Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. that is the official speech, not si hoose. Gedoweb is lying and Jowhar is lying and everyone else is lying. lol Farmaajo si hoose uu kula hadlay Jimciyadda http://www.gedoweb.com/index/modules...ticle&sid=6327
  2. zack, please remove the onlf picture. it is khasaaro the way you are talking. please ha is ceebayn. AMISOM massacred innocent civilians every day. just today brother Buhulo Bahoro told bakaara business owner to evacuate if they want to avoid AMISOM. ONLF ha ceebayn. shariif wax la difaaco ma aha, waadna ogtahay. occuption is occupation no matter what tribe, country or region is doing it. AMISOM is there by force and they will be chased by force ok.
  3. It is no secret anymore. Gedo website is reporting fareejo's game to kick shariif out of office. Dadka Farmaajo la shaqeeya waxay sheegayaan in ra’iisal wasaaruhu si hoose uu kula hadlay Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa iyo diblamaasiyiinta uu Mareykanka kula kulmay in dowladda waqtigeedu dhamaanayo bisha sideedaad, islamarkaana aan la aqbalin in muddo loo kordhiyo sida baarlamaanku uu sameystay. iyadoo ay jirto in isaga iyo madaxweynaha ay ku kala aragti duwan yihiin waqti dhamaanayo ee dowladda. Madaxweynaha wuxuu rabaa in loo kordhiyo si uu jagadiisa u sii haya. http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&file=article&sid=6327
  4. everyone knows jowhar.com is the mouthpiece of shariif. TFG president Shariif and Fareejo are fighting each other already and it is perfect to assume shariif is leaking his feeling to jowhar.com, his supporters website. Warar ku dhow dhow Ra'iisul Wasaaraha oo wada dadaaladan ku aadan waqtiga kala guurka ayaa sheegaya inay jirto damac ah in Ra'iisul Wasaare Farmaajo ku doonayo in marka la gaaro Agosto uu isku soo sharaxo xilka Madaxweynenimada. Aragtiada ku aadan dhinaca Muddo kordhinta ayaa ah mid Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ay xilligan si aad ah ugu kala duwan yihiin http://www.jowhar.com/news.php?readmore=404
  5. 1. Dhuusamareeb falls to alshaab 2. Raaskaambooni falls to alshabaab 3. Dhiif falls to alshabaab 4. Ex-control Mogadishu districts fall to Alshabaab today large banaanbax today in Kismayo supporting mujahedeen war against AMISOM and Ethiopia
  6. Xaaji, somalimemo.net is reporting the Ethiopians were kicked out by Alshabaab and Local ANSAAR clan allied with the mujahideen. The clan which hosts alshaab's Khalid Bin Walid command in Central Somalia joined the war in Dhuusamareeb and kicked out the Habashs invaders. Read here
  7. They have done their job killing people and it is time to reach the border. This is the new game of occupation. Come in, massacre and leave. Shariif will never ever say anything about this. Muqdisho ( Bbc Radio) Wararka ka imaanaya gobalka Galgduud ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaalada Dhuuso-mareeb ay ka baxeen ciidamadii Ethopianka ee maalmahaan ku sugnaa magaaladaasi. Dadka deegaanka ayaa sheegayay in ay arkayeen ciidamo Ethopian ah oo magaalada ka siibayay kuwaasi oo watay gaadid dagaal. Ciidamada ka baxay magaalada Dhuuso-mareeb ayaa waxaa lasheegayaa in [...] Read More Here...
  8. Muqdisho (RBC Redio) Dagaalo xoogan ayaa waxa ka dhaceen saaka waa barigii hore qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho waxa ayna dagaaladaasi geesteen khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday dagaalada saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ilaa iyo 1 ruux halka ay ku dhaawac ilaa iyo 5 ruux oo kale. [...] Read More Here...
  9. Muqdisho (RBC Radio) Dagaalo xoogan ayaa waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dagaaladaan ayaa waxa ay bilowdaan saaka waabarigii hore waxa ayna una dhaxeeyeen ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo xoogaga ka oo hoirjeeda ee Al-Shabaab. Dagaalada ayaa waxa ay ka danbeeyeen ka dib markii ciidamada dowlada KMG Soomaaliya [...] Read More Here...
