Bashiir
Nomads-
Content Count
951 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Bashiir
-
Anu laftaydu waan baqay,,, ... Somalina qof loo dhawaan karo ma ahan...
-
oo cidiyihu deeq ma galaan, al yacnii wadnaha iyo murayada qalbiga sokeeye ma la siin karaa ...
-
Wada akhri .... http://www.gedonet.com/index.php?news=6530
-
Gartaye ,...bal madax iyo minjo teebay naftu ka dhacdaa awal mara...
-
Addis Ababa, Ethiopia - Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi Monday expressed regret that Africa has not developed as expected, despite recent increase in investment and economic growth. Speaking in Addis Ababa, at the 4th annual joint meeting of the Conference of Ministers of Economy and Finance of the African Union (AU) and the Conference of African Ministers of Finance, Planning and Economic Development of the Economic Commission for Africa (ECA), the premier urged African countries to eliminate all obstacles to development. The meeting, being held under the theme 'managing development in Africa', is also being attended by the Ministers of Environment and Health, partner institutions and central bank governors. It is expected to examine the role of the state in development, as well as define an appropriate interventions to strengthen the role of the state and other actors in carrying out critical tasks necessary to ensure economic transformation in Africa. The two-day meeting will also allow policy makers to examine the role played by the state in Africa in promoting development, exchanging best practices and lessons learned in Africa and elsewhere on the challenges of building a competent and dynamic state that promotes development. It will also recommend concrete measures for an efficient management of development as well as the promotion of economic transformation in Africa. Pana 28/03/2011
-
Horta thalaato sow arbaca kama horeyn...
-
Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Barlamanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan ayaa sheegay in aysan go’aan gaari Karin cid aan barlamanka aheeyn, isagoo dhinaca kale sheegay in beesha Caalamka ay taageereen waqti kordhinta Barlamanka. Wada akhri ,.... http://shabelle.net/article.php?id=4958
-
Warsaxaafadeed shirka golaha Wasiirada Go,aanka Golaha Wasiirada Muqdisho, March, 27.2011---------Shir aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada kaasoo uu shir gudoominayay Ra,iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah Mudane: Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo loogana dooday Qorshaha Marxaladda kala guurka ah ee uu Dalka marayo. Goluhu markuu qiimeeyay marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha siyaasadda, sugida amniga, iyo hawl gallada isdaba jooga ah ee ay xukuumadu kusoo celinayso xasilloonida Dalka; Sidoo kale markuu arkay in muddadii Hay,adaha dastuuriga ee dawladda dhamaanayso bisha August 2011, qiimeeyayna wax qabadka Xukuumada mudadii yareyd ee ay shaqeynaysay, ayuu Goluhu wuxuu go,aamiyay in dhamaan hay,adaha dastuuriga ah ee dawlada FKMG ah loo kordhiyo muddo hal sano ah isla markaana doorashadii dhici laheyd August 2011 dib loogu dhigo August 2012 si loo dhamaystiro hawlaha qabyada ah ee ay ka midka yihiin kuwa hoos ku xusan:- Dhismo Ciidan oo Dhameystiran lehna Tiro, Tayo, Qalab & Hogaamin. Soo Celinta Guud ahaan Amniga Dalka ( Mudo Kooban). Dowlad Wanaag. La Dagaalanka Musuqmaasuqa. Dhameystirka Dastuurka Qabyada. Ka Saarida Dalka Nidaamka KMG & Gaarsiinta Dawlad Rasmi ah. Tayeynta Shaqaalaaha Dowlada & Abuurista Shaqooyin Dheeriya. Daryeelka Bulshada & Gaarsiinta Gargaarka. Dib u Dejinta Barakacayaasha. Dib u Heshiisiin Dhameystiran. Dhismaha Xisbiyada Siyaasadeed iyo Shuruucdooda Xafiiska Afhayeenka Xukuumada Mudane Cabdi Xaaji Gobdon media@opm.gov.so
-
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Bashiir replied to General Duke's topic in Politics
Duke, focus on the history class, ,,.....don't let the young students distract you... Keep it coming, we are all reading.... -
Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Barlamanka KMG Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan ayaa sheegay in aysan go’aan gaari Karin cid aan barlamanka aheeyn, isagoo dhinaca kale sheegay in beesha Caalamka ay taageereen waqti kordhinta Barlamanka. Xili maanta uu warbixin siinayay gudoomiyaha Barlamanaka Shariif Xasan Sheekh Aadan, xildhibaanada Barlamanka oo kulan ku yeeshay ayaa waxaa uu sheegay in shirarkii uu ka qeyb galay intooda badan lagu taageeray go’aankii mudo kordhinta ahaa oo ay horay u qaateen mudanayaasha Barlamanka, isagoo sheegay in go’aankaasi ay si weyn u taageeraan Barlamanaada qaarada afrika. Waxaa uu sheegay Shariif Xasan Sheekh Aadan in wadan kasta oo ay tageen lagu soo hadal qaadayay go’aanka waqtiga uu ku korarsaday Barlamanka Soomaaliya , isagoo sidoo kale sheegay in beesha caalamku ay ku dhaliileen barlamanka maqnaashiyaha xildhibaanada ka maqan fadhiyada barlamanka. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in barlamanka KMG uu xaq u leeyahay in uu go’aan gaari isagoo tilmaamay in aan laga hor imaan Karin go’aanada Barlamanka, waxaana xusay in aysan jiri Karin hay’ad gaar ah oo go’aan gaari karta oo aan ka aheeyn golaha Barlamank, isagoo ugu baaqay mudanayaasha Barlamanka in ay difaacdaan waqti kordhintooda oo uu tilmaamay in raali ay ka noqotay beesha caalamka. Dhinaca kale gudoomiyaha Barlamanka ayaa sheegay in uusan ka war qabin shirar la sheegay in looga hadlayo waqtiga kala guurka oo QM ay qaban qaabineyso kaasi oo la sheegay in ay ka qeyb galayaan qaar ka mid ah maamulada ka jira dalka iyo dowladda KMG Soomaaliya. Hadalka maanta ka soo yeeray gudoomiyaha Barlamanka ayaa imaanaya xili golaha wasiirada xukuumada KMG iyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ay gaareen go’aano ka dhan ah waqti kordhinta Barlamanka, iyadoo madaxweyne Shariif uu sheegay in barlamanka iminka jira aanay awood u laheyn in ay qabtaan doorasho madaxtinimada dalka Soomaaliya. http://shabelle.net/article.php?id=4958
-
Wa la isku xiiqay. The forum needs fresh air. Lol
-
Waa qiimo jaban, oon badneyn. Guriga adoo joogana waad dhigan.
-
Meeja Menu( Somali) qooraanso. Waad arki.
-
It's alright. Kalmadaas arooska si aan loogu raagin ayaa loo dhaha. Waad maqli laheyd hadaad ahaan laheyd wareegto luga cad,,..lol H'been wacan oo wanaagsan.
-
Jabhad wakaas, ...ma gabado... mana waabto ,,,
-
Shan saac, lol waaba maalin badhked. Saaca bisaaca lagamana raago laguma raago ayaa markaaba la dhihi. Nasiib waxaad leedahay hadduu xaajigu kuu akhriyo. Taad soo qoratay iyo mid uu jeebkisa kala soo baxayba..
-
Zack is badal ayaa lagu jiraa ,,,,... la qabso rabshadana yaree..
-
Ogaysiis faa'iidooyin xambaarsan oo ku socda dhamaan umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan. Dhamaan ummadda Soomaalida meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loogu bishaarynayaan Ali Suufi Home Academy oo loogu hayo Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka. Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof wayn Meelkastood joogto waxaan kuu haynaa Macalin si toos ah kuu bari doona, Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiistan & Axkaamta Diinta Islaamka, waliba waxaad wax kabaran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba ood rabto. Hadaba fursadan qaaliga ah ka faa"iidayso waxaanad booqataa mareegta hoos ku xardhan oo aad ka heli doonto faahfaahin dheeraad ah : http://www.alisuufihomeacademy.com/home
-
Lol. Maya saas kama wadin daacad ayey iga aheyd. Waanse fahmay. Weliba gabaygan danbe ayaan aad ula dhacay. Tolow goormuu tiriyey, maxaase ku kalifay? Bal qisaskiisa nooga sheekee.... Abwaanku waa dhaweyd ayuu guursaday gabadh dhakhtarad ah soo ma ahayn?
-
You're most welcome awoowe, you could tell us the real meaning of the poem since most of us are not good in literature, especially af faranjiga.. ,,,
-
^Your statements are extremely vacuous.. 1. What made you separate from Somalis, and Somalia? 2. From whom you expect to recognize you, and based on what? 3. Why have the urge to maintain unity with strong unionist, and fight them to keep your enclave intact? 4. Do you think violence in itself is a real solution to this political crisis? 5. Do you have other effective steps to take in reaching a resolution? If you want to hang out with the adults here on Somaliaonline, you've got to do better than that...
-
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Bashiir replied to General Duke's topic in Politics
Looking forward to read your inputs let it out awoow.. -
Somalina xamar kale ayaa jirta ,, oo kaa danbaysay...lool Sensei...waxan dhahaa somali nahi..yacni ereyga loogu hor barto waa nahi.
-
Popular Contributors