-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
// * Press Release February 4, 2011 Unilateral TFP Extension is a Disservice to the Somali People The decision by the Transitional Federal Parliament to ignore the African Union’s request for wide consultation and instead to unilaterally extend its term beyond the end of the transition period is a disservice to the people of Somalia and a setback to [...] Read more here ...
-
Galkacyo(Puntlandi.com);-Magaalada Galkacyo ayaa maalmihii udanbeeyay waxaa ka soconayay hawlgalo xoogan oo amaanka lagu sugayo waxaana ciidamo lagu daadiyay xaafadaha kala duwan ee magaalada. Ciidamada Bilayska oo feejigan koox’kooxna u socda ayaa casirliiqii lagu soo daadiyaa xaafadaha iyagoo sugaya amaanka cidii ay ka shakiyaana u dhaa’dhiciya saldhiga dhexe ee degmada Galkacyo. Hawlagalada ayaa yimid kagadaal markii maalmihii udanbeeyay [...] Read more here ...
-
Muqdisho (RBC Radio):- Waxaa saaka dagaal uu ka qarxay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, dagaalkani ayaa u dhaxeeya ciidamada Dowladda FKMG Soomaaliya oo garab ka helaya Ciidamada Amisom iyo Xarakada Shabaab. Dagaalka ayaa ka soconaya degmada Hodan, waxaana dagaalka oo bilowday goor hore oo saaka ah, labada dhinac ay isu adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan [...] Read More Here...
-
Gaalkacyo (RBC Radio):- Maamulka Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug ayaa lagu eedeeyay in uusan waxba ka qaban abaaro xoogeystay oo ka jira koonfurta Gobolka Mudug. Dadka ay abaaruhu saameeyeen oo u badan reer guuraa ayaa sheegay in ay cabasho xoogan u gudbiyeen maamulka koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug si uu gurmad ugu sameeyo dadka abaaraha la ildaran, [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Dagaalo xoogan ayaa saaka waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dagaaladaan ayaa waxa ay u dhaxeeyeen ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo xoogaga ka soo horjeeda dowlada KMG Soomaaliya ee Al-Shabaab. Dagaaladaan ayaa waxaa la sheegayaa in ay geesteen khasaaroi isugu jirta [...] Read More Here...
-
Remarks James B. Steinberg Deputy Secretary of State UN Conference Center at the ECA Addis Ababa, Ethiopia January 31, 2011 The United States would like to thank the co-hosts, the African Union (AU), the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the United Nations for convening this group at a critical juncture in Somalia’s history. Bringing peace to, and then rebuilding, [...] Read more here ...
-
Adis Ababa(Puntlandi.com)Warbixintaan waxey ka hadleysaa sababta keentey in wakhti ay ku darsadaan Baarlamaanku,cida ka dambeysa oo ah *Madaxweynaha Jabuuti, dhinaca kale *UN, USA ,EU oo ka xanaaqey wakhtiga ay baarlamaanku ku darsadeen,sheegeyna in labada Shariif ay uga dhamaatey siyaasada Soomaaliya, Warbixntaan waa mid aan si hoose u helney akhris wanaagsan // *Shirkii IGAD ee Todobaadkii hore [...] Read more here ...
-
4 February 2011 – The top United Nations official for Somalia voiced disappointment today at the transitional parliament’s extension of its mandate by three years beyond the August deadline by which it was to enact a new constitution and hold general elections in the war-torn country. Somalia has not had a functioning central government for [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC) Qaramada Midoobay ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso go’aankii barlamanka KMG Soomaaliya uu waqtigiisa ku kororsaday mudo saddex sano ah. Ergeyga gaarka ee xoghayah guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa war saxaafadeed qoraal ah oo uu soo saaray wuxuu ku sheegay uu yahay mid laga niyadjabo oo laga [...] Read More Here...
