-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaarada Arimaha Gudaha DKMG Soomaaliya Oo Shukaansaday Gabadhii Dhawaan Tiyaatarka Isku Qarxisay Intaysan Is Qarxin Ka Hor April 17, 2012 | Filed under: QORMOOYIN | Posted by: admin Mid ka mid ah shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha ee dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa loo qabtay tuhunka la xiriira cidii fududeysay qaraxii ka dhacay tiyaatarka qaranka 4tii bishan April kaasoo ay masuuliyadiisa sheegteen Alshabaab isla markaana tuhun dhex dhigay masuuliyiinta dowladda federaalka ugu sareeya. Ruuxan la qabtay oo aanan weli magaciisa helin ayaa la sheegay in hay’adda nabad sugidu ay ka dhex aragtay mid ka mid ah cajaladihii goobta laga duubay isaga oo la sheekeysanaya gabadhii is qarxisay, waxaase markii wax laga weydiiyey aqoonta uu gabadhaasi u leeyahay uu sheegay inaanu arag gabadhaasi aqoona u lahayn inkastoo markii cajalada loo daaray uu isku difaacay inuu shukaansanayey. Muuqaalka ayaa sida la sheegay laga dhex arkay isaga iyo gabadha oo sheekeysanaya, dhowr mar ayuu ka tagay una soo laabtay, markii ugu dambeysay oo uu ka tagay ayey gabadhii soo istaagtay oo is qarxisay. Arintan ayaa sii xoojinaysa in qaraxan ay fududeeyeen qaar ka mid ah hay’adaha dowladda, waxaana baaritaanka iyo su’aalaha ninkaasi la weydiinayo ay haatan ku wajahan yihiin inay jiraan masuuliyiin sare oo wasaaradaasi ka tirsan oo wax ka ogaa qaraxa. Wasaaradda arimaha gudaha ayaa ka mid ahayd hay’adaha dowladda ku meel gaarka ah ee garabka ra’iisul wasaaruhu ay ku eedeeyeen inay masuuliyadooda ka soo bixi waayeen, iyada oo la wada ogsoon yahay in wasiirka wasaaradaasi oo goobta ku casuunaa uu soo xaadiri waayo, taasoo shakiga sii xoojineysa. Qabashada ninkan iyo rag kale oo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa ku soo aadaysa xili ay is heytaan madaxda sare ee dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya, iyadoo ra’iisul wasaaraha iyo wasiiradii kale ee halista galay ay ku doodayaan in ay jiraan masuuliyiin ka tirsan dowladda oo wax ka oogaa arintan iyagoo su’aalo ka keenay sababta ay masuuliyiin uu madaxweynuhuk a mid yahay oo meesha lagu casuumay u soo xaadiri waayeen. Dhinaca kalena madaxweynaha ayaa wixii ka dambeeyey eedeyntii uu u soo jeediyey wasaarada warfaafinta aan hadal dambe laga maqlin. Gudigii la sheegay in loo xilsaaray soo baarida qaraxan iyo cidii ka dambeysay ayaanan warkiisa dib dambe loo maqal, waxa kaliya ee socdaa waa dad ay xirxireyso hay’adda nabadsugida oo lafteeduba ka mid ah hay’adaha ay fartu ku godan tahay.” Booramaonline Desk Muqdisho/Soomaaliya
-
Ururka Ardayda Puntland (PSSM) Puntland Student Society Malaysia oo Soo Gabagabeeyey koob loo dhigay Madaxweynihii Hore ee Somalia Marxuun Abdullahi Yusuf Axmed
-
showqi, give investigation its chance. don't assume tarzan is innocent. this boy would not scape if he is innocent. innocent people don't run away specially when your uncles are at the top of government. he was caught on video. that is the reason he run away.
-
in nairobi the story is gaagaab realized suicide bomb that happened to abdiweli was made possible by ala-sheekh. he was working with aala-sheekh group to oppose faroole but he realized they are despicable people.
-
yunis, topic is about great woman Dr. maryam Qasim. i only stated facts but i love dr qasim.
-
those are your own fake stories. nothing of all the things you say are even close to being true mr. sanitizer. loool. you said tarzan inlaw was found "not guilty" when there never been a trial of any kind. loool. waligeey qof kaa been badan markin.
-
Showqi;819832 wrote: If he knew what is gonna happen, why would he go and talk to the woman for the last minute!!! I don't think he would risk his life, or risk to be seen/associated with the lady or in the vicinity where the bomb was hidden. This doesn't make sense. Waxaan u maleynayaa yarka in ay gabadhu cajabisay, oo uu doonayey in uu la sheekeysto. Hadii ay sheekadu u dhacday sida uu sheegayo oo uu doonayey in uu gabadha shukaansado, nasiib baabu leeyahay oo ilaahay ayaa ka badbaadiyey qaraxa. showqi, shaatiga hay iska wasakhayn intaa shariif is leedahay taageer. abdiweli is your pm too and we have to get to bottom of who tried to kill him.
-
god bless her she is great woman.
