![](https://www.somaliaonline.com/community/uploads/set_resources_24/84c1e40ea0e759e3f1505eb1788ddf3c_pattern.png)
Bashiir
Nomads-
Content Count
951 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Bashiir
-
*Ibtisam;722114 wrote: Bashire: No not your or BOB (He is kismayo), I can't remember his name, laakin wa half waadad. Ninkaasi amuu Abdiladiif, Geenyaale yahay? Haduusan aheyn waxaa ku soo hadhay Faafan, Jabhad, iyo Abtigiis. Intoodaba waa half wadaad, half jabhado iyo half xamaalato. Abtigiis ayaa noogu gal gal badan( reel magaalsan), siyaasada iyo nolol maalmeelkeedka Somalida degta waqooyiga isagaa ka daawada TV-yada, joornaalka Jamhuuriya inuu akhristana waan ku wadaa. Inuu inala joogo way fiicneyd. Paragon, Cheele, Sophist, Baashe, Hunguri, Odweyne, Bilan iyo Lazygirl iyana koley wixii la soo qoro dusha way ka akhristaane inay iska soo galaan, doodan haba loo dhanaadee, ma xuma. Intaan ka hayo emailadooda iyo telefoonadooda waan garaaci ee idinku sii wata hordhaca doodaa.
-
300 Million Dollars Missing from the Somali Government Coffers
Bashiir replied to Che -Guevara's topic in Politics
Ha la xisaabtamo waa waxa la isku mariwaayey ee raysal wasaarihii hore isu casiley ama madax kaloo wax tar leh shaqadooda looga qaadey...imika iyo maantadan doorashada ha la qabto ayaa la isku mari la yahay, ...dowladnimo iyo dastuurkeeda ayaa khalad laga fahmay... -
*Ibtisam;722082 wrote: on sideline- ONLF: Zack and the other dude- the half wadaad one Lol@half wadaad. Ibti go'do why not just say Bashiir yare, mise Bob magaciisa ilowday. Maanta ooy ONLF u fadhido garta walaalaha SSC iyo SNM waaba maanlin taariikhi ah,.... waana sidi Somali lagu yaqanaay. Markale inta doodan la xidhin, ama garmaqaateyaasha Jacaylbaro, Saalax, and Cowke fawdo bilaabin intii dood qabta jaanis ha la siiyo. Gaar ahaan wadaadka Norf iyo Macalinka Sayid la baxay ee Qardho uun kaga dhagtay.
-
Ma hubo inuu inala xiddiday, wajibuug ayaa lagu soo bandhigey maryooley dhahaysa naftooda ayey ninkan ka jecelyihiin ayaan arkay ama akhriyey, gabdhaheena aduunkoo dhan ayaa raba, kaliya qaayahooda haddii la xasuusin lahaa......
-
Siyaasad iyo caadkeed..
-
Arday, askari, geeljire, badmaax ama duuliyeba ,,.. ogow midina tiisa yar ma dhaafo, calaf wad uun baa baajiya nolashuna kolba waa saad ka dhigato...
-
More on labada Shariif iyo shirka qaramada midoobey..
-
Ethiopia opens biding for oil, natural gas production in O'gaden
Bashiir replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Baatroolyahow fariinbaan buuga kuugu qorayaaa, warqad kuugu dirayaayee, intay boobayaashiyo Meles baratamayaan ha soo bixin ee iga joog! Markan calan bidhaan wacan badhtankana shangees ku leh, midabkuna buluug yahay, bahwadaaga soomaal balankey lahaayeen oo madax banaaniya badhtankaaga aan sudho, soo butaac sidii wabi, sida badaha soo buux... Kobtan ka dhagayso heestii Badroolyahow... -
Som@li;721825 wrote: Markaa waa heesi karaa, iyo Soomaali baan aqaan, Iyo Waa soo islaamay, waa meelaha hada laga bartey in hableheenii quruxda badnaa looga soo dhaco, Soft spots! Hadana Qof walba iyo DOOKHIIS! What about this,...niyow?
-
Weather stopped showing off at- last! Thank God it rained....)))
-
Maamul goboleedka Azania State of Somalia..
-
Awoodda maamul ee gobolada jubbooyinka, Soomaaliya.
-
Inaabti, aan kuu waramee raacato aan kala joogsan ayaa maalin walba xeynyaal adhi ah, lo iyo geel shishilis maalin walba keena sariimadaha waa weyn ee Jigjiga, Dirirdhaba iyo Harar, hadde waa i maqalkaa in warshadii xoolaha qalaysay ee Burco kacday,...bal jacaylbaro wuxu ku qureecday ee ku qadeeyn doono aan waydiino,,.. koley beer iyo kuris uun buu dhihiye....
-
I heard and have seen, but gu kheyr qaba has started and xoolihii are back to local miyi, and villages. Jacaylbaro oo baruur iyo kuris isku dhuuqi miyaadan arag?...
-
I thought you have been to miyiga, iyo magaalooyinkii hilibku dhoobnaa..
-
Wasalaam Ibti I hope inaad caano, subag, iyo hiliba tiinbatay ood sanka iyo dhagaha ka keentay... In here we got 2days, Friday and Sunday...
-
Anba caanahay-giyo wanka macasha weyn iyo cuudkeygu igu filan....
-
Kiiniya : Awoodii Xarakada Alshabaab waa sii yaraatay, kamana cabsi qabno..
-
Villa Somalo: (Afdheer) Shir aan hore loo qorsheyn oo kedis ah ayey xarunta madaxtooyada ku yeesheen madaxweynaha dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Af-hayeenka baarlamaanka dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Aden. Shirkan oo ay kali ku ahaayeen labada shariif ayaa la sheegay inuu dhaxmaray mudo saacado ah, wuxuuna noqonayaa kulankii ugu muhiimsanaa ee ay labadan Shariif yeeshaan tan iyo intii klhilaafku soo kala dhax galay. Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in af-hayeenka baarlamaanku talo ku celin doono saaxiibadiis si ay u ogolaadaan codsiga golaha wasiiradda ama xukuumadda ee ah in muddo hal (1) sanno ah loo kordhiyo waqtiga xukuumadda iyo fikirka labada guruub ee kala taageersan loogu baaqqo wadashaqeyn. Labada Shariif ayaa si wadajir ah uga qeybgali doona shir ay qabaneyso Qaramada Midoobay kana dhacaya xarunta dalka Kenya ee Nayroobi maalmaha soo socda shgirkaas oo laga wada hadlayo mustaqbalka dalka Soomaaliya iyo khilaafka dowladda.
-
Thank God, It is Friday,,,Baraka Time,,Not Party Time!!
-
Inaan dhiig dhulkeena u hurraa way habboontahaye, Hoobalayow heedhe hoobaalayow heedhe....
-
Popular Contributors