-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
Galery insults Caaqil Maxamuud xaaji Cumar Camey Caaqil Maxamuud xaaji Cumar Camey oo shalay (08-01-2012) ayaa *****lka ka qaaday seddexda qodob ee uu doonayo in ay shirka ka soo baxaan. Caaqilka markii lagu casumayay mikirafoonka ayaa wiilka xidhiidhinta hayey oo lagu wargeliyay in uusan adeegsan derejada Caaqil niimo ayaa ku fadeexadoomay ka dib markii ay dadweynaha ku dhawaqeen “Caaqil Maxamuud”. Cali Khaliif ayaa horay ugu wargeliyay dhamaan shaqaalahiisa in uusan Caaqil Xaaji maxamuud ahayn Caaqil. Khudabad kicisay dareenka bulshada u ooman dib u soo celinta magaalada Laascaanood oo ay gacan galiyeen beelaha dega Laascaanood ayuu soo jeediyay Caaqi Maxamuud X Camey. Halkan ka roggo ama hoos toos uga dhagayso. http://taleex.net/wp-content/uploads/2012/01/camey1.mp3
-
breaking news:SSC militia blocks Garaad from leaving and going to Garowe. muran ka taagan Taleex iyo ciidamo la isu adeegsaday. waxaa la hor istaagay boqoradii ka soo horjeestay galeyr oo waxaa loo diidey inay aadaan goboladoodii. http://www.burcoonline.com/view.php?id=2837
-
liibaan learn how to debate. stop being a troll.
-
shocking video. Daawo Cali Khaliif Galeyr “Waxaan direy lacag lagu burburiyo Puntland markaan Ra’iisalwasaaraha ahaa” Cali Khaliif Galeyr wuxuu qirtey sida aad video-gaan ku aki doontaan inuu isagoo ahaa Ra’iisalwasaaraha Qaranka Soomaaliya uu u tafa xaytey burburinta Puntland, wuxuu sheegey inuu isaga iyo rag kale ay lacag u direen Puntland lacagtaasoo runahaantii qayb ka aheyd sidii loo maja xaabin lahaa Puntland. Cali Khaliif oo iminka sida uu sheegey u ololeynayo nabadeynta Gobolada sool hadana uu awoodi waayey inuu Caruurtiisa baro afsoomaaliga,wuxuu afkiisa ka sheegey inuu ku faraxsan yahey in Caruurtiisu ay qabiil bartaan, halkuu ka bari lahaa afkooda hooyo. Wali lama arag Cali Khaliif oo ka hadlaya arimaha Soomaaliland ama koonfurta Soomaaliya, waxaa xaqiiq ah sida aan ka maqleyno hadalkiisa inuu waligiis u soo taagnaa burburinta Puntland, Wuxuu sheegey inuu waligiis ka daba shaqeynayey Cabdullahi Yusuf oo run ahaantii ay xidid yihiin, hada oo Cabdulaahi Xilka ka fariistey wuxuu Cali Khaliif ku mashquulsan yahey bur burinta Puntland isagoo doonaya inuu adeegsado gobolada uu kasoo jeeda isagoo isaga dhigaya muwaadin ka shaqeynaya horumarinta goboladaas. Xiligii yaraa ee uu ahaa Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya wuxuu lacago uu ururiyey u direy Puntland isagoo ka dhigaya inuu u direy rag reer Puntland ah, balse sida aan anagu xaqiiqda ku soo ogaaney wuxuu lacagtaa su direy inuu fidmo ka dhex abuuro shacabka iyo siyaasiyiinta reer Puntland iyadoo abaaro xun ay xiligaas ka jireen gobolada sool iyo ceyn . Su’aasha dad badan isweydiinayaan waxey tahey maxey Reer Puntland ka sameeyeen Cali khaliif, Miyuusan ogeyn Puntland oo uu 10 sano wax ka qaadi waayey inuusan maanta oo Dowlad iyo hogaan adag ka jirto uusan koob shaah ah ka daadineyn.
