Mooge

Nomad
  • Content Count

    5,088
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    11

Everything posted by Mooge

  1. HAG militia leaders in mogadishu are threatening shabelaha hoose MPs working in mogadishu after they were defeated. loool. Warculus:Mid ka mid ah Kaabo-mooriyaanta HAG oo Hanjabaad warbaahinta u marayay Xildhibaanada…… Maxamed Cumar Mudane oo ka mid ah Horjoogayaasha Maleeshiyada HAG ee dhul-boobka ka wada Sh.Hoose oo la hadlay mid ka mid ah idaacadaha beeshiisa ee Muqdisho ayaa u hanjabay Odayaasha iyo Xildhibaanada beesha shabelaha hoose ee ku sugan magaalada Muqdisho. Mudane oo ku magacaaban gudoomiye ku xigeenka dhinaca amaanka ee G.Sh.Hoose ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay Idaacada beeshiisa in gudaha Muqdisho ay ku bartilmaameedsan doonaan Xildhibaanada iyo odayaasha beesha shabelaha hoose ee ku sugan Muqdisho. Maxamed Mudane ayaa maciin biday in uu u hanjabo xildhibaanada iyo Odayaasha beesha shabelaha hoose ee ku sugan Muqdisho kadib markii lagaga adkaaday maleeshiyada beeshiisa dagaalada dhulboobka ah ee ay seddexdii maalin ee la soo dhaafay ku soo qaadeen deegaanada dadka nabada jecel ee Sh.Hoose. Hanjabaada ka soo yeertay HAG leader Mudane ayaa muujineysa heerka naflacaariga ah ee ay marayaan Maleeshiyada HAG iyo sida ay u doonayaan in dagaal cabsigelin ah ay ku qaadaan waxgalka beesha shabeleha hoose laakiin waxa uusan ogeyn in laga soo tegay xilligii leysu hanjabaadi jiray. markacadey.com
  2. masakiin, wa laga yaba inay magaca kooxda khaldeen, lakiin even Markacadey.com is reporting same thing. qabilo kale inay iyagana dagalka ku jiraan o la dagalamayan indhocade wa lagayaaba. http://markacadey.com/2013/12/dagaalkii-awdheegle-xoogeystay/
  3. this is unbelievable. the reporter said he will do whatever it takes to remove da**adiid from the country.
  4. read the letter from the veteran Somali reporter Kolombo Madaxweyne Garguurte oo si uu dhibaatada Somaliya u sii fogeeyo u habar wacday Ra’iisalwasaare Damu jadiid ah, oo qabyaaladna ay biyo dhigatay Inta Xasan Garguurte iyo Damu Jadiid ay Somaliya hogaamiyeyaal u yahiin, Somaliya cadaabteedii aduunka, ayay ku qaadaneysaa Inaan maanta ka hadlo xaalka siyaasadeed ee Somaliya ka taagan, waxaa igu qasbey inaan umadeyda abaalka igu leh uga digo hagar daamada ay falkinayaan kooxda masiirka shacbiga Soomaaliyeed af duubtey ee Damu jadiid Waxaanan horseed ka noqon doonaa oo geed gaaban iyo mid dheerba u fuulayaa, sidii cadowgaas aadka u xun ee Damu jadiid dhibkooda looga suulin lahaa wadankayga aan jeclahay ee Somaliya Shacbiga Somaliyeedow muddo dheer baad hurdo ku jirteen, waxaa la joogaa xiligii aad gacmaha is qabsan laheydeen, masiirkiinana aad ka tashan laheydeen Kooxda yar ee Dam Jadiid intey qol isku soo xiraan, ayay shacbigeena sharafta leh ka iibinayaan inay isku qaateen Madaxweyne iyo Ra’iisal