Bashiir

Nomads
  • Content Count

    951
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Bashiir

  1. Zafir;683409 wrote: In all fairness, I have started to think our Qardho educator is becoming the Nitsu of poetry gatherings. First Ngonge then Bashir, even I am tempted to join in the fun of this amateur poetry refuge. [Exaggerated grin] I can't find the green thing. The Qardho man saan u lahaa wuu soo rogaal celin ,,...wuuba ku tagay...
  2. Safiirka dowlada Somalia u fadhiya Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Nairobi ayaa Hay'adaha samafalka ee Qaramada midoobay ugu baaqay in gargaara la gaadhaan shacabka kunool goobaha ciidamada dowladu la wareegeen ee Jubooyinka iyo Gedo. Danjiraha ayaa xaqiijiyay in amaanka goobahaas ay yihiin mid la isku halayn karo sidaa darteedna dadka kunool dhakhso loola gaadho biyo iyo raashiin. Baaqa safiirka ayaa kusoo beegmaya iyadoo wafti ka kooban labada gole ee DKMG ay kormeer ku marayaan goobaha ciidamada dowladu la wareegeen ee katirsan Jubooyinka iyo Gedo. Dhanaan.com
  3. Dhamaan qurbo joogta ka soo jeedo Gobolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo oo si buuxda u taagertay Maamul Goboleedka Azania ee lagaga dhawaaqay Dalka Kenya taarikhdu marka ay ahayd 31st March 2011. Waxa ay dhamaan si kash iyo lab ah u taagereen Maamulka cusub. Waa ilaahay madadii hadii lagu guulaystay 2 ½ kabadi in ladhiso maamu goboleed, lana doorto madaxwayne. Ku: Hambalyo ku socota Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Anzania Prof. Mohamed Abdi Gaandi Dhamaan qaybaha kala duwan oo ay ka koobantahay qurbojoobta Jubbada hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo waxaan ku leenahay naga gudoon Hambalyo qiimo iyo qaayo badan xunbaarsan. Waxaan ilaahay kaaga rajaynayna inuu kugu guuleeyo xilka culus ee aad qaaday. Waxaad muujisay wadaninimo, dhabar adeeg, bisayl iyo cadaalad, Somalina maanta waxay u baahantahay nin intaa aan sheegnay leh, meeshaas kaga sii wad, anaguna waxaan balan qaadaynaa inaan kuula shaqayno sidii loo hirgalin lahaa barnaamijyada ay dowladaada u wado umadda reer Anzania. Waxaan kugula dardaarmaynaa in waxa ugu horeeyo oo ay dowladaada qabato noqoto dib u heshiisiin dhab ah oo dhex marta umadda degta gobbolada ku bahoobay Anzania iyo inaad muhiimad siisaan in dadka wacyi galin ku saabsan wadaninimada, xigaalka, darisnimada iyo wadanoolansha lasiiyo. Ku: Dadka Ka hadlay Arimha Maamulka Azania Umaddaha horay u maray way ku faanan kooda aqoonta leh, balse Somali manta waxay kala garan la’dahay keeda fiican iyo kooda xun, waxaana fiican in la isaga daydo camalka fiican. Manta Prof. Gaandi waxaan oran karnaa waa profasorrada Somalida ah ee isku taxluujiyay in Somalia nabad noqota, ee aanan ka qaylinin Jaamacad dalka dibadiisa ku taala, balse intuu yimid wadankii isku dayay inuu aqoontiisa umada uga faa iideeyo. Wuxuu mudan yahay in la taageero waxna laga waydiiyo sidii Somalia nabad looga dhigi lahaa, maxaa yeelay in ka badan 2 sano ayuu barnaamijkan waday waxbana looma reeban haday