-
Muqdisho (RBC) Dawladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa si kulul u cambaareeyey tallaabadii barlamanka KMG Soomaaliya ay waqti saddex sano ah ku korosadeen maalintii Khamiista kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. War saxaafadeed laga soo saaray safaaradda Mareykanka ee wadanka Keya ayaa ku tilmaamay go’aanka barlamanka DKMG Soomaaliya mid aan u wanaagsaneyn xaalada wadanka, isla markaana [...] Read More Here...
-
Daladda jilayaasha aan dowliga ahayn ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya (SOSCENSA), ayaa maanta oo Khamiis ah kusoo gabgabeeyay hoteelka Ambassador ee Muqdisho, kulan wadatashi ahaan oo ku saabsan qabyo-qoraalka dastuurka Soomaaliya. Xoghayaha guud ee Dallada SOSCENSA, C/qaadir sheekh C/llaahi Colow oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in kulanka ay kasoo qaybgaleen 60-qof oo ka kala [...] More ...
-
Xildhibaan Kulalihi oo ka mid ahaa xildhibaanadii ka soo horjeedey Xil kordhisasha ayaa ku tilmaamey arrinkaas mid la doonayo in Shacabka* lagu sii dhibaateeyo – Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho ayay la yaab ku noqotay markii kullan ay khamiistii yeesheen Baarlamaanka Soomaaliya ay xilkoodii ku darsadeen mudo saddex sano ah, iyadoo qaar kamid [...] More ...
-
[Diktatooraddii Carabta oo wadnaha farta ku haya] Kumanaan kun iyo malaayin in ka badan oo banaanbaxayaasha dadka reer Masar ayaa weli si is daba joog ah waxey magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi ka wadaan banaanbaxyaddii ay kaga soo horjeedeen hogaamiyahii dalkaasi ee Maxamed Xusni Mubaarak, kaasoo ay kaga dalbanayeen inuu is iscaliso. Hase ahaatee Mubaarak [...] More ...
-
Waad salaaman tihiin dhamaan Bahda RBC Radio,Raxanreeb iyo akhistayaashooda sharafta leh. Waa Fowsiya Gaani iyo taxanihii Suugaanta cusub. Fariid Wiilka aan idhi Farsamada ku caan baxay*Furihii Bulshada sida Firfircooni loo qiray Faynuuska Raxanreeb Faarax Caato weeyaan Adigaan Farshaxan iyo Fariini ay ku seegine Eedow waa Fankeennii oon ku Farayareystaye ila fiiri maantana. Akhristayaal Waxaan maanta [...] Read More Here...
-
Naiorbi(Puntlandi.com) Warsaxaafadeed kasoo baxey Safaarada Marekanka ee magaalada Nirobi ayaa shaley lagu sheegey in Baarlamaanka Soomaaliya ay ku dhaqaaqeen qalad weyn oo lid ku ah go’aamadii la isku afgartey shirkii IGAD ee todobaadkii hore.qaladkaasoo ah wakhtiga ay kordhisteen.Wasiirku xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada ee Mareykanka oo hada ku sugan magaalada Nairobi cadeeyey in Dowladiisu si cad [...] Read more here ...
-
Aarhus(Puntlandi.com) Wiilkii Soomaaliga ahaa ee bishii janaayo 2010 faaska ku weerarey ninki sawirey*Sawirada farshaxanka ah ee lagu aflagaadeynayey Nabi Maxamed NNKH ayaa maxkamadu ku xukuntey Sagaal sano oo xabsi ah iyo in markuu xabsiga dhameysto laga masaafuriyo wadanka*balse isla markiiba racfaan ayuu ka qaatey go’aanka Maxkamada.Muuyadiin Maxamed Geele (sawirka kore waa wiilka) oo 29 jir [...] Read more here ...
-
Magaalada Garawe ee caasimada Puntland ayaa waxaa laga mamuucay ku dhexwashada hubka noocayadiisa kala gadisan waxaana warbixinta warbaahinta ushegay lana hadlay qaybaha waebaahinta Puntland Gudoomiyaha gobolka nugal Cabdi Xirsi Cali. Waxaana ciidanka amniga casimada Puntland ay soo qabanyaan cid walibo oo lagu qabto iyagoo hub ku dhex wato caasimada Puntland ee Garawe waxaana hadii arintan [...] Read More ...
