Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. Xafladan oo si aad uheer saraysa loo soo agaasimay kana soo qayb galeen dad aad u tira badan oo katirsan jaaliyada soomaaliyeed ee kudhaqan gobolkaas ayaa waxay u dhacday sidan hoos kuxusan. Xaflada waxaa Ayadu Qur’aan ah ku furay sheek Cabdi Nasir Gure Osman waxaa kaloo uu ku daray wadaadku muxadio yar oo kusabsan xusnul [...] More ...
  2. Galkacyo(Puntlandi.com);- Wasaarada Caafimaadka Dawlada Puntland ayaa dhaqaatiir fulinaysa baaritaano iyo daawoqaybin udiraysa deegaano hoosyimaada Gobolka Mudug.Dhaqaatiirtan ayaa dhamaantood laga xulay Gobolka mudug waxaana wasaarada ay kaa shanaysaa Hay’ada islamic Relief waxaana laga fulindoonaa degmooyinka Goldogob Xarfo iyo Jariibaan.Agaasimaha cusbitaalka guud ee Gobolka Mudug C/raxmaan Maxamud Jaamac ayaa sheegay in hawshan ay ka qaybqaadanayaan inta badan [...] Read more here ...
  3. Gaalkacyo ( RBC Radio ) Ka dib markii Maalinti shalay la meel Mariyay Duqa Degmada Gaalkacyo C/raxmaan maxmuud Xaaji ayaa Waxaa uu Ka hadlay Waxyaabaha uu sida Tooska ah Howsha uga Bilaabi doono. Mudane C/raxmaan maxmuud Ayaa sheegay in uu ku Bilaabi doono Howshii sidii Loo sii Wada Lahaa dhismayasha suuqyada ka socda Xerada Dayax [...] Read More Here...
  4. Muqdisho (RBC) Sida ay ku waramayaan wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa dagaal culus uu duhurnimadii maanta ka qarxay deegaan xagga bari ka xiga Dhuusamareeb. Dagaalkan oo xoogiisa ku bilawday madaafiic duqeyn ah ayaa ka bilawday deegaanka God-dhurwaa oo ku dhow Ceel-laheley oo qiyaas ahaan magaalada Dhuusamareeb 22-KM xagga bariga kaga beegan, [...] Read More Here...
  5. Boosaso (RBC Radio ) Musharax Cusub oo U Sharaxan Jagada Madaxweynaha dawlada somalia ayaa Waxaa uu Ku Sugan Yahay Magalda Boosaso ee Xarunta Ganacsiga Dawlada Puntland. Musharaxani ayaa waxaa u Ka Yimid Dalka Mareykanka Waxaana Lagu Magacbaa Maxmed Saleeban isla Markaasnina Ka socda Urur lagu Magacaabo SYL 2 oo Saldhigiisu yahay Dalka Mareykanka. Hadaba Markii [...] Read More Here...
  6. Muqdisho (RBC Radio) Dagaalo ayaa xalay waxa ay ka dhaceen magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhaxeeyay ciidamaa dowlada KMG Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM iyo xoogaga ka soo horjeeda dowlada. Dagaaladaan ayaa waxa ay ka dhaceen waqooyiga magaalada Muqdisho waxa ayna dagaaladaan dhaceen xili dadka reer Muqdisho ay hurdayeen. Waa la maqlayay madaafiic xoogan iyo qoryaha [...] Read More Here...
  7. Boosaso ( RBC Radio )**Kulan Balaaran oo maanta ka dhacay xarunta Machadka Caafimaadka ee Magalada Boosaso ayaa wasarada Caafimadaka Ee dawlada Puntland waxaa ay ka soo saartay sharciyo Cusub. Waxaana ka soo Qaybgalay Dhakhatirta ugu Waaweyn Magalad Boosaso maamulayasha wasarada caafimaadka ee Gobolka Bari iyo Wasiirka Caafimaadka ee Dawlada Puntland. ugu Horeyn Waxa hadal Muhiim [...] Read More Here...
