-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
WAR DEG DEG AH: MADAXWEYNE SHARIIF OO OODA KA QAADAY DHAMAAN MAXABISTII AL-SHABAAB, OO AY KU JIRAAN KUWO AJAANIB AH Posted by SEK4 on August 20th, 2012 Madaxweynaha xilkiisu maanta ku ekaa ee Shariif Sheekh Axmed ayaa ooda ka qaaday maalintii shalay aheyd maxaabiis kor u dhaaftay 220 maxbuus, kuwaas oo isugu jira kuwo ay dagaalo ku soo qabteen ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM iyo kuwo dilal iyo qaraxyo is xig xigay ka geeystay magaalada caasimada ah ee Muqdisho, sidoo kale maxaabiista ooda laga qaaday waxaa weheliyey tiro aad u badan oo ka mid ah dagaalyahanda ajaaniibta ah ee ka garab dagaalama xarakada Al-shabaab Xogo rasmi ah oo ka soo baxaya Taliska ciidanka asluubta oo gacanta ku haya maamulka xabsiyada dalka ayaa sheegaya in masuuliyiinta ciidanku ay diyaariyeen sida caadiga aheyd liiska maxaabiista dambiyada fudud ee uu ku dhacay xukun maxakamadeed, oo sida caadiga ah cafis loo fidin jiray dhamaadka bisha barakeysan ee Ramadaan, laakiin saacadihii ugu danbeeyey ayaa la soo gaarsiiyey wareegto madaxweyne oo faraysa in ay ooda ka qadaan dhamaan xubnaha Maxaabiista ee AL-Shabaab ee iyagu sugayey in maxakamad la hor geeyo. Sii deynta deg dega ah ee maxaabiista AL-Shabaab ayaa khatar ku ah amaanka magaalada Muqdisho, iyo guud ahaan dalka oo dhan, iyadoo ku soo beegantay waqti xasaasi ah oo dalku ku jiro xil kal guur, sidoo kale waxa siideynta maxaabiista AL-Shabaab welwel iyo cabsi xagga amaanka ah ku abuuray dhamaan xubnaha cusub ee baarlamaanka Soomaliya, gudiga madax banaan ee soo xulista mudanyaasha baarlamanka iyo musharaxiinta ciida ka badan ee u taagan doorasha xilalaka kala kedisan ee dawliga ah Ma cad sababta rasmiga ah ee madaxweyne Shariif ku kaliftay in uu ooda ka qaado dambiilayaasha dagaal ee khatarta ku ah xiligan aminiga iyo kala danbeeynta dalka, laakiin dadka odorsa dhaqanka siyaasadeed ee hogaamiyayaasha soomalida ayaan meesha ka saareyn in ay tahay dhaqankii hore loogu yaqaanay madaxada soomalida ee ahaa in ay qas iyo jahawareer abuuran marka xilku ka dhamaado
-
moonligh i disagree. Saado Cali could go to taleex anytime she want and nobody would have stopped her. this would have been a big boost for taleex conference if she wanted to go. yes galeyr didn't like her general inclusive message. he wanted her to insult the garowe clan through media and she refused to do that many times. no, it is not about taleex conference. it is about her insistance that clans of garoowe are not enemy that made project leader galeyr hate her. in the end she called him a thief many times and she has every right to do so because he is well known thief and every somali knows it. so it wasn't about invitation or anythign like that. if that was the case Khatumo supporters would be very angry at G6
-
NGONGE;858425 wrote: I'm confused. Wasn't she a die hard Khaatumo supporter? When did she do a U turn and join the Imam? saado waxay ka xanaagday the insults, the attacks and all the bad-mouthing of garowe clan by galeyr supportes. that was the main reason. she said wait a munite? aren't these people our family? aren't they Somali? why are we insulting them through media everyday. she could not tolerate loser galeyr's hostility towards the clans of Puntland and envy. she is proud Somali and stands tall as independant woman.
-
moonlight, the other two are Qoobcad and Dhooble, two heavyweights.