Wasare, tani maaha mid damiirka suuban ee Somaliga uu liqi karo Somaliyeey sanad ayaad ku aragtaan Damu Jadiid sidey ugu tunteen masiirkeenii ma waxaad sugeysaan in 3 sano oo kale ay dhiigeena jaqaan oo mustaqbalka shacbiga sharafta badan ee somaliyeed ay god dheer ku ridaan Baarlamaanka sharafta leh ee Soomaliyeed waxaan weeydiisanayaa ineysan codka siinin Ra’iisal wasaaraha cusub si Somaliya ay uga badbaado halis ku soo fool leh. Ra’iisulwasaaraha cusub ninka uu Garguurte u magacaawday ee Abdiwali Ahmed Mohamud wuxuu ahaa ninkii 1984-kii qoray liis ay ku jiraan arday baran jirtay Jaamacadii Gaheyr qeybta dhaqaalaha,kuna amray maamulkii xilligaas ee jaamacada in ardaydaas isku qabiilka ah dhamaantood jaamacada laga eryo. By Abdullahi Nur Kolombo
  5. qoslaye wants his relatives to stay in the govemrent and that is the reason Saacid was sacked. War sir ah: 2 Wasiir OO la soo ogaadey in MADAXWEYNE XASSAN Sheikh Wada dhasheen WAAJIDPRESS -14 Dec 2013: Dabagal dheer ka dib WAXAA la ogaadey in Aabaha dhalay Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Hussein Guled iyo Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow wada dhasheen. Xogta waxay xaqiijineysaa in Wasiir Guled Aabahiis Hussein Guled oo loo yaqiin Hussein Biyoole iyo Madaxweyne Garguurte isku hooyo yihiin. Allaha u naxariistee Wasiir Abdikariim Guled aabahiis Hussein Guled iyo Madaxweyne Garguurte hooyada dhashay waxaa lagu magacaabaa Suuban Sebriye ,waxayna u dhalatay beesha hiiraan gaar ahaan Raaska *********. Hussein Guled wuxuu u dhashay Baraxley clan,halka Hassan Garguurte u dhashay Unuka. Hussein Guled iyo Hassan Garguurte,waxaa la dhashay oo naas hooyo la nuugay Caruur uu ka mid yahay Shire Cilmi oo u dhashay beesha Hiiraan. Shire Cilmi oo ka mid ahaan jiray Ciidamadii Cirka ,ahna ninkii soo koriyay ee waxbarashada ka bixin jiray Madaxweyne Garguurte waxay walaalo yihiin Wasiirka Kheyraadka Badda Abdirisak Omar Mohamed,taas oo ka dhigan in Madaxweyne Hassan iyo Wasiir Abdirizak walaalo yihiin. Shire Cilmi oo ku nool Dalka Norway lama oga galaangalka uu ku leeyahay awooda wiilka uu koriyay ee Hassan Mohamud Alasow maadama uu hada yahay Madaxweynaha Somalia. Hassan Mohamud Alasow wuxuu ku dhashay Xaafadda Howlwadaag ee degmadda Jalalaqsi,wuxuuna yaraantiisii gaari dameer ku wedi jiray Aabahiis oo cuuryaan ahaa ,allaha u naxariistee Sheekh Mohamud Garguurte. Madaxweyne Hassan Garguurte aabahiis oo Garguuran jiray wuxuu ku geeriyooday Muqdisho kadib markii uu jiiray ama dardaray gaari nuuciisu ahaa Jantadiyeesha xilli uu marayay agagaarka Ansalooti
  6. HAG shantadu hadanay ka celin, ka lexan mayan. The people of shabelle hoose have said enough is enough. now the HAG president will use government army and in the next couple days you will see qoslaye sending reinforcements to shabellaha hoose to rob innocent people's villages and cities. good job BRA.
