasiir [...] Read More Here...
-
Addis Ababa (RBC) Waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia ka socda shir gogol xaar u ah shir madaxeedka 16aad ee madaxda Midowga Afrika kaasoo furmi maalinta Axadda ee toddobaadka soo socda. Wararka naga soo gaaraya Addis Ababa ayaa sheegaya in shirka gogol xaarka ay ka qeybgaleen wasiirada arimaha dibada ee wadamada Midowga Afrika [...] Read More Here...
-
Garowe(Puntlandi.com) Wareegto maanta kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya ayaa xilka looga qaadey dhowr Wasiir oo xukuumada kamid ah iyadoo lamagacaabey wasiiro cusub.Waxaa jira Wasiiro xilka laga qaadey iyo kuwo cusub oo lamagaacaabey, Wasiirada cusub oo lamagacaabey waxay kala yihiinWasiirka Wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,dhalinyarada iyo Isboortiga (C/weli Xirsi Cabdulle* Indho-guran)Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo garoomada [...] Read more here ...
-
iyo Magacyada dadkii ka qayb galay shirkaas…. Kulan looga hadlay arrimaha Soomaaliya, looguna magac daray “Kulanka Nabadda, Wadahadalka iyo La dagaalanka Xag-jirnimada” oo lagu qabtay magaalada Oslo ee dalka Norway 13-14kii Janaayo 2011 ayaa waxaa ka qayb galay dalalka loo yaqaan NORDIC (Norway, Denmark, Finland iyo Sweden). Qoraalkii lagu furay kulankaas ayaa xubnihii ka socdey [...] More ...
-
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s government decided on Thursday to cancel an agreement with a private security company linked to the founder of Blackwater Worldwide to train Somali forces to go after pirates and insurgents, a senior official said.// Deputy Security Minister Ibrahim Mohamed Yarow told The Associated Press that the Cabinet, meeting behind closed doors, [...] Read more here ...
-
NAIROBI, Kenya, Jan. 27 (UPI) — The world community needs to focus on Somalia as the term for the transitional government expires in August, a U.N. special envoy to the troubled nation said.// Mohamed Abdullahi Mohamed, a former official at the Somali Embassy in Washington, took over the Western-backed transitional government after he won a [...] Read more here ...
-
Adis Ababa(Puntlandi.com) Shirka uga socda Magaalada Adis *Wasiirada Arimaha dibada ee* wadamada Afrika ayaa lagu falanqeeyey xaalada Soomaaliya, iyo sidii loosii kordhinlahaa Ciidamada jooga halkaas,*waxaa kaloo laga hadley isbadalka ka imaanaya Soomaaliya marka Madaxweyne Shariif xilku ka dhamaado bisha August.script type=”text/javascript”>// google_ad_client = "pub-0069363236574709"; /* 468x60, created 1/25/11 */ google_ad_slot = "5948585092"; google_ad_width = 468; [...] Read more here ...
-
Afgooye (RBC) Warbixinteena ganacsiga iyo suuqyada dalka ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa xog RBC Radio ka soo ururiyey suuqa degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sida ay noo sheegeen ganacsatada suuqa degmada Afgooye waxaa toddobaadkan jiray isbedelo ku yimid sarifka lacagaha qalaad, qiimaha xoolaha iyo raashiinka. Sidoo kale khudaarta oo degmada Afgooye caan ku [...] Read More Here...
-
U gargaar Walaalkaaga Muslimka ah oo Carabka looga jaray Muqdisho Wiilkan Soomaaliga ah muddo 5-bil ka hor ah ayaa Alshabaab ay carabka uga jareen gudaha Magaalada Muqdisho waxa uuna hada ku dhibaataysan yahay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya. Axmed Cali Shuute waa Wiil dhalinyara ah oo Ciqaab CARABKA looga jaray au u gaysteen Kooxda Alshabaab [...] Read More Here...
