Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. ******** Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo horey Wasiir uga soo noqday Dowladii KMG aheed kana Mid ahaa Hogaamiyaashii Kooxah Dalka ayaa Maanta saacado waxa uu ku xirnaa Xabsi ku yaala Gudaha Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaa ee ku xireen Ciidamada AMISOM. Goob Joogayaal Garoonka kusugan ayaa Xaqiijiyay in Xariga Jen. Indha Cadde ee ka dambeysay kadib markii uu ka biyo diiday isaga iyo qaar kamid ah ilaaladiisa in la baaro xili uu doonayay in uu garoonka gudaha u galo uuna soo dhaweeyo Wafdi garoonka kasoo dagayay oo Ahlu Sunna kasocotay. Waxaana afaafka hore ee Garoonka ka dhacay Shaqaaqo u dhaxeesay Ciidamada uu watay Indha Cadde iyo Ciidamada ilaalada amaanka iyadoona halkaasi lagu kala cararay kadib markii laga cabsaday in ee is rasaaseen labada dhinac dhax marto. Wararka laga helay Garoonka ayaa sheegaya in Sheekh Yuusuf Indha Cadde ilaaladiisa ee xanibeen garoonka Diyaaradaha in gudaha loo galo ama looga soo baxo taa oo keentay in Durba goobta yimaadaan Ciidamada AMISOM oo halkaasi ka kala diray Ciidamadii Indha Cadde isagana u kaxeeyay xabsi ku yaala Garoonka Aadan Cadde. Saraakiil katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa la tilmaamy in markii dambe Sheekh Yuusuf Indha Cadde in ee kusoo daayeen qaab damiin ah hadana uu banaanka ka jooga Indha Cadde xabsigii ee Ciidamada AMISOM ku xireen saacado kooban. Dhanka kale Jen. Indha Cadde oo goordhaw la hadlay Idaacada Mustaqbal ayaa sheegay in eesan jirin wax xarig ah ee u geesteen Ciidamada AMISOM ayna jirin awood ee ku xiri karaan AMISOM isaga oo ah Janan Soomaaliyeed dalkana ee ka jirto Dowlada Rasmi ah. Indha Cadde ayaa sidoo kale Xusay in eesan AMISOM garoonka u diidin wax qal qal ahna uusan galin ilaalada Garoonkana ee xaq u leeyihiin in ee ka hor tagaan cid kasta oo qal qal galineysa Garoonka ,isagoona Xusay in eesan AMISOM xiri Karin uuna Shabaabna aheen Wararka la baahiyayna ee been yihiin hadii uu Dambi galayna Dalka uu Dowlad ka jiro maxkamadna ka jirto Balse AMISOM eesan taaban Karin , Indha Cadde ayaana diiday in uu ka jawaabo Su’aalo dhoor ah oo laga Weediiyay arinta la xariirta xariga Maanta loogu geestay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyadoona ilo kusugan Garoonka Aadan Cadde xaqiijiyeen Xariga Indha Cadde loogu geestay Garoonka kadib markii uu qal qal galiyay amaanka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho saacado kadibna lagu guuleestay in Indha Cadde qaab damiin ah lagu sii daayo. Shacabkamedia-Beyra-Puntland
  2. and we expect this qoslaye led goverment to be a national goverment? Qoslaye is now demanding that indhocade is released. shameful.