  7. Faah-Faahin Dagaal Sh/Hoose Ka Qarxay Iyo Ciidamada Deegaanka BRA Ee (B*** Resistance Army Oo Gaari Tikniko Ah Qabsaday) PDF Print E-mail Written by Administrator Saturday, 14 December 2013 15:08 Ciidamadda xaq u dirirka ee Beesha-*********** ee difaacanaya Deegaankooda lagu soo duulay ee Shabeelada-hoose ayaa cagta mariyay Maleeshiyaadkii uu watay ******** indhacade(General-Falso) ee ka soo duulay Gobolka Galgaduud Dadka Deegaanka ayaa gacanta ku dhigay Gaari-Tikniko ah iyo Qoryo daba-jeex ah iyo hub fara badan oo Maleeshiyaadkii Indhacadde uu watay ay ka carareen. Ciidamadda Deegaanka ee B**** Resistance Army (BRA)ayaa hadda isku fidiyay xuduudaha u dhaxayo Gobolka Banaadir iyo Sh/Hoose. Tuuladda Busleey Da*uud ee Sh/hoose ka tirsan oo dagaalka ugu badan uu ka dhacay ayaa Maleshiyaadkii Indhacadde ka carareen meydad gaaraya 11-Ruux,iyadoo 22-dhaawac oo gacanta lagu dhigay ay daweynayaan Ciidamadda deegaanka Sh/hoose ee BRA Waxaa xusid mudan Kooxda Da**adiid ee Xukunka Soomaaliya la wareegay inay qeyb ka yihiin colaadda ka socoto gobolka Sh/hoose,maadaama ay dharka tuutaha ciidamada u soo gelisay General-Falso,Goobaale oo isagana General sheeganaya,weyna adag-tahay in xaalka Sh/hoose xal loo helo,inta Indho-Cade (General-Falso)iyo Kooxda Goobaale hogaaminayaan ay sheeganayaan inay yihiin ciidamadii Dawladda ee Gobolka Sh/Hoose,iyadoo dadka deegaanka ay xasaasiyad ka qabaan Kooxahan oo laga soo bilaabo 1991-dii ilaa 1998-dii Biyaha webiga ka iibin-jiray dadka deegaanka oo maanta qoryaha qaatay si ay isaga dhiciyaan ********tan gobolkooda ku soo duushay ee dhul-balaarsiga wada. Wixii ku soo kordho dagaalka u dhexeeya Dadka deegaanka ee Sh/Hoose iyo ********ta Indhacadde ee Galgaduud ka soo duulay kala soco Shacabkamedia oo caan ku ah erayga Runta kama Xishoono Shacabkamedia-Beyra-Puntland Runta Kama-Xıshoono Email:Shacabkamedia@live.com
  8. magicbird;991042 wrote: Same with the thugs Faroole and Madoobe, selling us to the highest bidder. caqli cambuulo ha noqon niyoow. madobe removed shabaab from Jubba and made it possible for your HAG uncle to take photos at the kismayo airport (that is all that is important to qoslaye ba lagu dacayadeya). eagle warrior Faroole gave a safe home to the refugee you robbed, raped and chased out of their homes. isku mid maaha nimanku cadalad samee niyoow. niman wadan dhisay baad la meel dhigaysa nin gabadhi kaliye ee rabtay inay Central Bank dhisto caruurtisa u diray o yiri dila haday diido lacag inay bixiso. looooool. niyoow micno samee.
  9. Kamaal Guutaale oo ah chief of staff madaxweynaha DF ee Soomaaliya ayaa ku casumay madaxtooyada Villa Soomaaliya shalay shirkada Shulman Rogers iyo dalaaleyda Cabdicasiis Hassan Giyaajo Camalow iyo Muuse Ganjab iyagoo shir ku qabsaday madaxtooyada Villa Soomaaliya. shirkaas oo socday muddo 3 saacadood waxaa uu ka dhacay shirkaas madaxtooyada Villa Soomaaliya, sawirka (attachement) sirta ah iyo xogtaas oo laga helay Kamaal guutaale saaxiibkiis oo naga codsaday inaan magaciisa baahinin sababo amaanka ah, sawirkaas sida ku cad (attachment) oo shirkada Shulman nin cadaan ah oo ka socda, Cabdiasiis Giyaajo iyo Muuse Ganjab fadhiyaan qolka shirarka ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya kadib qado sharaf uu u sameeyay Kamaal Dahir Guutaale ayaa diirada shirkaas waxaa lagu saaray in howlaha shirkada Shulman ku baadigoobayso lacagta 100 milyan dollars dardar xoog leh la geliyaa iyo guddiga UN monitoring group sidii leysaga difaaci lahaa haddii eedeyn ka timaado ku saabsan lacagtaan $100 milyan. Kamaal Guutaale ayaa u balan qaaday shirkada Shulman Rogers inaysan dawlada ka hadli doonin arrintaan inta lacagtaan laga soo furayo lana magacaabi doono gudoomiye cusub ee bagiga dhexe. Shirkaas socday muddada 3 saacadood ee ka dhacay madaxtooyada Xamar ee Villa Soomaaliya ayaa Kamaal Guutaale u sheegay shirkada Shulman Rogers in iscasilaada guddoomiyaha bangiga dhexe ee Yusur Abraar aynan wax weyn ka bedeli doonin mowqifkooda ku aadan in lacagtaan $100 milyan dollars la soo furo lacagtaas oo ahayd lacag ku xaniban akoontiyada dawladii maxamed siyaad tan iyo markii ay dhacday dawladii xilligaas. Kamaal Guutaale ayaa ka codsaday shirkada