-
Muqdisho RBC Radio) Maxkamada Maamulka Xarakada Al-Shabaab ee degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa xukun gacan goyn ah ku fulisay wiil dhalinyaro ah. Meel Fagaaro ah oo ku taala degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud oo ay isugu soo baxeen dad aad u farabadan ayuu galabta ka dhacay xukunkaasi. Qaadi Maxkamada ayaa waxa uu sheegay in [...] Read More Here...
-
Buuhoodle (RBC Radio):- Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Ceyn ayaa dhaliil xoogan u soo jeediyay dowladda Puntland ee ay ka tirsan yihiin xilli ay la hadlayeen warbaahinta gudaha. Mas’uuliyiinta Gobolka Ceyn ayaa Puntland ku eedeeyay in ay sacabada ka laabatay dagaal lagu soo qaadey dadka deegaanka Gobolka Ceyn, dagaalkaasi oo uga yimid dhinaca ciidamada Soomaaliland. Qaar ka [...] Read More Here...
-
Muqdisho RBC Radio) Marka la eego wadanka Soomaaliya Bishii Tagtay waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 33 ruux halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 45 ruux. Arrintaan ayaa waxaa la gu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo ay RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada wadanka Soomaaliya. Maalinimadii Isniinta oo ay taariiqdu ahayd [...] Read More Here...
-
Jabuuti(puntlandi.com) 30 kii janaayo waxaa magaalada Jabuuti ka dhacey Mudaharaad loogasoo horjeedo Madaxweynaha wadanka Ismaaciil Cumar geele, Mudaharaadkaan wuxuu qayb ka ahaa Mudaharaadyadii ka bilowdey wadanka Tuunisiya ee saameeyey Wadamada Carabta iyo Afrika.*hoos ka daawo Mudaharaadkii oo Video ah// // Read more here ...
-
New-york (RBC Radio):- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr, Ban Ki Moon ayaa ka hadley burcad badeeda Soomaaliyeed iyo howlgalada ay ka fuliyaan xeebaha Soomaaliya iyo kuwa ka baxsan. Ban Ki Moon ayaa ka dhawaajiyey in weerarada burcadbadeeda waayadan dambe ay aad u kordheen, kadib qiimeyn lagu sameeyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ay ka fuliyeen [...] Read More Here...
-
Garowe(Puntlandi.com);-Ciidamada Amaanka magaalada Garowe ee casimada Dawlada Puntland ayaa kala diray dad shacaba oo banaanbax kumuujiyay sida ay Dawlada Puntland uga gaabisay waxkaqabasahada xaaladaha colaadeed ee ka oogan Gobolka Cayn.Shacabka ayaa ku soo xoomay halka uu caasimada kadaganyahay madaxwayne xigeenka Puntland waxaana ay ku dhawaaqayeen erayo kadhana Dawlada iyagoo sheegay in xukuumada loobaahanyahay in ay [...] Read more here ...
-
Ogeysiis: Waxaan ku wargalinéynaa Akhristayaasha sharafta Mudan ee ku xiran Puntlandi.com inaan shaqo ka wadno website-ka, Waxaan aad iyo aad idiinka raali galineynaa ineydaan naga helin maalmahaan wararkii joogtada ahaa ee aad nooga barateen, shaqo aan ka wadno boga awgeed,*Waxaan kaloo kordhiney wariyayaasha ka howlgala website-ka kuwasoo aan qaarkood hada tababar u wadno, kor loogu [...] Read more here ...
-
Garowe (RBC Radio):- Dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweyne Xigeenka Dowladda Puntland Gen, C/samad Cali Shire ayaa maanta ka dhacay degmada Garowe ee caasimada dowladda Puntland. Dadweyne aad u tiro badan oo careysan ayaa isugu soo baxay goob fagaare ah oo ku taala magaalada Garowe, kuwaasi oo sameeyay banaanbax ka dhan ah Madaxweyne xigeenka [...] Read More Here...
-
Popular Contributors