  8. Gaalkacyo ( RBC Radio)**Waxaa Maanta Fadhi ay yeeshen Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ay ku Meel Mariyeen in C/raxmaan maxmuud Xaaji uu Noqdo Duqa Degmada Galkacyo. Ansixinta duqa ayaa waxa Ogolado Oo Haa Ku Codeyay Mudanyaal gaaraya 21 mudane Mana jirin Cid Diiday ama ka aamustay. Mudane C/raxmaan maxmuud Ayaa dhawaan Xilkaasi Iska Casilay isla markaasina [...] Read More Here...
  9. Muqdisho (RBC Radio) Dagaal ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobalka Gado ee koofurta wadanka Soomaaliya. Dagalkaan ayaa waxa uu dhexmaray ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa xarakada Al-Shabaab oo ayagu ku sugan qaybo ka mid ah gobalka Gado. Dagaalkaan ayaa waxa uu ka danbeeyay ka dib markii ciidamada xarakada Al-Shabaab ay [...] Read More Here...
  10. Muqdisho (RBC Radio) Madafiic xoogan ayaa xalay waxaa lagu garaacay degmada Dhooblay ee gobalka jubada Dhexe. Madaafiicdaan ayaa waxaa la sheegay in ay badan baysay ka dib markii degmadaasi ay weerar xoogan ku soo qaadeen ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin dowlada KMg Soomaaliya. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in madaafiicda ay ku [...] Read More Here...
  11. Muqdisho (RBC Radio) Xaalad deganaasho ayaa waxaa laga dareemayaa saaka magaalada Muqdisho oo ay saacadihii la soo dhaafay ay ka dhaceen dagaalo xoogan. Saacadihii la soo dhaafay ayaa dagaalo xoogan waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdiho gaar ahaan Waqooyiga magaalada iyo agagaaraha warshadii canaha ee magaalada Muqdisho. Dagaaladaan ayaa waxa ay [...] Read More Here...
  12. Waa maalintii Haweenka Aduunka ( Women´s Day ) oo Sannad walba laga xuso daafaha aduunka meel ay Haween joogaanba. Haddaba waxa is weydiin leh meesha ay Haweenkaasi taagan yihiin oo maanta aduunku u aqoonsadey haweenkii Qaxootiga ahaa uguna dhibaatada badnaa Haweenka Aduunka Maanta. Sawirradaasi maanta Qaarada Yurub nuskii Saacba mar ayay ku soo noqonayeen warbaahinta [...] Read More Here...
  13. Alshabab maaha sanadkahor sidey aheyd Machadka Istiratijiyada Siyasada Ee Geeska Africa Dr Cali Warsame ilaheykabaq@hotmail.com Mar 08 2011 Waxa hubaal ah in aysan aheyn al shabab awoodeeda sida ay aheyd sanad ka hor, sidaas darteed ayaa waxa haboon dowladu in ay xooga saarto sida ay u qabsan laheyd caasumada somalia . Waxaanu warar badan ku [...] Read More Here...
  14. Laascaanood(Puntlandi.com);- Duleedka magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya maleeshiyaadka mamulka Somaliland iyo ciidamo dadka deegaanka oo gacan ka helaya ciidamada qaranka Dawlada Puntland. Dagaalka ayaa bilawday goor hore waxaana lagu soo waramayaa in haatan sii xoogaystay maleeshiyaadki Hargaysana ka huleeleen magaalada Laascaanood. Axmad Cali Faarax oo ah wariye madaxbanaan oo ku sugan [...] Read more here ...
  15. Shiikh Cali Dheere ”Markii Ciidamada Itoobiya ay soo galeen Beled Xaawo waxay ka taageen Calanka Itoobiya kuwa la socdana ma Dareensana Qorshaha Itoobiya” Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Dhuuso Mareeb oo la sheegay in halkaa Gebi ahaanba isaga baxeen Maxamuud Siyid Aadan oo beeniyey in ay la socdaan Ciidamo Itoobiyaan Shiikh Shariif oo sheegey in [...] More ...
