Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. when axmed diiriye speaks you know the nabadiid people led by axmed diriye, tarzan, sharif want to destroy whatever progress we made just to keep the country hostage. these warlords and sidekicks dowladnimo iyo somaliya inay hurmar garto ma rabaan.
  2. what is pathetic is qabiiliste galeeyr supporters attacking puntland har iyo habeen. get a life and worry about lascanod. dadkaan wareersan ya ka qabta meesha. puntland ku khafifeen oo madaxa wada xanuunaya iyaga dhan.
  3. Shinbir Majabe;815850 wrote: Dadkaan qabyaaladd ayaa dardartay.. (AUN dhamaantiin). Kaba soo qaad Shiikh Shariif ama Tarsan oo rabo inay dilaan Cabdiwali, ma waxay ku dhax dilayaan Tiyaatarka oo ay imaanayaan dadki ugu badnaa ay ka dhasheen, (4 qof oo ku dhimatay, dhamaantood waa reer Muqdisho). mise waxay dooran lahaayeen si ka fudud oo ah in Baabuurkiisa, Gurigiisa, Sariirtiisa bam u geliyaan. Xitaa ilaaladiisa ayay u diri karaan iney dilaan. Istaqfurulaaah! Waxaasoo dhan waxaa iga keenay ciil aan u qabo Qabyaaladda. you don't know how the TFG works. loool. mogadishu shariif laftigiisaa la lilaaliyaa. cabdiweli's security, office, home is not in hands of shariif or his clan. you people are so clueless sometimes i wonder if you think. again shariif don't have power of pm security. if sharif has power he would have killed Shariif Xasan long time ago. get real. shariif can work with his old friends alshabaab. that is his only shot.
  4. it is tragic the president didn't even call cabdiweli the day these monsters murdered masakin somaliyed and tried to kill cabdiweli. shariif is a snake.
  5. Shariif did not call cabdiweli the day of the bombing. When he was told about it, nothing has changed in his face he went on with his business. didn't stop anything. Yariisoow who is with cabdiweli everyday skips the event also. Qaraxii ka Dhacay Tiyaatarka oo laga Qaarajin Rabay Cabdiweli Gaas oo ay soo baxayaan Shakiyo badan... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed Ma tegin waana laga sugayey. Wasiirka arimaha Gudaha Cabdisamad Macalin Mohamuud ma uusan tegin Xafladda sanadguuradii 2-aad ee Taleefishinka Qaranka. Wasiirka Caafimaadka Cabdicasiis Sheekh Yusuf oo abti u ah Wasiirka arimaha Gudaha ma uusan tegin oo waxaa la sheegayaa in wasiirka caafimaadka ku yiri Abti maxaad meesha ka doonaysaa waxbaa la sheegsheegayey. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr Tarsan Iyo Agaasimaha Nabadsugida Qaranka Mr Fiqi ma tegin meesha. Eng. Yariisoow oo ah afhayeenka Xukuumadda, aanan ka hari jirin Raisul Wasaaraha ma uusan imaanin Xafladda. Waxaa kale oo la sheegay xildhibaano la joogay madaxweynaha markii la soo sheegay qaraxa waxay sheegeen in uusan waxba iska bedelin oo dadkii uu qaabilaayey sii watay, mana wicin Raisul wasaaraha maalintii qaraxu dhacay habeenkeedii. Gabadha wax qarxisay waxay iska dhigtay ruux uur leh waxaan irida kasoo daayay Agaasime taageerayaasha Sheekh ah. warlalis.com
  6. shacabkamedia.com Farxad Isu Bedeshay Baroordiiq Kadib Markii Qarax Uu Tarzan La Beegsaday R/Wasaare Gaas Uu Ka Dhacay Tiyaatar Uu Ka Khudbadeynayey)
  7. aaliyah is there any other reason for you be here other than reer puntland inaad masayrto. lol. tell me you here to read quran. you clearly not making sense. you said picture could be taken by another representative, lol. these are media pictures. all of them are from one media. same pictures every website. hiiran decided to not publish the most moving picture. you didn't pay attention what we were talking about in this topic that is why i ignored your hadal micno lahayn. you made no sense whatsoever. like i said, worry about khatumo iyo shekoyinkas. afaarahan ma fahmaysi.
  8. aboow hilowloow wuu isku dhex yacay maantay. muwaadin soomaaliyeed o dhawacmay oo dhib soo gaartay ayuu leyahay iska ilow shekadisa.
  9. eboow hilowlo waa walatay. cabdi xaji gobidoon is not dhawac or oday? ma qof dhawac oo hospital logu tagay ayaad caadifaysaa? cajiib. Aaliyah, khaatumo ku warwareg. shekoyiinka wa ka weyn yihiin. loooooool.
  10. Kingofkings, where are you. check your pm message.
  11. all websites published same pictures cabdiweli hugging oday weyn oo dhawacah sariir jiifa. all somali news websites showed the same picture. check what clan webpage hiiraan.com did. the picture is gone. loooooooooooooool. http://www.hiiraan.com/news/2012/Apr/wararka_maanta6-17554.htm looooooooooooool.
