Bashiir
Nomads-
Content Count
951 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Bashiir
-
The creation of Narnia and the hopeless rush towards a sub clan enclave
Bashiir replied to General Duke's topic in Politics
^His take on Jigjiga would be as same as that of Garowe, Somali waa u Somali. But this time the enemy is more informed than a phony flow Somali who cries river about brand names or what not... -
The creation of Narnia and the hopeless rush towards a sub clan enclave
Bashiir replied to General Duke's topic in Politics
Though you have the right to believe or twist anything of everything about Somali politics and with respect can argue about brand or personal names. But I am obliged to inform you that even the Ethiopians who are strongly against Prof. Gaandi have admitted that Azanian foundation is the best organized and most inclusive of the efforts that has been made to bring sustainable peace and stability in Juba areas and aims specifically to include people from every and each clan that live in Azania state of Somalia as they have explained in their week report of the horn. This what they said : Meanwhile, three attempts appear to be going on to form a regional state administration for Juba area, comprising the regions of Lower Juba, Middle Juba and Gedo. The best organized appears to be that led by Professor Ghandi, former Defense Minister of the TFG. This appears to be aiming at something similar to the autonomous region of Puntland and may use the name of Azania. It claims to have a parliament with two chambers; one which will be occupied by elders and the other by politicians. It will also have a cabinet and it is in the process of drafting a charter as well as reforming the districts of Gedo, Middle and Lower Juba. The capital of the regional state is expected to be in Buaale rather than Kismayo as Kismayo is still the subject of considerable clan rivalry. Thirty members of the TFP and a few TFG state ministers and a number of former military officers are attending the founding conference of the state, and Kenyans as well as UNPOS and AU representatives also attended the opening ceremony. This is the most inclusive of the efforts and aims specifically to include people from... click to read more..... . Therefore, in your next rounds of misguiding your flows in Sol, at least and at least, I would expect you come well informed about Juba areas. Adeer as an old Somali general you should have been knowning better than the Ethiopian generals of aiga forum .....:D -
The creation of Narnia and the hopeless rush towards a sub clan enclave
Bashiir replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;710407 wrote: Azania President Mohamed Abdi Gandhi said his first duty is to retake his territory from al-Qaida-linked militant group al-Shabab. "Our aim of establishing this administration is to first liberate these regions," he said. "We are not breaking away from Somalia." Much of Somalia's southern and central regions, including large swaths of the capital of Mogadishu, are controlled by al-Shabab. That is the main point of the article, and I am sure Duke agrees with Adeero Gaandi on this point.... -
By Sahra Abdi Reuters April 09, 2011 NAIROBI - Kenya has vowed to bolster Somalia's fight against al Qaeda-linked insurgents along its border with the Horn of Africa country, where troops from both sides are battling the rebels, the Somali prime minister said. Last month, Somali troops and government-friendly militia took control of the border town of Beledhawo from the al Shabaab rebels. The town is a stone's throw from the Kenyan border town of Mandera. Somalia has had no effective government for 20 years. "Kenya has given us a commitment to give us its support to eliminate al Shabab fighters who have deployed foreign fighters in the border areas," Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed said after meeting his Kenyan counterpart Raila Odinga late on Thursday. He did not specify where the foreign jihadists are from, or the type of support that Kenya will extend. Odinga said he had discussed with Mohamed the support Kenya will extend to Somalia in the fight against al Shabaab. The United Nations is backing African Union efforts to stabilise Somalia and has called a high level meeting, which is likely to also discuss security, in Nairobi next week. Mohamed, who earlier this week asked U.N. agencies that normally operate out of Nairobi to relocate to Somalia, wants the conference to be held in Somalia. "We know so many meetings held outside were unfruitful ... the Somali people have to chart their own future," he said. Special Representative of the U.N. Secretary-General for Somalia, Augustine Mahiga, said opposition to the Nairobi conference came from small groups that "do not fully understand the true aim of the meeting." There will be a follow-up session in Mogadishu as proposed by the Somali government, Mahiga added in a statement. Source: Reuters
-
^Lol.Newman, lacagta iska soo uruuriya waryaaa,....
