Bashiir
Nomads-
Content Count
951 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Bashiir
-
If you ask people where they think Godane was hiding, the answer would inevitably be Marka or Moqadisho. But for some reason, the reporter believes he is hiding in Hargeysa.
-
Hogaamiyaha kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane oo Dhuumaaleysi ku jooga magaalada Hargeysa 16/3/2011 Xog hoose oo aynu helnay ayaa tilmaameysa in hogaamiyaha kooxda Shabaab Axmed Cabdi Godane todobaadyo ka hor si dhuumaaleysi ah uga soo baxay magaalada Muqdisho oo mudadi danbe uu ku dhuumaaleysanayay Soo bixitaanka Godane ayaa la sheegay in ey ka danbeeysay dhaawacii Mansuur Amriika, iyadoona warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan halka iminka uu ku suganyahay. wararku waxay sheegayaan in uu si qarsoodi ah ku yimid magaalada Hargeysa uuna ku sugan yahay Xaafada Axmed Gureey oo ay dagaan lafta uu ka dhashay ee Carab, waxaana dadka qaarkood ay sheegayaan in xaajo ugub ah eyna aheyn Godane oo Hargeysa ku sugan, iyagoona taas sabab uga dhigay in kol horaba la tuhunsanaa in Godane uu sanadkiiba mar Booqdo magaalada Hargeysa. Dad reer Hargeysa ah ayaa sheegay in sanadihii la soo dhaafay xaaska Godane ay sanad walba umuleysay taasina waxey muujineysaa in deegaanka Somaliland uusan marnah ka lugbixin Godane. Mudooyinkii dambe mugdi Siyaasadeed xoog leh ayaa soo kale dhex galyay Kooxda xag jirka ah ee Shabaab oo burbuka iyo Xasiiloonidarada ku haya Koofurta Somaliya, waxaana is khilaafka Koxhaas uu sababay in dagaalo badan ee ku jabaan. Posted by Cabdi Waheliye Kismaayotimes.com
-
I bet you can do before Japan's tsunami hit you hard...,, by the way it was typo....
-
Lol.@kuu macaanato ,,, adna traingleku ha ku deeqo....
-
SSC waa dhul calan, iyo ciidan leh seed u iloobi kartaa....ama ciidanka SSC u xaqi karta.....
-
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
Bashiir replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
And then he will join the other side again.......he is just fooling around...by the get cash without spending cash ( when you are convinced you can) ,,, -
Waryee ,,,, SSC waa dhul, waana wadan...juquraafiga soo baro teeda kale Raaskambooni waa kuwa Diif wacdaro ka dhigaya...waamonews.com gal...adaa arki doone...
-
bilan;702336 wrote: you forgot to add SOMALILAND How could he forget SNM, SSC and Raaskambooni....
-
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya markab la sheegey in uu hub u sido maamul Jubooyinka laga dhisayo kaasoo kusoo xiranaya dalka Kenya Raadiyaha Codka Jubba ayaa ka diyaariyey warbixin dheer , inagoo xiriiro la samaynay qaar ka mid ah dhinacyada ay arrintani quseyso La soco warka Radio Codka Jubba oo idinku soo fool leh
-
Somaliland to Get its Citizens Out of Libya – MFA statement
Bashiir replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The thread maker could say straight forward " Dahabshiil to get tolka out of Libeya. " ,,, -
You said .."And it's a district with in Ethiopia and the Ethiopian regional goverment in jigjiga named it as a district." That is wrong. You should have said the Somali regional admin made it district. Even in their website they never said it is an Ethiopian district nor in their news. Ethiopian's colonial policy is still there. But Somali regional admin have their own leaders armies, police, flag and constitution. Their parliament house is named after Sayid M.Abdella. They are somalis ,and Daroor is Somali district no matter what you keep telling to yourself. On the other hand, there is ONLF armies who are military and politically advocating for the total freedom of the Somali region, and except few puppets no one consider him self as an Ethiopian citizen. Even Oromo, Afar etc never consider their land or districts as an Ethiopian land or districts. There is a reason why the true Afars and Oromos never give up the fight for freedom, truth and justice. But we have here XX lander, praising black colony , and handing his Daroor away. Seriously you have given up everything. They live in your triangle, Daroor and use your ports with out resistance. Is that not right and true yaa XX lander? ,,,
-
Horjoogayaasha Maleeshiyada Alshabab ee Magaalada Kismaayo oo boorsooniyka xirxirtay kadib guul daradii ay kala kulmeen dagaalkii ay Diif ee ay kula galeen Mucaskarka Raaskaanbooni. Wararka ka imanay degmada Kismaayo ayaa sheegaya in cabsi xoogan soo food saartay Horjoogayaasha kooxda Alshabab ee magaalada Kismaayo isla markaasna ay qorsheynayaan in ay magaalada ka baxsadaan inta aysan ku go’doomin. Horjoogayaasha doonaya in ay baxsadaan waxaa ka mid ah Xasan Yacquub iyo Sheikh Abuukar Cali Adan , labadani nin oo ku kala magacaaban Gudoomiyaha Goblada Jubboyinka ee kooxda Alshabab iyo kan degmada Kismaayo ayaa waxa ay ka soo kala jeedaan Goblada Bay iyo Hiiraan. Warar xog ogaal ah oo aynu ka helnay Kismaayo ayaa sheegayaa ay u baxsan rabaan dhanka gobolada ay ka soo jeedaan si ay ugu badbaadaan .
-
Yeah I will keep it for ever , lot of thanks to you and Saado...
-
Somaliland to Get its Citizens Out of Libya – MFA statement
Bashiir replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Lol if you need example of irony ,,, it's right there... -
First it was profile picture, now about signature... I think I've to keep it for you since you're not around most of the time...
-
Leave my signature alone ,....
-
Popular Contributors