ahaan lahayd DKG iyo hadii ay ahaan shaqsiyaad magac qabiil human iyo haday ahaan lahayd wadamo aanan rabin inay Somalia nabadowdo, balse ninkii xaq ku taagani ma liico tusaalena waxaa inoo aha guusha uu ka gaadhay waxaasoo carqalado ah iyo inuu hirgalo hindisihisii ahaa in Gobollada iku bahoobay loo sameeyo maamul matala, Somaliyeey hanoqonina kuwii heeryadooda cunayay ee noqda kuwii geesigooda u hiil dhicin lahaa. Ninkii meelaha ka qayl qayliyo isaga unbuu afka daali Anzaia waa dowlad waan ismaamul goboleed ku taagan Axdiga kumeelgaarka ah sida uu qabo Salkana ku haya Cadaalad, Midnimo, karti iyo Hufnaan ee waa naga talo hadaanahay qurbo joogta reer Australia ee kasoo jeedo gobolada kor xussan ee dadkiina dhinac ka raaca umadiinana wax u tara ee ee ka daaya dacaayada iyo khilaafka. Aqoon yahankana taageera kuwaa qabiilka huwan, oo ay Somaaliya ka dagi la’dahay 20 sano ee lasoo dhaafayna diida oo ka soo horjeesta. Dadka Hambalyada dirya waa cuqaasha, oday dhaqameedka, aqoonyahanka, Hooyooyinka iyo dhalinyarada qurbojoogta reer Australia ee hoos ku xussan. 1. Cabdullaahi Baaruud 2. Maxamed Farah Fareey 3. Xukun Axmed Saahid 4. Xuseen Dhuxuloow 5. Xasan Shuuriye 6. Cabdi Macalin 7. Maxamuud Laag 8. Maxamed Cabdullaahi Baaruud 9. Fiidoow Xaddan Jalaqoow 10. Xassan Ibtaahim Wacays 11. Cabdullaahi Shuuriye 12. Cabdicasiis Iimaan Cabdulle 13. Xuseenm Shuuriye 14. Cabdi Siciid 15. Cabdullaahi Sheekh Cumat 16. Bashiir Sheekh Ibraahim 17. Maxamed Foowsi 18. Cabdulle Culusoow 19. Cabdiraxmaan Raabi 20. Sheekh Shukri 21. Aadan Khaliif 22. Cali Xuseen 23. Raqiib Maxamed Gaas 24. Maxamed Saalax 25. Maxamed Dhayoow 26. Jamaal Xukun Axmed Saahid 27. Cabdi Xassan Ibraahim Wacays 28. Xasaneey Jimcaale 29. Xaliimo Sheekh Cabdi 30. Xalii Sheekh Yuusuf 31. Faadumo Aadan Oomaar 32. Asli Bishaar 33. Deeqo Xassan Sheekh Cumar 34. Faadumo Warfaa Jaamac KismaayoNews.com
  4. :Wafti ka socda DKMG oo uu horkacayo wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xuseen Cabdi Xalane ayaa soo gaaray magaalada Dhoobleey. Waftiga ayaa kulan kala gooni gooni ah la yeeshay saraakiisha hogaaminaysa ciidamada DKMG iyo madaxa Xarakada Raaskaambooni Sh. Axmed Madoobe, ayagoo ka wada hadlay sidii wadisda dagaalka ka dhanka ah Xarakada Alshabaab iyo qaabkii ay u xoojin lahaayeen is kaashiga labada dhinac. Lacag ayaa loo qaybiyay ciidamada DKMG taasi oo lagu sheegay mushaaraadka laba bilood. Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga ee DKMG Cabdirashiid Maxamed Xidig oo Xalane ku weheliyay socdaalka ayaa saxaafadda u sheegay inay u soo booqdeen jiidda hore si ay u indha indheeyaan, una dhiiri galiyaan ciidamada. Waa markii koobaad oo mudo dhawr sano ah ay halkaasi gaadhaan wax sita magaca DKMG. KismaayoNews.com