-
oba hiloowlow;858399 wrote: LOL what is funny?
-
all the best mother Saado. may you serve us all with dignity and honour. you makes us all proud.
-
Samafal;858316 wrote: Artcleka Dayniile oo nacaybka abuuraya yaan Faroole wuxuusan oran la isku wareerin Abwaan si fiican u dhagayso MEEL reerkayaga cidaan ahayn madax ma noqon karto uu ku yiri majirto. isagu wuxuu aaminsanyahay buu ka hadlay oo ah federalismkamuhiimada uu leeyahay, shariif iyo warlord difaaciisana wuu mucaarday, marka odaygaan yaan naf lga dhigan ee wax kale ha la raadiyo this fabrication is not new.
-
shariif is holding process hostage. he wants warlords in. international community must not wait. he is a spoiler now.
-
if sheekh shariif insists warlords should be included and his clan is holding up their mps so that warlords can be included, then we should not wait. mps must go ahead with presidential vote. there has to be limit. you can't hold the process hostage. we want the warlords out. if shariif wants them in, we must go ahead with voting without his group.
-
Abwaan;858272 wrote: . Eesh calaa baaranooyo, marna waa saas baa naloo galay iyo xaggay ka baxday, markii wax la is weydiiyana waxay tagtaa waa nala,neceb yahay iyo futuud, waryaa Faroole iyo adigaa hawada leefi doona insha Allah. Nobdoy wants to fool you. Ayaandarro waxay haysataa, qofka isku haysta inuu Soomaalida ka fiican yahay oo ka xaq badan yahay. Qof micno badan samynya uma ekid. Inan afka furto doni maye nakalada ninyow. Reerkan aad hawada ka urisayna ha isku warerin adiga dalayee.
-
Shinbir Majabe;858259 wrote: Mohamed Ahmed, Milling Grinder Operator " I am from Yakshid district of Mogadishu and have two kids that I like to spend time with after work. I have been working as a mill grinding operator for four years. I ride the bus everyday which costs $1 each way and I only earn $100 a month, but I really like my job. I work from 6am – 1pm everyday. I can't talk long because I need to get back to work. People need this food ." Mohamed Ahmed, 30. this is my hero. what a man.
-
abwan waa markaagii cirka leefi jirtay. lool. the topic was changed by you anti-puntland crowd. you twisted faroole's main message. you arehere just to spew hate for the clans of puntland. i don't think inaad dan ka leedihiin faroole iyo sheekoyinkiasa u malin walba ku hadle siyasada ku salaysan. i am way too smart to be fooled by your fake cries here. it is not about faroole. it is about hating people of puntland and making them look bad. let us be honest for one minute here. i don't care for farole and you know it very well. the topic was about farole saying let us not add WARLORDS in the new parliament which is what shariif is demanding it.
-
abwan faroole doesn't want shariif's wish to include warlords in the mps to come true. Faroole is sending the message to Mahiga that this rule should not be relaxed. it is a good game played by the most savvy politician in the political arena. but question is why does shariif want the warlords? I don't understand why this guy isu cebanayo. it is shameful for shariif to demand warlords to be inculded in the MPs.
-
Eid Mubarak to everyone.
-
his name is bisle. he is the son of siyaad barre's son rupeeti who was ambassador to Oman.
-
Xawaash iyo nus. Qoftaan hooyadeeda kax ka taagnayd markii horeba. The story is hinting there was a reason parent took her back. What was she doing markii hore?
-
Shariif has 73 mps ready Abdiweli has 79 Sharif Xassan has 64 The rest are up for grabs. It is getting wildy hot. Monday is the first parliament session and they will anounce the election date.
-
very corrupt group. good decision. sharif xasan was let go because it is best interst of country not to drag this goverment into division again. most international community recognizes him therefoere he is legit.
-
oba, are there many new qaxooti sweden? i thought most people were there for years.
-
xaglatoosiye is a good guy. galeyr supporters, stop attack on xaglatoosiye. he is good man who saved his people.