-
Content Count
5,088 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
11
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mooge
-
galbeedi, don't mislead people. somali clans system is 4.5 and he was not from the main 4 clans. his subclan is incuded in the .5 group and that is how he got his MP status. what city was born is not his clan. that is the reality of somali parliament and how this government is divided niyoow.
-
Baarlamaanka Soomaaliya oo shaki ka muujiyay dilka xildhibaan Faysal[sawirro] Muqdisho[RBC Radio]Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay allaha u naxariistee marxuum Maxamed Warsame Faysal oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo ku geeriyooday qarax shalay lagula eegtay agagaarka xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Aaska marxuumka waxaa ka qayb galay ku-simaha raysalwasaaraha, guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka, xildhibaano iyo qaar ka mida dadweynaha magaalada Muqdisho, waxaana lagu aasay maydka xildhibaanka cisbitaalka Madiina. R/wasaare Cabdi Farax Shirdoon Saacid oo goobta aaska ka hadlay ayaa tacsiyayn ka dib sheegay in sharciga la horkeeni doono ciddii ka danbaysay dilkaasi. Dhanka kale xildhibaanada baarlamaanka qaarkood ayaa shaki ka muujiyay cidda ka danbaysay dilkaasi, waxaana qaarkood ay sheegeen inay noqon karto mu’amarad siyaasadaysan maadaamaa dhawaan la galay xiisad siyaasadeed. Xildhibaan C/qafaar Maxamed Oomaar oo ka mida xildhibaanadii ay aadka isugu dhawaayeen fikir ahaan guddiyo dhawr ahna ay ka soo wada shaqeeyeen ayaa tilmaamay inkastoo uu ka digtoonyahay ka hadlidda arintaasi in xildhibaanka ama shaqsiga ay dilaan xooggaga dawladda ka soo horjeeda ay isla markiiba saxaafadda ka qiran jireen hase ahaatee haatan wali aan dhankooda laga hayn, taasina ay u astaan ekaysiin karto waji kale oo aan siyaasad ka marnayn. …”"‘Cidda ay dilaan ama xildhibaanno ha ahaadaan ama qof kale ahaadeen alshabaab waxay ku sheegtaan warbaahintooda marka illaa hadda meel ay ku sheegteen maynaan maqal, marka siyaasad baanu tuhmaynaa inay dilkasi hoos galayso…”"‘ ayuu yiri xildhibaan C/qafaar. Si kastaba xildhibaanada la fikirka ahaa marxuum Faysal ee taageerayay ku simaha raysalwasaaraha ayaa walwal ka muujiyay nolosha Muqdihso, iyadoo qaarkood la sheegayo inayba Nayroobi tageen.
-
Kaluun;990000 wrote: Sxb no need to get sensitive when I destroyed your little claims and slanderous attacks. I have destroyed many things. Don't take it personal. If you call this politics, Dahir Callasow would today be a senior professor at Harvard University's political science faculty. Maybe this emotionally charged slander will get few D-blocks jumping up and down but not actual politicians. Go back to your desk and come up with a better conspiracy. That's already copyrighted by WaagaCusub. niyoow weli qof ka maskiinsan ma arag. loool. like I said, spend more time photoshoping malayacni stuff niyoow. politics ain't your cup of tea from the looks of it. first rules of engaging with mooge is that you free yourself from the dahir calasoow hostage mentality first. looool.
-
spartacus;990004 wrote: look at the car it seems partially exploded and some one just plant the bomb inside or under the car what the horrific, those who planned they mentally impaired what would they get to kill him such horrific way. twisted society! hassan wouldn't do that . al shabab did it admit it man and don't make false accusation to the president what ever he is he won't do that. alshabab doesn't usually plant bombs in parked cars. they explode nearby cars or bring suicide bombers. the MP was called into villa Somalia. he parked his car and went inside Villa Somalia. we don't know why he was called and who told him what. as soon as he came out and got into his car, and drove a little, his car exploded. there was no "roadside bomb" as this is a paved road. it was all done while he was at villa somalia. his family is furious. there is lot of activity going on in nairobi. everyone knows who did that and the media reporting on the assassination. qoslaye will pay dearly for this killing believe me.
-
malistar boy is becoming more desperate. Illeey is more credible, more somali and more capable than uncle qoslaye who will do anything to kill or assassinate minority clans, bully and threaten bank chiefs and humiliate his HAG waterboys like Saacid in order to achieve his grand plan of stealing more money. niyoow keep crying. looool. you have nothing credible to say anymore. qoslaye has really been a disappointment for the looter empire. you guys should have brought more capable guys to steal better for you because the doormat you brought to villa somalia is not a good job hiding all his thievery.
-
qoslaye is so sttupid he asked his own nephew to rob the central back and kill Yusur Abrar if she said NO until she run away for her life and exposed his plot. why would anyone be surprised if he decided to kill a minority looma-ooyaan MP whom he knows there would be no paypack. if this MP was from the big clans, he qoslaye would have second thoughts. this MP was from .5 minority clan. what a shameful criminal we have occupying at villa somalia.
