-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
Qardho(Puntlandi.com);- Abaaro xoogan oo saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyada Gobolka Kar Kaar ayaa lagu soo waramayaa in ay ka taaganyihiin miyiga Gobolka kuwaa oo dilay duunyo badan oo xoolo dhaqatada dhaqdaan. Abaarta oo kataagan guud ahaan dalka Somaliya ayaa hadana Gobolada Puntland waxaa ugu daran Gobolada Kar Kar iyo Mudug kuwaa oo dad iyo duunyaba [...] Read more here ...
-
Waxaa dalka soomaaliya* guud ahaan ka jirta abaar saamaysay dadkii & Duun yadii ku dhaqnayd *gobolda ay abaarta Saamay abaarta ayaa ah mid kusoo aadaysa xil dalk ayna ka di in* xili roobadyadii ay dadka abaarta uag bixi jireen. Abaata ayaa sidoo kale waxaa ay *kusoo aadaysa xil dalka qayb kamid ay ka taliyaan xisbiyo [...] Read More ...
-
Waxaa dalka soomaaliya* guud ahaan ka jirta abaar saamaysay dadkii & Duun yadii ku dhaqnayd *gobolda ay abaarta Saamay abaarta ayaa ah mid kusoo aadaysa xil dalk ayna ka di in* xili roobadyadii ay dadka abaarta uag bixi jireen. Abaata ayaa sidoo kale waxaa ay *kusoo aadaysa xil dalka qayb kamid ay ka taliyaan xisbiyo [...] Read More ...
-
Boosaso ( RBC Radio ) Maamulka Degmada Boosaso ayaa Maanta Waxaa ay sheegen in La soo Afmeeray Furitaanka Wadada Weyn Ee Ka Timaada Garoonka Diyaaradaha Magaalda Boosaso Taasi oo Dhawaan Bilaaban Doonto dhismaheeda. Ku Xigeenka duqa Degamda boosaso C/qadir Yusuf Oo Saxafada kula Hadlayay Halkii Ugu danbeyasay Ee Laga Dumiyay Guryaha soo Galay Wadada Gaar [...] Read More Here...
-
Waxaa maantay Magaalada Bosaaso ee Xarunta gobolka Bari Shir Jaraa id ku qabtay ninka u taaqan jagada gudoomiyaha golaha deegaanka Boosaaso. shirkiisa jaraaid ayaa waxaa uu kaga hadlaya arimaha uu qaban doono hadii loo doorto gudoomintya golaha deegaanka boosaaso waxaana* uu shegay inuu qabanyo arimo ay kamid tahay hor marinta Bulshada. Mushraxan oo lagu magacaabo [...] Read More ...
-
Waxaa maantay iscasilay Gudoomiyihii maxkamada darajada koowaad* ee Gobolka mudug C/fataax Ali Diiriye. Waxaana maantay uu nuqul uu uqaybiyay warbaahinta Magaalada Gaalkacyo ku sheegay inuu ogaysiinayo dhamaan hay adaha Dawlada Puntland Tan gobolka mudug & Maamulka Dagmada Gaalkacyo. Siyaabaha uu ku macneeyay inay kadanbaysay iscasilidiisa aya waxaa uu ku sheegay inay ka mid tahay amniga [...] Read More ...
-
Boosaso ( RBC Radio )**Musharaxani Cusub oo Isku soo Taagi doona Jagada Gudomiyaha Golaha Deeganka Degmada Boosaso oo shir Jara’id Qabtay Ayaa sheegay in Wax Badan Uu ka Badali Doono Arimaha Bulshada Gaar ahaan Waxbarashada iyo Amniga. C/rashiid Maxmuud Jaamac ayaa Cadeyay In ay Ka Go’antahay Habka Maamulka Degmada Boosaso In Uu ka Dhigo Mid [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC) Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegayaa in uu si hoose u magacaabay gudoomiyaha maxkamada sare ee DKMG iyadoo arintaasina ay dhaliileen xildhibaano ka tirsan barlamanka. Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo ka mid ah xildhibaano shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa maanta sheegay in madaxweyne Shariif uu u magacaabay [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC) Maamulka xarakada Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa maanta shir ay la yeesheen mulkiilayaasha maqaayadaha laga cunteeyo ee ku yaalla magaalada waxay kaga dhawaaqeen illaa lix qodob oo ah amaro ku wajahan shaqaalaha iyo mulkiilayaasha maqaayadaha. Shirkan oo ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha ayaa lagu martiqaaday in ka badan 300 ruux oo ah milkiilayaasha [...] Read More Here...
-
Galkacyo(Puntlandi.com). Xarunta Wakaalada wararka Puntlandi.com ee Galkacyo ayaa waxaa soo gaaray nuqul kamida warqad istiqaalaa uu gudbiyay Godomiyaha Maxkamada Darajada Kowaad ee Gobolka Mudug C/fitaax Cali Diiriye.Warqada ayaa si cad loogu sheegay in Godomiyaha maxkamada katanaasulay xilkii uu hayay waxaana uu ku sababeeyay xaalka amaan ee Gobolka kajira.Tanaasulka Godomiyaha ayaa ku soo beegmay dilkii xeer [...] Read more here ...