  5. Khudbadii u jeediyay M/waynaha dawlad goboleedka Azaaniya ee Dhaarinta & xafladii xiritaanka shirwaynihii lagu dhisay maamulka cusub ee dawlad goboleedla Azaaniya ayaa wuxuu mahad celin balaaran u soo jeediyay, Ergooyinkii iyo marti sharaftii ka soo qayb gashay madasha shirka. Asagoo yiri waxaad muujiseen biseel, xilkasnimo iyo dulqaad, aanan wali lagu arkin soomaalida, waxaan rajeynayaa in mustaqbalka soo socda aad sii wadi doontaan talaabooyinka aad ka muujiseen shirwaynaha. Waxaa kale aan u mahad celinayaa Beesha Caalamka, Ururka midawga Afriaka, iyo xubno ka tirsan baarlamaanka soomaaliya, fanaaniinta soomaaliyeed, wariyayaasha u shaqeeya wakaaladaha caalamiga iyo kuwa gudaha ka jiraba culumo udiinka soomaaliyeed ee diinta islaamka asalka u ah, sidoo kalena waxaan u mahad celinaayaa ciiidankeena qabtay deegaanada Dhoobleey iyo Taabta, waxaana rajeynayaa in socodkaasi uu sii socondoonaa tan iyo inta laga xoreen doono kuwa xagjirka ah ee ku sugan deegaanadaasi. M/waynaha ayaa sidookale sheegay in ay hakad galiyeen shirka , islamarkaasna uu sharaxaad ka bixiyay sida hamsamida leh ee shirka uu ku soo socday, shirkaan ayaa waxaa uu soo socday mudo 2 sano ah inta hada aad shaqeeneyseen waxaad ansixiseen axdiga uu dalku ku dhaqmi lahaa, waxaa doorateen hogaamiye, waxaad ku tilaabsateen barnaamij aan horey soomaaliya uga hirgalin kaa soo ah, in idinka oo fadhiya aad 15 degmo ee ay ka kooban yihiin 3 gobol oo marka aad gobol gobol u soo qaadaan kadib, iyadoo la fiirinaayo dadka sida ay u degan yihiin, ma ahan in ay ku kala badan yihiin, laakiin dadku wakiilo yeeshaan wajiga aan hada galayno. Wakiiladaas waxaa looga bixi doonaa xiliga hada aan ku jirno, waxaana la samayn doonaa tirikoob, waxaa kale ee la samayn doonaa doorasho waxayna ku salaysan tahay tirikoobka la sameyay kuma salaysnaan doonto qabiil,ama jabhado, hadii dadka qaarkood ay iska dhex waayaan golayaasaha waxaa idiin sheegayaa in muhiiimada aan sii doono dadka aanan waxba ka helin xubnaha goloyaasha marka aan qaybinayno xubnaha kale ee dawalada.Shirka waxaan galiney hakad waxaan saas u samayney in aan isku noqon aan isa saxno wada tashigana aan badino marka uu dhamaado wada tashigaas wixii aan u aragno inay nala saxay yihiin aan isula soo noqono Marka uu dhamaado wada tashiga waa la idiin yeeri doonaa xiliga aan isku soo noqono Waxaa la dooran doonaa baarlamaankii Golihii guurtida, afhayeenkii baarlamaanka iyo Xubnihii kale ee dawlada ,Shirkaas wax uu ka dhici karaa Halkan ama gudaha. Baaq Dagaalka iyo dhibaatooyinka manta dhulkeena ka taagan 13 iyo 18 sano jir ayaa loo adeegsanayaa hadaba waxaan ugu baaqaynaa dhalinyarad Soomaaliyeed ee la khaladay kuwaas oo dilaya Ehelkooda laynaya Walaalidiintooda iyo dadkooda inay soo noqodaan dantoodan gartaan Diintooda iyo dalkooda ay u soo noqodaan . Anaga oo kaashaneyna Beesha caalamka Waxaan u fududayneynaa dhalinyaradaas in aan u abuurno Nolol Xirfado Waxbarsho Waxaan u sheegeeynaa in meel walba oo ciidankanaga ay joogo ay isu dhiibi karaan damaanad buuxadan ay helayaan amaankooda. Dadka Soomaaliyeed ee u dhashay Gobolad Azaaniya Waxaan ugu baaqayaa in ay ka qayb qaataan nidaamka Maamul u samaynta iyo xoreynta dhulkooda, Cid walba oo uu shaki kaga jiro hawsha aan wadno Waxaan diyaar u nahay in aan usharxno, cidii wax ku kordhineyna aan la midawno, qof