Shulman Rogers inaynaan dheg jalaq u siinin warar magaalada leysla dhexmaaraayo isagoo ka codsaday shirkada Shulman wakiiladeeda oo isagu jira dad cadaan ah iyo dalaaley Soomaali (cabdiasiis Giyaajo Camalow) iyo Ganjab Investemt oo Muuse Ganjab uu wakiil ka ahaa inay sii deganaadaan hoteelka jaziira ilaa laga soo magacaabayo gudoomiye cusub oo Bangiga dhexe ah. Dadkaas cadaanka ah ee ka socday shirkada Shulman Rogers ayaa rabay inay magaalada Muqdisho isaga soo tagaan kadib markii shacabka Soomaaliyeed ******** qorshahooda ay ku boobi rabeen hantidaas Soomaaliyeed laakiinse Kamaal Guutaale ayaa u balan qaaday shirkadaas Shulman Rogers kana codsaday inay sii joogaan hoteelka Jaziira ilaa laga soo magacaabayo gudoomiye cusub ee bagiga dhexe iyadoo dawladana ay bixin doonto kharashka hoteelka, gawaarida u kireysan, iyo cuntadooda shirkadaas Shulman inta ay joogaan magaalada Muqdisho ilaa laga magacaabayo gudoomiye cusub oo bagiga dhexe. Kamaal Guutaale oo ka helaaya dhiiro gelin xoog leh Faarax Cabduqadir wasiirka madaxtooyada ayaa Shirkada Shulman Rogers ka codsaday inaysan wax war ah ama jawaab siinin guddiga dabagalka UN (UN monitoring group) oo warqad u soo qoray shirkada Shulman inay faahfaahiso lacagtaan $100 milyan dollars. Shalayna waxaa ka dagay magaalada Muqdisho rag ka socday UN monitoring group si ay arrintaan u baaraan. Kamaal Guutaale iyo shirkadaas Shulman Rogers ayaa isku afgartay in la keeno gudoomiyae Bangiga dhexe oo u cuntami kara oo aan hor istaagi Karin qorshahooda ku saabsan lacagtaas $100 milyan dollars. Shacabka Soomaaliyeed ayaa arrintaan il gaar ah ku hayo iyagoo ka war sugaya inay dawlada Soomaaliyeed war cad ka soo saarto lacagtaan la rabo in la boobo. Jaamac Maxamed Saciid Freelance Journalist Fairfax, Virginia saidjaama@yahoo.com
  10. qoslaye is not giving up until he takes Somalia's assets. he asked his nephew to invite the American thiefs back to villa somalia. qoslaye wants to name a permenant "flexible" bank chief soon and he promised his friends that things will be smoothed out soon. loool.
  11. looooooooool. miyir, qoslaye is the biggest crook ever elected to somali presidency. nin maskiin (boobaaye) ah oo lahayste ah oo da**adid wadato maxad ka rabtaa? qoslaye is the crook who asked his nephew and unuka water boys to steal for him and rob the central bank. why would a low born unuka boy like kamaal guutaale have the guts to even dream about threatening the central bank chief niyoow? and what did qoslaye say about the bank robbery attempt? nothing. this is because yusur abrar has audio tapes i heard and she said she will release them soon.
  12. Xaaji Xunjuf;990887 wrote: Trust me no Somalilander would want that position , but the pirates would´ve loved to be the next PM but President Hassan knows about their sinister ways, thats why he never even considered a prime minister from Garowe LOL lol@sinister. xaji eagle clan bu ku khafifay. isn't your aunt the FM and what makes you think she would not want the PM but would take the FM. lool. xaji you are not a very logical man. if pirates you mean the Eagle clan, i guarantee you there are some eagle clan coloshoda u shaqaystayal out there who would grab the position if given just like your SNM people, but the puntland government which officially speaks for the eagle clan as a collective doesn't see the PM under qoslaye as anything useful or they would not have cut ties with HAG Da**adid government and declare qoslaye perona non grata. why would a guy you told to get lost give you a position? looool. niyoow sometimes you don't make sense all. faroole, abdiweli and all the other Eagle clan heavyweights are busy duking it out of who would lead Puntland and as you already know, mogadishu have lost influence a long time ago in the minds of most Somalis and has become a money making project for a small group. qoslaye needs to find a cover for the bank robbery scandal now that the smoke cover is over and there is no PM vs President drama anymore. it will be hard for this scandal story to die away as qoslaye is hoping for. either way, this is a 4 years of wasted opportunity for somalia. Amin Amir nailed it today with his latest cartoon.
