Bashiir
Nomads-
Content Count
951 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Bashiir
-
Ciidamada Raaskambooniyiinta iyo kuwii lagu soo taba baray Isiyeelow ayaa saaka weerar laba dhabanle ah ku qaaday magaalada Dhoobley kadib markii difaacyadii Alshabaab ilaa xalay lala dhacayay madaafiic kasoo dhacaysa dhanka xadka Kenya. Wararku waxay sheegayaan in dagaal kafool kafool ah kasocdo duleedka magaalada difaacyadii xarakada Alshabaabna wali la mari la'yahay. Wariyaasheena oo nus saac kahor la xidhiidhay magaalada Libooyo ee dhanka Kenya ayaa loo xaqiijiyay in dagaalku weli socdo dhinacyadii weerarka qaadayna aysan wali wax hormar ah kasameynay dagaalka. Wixii war ah oo kasoo kordha dib ayaan kasoo tabin doonaa hadii Alle idmo
-
Ismahaan;708035 wrote: For the first time ever, our governments are making their own decisions. I hope they stick to their decision. It's the tinny revolution, well done Farmajo.
-
And the recognition has come down ,.... hehehe
-
What the Agenda of April 7th Conference in Nariobi Should be
Bashiir replied to xiinfaniin's topic in Politics
The tiny revolution has started...... -
^Liqe, soo ma yaxyaxid... Jimcaalihi Dayniile.com ayaad daba soctaa... Azania State of Somalia ,,... is part of the tinny revolution that is going. People are regrouping to make peaceful local admins which is positive thing. It is matter of time to unite all these tinny states by the educated youth and good leaders of the region, not International community. Somalis has started gaining confidence in them selves. It's tinny revolution. President Prof. Gandi is good leader. Support him.
-
What the Agenda of April 7th Conference in Nariobi Should be
Bashiir replied to xiinfaniin's topic in Politics
Tinny awakening of Somalia has started. There are tinny revolutionary uprisings that has shifted some regions to new tinny states. People are regrouping. They opted to have their own admin systems. And what's most shocking about the these tinny uprisings is that the people don't care about what the International community has to say even it's with a logical, clearly stated and consistent view. Sometimes it's hard for the Internationale community to realize that Somalia is a big country, where people can create their tinny states and don't want International community meddling in their affairs. The April 7th Conference in Nariobi will probably not have much influence over the composition of the tinny state revolutionary uprisings. If these tinny uprisings fail, don't count Alshabaab out. -
Now that I have read it's origin, ....I am reconsidering my plans.
-
*You have given out too much Reputation in the last 24 hours, try again later.* *You cannot give Reputation to the same post twice.*
-
Is qab qabsi ku aadan Shirka ka dhacaya Nairobi oo soo kala dhex galey Maamul Goboleedyada – Cabdiraxmaan Faroole oo ka Dalbadey Qaramada Midoobey in la qabto Shirweyne Dib u heshiisiineed oo lagu soo xulo Xildhibaanno Cusub - Xildhibaano ka digey Shirka ka Dhacaya Magaalada Nairobi 7Abriil ee fooda nagu soo haysa ayaa lagu wadaa in Magaalada Nairobi uu ka dhacayo Shir ay qaban qaabadeeda leedah ay Qaramada Middobey Qaybteed Siyaasadda kaasoo looga hadlayo Xaalada kala Guurka ee Dowladda Federaalka, waxaana shirkaan lagu martiqaadey Dowladda Federaalka KMG oo ay ka imaanayaan ergooyin Matalaya Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif , Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Raiisul Wasasaaraha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, sidoo kale waxaa ergooyin ka imaanayaa Maamul Goboleedyada ka jira Soomaaliya oo la sheegey in ay ku jirto Mamulka Soomaaliland waxaana Qaramada Midoobey ay qorsheysay in min Saddex Xubnood ay soo dirsadaan qolooyinka lagu martiqaadey Shirka. Markii la shaaciyey in la qabanayo Shirka waxaa dardargaley sameynta Maamul Goboleedyada waxaana Gobolada qaar laga sameeyey ilaa Saddex maamul oo midba midka kale uu ka soo horjeedo ama uu yahay maamulka saxda ah taasi waxay keenyey in Qaramada Midoobey ay ku wareerto cida ka qaybgaleysa kulankaas, sidoo kale waxaa maamulada ay soo gaartey Casuumada ka bilowdey is qabqabsi dhexdooda ah oo ku saabsan cidda ka qaybgaleysa Kulanka iyadoo beelaha qaar ay bilaabeen in ay cambaareeyaan Maamulada iyo weliba Qaramada Midoobey, waxayna dadka qaarkii ay sheegeen in shirkaan uu keeni karo colaad cusub oo ka abuurmaan, qaar ka dib markii Odayaasha Dhaqanka ay sheegeen in haddii aan lagu darin Beeshooda ergooyinka ay kalsoonida kala laaban doonaan Maamulka. Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa ka digey shirkaas kuwaas oo ku tilmaamey mid la doonayo in qas hor leh looga abuuro dalka waxay kaloo ay sheegeen in shirkaasi uu keeni karo in Beelaha qaar ay isku dhacaan iyadoo sheegey in arrintaan ay Masuuliyadeeda ay qaadi doonaan Qaramada Midoobey gaar ahaan wakiilka Qaramada midoobey ee Soomaaliya Mahiga. Warar baa sheegaya in Madaxweynaha Maamul Goboleed Pundland oo ka mid ragga lagu Martiqaadey Shirka ayaa waxaa la sheegey in uu Qoraal u gudbiyey Qaramada Midoobey oo uu kaga dalbanayo in la qabto shirweyne Dib u heshiisiin ah oo lagu soo doorto xildhibaano Cusub oo Tiradooda ay aad u yar tahay, hase yeeshee Xildhibaanada qaar ayaa aamisan in Qaramada Middobey ay dooneyso in ay burburiso Baarlamanka soomaaliya oo ay sheegeen in uu yahay Calaamad u taagan Dowladnimada Soomaaliya, waxay kaloo ay uga digeen Xukuumada Farmaajo in ay ergooyin u dirsadaan Shirkan oo ay ku tilmaameen mid Hagardaamo Huwan. Arrimahaas ayaa ku soo beegmey xilli ay is hayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan iyadoo Gudoomiyaha Baarlamaanka uu sheegey in Bisha Agoosto ay dhaceyso Doorashadii Madaxweynaha bale qoraalka ka soo baxay Xukuumada Farmaajo ayaa lagu sheegey in Hayadaha Dastuuriga ay muddo hal sanno ah ku darsadeen, taasi waxay ka careysiisey Gudoonka Baarlamaanka oo ku tilmmey mid sharcidarro ah, hadba la arki doonee waxa uu ku dambeeyo Kulanaka ay qaban qaabinayso Qaramada Midoobey. http://somalitalk.com/2011/03/30/un/
-
Lol.My bad. It's in the other house.
-
Lool. Been maadan sheeging. Ilaahay ha u barakeeyo.
-
Just little tiny revolution, ...and we will be back to the game...
-
Horta Somalidu bishee aad u aroostaa? ,,...
-
Yaa ii toosiya Somali, ...aan gadh wadee....
-
I am looking for it hold on. *It must be some where in the house*
-
Kool_Kat;707062 wrote: Ps, Timmy's toloow ma Canadian owned baa hada? Maya. It's Israel owned.
-
Aaliyyah;706904 wrote: lmao@But it says I must spread some Reputation around before giving it to Aaliyyah again...true enough..sol cadalad bay taqaan ma istidhi lol........and oh i see ur comment now "its helpful thanks"...lool nice comment right there! I must admit I had better compliments lol...bt it would have been better if ppl just stated who they were!!...when ppl are anonymous whats the point of leaving me a rating comment..pointless I say lol. i dnt have a clue abt hw many times it could be done.....i dnt rate anyone lol..I should start rating ppl! perhaps.. Still spreading some Reputation so that I can give you the best compliment. I'll put my name on it. I can promise that. Lol It says currently I have 204 reputation points. But I see none.
-
I am Your Junior Nomad, not a newbie.... I've been around for a while.
-
Waxaan tahniyad aroos u diraynaa Garaad Abdirisaaq Siciid Askar iyo Basra Maxamed Aadan Axmed oo dhawaan ku aqal galay Buuhoodle, Soomaaliya. Illahay ha ka yeelo kuwii ku waara nabad, caafimaad, cimri dherer iyo cabsida Alle. WIIL IYO CAANO.
-
Ina Jaad quuqda naga daa ,,.....oo iska mirqaan...
-
Wanaagsan oo wacaneey, maxaa lagu baryey? ,,.....
-
The ugly woman is Islaanti madoobeyd ee Maraykanka ,,,...Riyaale ayaa ka quustay ....timirta hore ee dabka loo waayey waa maamul goboleedka Waqooyi Barri...
-
Ambasador Augustine Mahiga ayaa shaaca laga qaaday in xiligaan uu kulamo xasaasi ah la leeyahay Mas’uuliyiinta ugu sar sareeysa dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo aan la’ogayn waxaayabaha ay kawada hadlayaan. Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saacado ka hor waxaa ay soo gaareen Magaalada Muqdisho iyagoo xiligaan kulamo ku leh Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Madxweyne Sheekh Shariif iyo Ra’iisul wasaare Farmaajo. Kulankaani ayaan la’ogayn waxa looga hadlayo hase haatee Ergayga gaarka ee ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Ambassador Augustine Mahiga oo waraysi gaar ah siiyay Wakaaladda wararka ee Associated Press oo laga leeyahay wadanka Maraykanka waxaa uu sheegay in loo baahanyahay bisha May ee nagu soo aadan ay dhacdo doorashada dowladda KMG Soomaaliya. Wixii war ah ee kasoo baxaa kala soco Shabelle.net hadii Alle idmo
-
I barely drink coffee, or any stimulant. Not even study time. Just simple plane H2O. Five litters a day.
-
Popular Contributors