walba oo Soomaali ah oo Daacad ka ah dhibaatada iyo Dagaalada aafeeyey dadka in aan la wadaagno talada una yeerno oo aan la fadhiisno. Oogu danbayntii Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Azaaniya ayaa dadka Reer Azaaniya oogu baaqay in ay gacamaha is qabsadeen una midoobaan in ay ka guuleystaan Cadawgooda . Shirwaynihii Maamulka Azaaniya lagu dhisayey ee Magaalda Limuru ayaa ku dhamaaday guul iyo Farxad Waxaan lagu wada balamay Sii wadista iyo dhamaystirka maamulka iyo xoreynta Azania. Riix linkigan hoose saad u daawato Sawiradii xaflada dhaarta http://www.facebook.com/pages/Professor-Mohamed-Abdi-Gandhi/192940868327?sk=wall&filter=2
  6. Wasiirka maaliyada iyo lacagta ee DKMG ee Somalia Xuseen Cabdi Xalane ayaa lacago mushaaraad ah u qeybiyay ciidamada DKMG ee ku kala sugan Luuq Baladxaawo, Ceelwaaq iyo Dhoobley. Lacagaha la qeybiyay ayaa lagu sheegay inay yihiin mushaaraadka ciidanka oo 2 bilood ah. Wararku waxay intaas ku darayaan in wasiirka iyo Axmed madoobe ku kulmeen xuduuda Kenya waloow aan la shaacinin waxyaabihii ay ka wada hadleen. Ciidamadii isbahaysiga ee shalay dagaalka kula wareegay Dhoobley ayaa ilaa xalay guuritaan ku mashquulsanaa iyagoo agabkoodii oo dhan kusoo daldashay magaalada Dhoobley oo hada noqotay saldhiga cusub ee ciidanka. Wafdi ka kooban labada gole ee DKMG oo uu hogaaminayo wasiirka ayaa maalmahan kormeer ku maraya goobaha ciidamada DKMG ka qabsadeen Alshabaab sida Baladxaawo.Luuq, Ceelwaaq iyo Dhoobley.Socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inuu yahay kawar qab iyo dhiiri galin waloow dadka siyaasada u dhuun duleela ay ku macneeyeen socdaal siyaasadeed oo looga hortagayo dhaq dhaqaaqa Gaandi uu kawado dalka Kenya. Dhanaan.com
  7. ^Your signature say it all , Soomaali waa mid, waa ul iyo diirkeed mataano weeyoo meel bey kawada timid una socotaa. Talaabsato waan rucleyne, ruclee waan duuliye ilamaa aan ka qabsano Maarso. Let every individual clean his home, put an order, and come forward for a nation building in a bottom up approach. You are on your own to take care of your tuulo, set clean water and tinny clinic hospital. Never wait for others if you don't want to fall behind. Since you don't want your tullo to be the most backward it's time you do the preach and take part the very tinny revolution in your very tinny state. Rolling the uprising tinny revolution forward,....
  8. Taleexi;708870 wrote: I'm a great opponent of these lands but somehow I feel like something is coming out of it. Are Somalis there yet? Some are there, some are not. The day we all wake up is the day the tinny revolution will turn to giant. What I like about these new tinny states is that they shake the Villa Somalia. You could see the daily press release from Farmaajo's office. It's ironing up the nation. Ms DD;708871 wrote: So how hard is it to choose one man from each enclave and then choose one amongst them to lead the country? The way I see it, the job maybe half done. It could even resolve the chronic conflict of the nation.