-
Khudbadii Xaglatoosiye ka jeediyay shirka Taleex oo uu ku weeraray G6 (Dhagayso) Xagla toosiye ayaa G6 ku sheegay in ay yihiin Maanafeesto aqoontooda ku duminaya wixii ay SSC dhisteen, Ugana digay inay majara habaabiyaan shirka khaatumo 2, sidoo kale Xaglo toosiye wuxuu sheegay in hogaankiisii wakhti u hadhsanyahay islamarkaa aanu yeeli doonin marnaba in wax kale laga dul dhiso. http://taleex.net/2012/01/08/khudbadii-xaglatoosiye-ka-jeediyaya-shirka-taleex-oo-uu-ku-weeraray-g6-dhagayso
-
BREAKING NEWS: Xaglatoosiye attacks planning group of Khaatumo II and says there will not be another SSC state. listen to audio below http://taleex.net/wp-content/uploads/2012/01/Xagla-toosiye-khaatumo.mp3
-
aaliyah i support SSC horumar and guul. that doesn't mean ssc needs to create trouble for its citizens. that is all. SSC created Puntland. SSC = PUNTLAND. xaglatoosiye will come to his senses soon.
-
aliyah when i use the word "WAR" it is a metaphor for personal battle.
-
caaliyah, you attack people of Puntland like equal to Somaliland. i know you support galeyr badly but please don't loose your mind when you compare the attrocities of somaliland to your own brothers in garowe who lost many lives in laascaanood defending it. shaydaanka iska naar. don't loose your sanity aaliyah. i want to remind you that SSC state already exists and it is led by Xaglatoosiye.
-
haha. picture shows you the body language. it is a war between the two.
-
aaliyah ilaah ka cabso gabar wadaad ah ayaa tahay. don't accuse people of bad things when they are just reporting news as everyone else. There was already SSC state led by Xaglatoosiye so any new galeyr state will not change anything for puntland. please remember that. All i reported is that xaglatoosiye was a trouble maker for a long time. now he is at war with another new troublemaker called galeyr. that is all I reported. it will not change anything for puntland. Puntland stayed out of this and supported this meeting. Don't be like Liibaan who hates his own brothers in Garoowe. he insults them daily and calls them names when they have never ever done anything to him. SSC IS PART OF PUNTLAND. SSC GUUL. SSC GOBANIMO. SSC NABAD. KHAATUMO WALAALNIMO. BARWAAQO IYO UNITY.
-
it is getting ugly. Dagaal Culus iyo Khilaaf ka dhex aloosmay shirkii Taleex.
-
khaatumo failed in my opinion sababtoo ah this not needed. it is now a war between xaglatoosiye and cali galeyr camp. xaglatoosiye thinks he fought for this ssc thing and cali galeyr is saying I am the smartest in the clan so i should lead. everyone from ssc in nairobi hates both xaglatoosiye and cali galeyr. it is a war now.
-
what the F?? What is going on here? Xaalada Taleex oo Qasan, Garaadada oo Shir Xasaasi ah ku jira & Warar Goos Goos ah www.taleex.net Magaalada Taleex ayaa qas iyo jahawareer ku waabariisatay saaka iyadoo la maqlayay rasaas aad u fara badan oo cirka ay u ridayaan ciidamada SSC ee Xagalatoosiye. Sida ay Taleex Media u xaqiijiyeen xubno ka mid ah hogaanka SSC waxaa saaka si toos ah u weeraray hogaanka Dr Cali Ciise Cabdi oo ka sheegay oolka shirka in laga tanaasulayo wixii hore isla markaana hada wax waliba la soo bilaabayo isagoo intaa raaciyay in SSC (Hogaanka) ay dadkooda ka mid noqdaan cuqdadana iska daayaan. Hadaalkaasi ka soo yeedhay Dr Cali Ciise ayaa dhaliyay in ciidamada Xagalatoosiye ay rasaas fariin ah cirka