-
are you asking me why a thug corrupt criminal would kill those who oppose him? make sense ninyoow. qoslaye is naccas and doqoni ninkeey legdoooto kama kacdo. qoslaye is sending a message that he will eliminate any MP oo ka soo horjeesta. the Saacid fight was a costly fight for him and he is being vindictive niyoow. the guy who died was was very outspoken MP and tried everything to save saacid. saacid hurdaaye is in tears again. he couldn't kill the guy when the battle was going on in the parliament because that would be too obvious. maskiinka hurdaaye even his little MPs are being taken out one by one. airbags won't help you when qoslaye places a bomb under your car.
-
Ra’iisul Wasaare Saacid “Alle ha u naxariistee, Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed “Feysal” wuxuu ahaa shaqsi nagu weyn” Muqdisho, December 6, 2013—–Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo dhamaan xubnaha golaha Wasiirada, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed (Feysal) isaga oo xusay in xidhibaan Feysal uu ahaa shaqsi aad ugu weyn ummadda Soomaaliyeed, isla markaana kaalin muhiim ah uga jiray howlaha Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “Xildhibaan Maxamed Warsame Maxamed wuxuu ahaa xildhibaan karti leh, kuna dadaali jiray in ummadda Soomaliyeed ay ka soo kabato dhibaatooyinka kala duwan ee heysta” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Saacid. Sidoo kale, si gaar ah tacsi ugu diray guddoonka Baarlamaanka, Mudanayaasha Baarlamaanka, Qoyskii iyo caruurtii, ehelada, qaraabada, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.Ugu dambeyntiina, Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ka dalbay qeybaha Amniga inay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan cidii ka dambeysay falkan lagu dilay xildhibaanka. “Xildhibaan Feysal waxaa dishay gacan ka xaq daran, waxaana alle uga baryayaa inuu janadiisa ka waraabiyo, samir iyo iimaana naga wada siiyo” ayuu yiri ugu dambeyntiina.
-
Qaraxii maanta ka dhacay muqdisho oo lagu khaarajiyey Xildhibaan Feysal ayaa lagu soo xiray gaariga xildhibaanka waxaana uu u muuqdaa mid ahaa assasination marka loo eego sida uu u dhacay, marka hore gaarigu waxaa uu ka soo baxay Madaxtooyada, wuxuuna xildhibaanku ku soo tukaday masaajidka Shuhadaa ee ku dhex yaala madaxtoyada, markii uu ka soo baxay oo islahaa ku Parking garee afaafka hore ee guriga Raysal wasaaraha ayaa qaraxu dhacay. Waxana bur bur soo gaaray gawaari meesha yaalay, xildhibaanka ayaa habeenkii xalay ahaa aad uga hadlay wixii ka dhacay baarlamaanka 2 bish iyo sida ay kooxdiisu raali uga ahayn in ay soo noqdaan wasiiradii xukuumadii dhacay, wuxuu ka hadlay dagaaladi shabeelada dhexe oo eedooda uu dusha uga tuuray Dowlada, Xildhibaanku wuxuu ku jiray Dadki aadka ugu ololaynayey in aan Raysal wasaaraha loo qaadin codka kalsoonida, uuna Mooshinku ahaa Sharci daro. Hadaba hada waxaa shaki badan ku jiraa in arinkaan lagu khaarajiyey Xildhibaanka ay ahayd shirqool siyaasadeed, waxaa la xaqiijiyey in Xildhibaanku uu mudo saacado ah joogay Madaxtooyada intuusan aadin Guriga Raysal wasaaraha.
-
The governor of nugaal region Mr. Qarjab is in the middle. great welcome.
-
loooooooooooool. Bililiqo 2.0 3 months yeah. what a buffoon thug. we know the HAG plan to rob more houses from innocent people, but believe me, xamar will have a civil war and this time it will not be clan based. it will be between the owners of looter properties vs HAG thugs.
-
keep an eye on him. why qoslaye likes him and what is happening on the ground I will let you know in details. it is a comedy show. i met this guy in nairobi at a lunch event and he was spewing lots of da**adiid-HAGology science. he will be persona non grata in puntland whether he is the new PM or not.
-
my friend in nairobi was saying Xirsi, the new Sakiin of Somaliland is actually sixiroole by profession. i though it was a joke, but now you may have a point. lool.
-
^^my HAG friend, ducadada aderka qoslaye ba kaga bahan niyoow ee isaga ducada u badi niyoow. lol.
-
lol. he waited and waited and the British knew he was waiting. humiliation after humiliation. somali presidency has no karaama anymore. HAG ba ku ciyartay.
-
-
Puntland Press statement we are fighting Khatuum admin sad story
Mooge replied to malistar2012's topic in Politics
xaaji, you should pay attention to sarmaanyo and Garaad Saleebaan's declaration at the Sarmaanyo Conference. i know you know what is going on. stop blaming other clans. this is a local dispute. puntland doesn't attack its own people.