  12. Jacpher;815716 wrote: ^lol. War inanta ka xishood cirka lagula aadi yaan ku oranee. waa run jacphar gabar weeye, lakin waxay ku hadlayso waa yaabka yaabkiisa. adeerka bay tiri. lol. shariif way so dhawaysay, cabdiwelina way nacday. cabdiweli waa ninka wadanka kala wada oo wax badan qabtay. waa nin maskiin oo wadani ah jecel inuu dowladnimo so celiyo. wamaxay waxa aliyah abdiweli ku nacday? waa masayr qabiil. puntland qabiilka ugu weyn dega ma maqli karto.
  13. ^ Lol. khatumo ku walatay tani. lool.
  14. Moonlight, shariif wuxuu caayay nuur cade laftiisa hoose. i edited qabil name. http://www.warlalis.com/Somali_news/shariif_nuurcadde.htm
  15. sharif and cali dhere were best friends and still best friends in secret. cali dheere said the bomb was prepared inside. sharif was notified to skip event.
  16. abow hilowlow, shariif can't get rid of abdiweli beause he doesnt have that power anymore. this is a coalition goverment built kampala power sharing. KISMAAYONEWS.COM Qaraxa gabadh ma gaysan, goobtaa lagu diyaariyay Published: April 5, 2012 Kn: Afhayeenka xarakada Alshabaab Sh. Cali Dheere oo ceelasha biya kula hadlay saxaafadda ayaa sheegay in xarakadoodu ay qarixii Masraxa tiyaatarka ay ka danbeeyeen. Inay fulisay qaraxa gabadh soo xiratay suunka qarxa ayuu ku tilmaamay dacaayad iyo borobagaando lagu jaa’ifaynayo dumarka muslimaadka ah, wuxuuna tilmaamay inay qaraxa ku sii diyaariyeen Masraxa ka hor inta aan xafladda albaabada loo furin. “Qaraxa gabadh kama danbayn ee goobtaan ku sii diyaarinay” sidaasi waxaa yiri afhayeenka xarakada Alshabaab Sh. Cali Dheere - SHARIIF FRIEND SAID Ma uusan sheegin qaabka ay oogu suuro gashay inay waxyaalaha qarxa ku rakibaan goobta iyo waliba cidda ka saacidday laakiin wuxuu been abuur ku sheegay wararka sheegaya inay gabadh ka danbaysay qaraxii shalay ruxay caasimadda. Masuuliyiin u hadashay DKMG qaraxa kadib, saraakiisha ciidamada amaanka iyo waliba dad goobjoogayaal ahaa ayaa intuba isku waafaqay in qaraxa ay gaysatay gabadh da’yar oo ay ku xirnaayeen walxaha qarxa isla markaana gadaal ka soo gashay Masraxa. Sh. Cali Dheere wuxuu shaaca ka qaaday inay sii wadayaan qaraxyada ay la beegsanayaan xarumaha DKMG iyo waliba ciidamada AMISON. Ma aha qarixii ugu horeeyay ee ay ku halaagsamaan dad u badan biri-magaydo oo aan waxba galabsan waxaana wali dadka maskaxdooda ka sii yoomaya halaaggii hotel Shamow iyo kii ardayda u socotay Turkiga lagu xasuuqay. Qaraxan ayaa ku soo beegmaya maalmo uun kadib markii Sh. Xasan Daahir Aweys uu furka ku tuuray xarakada uu kamidyahay madaxdeeda, asagoo markaasi ka soo horjeedsaday qaraxyada lala beegsanayo goobaha dadka shacabka ah ku badanyihiin ama kusoo xoomeen. KismaayoNews.com
  17. Bayaan cadeynaya in Qarixii tiyaatarku ahaa Shirqool lagu dili lahaa Raysal wasaaraha, Waa kuwama kuwa ka dambeeyey shirqoolka
  18. Qaraxii Saakay ka dhacay Golaha Murtida iyo madadaalada ee Magaalada Muqdisho ayaa qorshuhu wuxuu ahaa in Madaxweynuhu ka soo qayb galo , iyada oo tuhunka meesha ku jirana uu yahay isaga oo dib isugu dhigay. Haddaba waxaa la isla dhex marayaa in Madaxweynuhu ka dambeeyey Falkaas ismiidaaminta ah , waayo wararku waxeey intaa ku darayaa in Gabadha Saakay ismiidaamisay aay dhawaanahaanba si mutadhawacnimo ah uga shaqayneysay Xaafiiska Madaxweynaha . Qaraxa saakay ayaa ilo lagu kalsoon yahay sheegayaan in uu Maxaweynuhu rabay in lagu khaarijiyo Raiisulwasaare Cabdiweli gaas oo hardan siyaasadeed oo heer Madaxweyne ah ka dhaxeeyey . Sidoo kale Tarsan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo meel kasta oo Xafladi ka jirto tagi jiray ayaan saakay tegin iyada oo sida la sheegay uu digniin ka helay Madaxweyne Shariif oo ogaa khasaaraha halkaas ka dhici doona. Ma aha markii ugu horreysay ee Madaxweyne shariif uu dabin noocaan oo kale ah u maleego Masuul sare oo Dowladda ka tirsan , ee waxaa horay dirqi uga fakaday Dabin noocaan oo kale ah Raiisulwasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo uu ku yiri Shariifku ka khudbeey Xaflad lagu qabanayey Madaxtooyada , isaga oo ku mar marsiyooday in uu soo kormeerayo Furumaha Ciidamada , iyada oo inta uusan Sharmarke imaan Xafladdii uu qarax ka dhacay Ubaxii Miiska u saarnaa Meesha aay fadhiisan lahaayeen Madaxweynaha iyo Raiisulwasaaraha. Sidoo kale Dhawaan ayey aheyd markii uu Madaxweyne Shariif booqasho ku tagay Magaalada Cadaado oo aay ahlusunno sheegtay in aay joogaan Alshabaab iyo kooxaha Burcad badeedda ah , taas oo muujineysa in uu Xiriir wanaagsane ka dhexeeyo Shariif iyo Alshabaab , iyada oo weliba wararka qaar sheegayaan in uu lacago ka soo qaatay ninka ugu tunka weyn Burcad badeedka Xasan Afrax si uu ololihiisa Madaxweyninmada ah ugu fushado. Waxaa Cajiib ah in qaraxii saakay uu ka dhaco halkii uu ka istaagay Raiisulwasaare Gaas markii Khudbadda loogu yeeray , taas oo caddeyneysa Gaangistarnimada Shariif illeyn waa Macallimkii Shabaab wax soo baraye. Warlalis.com