u ridaan iyaoo qaarkood ku goodiyeen in ay awood kula wareegidoonaan madasha shirk. Dhinaca kale waxaa saaka weerar lagu qaaday aqal ay deganaayeen laba isim oo reer Buuhoodle ah kaaso ku yaala xaafada dhawaan loo bixyay “Ceelasha biyaha ee dhinaca bari ee Taleex. Labadan isim oo kala ah Boqor Cabdilaahi Axmed Cali iyo Suladaan Siciid Cismaan Cali ayaa waxaa ay xiliga weerarka lau soo qaaday aqalkooda waxaa ay ku maqnaayeen shir malinkii seddexaad u socda madaxad dhaqanka ee beeshe *********** oo ay kaga doodayaan mawqfkooda ku aadan shirka Khaatumo 2. Weerarka oo ahaa dhagax lagu shiiday aqalkii ay deganaayeen ayaa waxaa soo abaabulay dhalinyaro u shaqaysa G6 kuwaaso adeegsaday dumar iyo ciyaal. Wax hadal ah kama soo bixin labadaasi Isim balse warar ay Taleex Media heshay ayaa sheegaya in ay qorashayanayaan in ay isaga baxaan magaalada Taleex. Waxaa xalay laga hor istaagay in ay magaalada ka baxaan laba Ugaas oo iyaga iyo beelahoodu si toos ah uga baxeen shirka. Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur iyo Ugaas Faarax Maxamuud Cali oo dhawaan iyaga oiyo belahoodu qaadaceen shirka ka dib markii ergadii ay beelahaasi soo xusheen la diiday ayaa waxa jidgooyo loo dhigtay dhinaca bari ee magaalada Taleex oo ah qaybta ay magaalada Taleex ka digan yihiin G6 iyo inta la afkaarta ah. Ugaasyadaasi ma soo gaadhin wax dhibaato ah waxana ay dib ugu soo laabteen magaalada.11 Caaqil oo uu hogaaminayo Caaqil Ismaaciil Maxamed Cali koore ayaa maanta u yimi Garaad Saleebaan iyagoo ka raali geliyay qaladka ay ka galeeb gaaradka. Caaqil Ismaaciil Wadaad ayaa sheegay in ay si indha la aan ah u dabayaaceen kooxda G6 hase ahaate hada ay arkaan mele ka dhaca dhaqan iyo siyaasadeed ay wado kooxda G6. Cuqaashan oo u badan beesha Maxamuud garaad ayaa waxaa y raali gelin ugu yimaadeen Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxaana ay shaaca ka qaadeen in shirkii ay taageereen uu ku socdo wado qaldan isla markaana la diidan yahay in talada beesha loo daayo oo uu ku socdo hab afduub ah. Garaadada ayaa maalinkii seddexaad waxaa ay ka shirayaan go’aankii ay ka qaadan la ahaayeen shirka ka socda Taleex.Shirka garaadada oo ka socda aqalka uu Taleex ka degan yahay Garaad Saleebaan garaad Maxamed ayaa waxaa ay uga doodayaan garaadadu in ay bayaan ka dhan ah kooxda G6 soo saaraan. Qaar ka mid ah gaaradada ayaa qaba in bayaan lga soo saaro halka qaar kalana ay soo jeediyeen in laag dhur sugo natiijada ka soo baxda. Garaadada ayaa dhamaantood isku raacay in aysan aqbali karin wax ka sokeeya soo celinta (xoreynta) Laascaanood iyagoo ka digay in maamul lagag dhawaaqo shirka. Kooxda G6 ayaa waxaa laga ssameeyay dib u habayn iyadoo afar xubnood oo cusub la magacaabay. Laba garaad Jaamac ayaa ka mid noqday hogaanka sare ee shirka hagaya iyadoo sidoo kale lagu soo daray laba caaqil. Xubno ka mid ah hawlwadeenada G6 ayaa Taleex Media u sheegay in G6-ta cusub ay kala yihiin:- Sida ku cad qoraal uu soo saaray Cali Khaliif waxaa kooxdani lagu magacaabaa gudiga hagida shirka.
-
i have hot topics covering unheard stories from the coffee hole. i will pass hot updates this coming friday. mooge has many things to cover be here friday, october 7, 2011
-
Amin Amir still throwing up on puntland. the other day he was insulting prime minister gas. naces ilkoweyn ciroobay is what amin is. qabyaalad and clan envy destoyed amin amir.
