-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
great news. the best gift we could get at a day we are electing a new government.
-
hey athiests, we are muslims. loool. stop the nonsense about the sister not working hard. if you think she is poor because she didn't work hard then you are dumber than rocks. loool.
-
Dear Mo Farah, You did well this summer and we somalis across the world are proud of you and your hard work. now that you have done well for yourself, please help your family. I know you didn't make them poor and i know it takes time Mo but remember you can never be a role model as long as your own sister who has a sick child and twin brother are living a life of horrible poverty. hope you read this message in time and act. sincerly Mooge, your fan
-
oba hiloowlow;858628 wrote: Shariif is going to win taas ilaahay baa og. ha dambaabin.
-
Abwaan;858595 wrote: oops....maba dareemin that Abdikariim was left out. oo ilen waba hurudaaba? lool
-
xasan abshir should never take sureer abshir muuse seat to begin with.
-
lol@ G99. laascanooda aad ka hadlaysa waa maxay moonlight. waar laascanood waxay u xirantahay galeyr sub clan iyagaan haysta oo ka taliya galeyr na ma doonayo in la taabto qoyskisa hoose. miyaad walatay ninyow? loool
-
Boqor Dabargooye is a powerful garaad. the irony is that galeyr supporters who were saying this guy is not Isim are today crying because Boqor Dabagooye selected all SSC mps from Puntland. irony is biatch
-
this is the man who will be in charge. shariif is already told by Mahiga to vacate Villa Somalia as soon as possible.
-
Current Time in Mogadishu Monday, August 20, 2012 at 10:14 PM In less than 2 hours, Shariif is officially no longer President of Somalia. he is effectively not president right now but this makes it official.
-
i agree dhooble is a heavyweight and the proud Darwiish clan came out winners in the end because oaverall quality people were selected (except galeyr).
-
The Zack;858527 wrote: So is Shariif now out? Who is the president now? zack shariif is now madaxweynihii hore ee soomaaliya. dowladii way dhacday as of today. their time is up. loool.
-
abwan, caddow is a good man. i didn't know about their friendship but if he is close to caddoow I most welcome that. it is even better.
-
haatu it means alot. he is effectively the leader of the country beause all other leaders time is over. he is temporary head of state.
-
he was head of 26th division of Somali National Army. he is 72 years old.
-
liibaan should be celebrating. liibaan this is impressive list (except galeyr) for the Proud Darwiish Clan. I don't know why you angry. in the end the result is the best. cabdikariim will have another chance some other day but today let us celebrate Saado Cali and this list. this is compromise between garaads. they decided that galeyr should get the seat instead of cabdikariim because garaad jaamac was insisting on galeyr.
-
Shariif Saaxiibkiis oo dagaal ku qaaday Minister Goodax hoolka Baarlamaanka. Wararka ay warbaahinta Puntlandi ka helayso magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqaya in halkaas uu maanta kulan culusi ku dhexmaray madaxweynaha Dawlada kumeel gaarka ah Shariif Sheekh Axmed iyo Wakiilka xoghayaha guud ee arimaha Soomaaliya Mr.Augstine P. Mahiga iyadoona shirkaasi uu ahaa mid kulul oo looga hadlaya arimaha dardargelinta Road Mapka iyo dhamaystirka arimaha muhiimka ah ee ka dhiman qorshaha doorashooyinka dalka. Shirkan ayaa dhacay kadib markii socdaal degdeg ah madaxweyne Shariif uu ku tagay halka uu Muqdisho ka daganyahay Wakiilka xoghayaha guud ee Xalane iyadoona shirkan uu madaxweyne Shariif rabay inuu ku dalbado in cunaqabataynta dhanka diidista xildhibaano laga qaaday qaarkamid ah Qabqablayaashii hore ee dagaalka taasoo uu si kulul uga carooday Wakiilka xoghayaha guud uuna sheegey in qaramada midoobey aysan marna raali ka ahayn in xildhibaanada cusub ay ku biiraan rag ka tirsanaa Qabqablayaashii dagaalka. Shirka oo xoogaa socday ayaa Wakiilka xoghayaha guud uu madaxweyne Shariif gaarsiiyey digniin culus oo katimid beesha Caalamka gaar ahaana golaha Amaanka ee qaramada Midoobey kuwaasoo madaxweynaha iyo xubno saaxiibadiis ah looga digay inay faraha kala baxaan arimaha baarlamaanka cusub, sidoo kalena wuxuu shirku burburay kadib markii madaxweynuhu uu la yimid codsi kale oo sheegaya in waqtiga doorashada dib loo dhigo taasoo la sheegey inay kasoo horjeedo howlaha dardargelinta dawladnimada, Digniinta culus ee beesha caalamka ayaa timid kadib markii saaxiibada madaxweyne Shariif ay maanta isku dayeen inay hakad galiyaan qaybinta kaararka xildhibaanada cusub taasoo keentay in goobta kaararka ay isku gacan qaadaan wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdisamed Macalim Maxamuud Sheekh Xassan oo kamid ah raga ku dhowdhow madaxweynaha Soomaaliya uu isku dayey inuu joojiyo howlaha iyo wasiirka qorshaynta, iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ah oo sidoo kalena ah gudoomiyaha gudiga Road Mapka Cabdullaahi Gootax Barre oo ay wada socdeen Wasiir kuxigeenka Waxbarashada taasoo fashilisay isku daygii saaxiibada shariif ee ahaa joojinta howlaha doorashooyinka iyo xildhibaanada cusub
-
liibaan, it is great day for SSC proud darwiish clan. Saado Cali the most respected somali female artist is part of the ssc clan list. you should be happy for your people today. today is not sad day. today is day of celebration from taleex to buuhoodle to lasscaanood to saaxdheer to boocame. abdikariim was cheated by galeyr. don't blame others bro. it was galeyr who was selfish and took abdikariim seat.