  3. Because he had permisson from qoslaye, HAG rallies to get indhocade free from jail. Breaking News : Gudoomiyaha Gudiga HAG ee loo yaqaan Xaada oo ugu baaqay hogaanka ciidamada AMISOM in ay si deg deg ah ku sii dayaan Gen.Indhacade, isla markaana raali gelin ka bixiyaan xarigiisa Shir deg deg ah oo maanta ay yeesheen gudiga dhaqanka Beelaha ******, wax yar kadib markii uu soo baxay xariga ciidamada Amisom ay xabiseen Gen.Yusuf Siyaad Indhocade, ayey si xoogle u canbareyeen hogaanka sare ee cidamada Amisom, iyagoo xarigaas ay ku tilmaamay inuu yahay mid sharci daro ah. gudoomiyaha golaha beelaha ****** Maxamed Xasan Xaad oo shirkaasi gudoominayey, ayaa shirkaasi markuu soo gabagboobay la hadlay idaacadaha madaxbanaan ee magaalada Muqdisho,nabdoon Xaad ayaa sheegay in golaha beelaha ********* ay aad uga xun yihiin xarigaas sharci darada ah ee loo geystay Mujaahid Gen Yusuf Maxamed Siyaad Indhocade, oo mudane xaad uu ku tilmaamay inuu ka mid yahay shaqsiyaadka beri mageydada ah ee dalka iyo dadkba Soomaliyyed sharfata iyo qadarinta ku leh, isagoo ka dalbaday hogaanka ciidanka Amisom in ay Jananka xoriyadiisa u soo ceshaan, isla markaana ay raali gelin ka bixiyaan falkaas foosha xun ee ay kula kaceen mudane Indhcade. Waqtii sii horaysay oo saaka aheyd ayey ciidamada Amisom xabsiga ay ku leeyihiin dugsigii tababarka ee Xalane u taxabeen Gen.Indhcade iyo ciidan uu watay oo soo weeraray garoonka caalamiga ah ee Adan Cade Airport. Gen.Indhocade ayaa horey uga tirsanaa ururkii burburay ee Xisbul Islaam iyo Maxkamadihii Islaamiga ahaa, iyadoo mudo hore dawaladii Sheekh Shariif u dalacsiisay derajada Generaal iyo wasiirul dawlaha wasaarada gaashandhiga.Waqtigan la joogo Generaal Indhcade oo lagu yaqaan inuu mar walba ku labisto derejada Generaal ayaan wax shaqo ah ka heyn dawalada iyo ciidamada xogga dalkaba. Dawalada Federaalka ah ayaan weli wax war ah ka soo saarin shilkaas iyo xarigaas ka dhacay saaka garoonka caalamiga ah ee Adan Cade Airport,iyadoo sidoo kale dawladu aanay weli wax jawaab cad ah ka soo bixin hubkii laga xaday makhaasino ku yaala xarunta wadanka looga taliyo ee Villa Somalia, isla markaana ah hoyga madaxda ugu sareysa ee dawalada
  4. Jen. Yuusuf Indha Cade oo ciidan Beeleed wata ayaa weeraray Airporka Muqdisho Jenaraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa Ciidamada Amisom xabsiga u taxaabeen ka dib markuu isku dayay inuu xoog ku qabsado Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aaden Cade. Jeneral Indhacde isagoo wata Ciidan beeleed hubaysan ayuu isku dayay inay gudaha ugalaan Garoonka, ka dibna waxaa isweer ka qabttey Ciidamada Amisom oo dabaabaadkooda wata. Faahfaahinta warkaan kala soco wararkayaga dambe puntlandi.com
  5. The story is true. puntlandi which is good and credible has reported it too. qoslaye is really trying to destroy peace and reconcilliation with his childish games of illegally giving weapons to his clan. what a bafoon we have at the helm.
  6. i support galmudug unitining with ahlusuna, ximan and hiiraan. then they will satisfy all the conditions. one city district dowlad goboleed doesn't work. dowlad goboleed needs the population and the land mass to be credible.
  7. xiinfaniin;926625 wrote: laba gobol oo kala ah Mudug iyo Galmudug what does this mean?????
  8. somaliland's shell was exposed by the killing of sheikh abdulqadir and the silanyo goverment had no choice but to cooperate because they knew the consequences of harboring terrorists. there are more guys somaliland government should capture and handover. the main leadership of alshabab is today based in Burco. these leaders ordered killing of hundreds of civiliand in Laascaandood, garoowe, galkacyo and boosaaso. everyone knows this.
  9. lol. i had lunch with ugaas labaqayd the other day ninyoow. he is a tough leader ninyoow. he is the one who declared "abdiweli is the candidate of the main clan" when the last election was going on and other candidates were not happy he chose Abdiweli to face the unuka candidates.
  10. ok now i now you are a kacanist propagantist. lol. i was thinking that you were a neo-HAGist damjadiidist but i was wrong.
