Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. Sida uu kusoo waramayo wariyaheena Diif Korma tirada ciidamada Siyaloow kusoo tabobartay ayaa kor u dhaafaya 2400 (labo kun iyo afar boqol oo kun) kuwaasoo lagu geeyey halkaasi wax ka badan 20 gaadiidka waaweyn ee Loriyada loo yaqaano Kolonyada gaadiidka ee ciidamada waday ayaa kasoo gudubtey meel Wajeer dusheeda ah iyadoo markii ay Wajeer soo marayeen shaah iyo waxyaalo kale ka iibsaday, qaar ka mid ah dadka deegaanka ayay buskud u qeeybiyeen sida ay wararka sheegeen Laakiin Police-ka Wajeer ayaa xirey dhowr ka mid ah ciidamada kadib markii ay isku dayeen in ay baxsadaan, magaalada oo ay ku dhex carareen ayaa qarin weysey oo laga soo dhex heley. Laakiin mooraalka ciidamada intooda badan ayaa ahaa mid heer sare ah sida ay dad aan la hadalney noo sheegeen, waxay ahaayeen kuwa dadka u gacan haatinaya islamarkaasina u qeeybinaya buskud iyo waxyaalo kale sidii ciidamadii UNISOM ee mar dalka soo galay Waa dufcadii ugu dambeysey oo ciidamo Kenya lagu tabobaray kuwaasoo qaarkood ay hadda ku suganyihiin magaalada Ceelwaaq Alshabaab ayaa markii ay ka warheshey cududa ciidamadani baneeyey fariisinkii ay ku lahaayeen Diif. Wariyaheena Diif Korma ku sugan ayaa kusoo waramaya in saacadaha soo socda Dhoobleey ay dagaal ku qaadi doonaan ciidamadani
  2. Wararkii ugu dambeeyey ee Diif naga soo gaaraya waxa ay sheegayana in ciidamada Shabaabka ay baneeyeen tuulada Diif kadib markii boqolaal ciidamo tabobar cusub kusoo qaatay Siyaloow ay soo gaareen tuulada Diif Korma Shalay. Halkaasi waxaa horey ugu sugnaa ciidamada Xarakada Kaambooni oo uu horkacayo Sheekh Axmed Maxamed Islaan oo maalmo ka hor dib uga soo baxay Diif , wariyaheena Diif Korma ku sugan ayaa arkay in labbada ciidan ay aad isugu dhowyihiin, islamarkaasina ay muuqato wadashaqayn dhex maraysa balse ay labbo meel kala degenyihiin Waxa uu wariyaha intaasi ku daray in Ciidamada Xarakada Shabaabka ay magaalada Diif baneeyeen kadib markii ay ******** cududa military ee la dulkeeney, Shabaabka ayaa la sheegey in ay gaareen deegaanka Shabaax oo Banka Jiiro agteeda ah, halka warar kale ay sheegayaan in ay dhanka Dhoobleeyna aadeen. Markii ay magaalada ka baxayeen Shabaabka waxa ay afduubteen 3 gaari oo nooca UD-ga loo yaqaano oo ay kala leeyihiin ganacsato deegaanka u dhalatay, mid ka mid ah gaariga waxaa leh nin lagu magacaabo Xaaji Iimaan oo reer Diif ah iyo Joon Cabdullaahi Askar oo reer Afmadoow ah, ma heyno magaca qofka leh gaariga sedexaad. Gaadiidka ay Alshabaab dadkii lahaa ka qaadatay ayaa la sheegey in ay ku daad gureeyeen ciidamadooda iyo sahay kale kadib markii gaadiid ay dhanka kismaayo ka filayeen uu kasoo gaari waayay xiligii ay rabeen. Magaalada Diif oo haawanaysay maalmihii lasoo dhaafay oo ay illaa shalay ku sugnaayeen illaa 3 qoys ayaanan wali dib loogu laabanin, iyadoo baabuurtii biyaha dhaamineysay ay cabsi darteed shaqadii u joojiyeen iyagoo iska hoganaya Diif Korma. Magaalada waa mid haawanaysa, walina ciidamada dhanka kale jooga uma aysan dhaqaaqin dhanka Diif, laakiin sargaal aan dooneynin in magaciisa la xigto ayaa wariyaheena u sheegey in mudo 3 maalmood ah ay kula wareegayaan Kismaayo. Saraakiisha hogaamineysa ciidamada Siyaloow ka yimid ayaa naloo sheegey qaar ka mid ah magacyadooda waxayna kala yihiin Col. Cabaas, Col. Jaamac Gaal iyo Col. Gaboobe. Dhanka kale haweeneey ka mid ah dadkii ka qaxay diif dagaalada dartood ayaa foosha ku geeriyootey meel Diif miyigeeda ah, waxaana lagu aasay gudaha Diif, wararka waxa ay sheegayaan in caafimaad darro iyo daryeel la,aan ay gabadhaasi u dhimatay. Wixii war ah ee kasoo kordha la soco dhawaan.