-
Puntland is known to be the land of hospitality for thousands of Southerners. for some, these camps are the only places they have known for many years. puntland goverment ordered refugee camp names be renamed to something positive and uplifting. Kaamamka Bosaso oo magacayada Qabyaaladeysan laga badalay Kulan ay isugu yimaadeen xarunta Dawladda hoose ee Bosaso iyo Guddoomiyaasha 12-kamid ah Kaamamka Barakacayaasha ee gudaha magaalada Bosaso ayaa la isku afgartay in magacyo loo sameeyo kaamamka ay ku jiraan dadka farah badan ee usoo Barakacay deeganada Puntland. Magacyadii hore ee 12-kaam ayaa lagu sheegay in ay ka turjumayeen Qabaa'ilada degan,waxaana gabagabadii la isku raacay in loo sameeyo magacyo cusub kuwaas oo kala ah: 1. Buulo ejuraan [badbaadol]. 2. New Shabelle [Gaaca]. 3. Buula Eeleey [Kalkaal]. 4. Shabelle-A [bilan]. 5. Shabelle-B [bawaaqo]. 6. Tuur Jaalle [Tuur Khayre]. 7. Shirkoow [Horyaal]. 8. Abboow-A [israac]. 9. Abboow-B [Nuura]. 10.Aebsame-A [Ridwaan]. 11. Aebsame-B [ Tabaarak]. 12.Aebsame-B [Mustaqbal] Si kastaba go'aankan magacyada looga badalay 12-kaam ayaa waxaa si weyn usoo dhaweeyey dadka ku dhaqan Kaamamkaas iyo kuwa degmadanada ka dhigtay gudaha magaalada Bosaso. Magacyada la badalay ayaa caadeeynayay qabaa'ilada kamamka dagan maadama dadka soo barakacay ay kasoo carareen dagaalo iyo qabyaalad, waxaa khasab ku noqotay dowlada Hoose ee Boosaaso in ay kala tashato dadka halkaas dagan in ay ka tanasulaan magacyada qabiilka ee dhibaatada badan baday shacabka Soomaaliyeed. Allidamaale Bosaso
-
lool@abmashadoor. tarzan is naceska ugu wayn Somalia. In nairobi people are saying Tarzan sent 30 of his relatives to Turkey scholarships. Mr. cambe sent 120 of his family to turkey. minority clans didn't get any scholarships from mogadishu at all. All scholarships went to shariif cambe family and tarzan close relatives.
-
Puntland President with Delegation Jets off for South Sudan, Juba
Mooge replied to xiinfaniin's topic in Politics
ayoup you are totally wrong. faroole is defending the national interest by going there. somaliland recognition bay raadinaysaa, but faroole promised to spoil it as much as he can so his friend mahinga contacted kiir and kiir invited faroole last night. all somali nationalist supports faroole for doing this. it is for somalia's territorial integrity. good job faroole. -
aaliyah you're good girl so don't matter if you are 24 or 34. kii ku helaa isagaa nasiib badan. but in nairobi there too many girls oo madax ku socda but many good girls still wear hijab and stay with family. but don't insult men because men like women younger than them. 8 or 9 years is perfect age difference in somali culture. but some go for 14 or even 20.
-
Che -Guevara;732655 wrote: looooooo@Mooge...What can Abdewali do to SSC? abdiweli loves ssc people. he will never do thing even if xabsade guys atack him day in day out. ssc clan don't hate abdiweli. only alshabab hates him.
-
aliyah, i thought you were in early mid twenties and if you are mid twenties girl, a guy in early 30s is not old. you can't marry 25 jir guy because he doesn't want old girl in her mid twenties. he wants teenager. that is reality of somali culture. nin ku dhaqanaya raadi oo dhowr sano kaa weyn. i am twenty six and i will never marry girl my age. i want girl 18 or 19 years age.
-
prime minister must be careful. the american must not be given 100% green light to kill village people or else his support will become less in the population. Gaas should fight alshabab but not let drones bomb villages. that is my two cents. what do you think? US drone strikes in Somalia likely to rally local support for militants Even Somalis who are not members of the local militant group Al Shabab may see US drone strikes on the group as an unwelcome foreign intervention. http://www.csmonitor.com/World/Africa/Africa-Monitor/2011/0708/US-drone-strikes-in-Somalia-likely-to-rally-local-support-for-militants
-
akhadar, everyone has seen your tone since abdiweli came. be honest with yourself.
-
Popular Contributors