-
moonlight i think there was disagreement among garaads of who to pick cabdikariim or galeyr and i think galeyr finally won. galeyr has support of two garaad jaamacs. the other garaads don't care much for him so finally there was compromise.
-
ninyow abdiweli sowdiga malinba caayaya ma cid bad uga cabsanaysay. loool. i think inay wax kuu dhiman yihiin abwanow. qof waxa tahay maskax weyn lahayn. maxa war haysa odaygi adeerka eed tageraysay warlord bu isu badelay. ma ku raacsan tahay in qanyare iyo xaaraan ku naax la soo celiyo. loooooool.
-
Madaxweyne Shariif isu bedelay maanta Dagaal-Ooge Kadib markii uu Madaxweyne Shariif ku goodiyay inuu amaanka Muqdisho faraha ka bixinnayo,hadii aan la aqbalin shuruudihii uu ku doonayey in Dagaal-Oogayaasha lagu daro Xildhibaanadda Cusub ayaa goobtii loogu tala-galay kulanka maanta laga wareejiyay si amniga Xildhibaanadda cusub loo ilaaliyo Hadabba kulanka Baarlamaanka oo markii hore aheyd in lagu qabto Iskool-Booliisiyo,ayaa waxaa hadda goobtii lagu qaban-lahaa la wareegay ilaaaladda Madaxweyne Shariif,waxayna arintan sababtay in si loo ilaaliyo amaanka shirka hadda loo wareejiyay Dhismo-ku-yaal Garoonka Muqdisho,waxaana halkaaas ku-sugan 225-Xildhibaan oo Kaararkoodii loo qeybiyay. Madaxweyne Shariif ayaa maanta la soo baxay wejigii awal uu caanka ku ahaa ee Jabhadeynta,kadib markii uu ka dhabeeyay inuu amaanka Muqdisho faraha ka-saarayo,hadii aan taladiisa la-qaadan. Kulankii Baarlamaanka oo qorshuhu ahaa inuu furmo maanta,ayaa galabta la filayaa inuu furmo,iyadoo weli ay socdaan dadaalo lagu qancinayo Madaxweynihii loo hanweynaa oo hadda u xuubsibtay Dagaal-oognimo oo ku goodinaya inuu Amniga Muqdisho faraha ka-saarayo,hadalkaana wuu ka dhabeeyay,kadib markii uu oodda ka rogay dhamaan Maxaabiistii Alshabaab iyo kuwii Ajaanibta,isagoo ujeedadiisu tahay,in Amaanka Magaaladda uu faraha ka-baxo. Xildhibaanada dhaarta mari doona ee jooga garoonka Aadan cadde ayaa waxaa ka mid ah Raisul wasaaare Gaas iyo xubno badan oo ka tirsan golihiisa wasiirada, gudoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo xubno kale oo aad u fara badan, waxaana la filayaa in dhaartu ay dhacdo galabta casar liiqii sida ay ku waramayaan qaar ka mid ah suxufiyiin ku sugan Garoonka oo munaasabadaas goob joog ka noqoneysa. Wixii ku soo kordho Isha-Ku-Haay Shacabkamedia Shacabkamedia:Beyra:Puntland Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono Email:Shacabkamedia@live.com