  9. Johnnie Carson,US Assistant Secretary of State for African affairs Augustine P. Mahiga, UN special representatives for Somalia Henry Bellingham,UK Under-Secretary of State for Foreign & Commonwealth Office Verbal support for the proposed Somali conference in Nairobi Before jumping into the point of the article, we would like to gratefully acknowledge the genuine effort being made by the addressee of this essay, and sadly apologize any inconvenience they may encounter along the course. To that end, we are writing this column to express our stand regarding the issue of the self-allotted term extension by the Somalia��s fragile government and/or legislators, and also their cynical opposition of the subject matter (the proposed conference to be held in Nairobi anytime this month). However, in reference to the international standard of government, a legitimate government is one that can provide mutual defense for the fundamental rights for those to be governed, and that can deal with its own internal affairs with or without external assistance. Ironically though, after seven years of life-support by the international community through AMISOM, Somalia��s parliament and the government alike are unwisely giving themselves tenure extension! At the time, when what is at stake is bare survival or minimum liberty of its members against the very people they represent, let alone the rest of the country. Therefore, to add our sermon into the discourse, the Somali intellectuals both at home and up-road are calling upon: �� The Somali parties, the frail parliament/government and tribe-based regional authorities such as Galmudug, Puntland, Somaliland, the newly announced Azania in the south to unconditionally attend the upcoming Nairobi conference on April 12th 2011 which we believe will effectively iron-out and ultimately unravel the chronic conflict of the nation. ��The UN, US and UK in conjunction with other international partners, to use their economical leverage in bringing the beneficiaries together and broadening the participation scope for possible substitute, had anyone of those above mentioned groups decides not to attend. Since the Somali people are now prepared to bypass and no longer beholden to an inert structure of government or tribally oriented unitary antagonists. Thank you all Contact: Farah (Kolley)najmaf@live.com
  10. The tinny little Somali style revolution is quite spontaneous so far. It has no specific leaders. People started to take life serious improving home security, working on education, health development and wider trade system. The diasporas are coming in large number and want to be founders of strong local community. Some of them are teachers, nurses, doctors, engineers while rest are business men or army generals who are busy helping defending the civilians that had suffered from civil wars, man made famine and ignorance. A tinny community servant ( man or woman) will make to the ladder in short time and will transform his/her tinny tribal community to greater giant Somali community. It's is already in process, but we should all be part of it. I think the tinny is to be giant soon...
  11. This is just tinny revolution ,,....within short time ....it will be transformed to giant revolution...there will be no more in circles, triangles or square one... Somali is one, and it will be one....
  12. Dagaalkii maanta Alshabaab looga faromaroorsaday magaalada Dhoobleey ayaa waxaa la sheegayaa in Alshabaab looga furtey hub aad u badan Wali khasaaraha labbada dhinac ayaa isa soo taraya wararka ku saabsan, waxaana la sheegayaa in dhaawacyo dhowr iyo tobon ah la keeney magaalada Dhoobleey Sida aan dhawaan tabiney dagaalka ayaa diub uga qarxay daafaha magaalada marka sida muuqata ay Shabaabka rogaalcelis soo sameeyeen http://kismaayood.com/?p=3080
  13. Wafdi uu horkacayo wasiirka maaliyada ee DFKMG Xuseen Cabdi Xalane ayaa kusugan gobolka Gedo gaar ahaan goobaha ciidamada DKMG ka qabsadeen xarakada Alshabaab.Wafdigan oo ka duulay magaalada Nairobi ayaa ku talajira inay kormeer kusoo sameeyaan magaalooyinka Luuq,Ceelwaaq iyo Baladxaawo oo ay hada ku sugan yihiin. Warar Himilo News lasoo gaarsiiyay ayaa sheegaya in Xuseen Cabdi Xalane uu la balansanaa madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki kahor intii aysan waftigiisu u duulin Baladxaawo lamana sheegi inay la kulmeen madaxweynaha dalka Kenya. Wafdigan oo laga soo diray magaalada Muqdisho ayaa ku guda jira inay maamulo DKMG hoos taga ka dhisaan Baladxaawo, Luuq iyo Ceelwaaq. Dhaq dhaqaaqa wafdiga ayaa lagu micneeyay mid siyaasadeed oo lagaga hortagayo maamulka cusub ee uu madaxweynaha kayahay Prof.Maxamed Cabdi Gaandi ee lagu dhisay duleedka Nairobi. Kobtan ka dhagayso