  11. Macallinka;926262 wrote: lool Mr Smart xataa Somaligii baad wax ku fahmi la dahay.! Adeer ciidankii aad ku dhaaranaysay oo BuulaGaduud fadhiyay ayaa saacado dhexdooda aan ka dhigay mid la qabtay, mid aan masaafuriyay oon doon saaray iyo mid aan aakhiro u diray (hence 50 men + ). Ka gudub taa, waad ogeed inaan Saabuunta ku cunsiin jiray waagaan dowlada ahaa(i don't expect you understand this), ka gudub taaa, soo taan iska kaa baacsanjiray adiga iyo Moorgan (Xadka iyo xawaaraha lool ). If that is not defeat I don't what constitute defeat . Now as i said before, nabada qaado oo aysan ahayn u know me well. :cool: loool@saabuunta cunsii. waad isku dhex yaacday ninyoow. today you started bragging about uncle Siyaad poisoning drinkng wells that used to turn into soap. if Siyad Barre was anything close to being nin rag ah, he wouldn't die of hunger in a nigerian slum wearing the same clothes he wore when he fled mogadishu. loool. ceelasha sunta lagu ridi jiray baad maanta ku fanaysaa intad shekadi waxad tirahdo garan waysay. I think when I said you are better off sleeping in your dumaashi's kitchen space, I wasn't wrong ninyoow. i was cricized by somaliaonline people for saying that but now everyone sees i wasn't wrong. lool. nin ku faanaya he poisoned wells is better off sleeping in his dumaashi's kitchen. looooool. on morgan and kismayo, manta ma commander Seeraar iyo Indhocadde awododi bad ku fanaysa? loool. i think you are finally becoming dooradii orgiga la daaqday. when you figure out who captured Ksimayo from Morgan and faught him in every direction, then come back to me ninyoow. If you need hint, talk to Oba and Abwaan. loooooool. they may be able to give you a big hint ninyoow and it starts with H. loooooooooooool. commander Seeraar (Indhocadde's cousin) famously said "kismaayo cimaamad hiiraale sito ma aha, waxna isaga laga waydiin maayo". alloow ceebtiina astur. ninyoow, if I see you badmouthing the Eagle clan of Puntland again, I will be here setting you straight ninyoow. Kismayo is peaceful and it will not be disturbed by HAG or its pawns anymore. the city has moved on and you will either live in peace like all somalis or be disciplined just like few weeks ago. that is all ninyoow.
  12. lol@50 men baan cayrsanay. your friend Gabbal would say they were 5000 men. loool. you are not smart ninyoow. taariikh laguma hayo quulle si cad dagaal ugu gulaystay ee ninyoow hiiraale wixi ku dhacay iyo aabe siyadba waa ogtahaye naga daa fanka gaajada. gedo is the least developed state in somalia and you are bragging about 50 men baan 10 years ago qabiilkayago dhan dagaal la galay. looool. maskax ma lihid ninyoow, mar mar waxan dhaha nin walan ba la hadlaysa e kani ma fiyoba. I am a free eagle flying magestically in my land with freedom. you are lahayste HAG isticmalayso ninyoow ee ha is ceebayn. kismayo has moved on ninyoow. it is barwaaqo. if you don't come and live in peace, you will be karbashed and you will be telling the media wa nala xasuuqay.
  13. the freaking hurdaye was fearing for his life and he chose the place he thought was best for him to sleep. nothing more ninyoow. sida is dhaan oba ninyoow.
  14. oba hiloowlow;926214 wrote: kkk caqlixumadooda eeg xaaji why would they kill their seedi waliba ally la ah kkkkkkk lol. is eveverthing that simple for you?? war ninyoow maxa kugu dhacay ?
  15. ninyoow inaad maskax yar tahay, you are bragging about your soldiers overthrowing their abusive boss. ninyoow xagee caqligu kaa aday? loooooooooool. Mooge wants anyone like afgaduud who do bad things to be sacked or killed. you are having hard time figuring out Mooge ninyoow. I am a rebel and an eagle ninyoow. i fly high majestically. I don't abuse women and children and anyone who abuse masakiin ninyoow should be killed. that is why i say dowladnimo iyo gobanimo wa u dhalasho ninyoow. caruurtaan madaxa ka garaca bad manta dhan ku fanaysa iyo JVA and HAG ba kismayo ii qabatay. loool. well, the bad news is that that game has ended. sorry ninyoow. kismayo si nabad u imoow oo ku raaxayso quulle. hada moryanism bilowdid iyo HAG ban raba inan mesha keeno, dee wa lagu karbaashi ninyoow ee ogow sidaas.
