-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
king and somalia, recoving romaintic hays ku daalina. he is here to set the record straigh. hahaha. did you guys figure out everyone else is innocent except the puntlander. loooooooooooooool. sharif = innocent mayor of mogadish = innocent port authority head = innocent airport director = innocent mogdishu ministers = innocent Abdiweli = GUILTY qabiil madaxa ka galay ninkan recovering romanitc. wuxu raba inu sheeko aan soconayn naga dhadicyo. adeer the most incompetent leader is your clan shariif. leave your insults away from the Harvard educated leader. your shariif tuug-af-biijole is busy feeding 4 wifes muxuu ciidan ka ogyahay.
-
aaliyah weli reer puntland bay dabajoogte. nacayb ku jira gabadha weyna. cabdiweli qabil bay u nacday. been abuur hada maraysa iyo nin cabdiweli saxiixay ceryintisi oo xanagsan in abdiweli lagu edeyo hadal micno lahayn u shegay. lol. ilahay haku cafiyo. laascanod should the focus. reerkan isku wareerisay iska daa.
-
i am not making this up. loool. somalilandpress.com - the bigger the head of the presidential candidate, the higher his success rate. A close study of pictures of all previous presidents and the current president of Somaliland voted into office confirmed that all possessed a higher than average head size. Earlier presidents Abdirahman Tur boasted a head diameter of 28.3 inches, with Mohamed Egal boasting a head diameter of 29.1 inches and the current Somaliland President Ahmed Silaanyo boasting a whopping head diameter of 31.2 inches. Dahir Riyale, with an average head diameter of 23 inches. http://somalilandpress.com/recent-study-confirms-link-between-physical-features-of-somaliland-presidential-candidates-and-success-at-the-polls-27036
-
the story of abdulahi yusuf stopping his car for a masakiin on the road and giving them money is very touching.
-
lol. somali desperadones was funny. i know girl i want to seduce.
-
atarisho the secessionist killers who occupy land that is not theirs will lose their lives. these snm militia must see lesson. waar ka jooga laga waayey oo dadka masakinta ad gumeysiga ku haysaan jojiya baa laga wayey. darwiish must liberate their land
-
nin macquul ah baa ku ogaa. cafis.
-
^ ma ardada soomaliyeed ee qalinjebsay oo u duceyn lahayd baad pirates ku sheegaysaa? zack maxaa ku dhacay.
-
Ilhaan Cabdullaahi Cumar oo ah Gabar reer Puntland ah oo dhalinyaro ah oo ka timid dalka Maraykanka ayaa ka warantay booqashada ay ku timid degaanada Puntland markii u horeysay. Wareysi ay siisay Bosaso Press iyadoo ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayay sheegtay in markii hore ay fikir qaldan ka haysatay Puntland ayna la yaabtay markii ay indhaheeda ku aragtey horumarka ay gaareen magaalooyinka ugu waaweyn Puntland. Ilhaan Cumar oo hadda mudo laba todobaad ku sugan Puntland ayaa kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Bosaaso,waxayna xustay in ay booqatay Iskuulada,Jaamacadaha,Dekadda Bosaaso iyo weliba gegida diyaaradaha dhowrkii maalmood ay halkaas joogetay,sida ay sheegtay. ”Waa markii u horeysay aan imaado Puntland,waxaan fikrad ahaan ka qabay meel aan sidaan u dhisneyn oo waxaan aaminsanaa in Puntland ay ka kooban tahay tuulooyin yaryar oo aan xitaa lahayn koronto iyo telefoon.runtii aad ayaan ula yaabey dhismooyinka quruxda badan iyo horumarka magaalooyinka Puntland waana ku farxay”,ayay tiri Ilhaan oo intaas raacisay in marnaba niyadeeda aan kusoo dhicin horumarkaan ka jira degaanada Puntland. Sidoo kale waxay intaas raacisay in ay dib ula xirrirtay asxaabteeda ku sugan dalka Maraykanka oo ay ku dhiiragelisay in ay yimaadan Puntland iyagoo aan baqdin ka qabin nabadgalyada,balse sida ay sheegtay ay aamini waayeen hadaladeeda. Ilhaan oo ka qaybgalaysa Shirkii qurba joogta ee Garoowe ”Waxaan qaaday Sawiro badan si asxaabtayda markaan dib ugu noqdo aan ka dhaadhiciyo in ay yimaadan dalka oo ay ka faa’ideystaan fursadooyin dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga”,ayay tiri. Halkan ka dhegayso Wareysiga Ilhaan Cabdullaahi Cumar Ilhaan oo xilliga aan wareysiga la yeelanayay wejigeeda ka muuqanayay farxad ku aadan booqashadeeda Puntland ayaa sheegtay in mustaqbalka ay dib ugu soo laaban doonto Puntland si ay uga howlgasho ayna ku noolaato,waxayna kula dardaarantay qurba joogta reer Puntland ee ku sugan dalka dibadiisa; ”Dadka dibadda jooga waxay isleeyihin nolosha ay halkaas ku haystaan aysan halkan ka helaynin,balse waxaan u sheegaaya in ay iyagu keensan karaan.hadii aad isleedahay nolosha aad hada haysato Soomaaliya kama helaysid,waxaa lagaa raba inaad samaysatid oo aad la timaado fikradaada sidii aad u sameysan lahayd,dhulkaada HOOYO wax kuu dhaamo malahaan”,ayay kula dardaarantay qurba joogta Puntland. Ilhaan Cabdullaahi Cumar oo ka qaybgashay kulan looga hadlaayay sidii qurba joogta uga qayb qaadan karaan horumarinta iyo maalgashiga Puntland ayaa hadda ku jirta cilmi baaris ku saabsan ”Political Culture” oo ay ka sameynayso degaanada Puntland. By:Ayub Abdirahman Mohamed Bosaso Press
-
welcome back ditoore.
