Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. Xaaji Xunjuf;705896 wrote: Foreign troops will only destroy the innocent lives of Somalia Tell the SNM boys to stay away from land of Somalia .i.e of SSC,, ...if you mean it..
  2. Showqi;702870 wrote: Taleexi, Walaal qofwalba oo Soomaali ahi wuu ogyahay in askarta ka tamid gobolka Woqooyi Galbeed ay khalad ku joogaan dhulka SSC. Qof walbana wuu la socdaa in Dowlada Woqooyi Galbeed aanay marnaba u suurtoobaynin in ay SSC ka gooyaan Soomaaliya inteeda kale. Waa runtaa oo reer SSC maanta waa laga gardaranyahay. Aaann idinku darsadee Somali gardaro cad ma yeesho,,,,, dagaal dhul ka kacayna ma damo...tani farsamo iyo xeeled ayey u baahaneyd laakiin ...garaadkii shaqeyn lahaana waqooyi galbeed kama soo naas cada...
  3. Shisheeye wax uu marjiyo mooye wax kuu qaban maayo...,,,, Ilaahay amarkiis anaaba og in ciidan shisheeye kheyr lahayn...
  4. Adeer Liqe aslanba qofkii soo qoray ma qumana oo waa shaqsi madaxa looga jiro daliilna waxaa kuugu filan sida dadka deegaanka uu oogu tilmaamay qaxoonti aan aayahooda maamuli karin markaad akhriso gunaanadka maqaalka wuxuu ku soo af jaray cadiifad qabiil oon sal iyo raadtoona laheyn. Siyaasada Sherif iyo ta Gaandhi waa la soo af jaray iyadoo loo tiigsaday sharci iyo dastuur. Somaliya nin walba taakadiisa uu ku nool yahay ayuu maamul u samaysan doonaa si mudo yar gudaheed looga gudbo aas aaska dowlad federal ah. Itoobiya waxay ka cabsi qabtaa Somaliya oo quwad leh nabad ah ama xasiloon mana rabto inay aragto dad Somali ah oo xor u ah in ayaahooda ka tashadaan. Professor Gaandi maahan Qabqable dhul laheyn sidii Barre oo kale kumana wado jaahil cawaan ah oo aan garaneynin waxa uu xaq uleyeehay saas ay tahay arimaha Jubaland iyo Gedo waxaa hormood ka ah Gaandi isagaana looga dambeyn wixii hoos yimaada dhaamaan aaga Jubbaland iyo Gedo. Dood hadaad ka qabto, adaa sheegi.
  5. JB waa markaad dhihi jirtay bacaaaaaac ,,..... mantase waad qoslaysaa... Maqaalkan wax jiro ma ahan ,, Gaandhina Itoobiya kuma dhalan .... Jimcaale cabaadka naga yaree ku dhe liqoooow.. State of Jubaland, kama liidato Cowl iyo kuwa yoowga yar yar ee kale. Qaska iyo been abuurka ha laga daayo. Hadii kale nin iyo tabartiis....
  6. Positive, adaa mudan ina adeer. Qisiyoonka Raage Ugaas ( AUN) wax meejan lagu soo koobi karo ma ahan. Saas ay tahay inta laga hayo gaar ahaan gabayadiisa wax badan ayaa laga badalay mid kas u yeeley iyo mid aqoon daro u gaysayba welise uruuris ayaa loogu jiraa, si loo xafido taariikhda dhabta ah loona kobciyo af Soomaalka. Maanta mar aan booqday shabakada Doollo.com ishayda waxa ku dhacday gabay Hami la yidhaahdo, oo uu Abwaan Raage Ugaas Allah ha xafidee ku fasilay riyo uu habeen ku riyooday waa sida gabaygu u dhacaye. Doolo ma ay hayso qisada oo dhan ana horey uma maqal oo wuu igu cusub yahay, adu hadaad hayso nala soo socodsii erayada midibaysana isku day inaad micnahooda saxda ah hesho. 1. Xalay Isniintii waxaa i helay toban umuuroode 2. Asal gama'na ways idhi hurdana uurka kama seexan 3. Indhahana makala qaadihayn, aragna way muuqday 4. Afka kama dhawaaaqayn hadana, aamus ma aan yeelan 5. Ogaan uma qoslayn oo hadana, iligyaday muuqday 6. Aradkana dad kuma weheshanayn, ururna waan joogay 7. Albaabada dibada baan ka iil, aqalna waan jiifay 8. Istanbuuli cadar layma marin, udugana waydaaray 9. Oon baa idilay oo biyaan ku agwareegaayay 10. Onkod iyo hilaac roobna waa, nagu itaaleeyay 11. ufo dhibicdu may wadin hadana, ooduhuu lulayay 12. Awaartii manabin oo hadana, wuu anfacay kaynta 13. Anfariir xaluunbaan hurdada oog la sookacaye 14. Ilinkaan talaabada ku waday, kol aabaarahaaye 15. Meeshaan abaarada kutago, aakhir bal aan eego