-
At least seven people were killed in clashes between Islamic rebels and pro-government forces in southwest Somalia, local residents and officials from opposing sides said. Fighting erupted late yesterday in Luuq, 90 kilometers (56 miles) from the border with Kenya, after the Al-shabaab movement, which the U.S. accuses of having links to al-Qaeda, attacked government bases and lasted until this morning. “They have been exchanging heavy weapons including mortar shells and cannons,” Abdurahman Bare Mo’laim, a businessman in Luuq, said by telephone today. “Seven corpses have reportedly been seen around the battle field zone this morning, mostly from the warring sides.” Somalia has been without a functioning central administration since 1991, when ruler Mohamed Siad Barre was ousted. The Horn of Africa country is facing its worst humanitarian crisis since the early 1990s because of the conflict and drought, according to Mohamed Ali Nur, Somalia’s ambassador to Kenya. An army spokesman for Al-Shabaab said its forces had now withdrawn from Luuq after briefly taking control. “We successfully took over their bases for a while,” Sheikh Abdi Aziz Abu Musab told reporters by phone. “We inflicted heavy losses on them.” Local residents and Ahlu Suna Wal Jama, a pro-government militia, rejected this version of events. “Al-shabaab attempted to capture Luuq district last night but they have failed,” Sheikh Mohamed Hussein, a local spokesman for Ahlu Suna Wal Jama, said by phone. Separately, fighting in Mogadishu, the capital city, between Al-shabaab and government forces supported by an African Union peacekeeping mission, known as Amisom, left three civilians dead and five others injured. Ali Muse Sheikh, in charge of Mogadishu’s ambulance service, confirmed the civilian casualties in the Bondhere district in the northern part of Mogadishu. http://www.wardheernews.com/News_2011/April/09_Seven_Killed_in_Rebel_Attack_on_Government_Bases.html
-
Read more ,,... http://kismaayood.com/?p=3210
-
Ciidamada Militariga Kenya oo wata taangiyo iyo gawaarida ayaa saaka ka gudabay xadka iyagoo u dhaqaajiyay dhanka tuulada Taabta.Wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in ciidamadii ay gaareen Taabta saldhigna halkaa ay ka sameysteen. Warbixinada laga helayo deegaanadaas ayaa tibaaxaya in ciidamadani ay weerar xoogan la damacsan yihiin ciidamada Alshabaab ee ku sugan magaalada Qooqaani. Faahfaahinta dib kala soco http://himilonews.com/ciidamo-kenyaan-ah-oo-wata-baabuurta-gaashaaman-oo-gaaray-taabta/
-
Sabti, 09 April 2011 07:44 | Qoraaga: Faallaqoraha Afdheer War qaddar yar ka hor naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada-Hoose ayaa tibaaxaya in saraakiisha sarsare ee Alshabaab ay maanta ku shirsan yihiin Kismaayo kana tashanayaan sidi ay uga arrinsan lahaayeen xaaladda gobolka ka soo cusboonaatay. Wuxuuna warku intaa u darayaa in ay Alshabaab Kismaayo ka wadaan qorsho-dagaal oo ay ku doonayaan in ay kula wareegaan magaalada Dhoobleey oo maalmo kahor lagaga adkaaday dagaal culus kaddibna farahooda ka baxday. Afdheer.com
-
Somaliland grenade attack hits southern laascaanood
Bashiir replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Only two users browsing this thread, ..no birds and I am out...
-
Dagaal fudud ayaa lagu soo warramayaa inuu Haawinnaa shalay casarliici ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya ee dhawaan lawareegay gacan-ku-haynta magaalada Dhoobleey kaddib marki ay u xoogsheegteen kooxda Alshabaab oo Dhoobleey hore uga talin jirtay. Sida ay wararku nagu soo gaarayaan, ilaalo ay Alshabaab soo dirtay iyo roonda ciidanka dowladda ah ayaa ishardiyey lamasa haya khasaaraha kala gaaray, inkastoo wararka qaar ay tibaaxayaan in ay jiraan dhaawacyo fudud oo soo kala gaaray.