-
loool you people are crazy for arguing with maadeey. maadeey reerkiisa lost all power during abdulahi yusuf. remember the big warlords aweys, indhocade, ceeyroow, seeraar, goobaale, abdiqasim? these warlords were all from guriceel sub clan which is maadeey's sub clan. they were the most powerful subclan in south somalia but their military and influence power was dicimated by halyeey abdulahi yusuf. they abused all southern minorities. the above warlords were the masters of all big cities. (mogadishu, marka, afgooye, baraawe, kismaayo). loooool. if you follow maryoley politics, the guriceel family ruled from galgaduud all the way to kismaayo at one point. loool now they are no more. you don't even hear about them. in nairobi, people say "don't get ahead of yourself like reer guriceel". loool. give maadeey some slack. maadeey is angry. he is feeling hopeless more because al-kebab is having tough time. leave him alone.
-
A new memorial statue in the capital of Somaliland hargeysa 2012
Mooge replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
i am sorry but this is pathetic. ugly looking cheap statue with cuqdad feeeling. somaliland can do better than this. lool. -
i showed this topic to my aunt today. she cried. this is what we expect our leaders to do. lead and be among us and not live comfortable life while our soldiers are suffering in the battle front in rugged mountains. geesi geesi dhalay. thank you somalia for this wonderful pictures.
-
compare those pictures with today's fake leaders who want to lead the fight through the internet. lool. a 60 year old battle hardened warrior walking the walk. janno fardowsa ilaah haku geeyo cabdulaahi.
-
who is this?
-
Kitaabka Qur,aanka Kariimka ah oo lagu saxarooday 3 masaajid oo ku yaala Muqdisho Updated About:14 days ago3 Todobaadkan waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday arinti ugu xumeyd ee lagula kaco kitaabka Qur,aanka Kariimka ah taariikhda inta la xasuusta gudaha dalka Soomaaliya. Qaar ka mid ah Culuma,udiinka degmada Wadajir ayaa xaqiijiyey in sadex ka mid ah masaajidada degmadaasi lagu arkay kitaabo Qur,aan oo qaar la jeex jeexay qaarna lagu saxarooday, kadibna lagu daadiyey musqusha ama suuliga. Sheekh C/risaaq Cumar oo ka mid ahaa culimadi soo arkay ayaa isaga oo aad uga naxsan arintaasi kana murugeysan u sheegay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho oo la yiraahdo Radio Risaala in ay kasoo saareen musqulaha sadex masaajid qeybo ka mid ah masxafka shariifka ah ee Kitaabka Qur,aanka Kariimka ah. Sheekha ayaa tilmaamay in iyaga oo koox ah ay dhaqeen kitaabadaasi iyo bogag ka mid ah qur,aanka oo inta la jeex jeexay lagu daadiyey godka musqulaha ama suuliga qeybta lagu saxaroodo, taasi oo ah meel ka dhaci iyo gafki ugu weynaa ee gudaha Soomaaliya loogu geysto kitaabka Qur,aanka Kariimka ah inta la xasuusto. Masaajidada ay ka dhaceen dhacdooyinkan ayaa kala ah Masjid Fatxu Raxman, Masjid Al Catiiq, iyo Masjid Faatux, waxaana culimadu ay sheegeen in dhacdadan ay ku beegneyd 10-ki bishan March sanadkan 2012. Sheekh C/raxmaan Yusuf Jarane oo ka mid ah culuma,udiinka ugu caansan Muqdisho ayaa ku sifeeyey arintaasi mid diinta loogaga baxay, waxaana uu la masalay kuwi ka danbeeyey falkaasi sidi Fircoon iyo Abu Jahal oo ahaa gaaladi ugu waaweyneyd ee soo dhibtay diinta ALLE. Waxa uu sheekh C/raxman uu ALLE ka baryey inuu fadeexeeyo oo uu banaanka soo dhigi kuwo ka danbeeyey dhibaatada xun ee loo geystay Kitaabkeena sharafta leh ee ka kooban kalaamka iyo hadalada ALLE. Dhacdadan ayaa ah tii ugu murugada badneyd uguna naxdinta badneyd ee meel ka mid ah magaalada Muqdisho ama dalka Soomaaliya loogu geysto kitaabka Qur,aanka Kariimka. Xafiiska Wararka Midnimo, webmaster@midnimo.com midnimo12@googlemail.com.