  10. Buhulko Buhura told complaining business people that they should move. Muqdisho (RBC Radio) Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu wayn Soomaaliya ayaa haatan dhaq dhaqaaqiisa ganacsi waxa uu noqday mid si aad ah uliita. Arintaan ayaa waxa ay ka danbaysay ka dib markii suuqa ay joogto ka noqotay madaafiicda anan loomeel dayin ee suuqaasi lagu soogaraaco. Haatan ayaa cabasho balaaran waxa ay ka sooyeeraysaa ganacsata [...] Read More Here...
  11. zanaawi habash Ilaahay ha ka qabto shacabka.
  12. Mooge;701181 wrote: “Shiikh Shariif Waxa uu ka damqadey Dhimashada soo gaartey Ciidamada Amisom, aad baan uga xunahay in uu ka damqan weeyey Xasuuqa loo geysanayo shacabka Muqdisho”, shariif sends his condolences to Brundi and Uganda families and nothing for the somali families. many people are underestimating the cruelty of this man.
  13. Shiikh Shariif oo u tacsiyadeeyey Ciiddamada Burundi iyo Uganda oo Dhimasho ka soo gaartey Dagaaladii ugu dambeeyey Banaanbax looga soo horjeedo Hadalka Shiikh Shariif oo ka dhacay Muyqdisho “Doolar Qaate Doonimeyno” “Shiikh Shariif Waxa uu ka damqadey Dhimashada soo gaartey Ciidamada Amisom, aad baan uga xunahay in uu ka damqan weeyey Xasuuqa loo geysanayo shacabka Muqdisho”, Ciidamada Amisom oo la sheegey in ay nabad ilaalin u joogaaa soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa khamiistii (March 10, 2011) waxay sameeyeeen Duqeyntii ugu xooganeyd oo dhinaca Madaafiicda gaar haan Madaafiicda loo yaqaan BM-ka waxaana lagu waramey in ay duqeeyeen goobo ay degenaayeen dad rayid ah oo ku yaal Magaalada Muqdisho . Goobaha la duqeeyey waxaa ka mid ah Xaafadda Gubta , Yaaqshiid, Wardhiigleey iyo Kaaraan waxaana la xaqiijiyey in ay ku dhinteen 7 qof oo ay ku jiraan Caruur aad u yar yar inkastoo Afhayeenka Ciidamada Amisom uu sheegey in goobaha ay duqeeyeen ay ahaayeen Baro ay lahaayeen Xarakada Al Shabaab oo ku yaal Garoonka Istadium M,uqdisho iyo Xaafada Gubta hase yeeshee dad degen Xaafadaha la duqeeyey ayey noo sheegeen in ay ahaayeen Goobaha la Duqeeyey Goobo ay degenaayeen Dad Rayid ah. Ciidamada Amisom ayaa iyagu markasta Madaafiic la beegsada Goobaha ay degen yihiin Dadka Rayidka ah ee Magaalada Muqdisho inkastoo Ciidamada Amisom ay ku marmarsiyoodaan in ay duqeeyeen Saldhigyo Milatari oo ay leeyihiin Xarakada Al Shabaab ayaa hadana dadka qaar waxay aamisan yihin in aysan jirin Saldhiyo ay leeytihiin Xarakada Shabaab waayo waa ciidamo ku Milmey Shacab oo aan lahayn Goobo loogu soo hagaago. Ka sokow Duqeynta Waxyeelada Shacabka waxaa sii dheer Burburka ay geysanayaeen Madaafiicda ay ridayaan Ciidamada Amisom iyadoo dadka ay ka wada dheregsan yihiin in Ciidamada Amisom ay duqeeyaan Suuqa Bakaaraha oo ay ku ganacsadaan dad Riyad ah hase yeeshee Afhayeenka Ciidamada Amisom markasta waa difiraa in ay duqeeyaan iyadoo markasta Gawaarida Gurmadka Deg deg ah ay dhawaacyo ka soo qaadaan Suuqa Bakaaraha iyadoo Bishii Hore Madfac ku dhacay qaybta Sarifka lacaha Qalaad ay ku dhinteen 12 qofood oo ahaa dadkii halkaa ku ganacsanayey sidoo kale Caruur fara badan baa markasta ku dhinta ama ku dhaawacma Madaafiicda ay tuurrayaan Ciidamada Amisom kuwaas oo ka buuxa Isbitaalada Muqdisho. Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Arbacadii soo kormeerey Jiida hore ee Dagaalka ayaa waxaa uu u tacsiyeeyey Ciidamada Burundi iyo Uganda ka dib markii ay Khasaaro ka soo gaartey Dagaaladii ugu dambeeey ee ka dhaca Magaalada Muqdisho isagoo sheegey in Shacabka soomaaliyeed aysan illoobi doonin Taariikhdana Xusi doonto Ciidamada Burund iyo Uganda oo dhiigooda u daadiyey in soomaaliya ay hesho Nabad iyo Xasilooni hase yeeshee Banaanbax looga soo horjeedo hadalka Shiikh Shariif ayaa waxaa uu ka dhacay Deegaanka Kaxda ee Degmada Dharkeeenley kuwaas oo ku dhawaaqayey “Doolar Qaate Doonimeyno” “Shiikh Shariif Waxa uu ka damqadey Dhimashada soo gaartey Ciidamada Amisom, aad baan uga xunahay in uu ka damqan weeyey Xasuuqa loo geysanayo shacabka Muqdisho, waxaan leenahay Shiikh Shariif ha soo booqdo Isbitaalada Muqdisho oo ay buux dhaafiyeen Dad fara badan oo ku dhaawacmey Madaafiicda Anisom kuwaas oo ay ku jiraan Caruur”. Guntii iyo Gunaadadkii Dadka ku nool Magaalada Muqdishi waxaa heysta”Cidna uma Maqna Ceelna uma Qodna” kii wax Tarey iIloobi Maayaan kii wax u dhimeyna Taariikhdaa Xusi Doonta W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com
  14. Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaliya Mudane Sharif. Sh. Axmed ayaa maanta ku qaabilay Villa Baydhabo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Augustine Mahiga. Ujeeddada booqashada Ergayga gaarka Mudane Mahiga iyo wafdigiisa balaaran**ayaa waxay ahayd in ay muujiyaan taageerada buuxda ee ay Qaramada Midoobay u hayaan Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan xilligan guulaha laga gaaray [...] Read More Here...
  15. man this is becoming funnier. in their desperation to justify Amisom bombardment, shariif supporters are now arguing Dayniile and Warshada Area have no citizens living there. acuudi bilaah. war dadkaan halkeey ka yimaadeen? this is very tragic.
  16. liqaye, you and other Amisom supporters have no real cause to stand-up for other than worshiping shariif and amisom. you have no principles at all. one man worship will not take you far. look at the bigger picture. today christians are growing in central somalia and ethiopia soldiers are fighting side by side with ahlusunah. check my dhuusomareeb topic.
  17. The family formed part of a growing movement of underground Christians in Dhusa Mareb this statement should worry every somali with a sense of right or wrong. it doesn't matter if you hate one group or the other. hiloowle and cawaale who support Amisom killers, the topic is about the growing christian movement in the heartland of our country. it is weak and irrelevent to focus on mooge. stay on topic.
  18. The family formed part of a growing movement of underground Christians in Dhusa Mareb, capital of Galgaduud Region in central Somalia, said other sources in Somalia who confirmed the kidnapping. acuudu bilaah. this city is the birth place of macalin Cayroow, the famous alshabaab founder and respected scholar who was assassinated by USA in dhusmareeb. it is tragic.