  7. They have denied ,,, here : http://kismaayo24.com/?p=9099
  8. It's good as far every people are busy contributing and building their own villages, ..... Ku dayo dheh, ku dayo.....
  9. Boom Boom;705178 wrote: Why in the world would any one who is not Somali want to marry a Somali? Do you understand that you're marrying the worst and savage culture in the world. Save your future kids the embarrassment of being half pirate, half terrorist, half criminal and half welfare scumbag in the world. The only people who would marry into this cursed ethnic group are those from it and are forced to. Boom are you alright? ,,,
  10. wyre;705667 wrote: S0l dad waalan baa kasoo buuxsame:p Ma adaa awal fayoobaa ,,....
  11. Bal aan baadh baadhe, i yara sug....
  12. Sugaanta Somaliyeed iyo is qabqabsigeeda casriga ah ,.....
  13. Bashiir

    Free Libya

    Mullah, we can do it.....
  14. Dhulkaas quruxdiisa bal day ,,....waa hore ayey ahayd in cirka la geeyo.....
  15. aa , baa, aan iyo baan ma hesheen? ,,
  16. Toosiye, inkastoo wax badan ka dhiman yihiin sida gabaygii uu ka tiriyey faraska, murtida uu yuudhi mulkii lihii faraska laga soo qaaday, iyo bilowgii haasaawaha haddana si fiican ayaad u soo naqdiday. Iyadoo dhamaystiran lagana ilaashay dano ama aragti shaqsiyeed waxaad ka dheehan kartaa: Kobtan
  17. Let it begin now,,, faster and unstoppable voice....
  18. Vans meeja bow ka dheh,,,,,intaan sawir laga qadin..
  19. ^Le & la armay isku cakis yihiin? Tusaale xidigle, waxay noqon xidig leh. Sidaas darteed oogle waa oog leh, dul qaad leh. (Oog = superficial surface, tusaale oogada dhulka) Afdhabaandhow = Juuq gabid= aamusnaan= af gacansaar??
  20. Yes, Aliyah. It's the same one ..I am playing over and over again...
  21. The Somali Red Crescent Society (SRCS) has opened two new health clinics in the conflict and drought-affected region of Middle Juba in South Somalia, with the support of the International Committee of the Red Cross (ICRC). Over 100,000 people in the districts of Sakoow and Banada will benefit, with the clinics focusing on mother and child care, including therapeutic feeding for malnourished children. Dr Ahmed, SRCS president highlighted the vital role these clinics will play. “Around 30% of people in the area are suffering from acute malnutrition, and that’s a worryingly high figure,” he explained. “In particular, far too many children under five are dying. The drought has caused acute food shortages, leaving many families unable to provide a balanced diet for their children. These new clinics will provide the care that many of them need.” The clinics have admitted over 100 severely malnourished children since starting work on 21 March. The ICRC has refurbished the buildings that house the clinics and will be continuing to provide support in the form of regular deliveries of medical equipment and special food for malnourished children, along with training for clinic staff. Not everyone who needs care can get to a clinic, so the ICRC has helped set up three mobile teams to treat patients in remote areas. Somalia has been in the grip of a severe drought since October 2010, and this is having devastating effects on a population already weakened by almost two decades of armed conflict. The ICRC is providing long-term support to 36 SRCS-run clinics and 14 outpatient therapeutic feeding centres and is helping people produce their own food by providing seed, tools and training. Since the beginning of the current drought, the ICRC has distributed emergency supplies to half a million people throughout Somalia and has delivered water to almost one million. http://kismaayood.com/?p=2893
  22. Xildhibaano : Dr. Augustine Mahiga waa inuu Faharaha kala baxaa arimaha gaarka ah ee Somaliya: http://www.gedonet.com/index.php?news=6499
  23. Beesha caalamka waa inay ku dhiiri galiso beesha Somaliyeed sidii ay xeerka Somaliyeed iyo Dasduurka Dowladnimo isoogu maamuli laheyd. Mudnaanta kuwaadna noqoto sidii loogu qaban lahaa Muqdisho ama meeshi kale ee ku haboon si shacabka loogu kasbado horey socodna loo yeesho. Dalka dibadiisa doorasho lagu qabtay dowlad sumcad leh keeni mayso tayo kasta hala haatee. Doorashadan waa inay taariikh gal noqotaa. Tii dhibka iyo dagaalada looga bixi lahaa waa in laga dhigo. Qarashka ku baxaya is garab orodka, dalxiiska ama wadame kale lagu maal gashanayo dadka aabaaruhu rafaadiyeen ayaa ka mudan. Beesha Somaliyeed ( aqoonyahan, iyo wax garad) goormay wax qabsan? ,,, waa su'aale...
  24. They are many, every section has one or two. You will see their good names, if you click on forum, near content categories, above. You should contact nuune, as he is the most active and flexible mod...