-
you just said tarzan seedigii was found not guilty. that just damaged your credibility mr santizer. you become so shameless to say tarzan seedigi was found not guilty. where is the court? who reported the trial? any somali media? when? you are out of your breath mr sanitizer. stop the clan calaacal and accept the fact shariif and tarzan and interior minister tried to kill the pm. end of story.
-
if you need this kind of woman why isn't she worth the top price? why does farmajo has to run instead of her? dr qasim is great hope for country but farmajo will not let her run to lead the country. that is just a fact mukalaal. she is doing what she can to help in other ways and it is great.
-
Recovering-Romantics;819831 wrote: Adiga, you birdbrained toad that guy is a scapegoat. The NSS questioned him & released him after he was found not guilty . loooooool. found not guilty. this all you need to realize Recovering romantics logic. he has no argument. found not guilty. where was the court? looooooooooool.
-
lool@Mr sanitizer. you have been busted. you were telling us lies all these days. weligay nin ka been badan maarag.
-
Recovering-Romantics;819817 wrote: 99% of the PM's office is from his clan & all most all of the arrested suspects with the exception of a guy from the Farmaajo clan are the PM's clansmen. This attack was orchestrated & planned out at the PM's office & was facilitated & guided by his own relatives. It's truly shocking & it's 1969 de javu again, you are lying. no one believes the lies you are spewing here. abdiweli made a mistake by surrounding himself with multiclan staff. big mistake in the truest form considering he had no knowledge of who is who you look like you are shaken. loooooooooooool.
-
Recovering-Romantics;819810 wrote: That's not true. He was sleeping at the presidential compound for the past two days because of the security risk pertaining to his office. There are allegations that explosive devices were smuggled into his office; hence the heightened fear. But for the sake of his own sanity I hope the president & his team calm him down. He's prone to nervous breakdown. no one is going to believe you mr sanitizer. you kept telling us lies all these days. PM is staying at xalane close to mahiga. The Presidential palace is guarded by AMISOM so it doesn't matter if he stayed there too. loooooooool.
-
loool. there is out shariif sanitizer Mr. recovering romantics, amabassador of HAG group. loooooooooool no matter what you try here, we all know who was working on the office. 1. Abdi Xasan Diiriye - shariif's caln 3. Aadan maxamed jaamac- shariif clan 4. cali cabdi wardheere - shariif clan 5. daauud yare- shariif clan 6. faysal - allahunaxaristo 90% of troops gaurding the PM were from mogadishu/south clans. looool. logic says most of security will be from those who are majority in mogaidishu army today which mogadishu people. Mr damage control Recovering Romantic keep up the good work. maskiin.
-
yunis, dr qasim is good woman. she will not run for president because your buddy farmajo will not let her. i would love her to run and win but sad it wont happen. you want to bet money on this?
-
Abdiweli is staying at Xalane AMISON center. i will post more news soon.
-
we have been telling you this all these times. the master minds some fled to kismyo and were from the president's clan. abdiweli is the most honest pm this country ever had. he surrounded himself with mogadishu clan security guys because he is national leader. lool. now he realized he made mistake. his gaurds are now changed and led by puntlanders and amisom. will the president be arrested by amisom? what about some ministers?
-
she helped relatioship between amin amir and farmajo because she is from amin amir's clan. but i think she very honest woman. farmajo made her minister of women and she is very loyal to him. amin amir never attack farmajo. they have secret pact thanks to Drs maryam qasim. she can run for president but farmajo wants the position for himself so there is not hope she will run which is sad.
-
Garowe, Apr 07 -Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroolle ayaa sheegay inay ururka Al-Shabaab ay tan iyo bishii Augosto ee sanadkii 2011 oo ay ku dhawaaqeen inay ka baxeen magaalada Muqdisho ay u soo guurayeen buuraha Golis ee gobolka Bari. M/weyne Faroolle ayaa waxaa uu sheegay dadwayanha in looga baahanyahay inay ka hortagaan qorsha Al-Shabaab ay ku doonayaan burburinta jiritaanka dowladda Puntland. ” Ilaa bishii Augosto markii Al-Shabaab xamar ka baxay Puntland Geeddi baa kusoo socday, balse intii ugu dambaysay ee Xamar iyo meello kale laga raray ciidamo badan oo wadamo dariska ah ah oo mushkiladda argagaxisada ah taabatay ay Soomaaliya galeen dhulbadana ka qabsadeen, sida gobolka Hiiraan Beledwayne gobolka Galguduudna Ceelbuur, gobolka Baayna Baydhabo,Jubada Hoose iyo Gedo, hadee nin walbaa waa tahashanayaa waxa ay ku tashadeen, go’aanna ku gaareen inay usoo guuraan buuraha Golis’ ayuu yiri m/weyne Faroolle. M/waynuhu waxaa uu hoosta ka xariiqay hogaanka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane inuusan rabin in loo guurro deegaanka uu ka soo jeedo ee Waqooyi Galbeed Soomaaliya, taa badalkeedna uu dhowaan ku baaqay Al-Shabaab inay usoo guuraan gobolada Puntland. Dr Faroolle ayaa ugu baaqay shacabka inay dowladda ka taageeraan dagaalka lagula jirro ururka Al-Shabaab. allboocame.com
-