  16. galmudug ma waxay raben inay sacid hurdaye khaarajiyan. aaway abwaan. abwaan ba assassination abubulayey. lool.
  17. ninyoow, inaa jajaale tahay wa oga, lakin sida inaa u caqli xuntaay waa ii kow. loool. ninyoow, miyaa ilowday anigu inan siyaad barre oo yamyam iyo HAG iyo qadaadweyn wata aan dhulka dhigay oo dawladiisii dhan dagaal hubaysan kala hortagay, soomaali maxamed oo dhan oo flags u ruxaysa? ilaa markii dambe dhawacan dowladisa garsiiyey uu nigeria siyad bare gaajo ugu dhintay? miyad ilowday ragii kaa ciideeyey ee sida sharafta leh dagaal ula galay fulaygii adeerkaa adigoo caruurta iyo dumarka tuulloyinka tooganaya oo ceelasha sun ku shubaya xaasidnimo darteed? loool. qof wax famhma maahid ninyoow oo waxa mashqul ku tahay low officer afgaduud iyo laba xidigle askartina madax u ahaa oo askartiini ku gadoodeen after he abused his power, Abdulahi Yusuf-na amray hala iska dhaafo reer gedo hadhoowbay orananayaan dowladii abdulahi yusuf ba nala dagalantaye. gobanimadu wa u dhalasho ninyoow. bahasha dowladnimadu dhiigay ku jirtaaye shimbir sidedii haw dhaqmin ninyoow o shacabka maskinta ha lugoyn. loool. seeraar iyo indhocade hadaa cudud moday waagi hore, hada shekadas waa dhamatay. wake up. this is 2013. Mooge cirkuu fiirinayaa ninyoow. I, the Kal iyo Laab family, am the engine of Kismayo. loool. I will live in peace, raise a family, start a business and enjoy the beach. no more HAG reminant JVA bootlickers. if you want to live in kismayo in peace, the door is still open to you oo somalida ba ka mid tahay. dadkaga dhinac ka raac ninyoow hodhoow ha oran wa nala xasuqay iyo caruur bananbax ka samynaysa kismayo ba la xasuqay.
  18. hey xaaji, in a federal state, nobody "rules" you specially in somalia style politics ninyoow. saacid or qoslaye can't go to garowe today without permssion and they must listen or they will be persona non grata. don't take someone will "rule" you if you in somalia ninyoow. taas anagaba yelayn. loool.
  19. Macallinka;926128 wrote: You remind me this Maah Maah: Rati Rati wado iyo naag nin wado la iskuma aadiyo .. loool. walahi kan macallinka maha nin caqli badan. do you even see the irony of your "a man led by a woman" statetment? hint hint saacid. loool. ninyoow, inta HAG project daba ordaysid, kismayo qaxootigina haku layninya. tasi wa iga talo qoladiina bootlicker. hadhoow ciyal ba la xasuqay websiteyada gedo haku so qorina. Oba and other madeey type neo-HAGs, kismayo has moved on walalayal. the project is inclusive and will include every clan that has a presence in the Jubbas. the only group desperately trying to stop it are a small bootlicker faction within the gedo clan but the majority of people of gedo are not willing to risk the future of their kids and sacrifice it for HAG and qoslaye's project. ha isku dalina shekoyinkaan habarka wax wadaan. taldeyda qata.
  20. lol@ i am looking for other source. oo ninyoow maxa war xun u raadinaysaa? loool
  21. Xaaji Xunjuf;925624 wrote: Brothers of Puntland dee and brothers in Siyaasad, faroole iyo saacid isku siyaasad hada maha. laakin dan ba geysey garowe. yes. dan ba geysay garowe. he is tring to get out of the hole he dig himself ninyoow. two days ago he asked for permission to visit garowe and he was granted his wish because puntalnd admin is not sleazy. they will tell hurdaye face to face to grow some balls and stop being a stooge for the HAG project.
  22. Apophis;925246 wrote: This place was more fun before the reer miyi invaded and started to populate the place. reer magaalki ma so noqonayan until guryahoda loo soo celiyo.