-
Waxa dhacay maalintaas iyo wixii ka danbeeyay somali wey og tahay oo uma baahna in aan karbuuno ku ifino. Waxaa horey uga soo hadlay burburkii somalia marxaladaha usoo marey iyo qaababkii loo soo burburiyey somalia iyo dadkii ka danbeeyay iyo kuwii loo adeegsadey in ay fuliyaan qorshihii burburinta somalia. Waxaan horey uga soo hadalney oo [...] Read More Here...
-
Alle naxaristii janatufirdowsa haka warabiyee waxaa 26*janaayo 2011** ku jirno ku geeriyoday* Casimada Puntland ee Garowe *Xaaji Mire Cismaan Tarabi **waxaa**lagu war gelinayaa Geerida Marxuumka** Ehelado iyo Qaraabada oo kala jooga Aduunka dacaladiisa, Marxuumkana waxaan** alle uga baryaynaa naxaristii jano in uu ka warabiyo marxuun Xaaji Mire.Waxaa Tacsi Gaara loo dirayaa Dhamaan Caruurtii*iyo Xasaskii*uu ifka [...] Read more here ...
-
Halkan waa xarunta dugsiga Boliska ee magaalada Muqdisho waxaa tababar ku qaadanaya ciidamo ka tirsan boliska dowlada FKMG Soomaaliya oo isugu jira rag iyo Hawayn, sida Muuqata Hawayn Boliska**ah ayaa haatan jaanta isla qaadaya. Kuwaan waa qaar ka mid ah hawaynka Boliska waxa ay qaadayaan heeso wadani ah iyo kuwo guubaabo ah waxa ayna u [...] Read More Here...
-
Intiinii la socotay barnaamijkaan qaybtiisii hore saxafiyiintii nagala qaybgalay waxa ay isku raaceen in saxafiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Muqdisho ay aad u buun buuniyaan dagaalada iyo rabshadaha. Hadaba Barnaamijkaan ayaan waxa aan ku eegi doonaa maxaakeenay in saxafiyiinta Soomaaliyeed ay Buunbuuniyaan wararka dagaalada iyo colaadaha ku saabsan. Barnaamijkaan ayaa waxaa nagala qayb gali doono [...] Read More Here...
-
Somalia’s government decided on Thursday to cancel an agreement with a private security company linked to the founder of Blackwater Worldwide to train Somali forces to go after pirates and insurgents, a senior official said. Deputy Security Minister Ibrahim Mohamed Yarow told The Associated Press that the Cabinet, meeting behind closed doors, ended the agreement [...] Read More Here...
-
Sports(Pi) Kooxda kubada cagta ee real madrid ayaa soo deynsatey ciyaaryahanka Emmanuel Adebayor oo ay ksaoo deynsatey kooxda Manchester Citi,* Real iyo City waxey ku heshiiyeen in uu deyn ahaan ku tago Real, lix bilood ka dibna ay iibsadaan. // Emmanuel Adebayor markuu yimid Real wuxuu yiri “Waxaan mar hore dareemayaa inaan imid gurigeygii, ma [...] Read more here ...
-
Source: TRAC ReportsThe rise of immigration cases in Minnesota by fiscal year. By Kelly Schoenfelder, Jessie Van Berkel and Taryn Wobbema | Thursday, Jan. 27, 2011 In December 2009, Osman Samatar found a sign on the door of his recording studio in the Somali capital of Mogadishu. The message: Continue your work here and you’ll [...] Read More Here...
-
The U.S. Navy admiral responsible for countering the pirates operating from Somalia said Wednesday that the expanding threat should be addressed with the same rigor applied to counterterrorism. That’s particularly true when it comes to tracing the millions of dollars being paid to ransom captured sailors. Vice Adm. Mark Fox said he had no “explicit [...] Read More Here...
-
In advance of the 16th Ordinary Summit of the African Union Heads of State and Government to be held in Addis Ababa, Ethiopia, from 24 – 31 January 2011, under the theme “Towards Greater Unity and Integration through Shared Values” Amnesty International is calling on African leaders to ensure that the respect and protection of [...] Read More Here...
-
Popular Contributors