  19. Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed iyo wakiilka Dawladda Soomaaliya ee Dalka talyaaniga iyo Midawga Yurub Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa khilaafkoodu waxuu marayaa heer aad u xun. Khilaafka ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo Madaxweyne Shariif oo horey u codsaday inuu booqasho ku tago Dalka Talyaaniga, ayaa markaask a dib waxaa isna codsaday Raisul wasaaraha Dawlada Soomaaliya Cabdiweli Gaas, Dawladda Talyaaniga ayaan ka soo jawaabin codsigii Madaxweyne Shariif, balse waxay aqbashay codsigii ka yimid Raisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Gaas. Madaxweyne Shariif ayaa la sheegay in uu arintaas aad uga carooday, uuna aaminay in Amp. Nuur Cade uu ka danbeeyay diidmada talyaanigu uu diidey codsiga Madaxweyne Shariif, Nuur cade oo ka jawaabay taleefan ka yimid madaxweynaha ayaa u sheegay in aqbalaada iyo diidmada aysan isaga gacanta ugu jirin, balse ay dawladda Talyaanigu go,aanka leedahay. Shariif Sheekh Ahmed oo beryahaan la soo baxay qabyaalad aad u fool xun ayaa la sheegay inuu ku caayay Taleefanka Amp. Nuur cade, isaga oo ku yiri, anaga ayaa qaladka iska leh oo ****** masuuliyad u dhiibanay. Warlalis, Mogadishu
  20. ^ your mixing two things. youre embarrasing yoruself. that report was for 2011. loooooooooooooooooooooooooooooool. the argument is the money is now zero. what evidence do you have? nothing. your uncle said it is zero and your other uncle coming to minestoa you were going to ask him. looool.
  21. lol.work. recoving already failed numbers with that 13% bs. loool. here is Adiweli paper Predictive Content of Corruption for Growth In this section, the predictive content of corruption for growth is investigated using the Granger-Causality test, which helps determine whether the corruption index contains additional information about subsequently realized growth rates beyond what is already contained in the past history of actual GDP growth rates. The Granger-causality equations explain how much of the current GDP growth rate can be explained by past GDP growth rates and whether adding lagged values of corruption can improve the explanation. The GDP growth rate is Granger-caused by corruption if corruption helps in the prediction of the GDP growth rate or if the coefficients on lagged corruption are statistically significant. where G is the growth rate of GDP, C is corruption, and _ is a disturbance term. Corruption Granger-causes growth if _a _ a2k _ 0. In that case, corruption provides information about the subsequently realized GDP growth rates beyond what is already contained in the past history of actual GDP growth rates. Similarly, GDP Grangercauses corruption if _b _ a3k _ 0. In that case, GDP growth rates have information about corruption beyond what is already contained in the past history of corruption. The results of the Granger-causality test are reported in Table 4. As the table shows, corruption Granger-causes the GDP growth rate, implying that corruption has information about the subsequently realized GDP growth rate beyond what is already contained in the past history of the GDP growth rate. In contrast, GDP fails to Grangercause corruption and has no predictive content beyond what is already contained in the past history of corruption.
  22. Recovering-Romantics wuu isku dhex yaacay. loool. amin amir gets paid every wednesday and he does the attack on thursdays. loool.
  23. King, cabdiweli is doing so well, the internet attacks are pouring in. then in yesterday the PM defiance shook their heart once more. loool. the are re-inventing fake cyber attacks. many spoilers want him dead. loool.