-
Addis Ababa (RBC) Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa sheegaya in shir madaxeedka 16aad ee madaxda Midowga Afrika uu bilaabanayo aroornimada hore ee maalinta berito waxaana maanta soo gabagaboobaya shirka gogol xaarka ee wasiirada arimaha dibada uga socday Addis Ababa. Sida ilo ku dhow shirka ay xaqiijiyeen waxaa kulanka madaxda [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta u dhoofay Magaalada Adis-ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Maaliyada iyo Lacagta ee Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Xalane, waxayna ka qeybgalayaan mas’uuliyiintani shirka Hoggaamiyaasha Afrika ee ka furmaya magaalada [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC) In ka badan 7 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan isla markaana ah dad rayid ah ayaa saaka la geeyey isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho kuwaasoo laga keenay meelo kala duwan. Wariyaha RBC Radio oo saaka booqasho ku tegey isbitaalka ayaa waxaa uu uu u kuurgalay xaalada isbitaalka iyo guud ahaan dhaawacyada la [...] Read More Here...
-
Gaalkacyo (RBC Radio):- Waxaa goor dhoweyd oo maanta ah iscasilaad ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Degmada Gaalkacyo Dr, C/fitaax Cali Diiriye. Gudoomiyaha Maxkamada ayaa soo saarey warqad uu ku cadeynayo in maanta laga bilaabo uusan aheyn Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Degmada Gaalkacyo. Sababta uu Mas’uulkani xilka uga istiqaalooday ayuu ku sheegay in [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Waxaa laciyaari doonaa kulamo xiiso badan oo ka tirsan koobka horyaalka wadanka *Spain ee lagu magacaabo Primera Division Naadiga Levante ayaa waxa ay gurigeeda ku marti galindoontaa naadiga *Getafe Malaga iyo *Zaragoza way wada ciyaari doonaan Mallorca iyo *Sporting Gijon way isku arki doonaan Naadiga *Real Sociedad waxa ay marti galindoontaa kooxda [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Waxaa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan horyaalka sere A. wadanka Talyaaniga kuwaasi oo aad u xiiso badan waxa ayna kooxuhu isku arki doonaan sidatan. Lazio *waxa ay marti galindoonaa naadiga *Fiorentina Catania *waxa ay la ciyaari doontaa kooxda AC Milan ciyaartaasisana waa mid aad u xiiso badan Sidoo kale maalinta barito [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Mid ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka shairkada Saracen ay kaqaateen golaha wasiirad ee xukuumada KMG Soomaaliya. Maxamed Cumar Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu soo dhowaynayo go’aanka golaha wasiirada oo ku aadanaa in ay gabi ahaanba shirkadaasi [...] Read More Here...
-
London(Puntlandi.com) Maryan Mursal Ciise oo ka Mid ah Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed ayaan kula kulaney magaalada London, Waayo waayo iyo Maryan Mursal, Fanaanadaan Caanka Ah ee Asal ahaan ka soo jeeda Puntland Maryan Mursal waxey*qorsheynaysaa iney Dhowaan booqato dhulkeeda hooyo(Puntland) oo mudo dheer ugu dambeysey.(Sawirada Hoos ka daawo) Sawiradaan aan seetamaankaan idiinku tala galney waa Maryan Mursal* [...] Read more here ...
-
Muqdisho RBC Radio) Dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowlada KMG Soomaaliya oo taageero kahelaya kuwa AMISOM iyo xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ilaa iyo saaka waabarigii hore waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dagaaladaan oo ka dacay *degmada Boondheere ee magaalada ayaa waxa ay ka danbeeyeen ka dib markii ay Al-Shabaab ay weerar [...] Read More Here...
-
Wareegto ka soo baxday Puntland ayaa xilkii looga qaaday Afar Wasiir iyo Wasiir ku xigeen, waxaana lagu bedeley wasiiro cusub. Wasiirada xilkoodii waayey waxay kala yihiin: Axmed Cilmi Cismaan (Garaash) oo ahaa Wasiirkii Duulista iyo Garoomada, Cabdixakiim Axmed Guuled oo ahaa Wasiirkii Warfaafinta, Maxamuud Nuur Xirsi (Cagweyn) oo ahaa wasiirkii Isboortiga & Shaqaalaha iyo Xasan [...] More ...
-
Muqdisho (RBC) Xildhibaan C/raxmaan Maxaamuud Faarax Janaqow oo ka md ah barlamanka KMG Soomaaliya horayna uga mid ahaa ururkii maxkamadaha Islaamiga ayaa ugu baaqay hogaanka sare ee xarakada Shabaab inay Alle ka baryaan dambidhaaf isla markaana DKMG ay weydiistaan inay cafis u fidiso. Sheekh C/raxmaan Janaqow oo ka hadlay cajaladii mqalka ahayd ee dhawaan uu [...] Read More Here...
-
Read more here ...
-
Waxaa dhamaan Muslimiinta ku nool labada magaalo ee mataanaha ah iyo nawaaxigooda lagu marti qaadayaa xafalada furitaanka ee Masjid Al-Ihsan. Oo ay kasoo qayb gali doonaan Culimo badab oo ka kala socota Masaajida ku yaala Magaalooyinka mataanaha. Sabti Janaayo 29, 2011 10:00am-7:00pm Fadlan fiiri Flayer-ka hoose. More ...
-
Madaxweynihii Jamhuuriyada Soomaaliya Jaale Maxamed Siyaad Barre oo 20-Sano ka hor uga digay Bulshada dhibaatada hadda dalka ka taagan. Allaha u Naxariistee Jaale Maxamed Siyaad Barre Sanadii 1990-kii waxa uu Jeediyay hadal Dardaaran ahaa balse dhag loo dhigi waayay oo hadana toos u soo baxay dhacdooyinka uu ka digayay. Keydka Taariikhda Madaxweynihii Soomaaliya Gen.Maxamed Siyaad [...] Read More Here...
-
Popular Contributors