  13. loool. if this is true, it will I I told you so. qoslaye was looking for the most HAG da**adiid he can find. all the other names you were hearing were all fake and publicity stunt to make it look like he is looking hard for change. keep doing the same thing and it is insanity. a da**adiid incompetent president names a Qatari funded well-known da**adiid member. Da**adiid have now consolidated power. lol. how long will they keep entertaining themselves on things that will not work. this government is a failure and no matter how many of his da**adiid HAG members he brings on board, qoslaye will not succeed in his grand plan. he named this guy to see if he can divide the Jubbaland coalition a second time again after hiiraale/hurdaaye failed in the first bid.
  14. The guy was saying nothing just like the politicians giving the speeches.
  15. listen to faroole attacking cabdiweli democracy is great. politics is hot in Puntland right now. i would have been worried if candidates were not attacking each other. I am happy they are taking this election serious and throwing punches at each other. we need punches. go faroole. go abdiweli. it is a two man race right now unless a dark horse appears.
  16. the hunt is on. qoslaye's da**adiid handlers are adamant the new guy be as HAG as possible 1. must be easily controlled and resign when asked 2. must be ideologically anti Puntland (somehow this is very very important for HAG lol) 3. must speak the language of HAG (sign off anything HAG asks. money must flow in) 4. must have blood/marital relationship with HAG (gacal waa ki wax isla xada. ) lol. nairobi is having fun with the comedy going on at villa somalia. some non-HAG unuka guys i have chatted with are just pissed the presidency has been reduced to what Guutaale and Cabdikariin want instead of what Somali people want which is an honest, competent PM to repair the damage already done by one year of disaster and missteps. wil keep you posted. lol.
  17. why would a warrior from the Eagle clan name himself after a dead SNM singer? niyoow marka hore si micno leh u hadal. mooge is a common name in the North East specially the heaven valley area (Dharor) and the sandy coast region (Gardafui). it is fair to say mooge is a common name in the land of the Kings. there are generational families called reer mooge.
  18. occupying HAG militia from galgaduud has been humbled recently by the Watermilk boys from Marka who put a fierce fight and chased the HAG militia. qoslaye asked his interior minister to propose a disarming scheme where the shabelle clans will be asked to bring all their weopons (advantage galgaduud) but the clans laughed at the suggestion and told qoslaye who is controlled by HAG galgaduud boys to get lost. in a nutshell 13 clans said there will be no peace and they are determined to remove the galgaduud militias from their villages, towns and cities. shabelle hoose is slowly boiling up. xamaasad aya muqata, dadkuna wa qiraysan yihin.
  19. Mogadishu based Shabelle radio declares this a political assassination. Deputy Opposition MP Killed Shabelle Radio - An opposition MP who was killed by the explosion of a bomb placed under his car And ' the ultimate act of violence took place in Mogadishu, Somalia, where a growing concern for freedom of speech is denied and the press oppressed. In Somalia, there is a road map made by the international community for reconciliation in the country. A year ago he was elected (Hassan Sheikh) as the president who has designed a provisional constitution where there is respect for freedom of information, civil rights, freedom of speech. All these fine words, however, were completely disregarded by President Sheikh Mohamud which belongs to a religious organization called Damul Jadid , a branch of the Muslim Brotherhood in Somalia Whatever evil acts that occur in Somalia, they (Government) blame the Alshabab militia but have failed to give explanation about the recurring problems in the country. However the recent assassination of the opposition Mp is a lame excuse to blame Alshabab. If Alshabab wanted to damage the government, they would have targeted top officials such as the president, prime minister, speaker of parliament or top figures in the Government but to kill an opposition Mp for them (Alshabab) brings no success. We ask the international community to protect the lip tied opposition members because they shelter the ruling officials to let justice prevail. , following a line against freedom, against democracy, absolutely violent conduct parallel investigations because we want to know why this was the parliamentary killed. , following oppression against freedom, against democracy, We absolutely demand parallel investigations to be conducted and arrest the culprits behind the killing of the Mp
  20. Burn, Faroole likes where he is. i don't think he will give up to anyone voluntarily.