  14. Ciidamo taageersan DKMG ayaa kooxda Al-shabaab ka qabsaday degmada Dhoobley oo maalimihii ugu danbeeyay ay dagaallo ka socdeen. Ciidamo huwan ah oo taageersan dowladda KMG ayaa gacanta ku dhigay degmada Dhoobley kaddib dagaallo culus oo ay halkaasi kula galeen kooxda Al-shabaab. Ciidamada huwanta ayaa weerar xooggan ku soo qaaday Dhoobley, waxaana dagaal muddo socday kaddib u suurtogashay in maleeshiyada Al-shabaab ay ka saaraan halkaasi. Ciidadama huwanta ayaa dhowr jeer qabsadey degmada Dhoobley, balse markiiba ka baxay, haatanse lama oga inay sii haysan doonaan iyo in kale. http://www.voanews.com/somali/news/Ciidamada-DKMG-oo-Qabsaday-Dhoobley-119142144.html
  15. Sida aad uga barateen shabakadda KismaayoNews waxay idiin soo ururisay xogta dagaalkii kharaaraa ee maanta dib uga qarxay magaalada Dhoobleey. WARBIXIN: Madaafiicda qoriga BM-ka iyo hawsarka ayaa habeenkii oo dhan ku hoobanayay magaalada iyo hareeraheeda. aroor hore, markii ruuxa iyo geedka la kala gartay ayuu dagaalka fool-ka-foolka ahi bilawday. Ciidamada DKMG iyo Kaabooniyiintu dagaalka way wada galeen, waxaase maanta hogaanka dagaalka lahaa Sh. Axmed Madoobe oo madax u ah Xarakada Kaambooni. Xarakada Alshabaab waxaa hogaaminteeda iska lahaa Sh. Dulyadeyn. Isku darka khasaaraha labada dhinac dhimasho iyo dhaawac waxay kor u dhaafayaan 70. Guryaha magaalada waxaa gaaray burbur xoogan. Gacanta waxaa magaalada ku haya oo markii ugu horaysay u hoyanaya ciidamada Xulufada. Ciidamada Huwantu ma ayna gaadhin Taabta, waxayna ku egyihiin meel u dhaxaysa Taabta iyo Dhoobleey, Taabtana waxaa ku sugan Xarakada Alshabaab. Dulyadeyn iyo Sacad oo saxaafadaha qaar ay geeri ku sheegeen waxba kama jiraan. Ma jiraan ilaa iyo hadda wax khasaare nafeed ah oo soo gaadhay dadka rayadka, waxaana ugu wacan magaalada oo haawanaysay oo shacabkii horay uga qaxay. Waxaa dagaalka ka qaby galay ugu yaraan diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah iyo 3 taangi. Labada garab ee dirirtu dhex martay ma kala bogan oo way isu mindiyo lisanayaan taasoo macnaheedu yahay, dagaal goor kasta filo. Wixii war ah ee ka soo kordha dagaalada Jubbooyinka haka fogaan KismaayoNews iyo warar la soo meehaahay. KismaayoNews.com
  16. Wiil cusub, as soon as you add the famous triangle to the long list you have made. XX, you can ask Daroor men how it feels to live up dry Qamandi and green taajaro with no butter and camel milk. Seriously, the tinny revolution that you don't see is a visible fast and unstoppable train that has started long ago. It's matter of time before it hits your face.
  17. It's time for mr.chewer to wake up from pipe dreams and face the reality on the ground. The tinny revolution is felt even in Daroor and people want better live, true freedom and independent strong central government. Some of them are fighting for it while others like Awdal are creating peaceful tinny revolutionary movement. If you don't face, it will face you and chase to small Marvish room. Better prepare for the bigger revolution.
  18. SSC is fully armed you silly separatist. It's the pain in your neck that had let you cry for Ethio help. In last weeks it's secret agents made your enclave look average marvash green leave chewer. You can't compare them to the peaceful uprising of Awdal now. Because this tinny revolutionary desire from Awdal has to yet pick a gun which is last thing they would have done. You don't understand the needs of the people, nor what they can do in their yards when they are forced to. You better be careful..
  19. It's time for tinny revolutionary state building. It will surprise you another day, if not today.
  20. Aaliyyah;708628 wrote: ^^Nice song...Yusuf Islam is an amazing singer.!...stop stealing from my people, stop pointing gun at my people!.. Yeah it's one of my tinny revolutionary songs with humble message..glad you liked.
  21. Remember, good start has good ending, if they do uprise in peaceful way,...they will succeed in short time.. SNM it self started in Kuwait, AEU Arabs..etc
  22. After ha dhigan ha dhigan song ,...this is in my head....