  19. Family Laments Kidnapping of Christian Girl in Dhuusamareeb MOGADISHU, Somalia, October 6 (CDN) — An underground Christian family from central Somalia is agonizing over the kidnapping of their daughter nearly eight months ago by Islamic militants bent on punishing those who leave Islam. Ghelle Hassan Aded told Compass that he has not seen his 15-year-old daughter, Anab Ghelle Hassan, since Islamic extremists from the al Shabaab (“the Youth”) insurgency kidnapped her on Feb. 15. Certain that the militants would come after the rest of the family, they immediately fled, said Aded, who spoke with Compass from an undisclosed location in Somalia’s autonomous region of Puntland. The family formed part of a growing movement of underground Christians in Dhusa Mareb, capital of Galgaduud Region in central Somalia, said other sources in Somalia who confirmed the kidnapping. Aded and his family had become Christians in 2001 while living in Kampala, Uganda. In 2008, the family returned to Somalia and settled in Dhusa Mareb, where their tribesmen live. The al Shabaab insurgents fighting the Transitional Federal Government soon began monitoring the family’s activities. Aded said they took note that the family did not attend mosque, and on several occasions the insurgents or other Muslims questioned him. In Somalia, Christians hold small meetings in secret and are advised not to keep Bibles or other Christian literature at their homes; they often have to keep them buried in a hole. On Feb. 15, Aded and his wife sent young Hassan to the market to buy food, he said; relatives told them later that day that they saw al Shabaab insurgents kidnap her at 10 a.m. as she was going about her business at the local market. Knowing that the insurgents would soon come after the rest of his family, Aded said, he fled immediately with his wife, 11-year-old daughter and 10-year-old son to Puntland. At their location in Puntland, the family appeared devastated by the kidnapping, with Aded’s wife often weeping over the loss, but they said they maintain hope of seeing Anab again. “We are increasingly afraid of being discovered by the militants on our trail and wish to go back to Kampala as soon as possible,” Aded said. “After months of monitoring, the militants were convinced that we were practicing Christianity, contrary to their banning of all other religions in Somalia.” Al Shabaab insurgents control much of southern and central Somalia and have embarked on a campaign to rid the country of its hidden Christian population. With estimates of al Shabaab’s size ranging from 3,000 to 7,000, the insurgents seek to impose a strict version of sharia (Islamic law). Al Shabaab was among several splinter groups that emerged after Ethiopian forces removed the Islamic Courts Union, a group of sharia courts, from power in Somalia in 2006. Said to have ties with al Qaeda, al Shabaab has been designated a terrorist organization by several western governments. Read More
  20. It is really tragic what Amisom is doing to the people of Mogadishu. Muqdisho (RBC) Duqeymo xoogan oo maanta ciidamada Amisom u geysteen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayey saraakiisha Amisom ku sheegteen inay beegsadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada xarakada Al Shabaab. Duqeymaha oo loo adeegsanayey madaafiicda BM-ka ayaa si daran loogu garacaay xaafado ku teedsan wadada warshadaha iyo qeybo ka mid ah degmada Dayniile. Afhayeenka [...] Read More Here...
  21. Garowe(Puntlandi.com);- Wareegto ka soo baxday xafiiska wasaarada Dhalinyarada Cayaaraha Shaqada iyo Shaqaalaha Dawlada Puntland ayaa lagu magacaabay Godomiyaha Xiriirka kubada cagta Puntland.Wareegtada ayaa lagu magacaabay Godomiyaha iyo Xoghayaha xiriirka kubada cagta Puntland waxaana Godomiye loomagacaabay**Cabdulaahi Maxamed Xaaji (cawiif) halka Xoghayana loo magacaabay Maxamed Cali Ciise (ciiro).Xilalkan ayaa ah kuwa ku cusub wasaarada Cayaaraha Puntland waxaana [...] Read more here ...
  22. Copenhagen(Puntlandi.com) Sabtidii 5 bishan waxaa magaalada Copenhagen ka dhacey kulan lagusoo dhaweynayey Wafti ka socdey Dowlada Puntland oo heer wasiir ah, waftiga ayaa howlo shaqo u yimid Denmark, howlahaas ka dib waxey wakhti siiyeen ay kula kulmaan Jaaliyada Copenhagen. qayb kamid ah kulanka hoos ka daawo.Bari waxaan idiin soo gudbineynaa Wareysiyo aan layeelaney Wasiirka Cadaalada [...] Read more here ...