  3. Xaaji Xunjuf;703249 wrote: Learn to read, kid. I said their Dervish resistance movement, under Sayed Mohamed Abdalla Hassan, had fought against British colonial occupation for over "20 years (1900- 1920)". Saying this is not one and same as saying that your one-clan based secessionist enclave gained its independence from British in "1920", as if you fought for it.
  4. Che -Guevara;703230 wrote: ^Maxaa dabada kaaga taagan oo kaa matijey? He has managed the vomit rise up in his throat, but it doesn't change the facts that I've just mentioned,,...
  5. Xaaji Xunjuf;703232 wrote: Somaliland gained independence in 1960 not in 1920 learn the history Kid You can't tell the difference between A, B or C. How do you suppose you know something as sophisticated [for you] as "history"? Don't call me kid simply because you are too retarded to read simple texts . Learn it, then come back and discuss like a civilized creature.
  6. Keyboard commando, there is a hole in your line of thinking, when one considers certain facts: Your one-clan based secessionist enclave is not going anywhere with its unilateral declaration of secession. After chasing a mirage all these years, you have come to a dead-end leading you no where. You have no strong gene to pull all the others by force in order to get away with the secession. While your secessionist clan has accepted British colonial rule in 1888, through bilateral treaties, the people of Sool, Sanaag and Cayn (SSC) have by contrast refused from the outset to be part of the British colony. Their Dervish resistance movement, under Sayed Mohamed Abdalla Hassan, had fought against British colonial occupation for over 20 years (1900- 1920). Even if the British finally managed to defeat them militarily, thanks to the collaboration of the secessionist clan, the SSC people never formally signed to accept British colonisation. In the absence of a binding bilateral treaty with the British, the SSC regions and people were therefore not bound to remain as part of that entity once Britain's colonial rule ended. Such being their nationalist past, it is inconceivable they will ever agree, or bow, to secession and leave the union for which they had made incalculable sacrifices. Alas, history repeats itself, and it is the same people who played a treacherous part in the defeat of the Dervish free fighters who are once again bent on Somalia's dismemberment, this time in collaboration with its worst enemy, Ethiopia. Unfortunately for your separatists, the sons and daughters of the Dervish, who refused to succumb to the might of the British Empire, will not surrender to one clan occupation and its crimes against the union . The people of the unionist regions of Sool, Sanaag and Cayn, remain true to their history as defenders of the Somali homeland against alien invaders and colonisers and continue to pay heavy sacrifices in defending Somalia's unity, this time against its internal clannish enemies. No matter how long it takes, they will defeat the enemy of unity and banish the bane of secession from Somalia's body politic once and for all and consign it to the dustbin of history.
  7. Abokor Omar;703155 wrote: We need footsoldiers and spies for our soon to be country. So in short no, either the children of the mad mullah will have to vacate las anood and buhoodle and dwell on the other side of the border, or they will become loyal citizens doing what they do best. The north will not be turned into bandit country simply because one tribe does not want to follow the civilised majority...no sir. You are the kind of retard that is so messed up in the head, that people have to even chew your food for you, before you can learn to chew yourself and swallow. If the Queen must do just that intellectually, then let her be wasting her Money and Time on a bunch of orphans chewing themselves to death. Another century, before a civilized orphan makes it past kindergarten.
  8. Waa talo culus. Idam Alle guul & gobanimo.
  9. Lool Sahra dheeray miyeyna mobile wadan.,, maxaa loo radinaya..
  10. Friday I barely do, but today you made me listen.
  11. Cool cat,, I need saxan bariis ah & laas qoray fish...
  12. What if he left for Libya,,, since Gadaffi declared he will join Godane..
  13. Kool_Kat;703075 wrote: Waad salaaman tihiin reer troll! Maxaa idhaafay baryahaan? Dhalashadii bashiir ,,, aa ku dhaaftay...
  14. "...International relations experts say the strategic move buys the regime of dictator Muammar Gaddafi breathing space as the UN-backed states must now agree on a response. Oliver Miles, former British ambassador to Libya, told Sky News: "I think he has taken a step that no one foresaw." "It is very difficult to read Gaddafi's mind but I think he sees this as a way of holding back the military attack..." here
  15. Yaa tahay aka Johnny B,,, that was uncalled dumb comments....
  16. There are currently 667 users browsing this thread....Lol Duke keep it coming....we need updated....