  16. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Dhagax Dhigey Mash-ruuc Dhisme 20,570 Mitir Iskuweer Ah oo Ku Baxaya In Ka Badan $30 Milyan oo Doolar…. Munaasabad lagu Furayo dhisme cusub oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku midoobey Shirkad Al Rayan Real State, islamarkaana ay kasoo qayb galeen Madaxweynaha dalka Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Gelle iyo Marwadiisa [...] More ...
  17. Garowe ( RBC Radio )*Dawlada Puntland ayaa Maanta waxa ay Ka Hadshay Dhibaatoyin Ay Sheegtay In maamulka Somaliland uu Ku Hayo Dadka Ku Dhaqan Deeganda sool Iyo Ceyn. Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta Hidaha iyo Dhaqanka Puntland Axmed Cali Askar ayaa sheegay in Ay Uga digayaan Ciidamda Somaliland in ay dhibaateyaan Dadka shacabka ah ee ku Dhaqan [...] Read More Here...
  18. Muqdisho (RBC Radio) Xarakada Al-Shabaab ayaa galabta xukun dil ah ku fuliyay labo ruux oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen ciidamada dowlada KMg Soomaaliya. Xukunkaan dilka ayaa waxa uu ka dhacay fagaaraha ku yaala deegaanka suuqa xoolaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Goobta uu kuxunka ka dhacayay ayaa waxaa ku sugnaa dad aad u badan [...] Read More Here...
  19. A man was convicted Friday of first-degree murder in the shooting of a Somali man at an Edmonton park and will be handed a life sentence with no parole for 25 years. Abdikadir (Abdi) Abdow, 24, was also found guilty of two counts of kidnapping and several related gun charges stemming from the Hermitage Park [...] Read More Here...
  20. Warsaxaafadeed: Ururka Qurbajoogta Puntland PDF waxa uu si aad u kulul u cambaareeynayaa duulaanka maamulka uu hogaamiyo Siilaanyo* uu ku doonaya dhul balaarsiga Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Ref: PDF/011123 * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * * [...] Read More Here...
  21. Yemen(Puntlandi.com) Kulan si weyn loosoo qaban qaabiyay o ay isugu yimaadeen Jaliyada ee puntland ee ku nool dalka Yemen isla markaasna loga hadlayay colaada ka soo cusboonaatay deegaanka Kalshaale ee Gobolka*Cayn ayaa manta ka dhacay magaalada Sanca ee Dalka Yemen.*Kulankan oo ay inta badan kasoo qayb galeen Waxgaradka,Aqoonyahanada culumo diimeedka iyo isimada kasoo jeeda deeganada [...] Read more here ...
  22. Buuhoodle(Puntlandi.com) Ciidamda Daraawiishta ayaa galabta sitoosa u galey dagaalka ka socda gobolada Sool iyo Ceyn, Ciidan Xoogan oo wata qalabka gaashaaman ee dagaalka ayaa galabta ku wajahey magaalada Laascaanood. Wasaarada Abniga Puntland*way ka gaabsatey iney tafaasiil ka bixiso saraakiisha hogaamineysa ciidanka, waxase naloo xaqiijiyey in ciidanku ay ku wajahan yihiin magaalada Laascaanood.// Dhinaca kale Wasiiro [...] Read more here ...
  23. Waxaa mudo labaatan sanaa aan Gobolada Dalka Puntland & Gobolada dhexee ee dalka soomaaliya aan laga ciyarin kubada Kolayga ama baaskitka waxaana ciyartaasi ay maantey ka dhacdey goroonka dugsiga sare ee cumar samatar waxaana soo agaasimay Naadiga Komsed oo kadhisan Gobolka Mudug Gaar ahaan Gaalkacyo. Ciyaaratan oo aad uxiisa badnayd kana soo qayb galeen dadweyne [...] Read More ...
  24. BIRMINGHAM, United Kingdom — British distance runner Mo Farah turned in a record-breaking performance as he warmed up for the defence of his European Indoor 3,000m crown in style here Saturday. The Somalia-born 27-year-old won the 5,000m in 13 minutes 10.60 seconds at the British Grand Prix Indoor meeting in Birmingham, to finish ahead of [...] Read More Here...