” May Allah shower him with his mercy“ Aamin. by Ali Ahmed Jama Jangeli Thursday, March 29, 2012 It is not easy to write about one of the principal political actors of the last 30 years of Somalia’s difficult recent past history but I shall attempt to do so knowing full well that any writing short or long will not do justice to the departed political giant. I must also confess at the very outset my bias when writing about the Late President as I belonged to one of his many admirers although we had our share of differences. Late Abdillahi Yusuf Ahmed was as controversial historical figure as all men of substance were during their times. This controversy could be partly attributed to his strong defined conviction and self-belief rare in many of our compatriots today. Somalis throughout history had been known as proud, stubborn and self- confident people. Unfortunately these sterling qualities that we had as a nation have gradually eroded. But Abdillahi Yusuf was one of the exceptions. I have rarely seen a person -Somali or foreigner- with more self-belief than the late President. Love or loathe him, no one could deny that extraordinary quality he had as a person. That self-belief which was so radiant served the late President well at times of great personal peril and at times of great national crisis but it also created a chasm between him and many Somalis who did not share his vision of Somalia. That is why one sees often many admirers and critics of him in equal measure. Let me now touch one of his many qualities as a leader. Abdillahi had a good foresight and realized well before many Somalis that our nation was in the grip of a radical group of fanatics who have a foreign agenda that is totally un-Islamic and contrary to all the norms and values of our nation. He was adamant on the need to confront this vicious group before they could take root in our country. Many of his critics refused to listen to his warnings and termed it as acts against Islam. Those dire warnings had nothing to do with acts against Islam but had everything to do with the cruel prevailing reality of fanatics-cum-murderers masquerading as Islamists in Somalia. All great men usually possess some form of intuitive powers and Abdillahi was no exception in this regard. However intuition alone could not only be ascribed to his foresight on these issues as Abdillahi also had phenomenal understanding of Somalia and Somalis in general. I personally believe that the profound knowledge he had on Somalis gave him that extra edge when it comes to judging the Somali situation. Let me give another example of his foresight of one the key issues in Somalia – AMISOM. The late President went to the African Union immediately after his inauguration to ask for 20,000-strong force to stabilize the country. The African Union leadership was perturbed about the request. Former Chairperson H.E. Alpha Konare conveyed his anguish over the request to us when Hon. Abdillahi Sheikh and I attended the Executive Council (Ministerial) meeting in Addis Ababa at the end of 2004. He described it as military logic. But seven years later the same African Union was asking the United Nations Security Council to approve almost 20,000-strong force to stabilize Somalia when they refused to consider the substantial force that could have made the difference in 2004/2005. An important aspect of leadership is analyzing current trends to foresee what is to come and plan accordingly. No one in the African Union did that and they devised their strategy on the go albeit with disastrous results for all concerned. Had they heeded President Yusuf’s calls for a strategic assessment of the situation and acted accordingly, many Somali lives would have been saved and Somalia could have been stabilized much earlier without all the pain and suffering. Abdillahi was a true patriot who loved his country and had the intelligence and the courage to manage any strategic relationship for the benefit of his country. Take the example of Ethiopia and other neighbors in the region. He knew that Somalia’s path to peace and stability is interlinked in a profound manner to that of the Horn region. Having realized that it was in the strategic long-term interest of Somalia to have a mutually beneficial relationship with the States neighboring Somalia, he managed it in manner worthy of a proud Somali patriot. Those of us who had the distinct privilege of witnessing it first hand could attest to that. Abdillahi also deeply believed that the Horn region is so inter-dependent that it could only realize its true potential if there is a paradigm shift in its people’s thinking and approach. To the skeptics that is far off and futile but to those of us who share Abdillahi’s vision of stable, peaceful and prosperous Horn region believe it is a cause worth fighting for. Finally Abdillahi’s perceived strongman image was in complete contrast to the real congenial one that we had known and worked with. The complexity of his personality was beyond any measure of doubt. But he was loved and admired because of the many admirable traits that anyone would want in his leader or colleague such as truthfulness, kindness, generosity, humility, boldness and decisiveness. Somalia has truly lost one of his finest sons and patriots. May the Almighty bestow His Mercy on him? AMEN.
-
galeyr is fraud. this is clear example of the guy we are dealing with. he has no principle and everthing he does is driven by personal interest, qabiil and masayr. kan ilahay ba dilay e naga daya hadalkisa.
-
Abtigiis knows the truth. the thugs lead by axmed diiriye are trying to destroy another functioning government and want to hold people of moqdishu hostage again. they don't want governance whatsover. everytime they see goverment making progress they play the clan card. Cabdiweli brought hope and life back to mogadishu. now they try to kill him because shariif wants to run for president and abdiweli is his only real competition. loool . the thugs led by axmed diriye are spoiling the future of mogadishu people, their own people. qabiil ba shacabka lagu akhriya har iyo habeen. been iyo shekoyin qabyaalad si loga faidaysto. shacabka wa lahaysteyaal.