-
(Afdheer) Degmada Luuq ee gobolka Gedo oo ay dhawaantan la wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya ayey xalay weerar kusoo qaadeen kooxo hubeysan oo la sheegay inay shabaab ahaayeen. Kooxaha soo weeraray Luuq ayaa la xaqiijiyey inay waararkooda la beegsadeen laba xarun oo ay ciidamada dowladdu degganaayeen iyadoo ay jiraan meelo kale oo magaalada ay xabbaduhu gaareen. Weerarkaas ay kooxaha mucaaradku kusoo qaadeen degmada Luuq waxay kala kulmeen iska caabin waxayna dib ugu carareen meelihii ay kasoo duuleen. Degmada Luuq-ganaanne waxay ka tirsan tahay Gobolka Gedo, waa degmo xuduud la leh (dhanka waqooyi) gobolada O'gaden ee dalka Itoobiya waxayna kamid tahay degmooyinka istiraatiijiga ah ee ku fiican isku socodka gaadiidka gobolada Baay, Bakool iyo Gedo. sidoo kale degmada Luuq waa degmo ku wanaagsan dhanka waxsoosaarka beeraha. http://afdheer.com/index.php?option=com_content&view=article&id=3997:degmada-luuq-ganaane-oo-dagaal-ka-dhacay&catid=45:akhbaarta-somaliya&Itemid=127
-
Golaha Guurtida Maamul Goboleedka Azaaniya oo u Digay Nelson Mandela.. Sii wada akhri.... http://jubbalandnews.com/?p=1113
-
Qore: Xassan Xayle: hassanhaile@hotmail.com Bulsho kasta ee caalamka ku nool waxaa soo mara xaalado degnaasho la'aan oo ka dhasha dhibaatooyin dhaqaale, siyaasadeed iyo bulsho oo mararka qaar sababa qas iyo amaan daro ugu danbeyntii horseeda dagaal sokeeye iyo burbur Soomaaliya, ilaa iyo markii uu dhamaaday dagaalkii 1977-dii ee u dhexeeyay anaga iyo Itoobiya dalkau waxa uu galay mashaakil nooc kasta ah; ha noqoto mid siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho oo dowladdii waagaas jirtay ee Maxamed Siyaad ay, sida la ogyahay, xal u helikari wayday, isagoo Maxamed Siyaad ka madax-adeegay inuu sameeyo isbadal siyaasadeed oo dalka ka saara dhibaatooyinkii jiray, taasoo markii danbe horseeday dagaalka sokeeye iyo burburkii dalka ka dhacday oo ilaa iyo waqtigan laga bixikari la'yahay Maanta sida ka muuqata xaaladda siyaasadeed ee, guud ahaan, dalka ka jirta waa mid lagu tilmaami karo inay wareersantahay ama waalida cudurka HYSTERIA uu ku dhacay. Taas waxaa tusaale u ah xaaladda ay ku sugantahay dowladda KMG oo mar kasta khilaafka dhex mara madaxda sare uu naafeeyo, caqabadna ku noqdo sidii ay dowladdu u gudanleheed xilka iyo hawlaha adage e laga sugayo inay fuliso marxaladda loo qabtay ee ku meel gaarka ah Si gaar ah, baarlamaanka ayaa noqday mushkilo iskeed u taagan oo aan la xalin karin, taasoo dadka qaar ay sabab uga dhigaan xubno tirada badan ee baarlamaanku ka koobnan yahay, oo weliba intood badan ay ku yartahay faham siyaasadeed iyo mas�uuliyadda looga baahanyahay qofka baarlamaaniga ah; taas ayaa sida muuqata keenta qaska iyo marunka joogtada noqday oo, inta badan, aan tixgalita siineyn marxaladda adage ee dalka ka jirta iyo danta guud ee ummadda. Tusaale ahaan waxaa ugu danbeeyay go�aankii lagu degdagey ee dhawaan baarlamaanuku ku dheereyay muddada jiritaankiisa ee runtii muranka badan dhaliyay Dastuurka cusub iyo, guud ahaan, geediga lagu baaqay ee la doonayo in dalka laga hirgaliyo nidaam siyaasadeed oo ku salaysan qaab �FEDERAAL� ah, ayaa iyana waxay noqotay arrin kale oo kor u kiciyay xiisaha kulul iyo hysteriyad siyaasadeed ee bulshada dhexdeeda ka taagan, gaar ahaan, qaarkeeda dibadda dalka ku nool Sida jirta, bulshada Soomaaliyeed ee dibadda ku nool ayaa hindista, maal galida kuna dhaqaada sameynta iyo hirgalinta baro iyo goobo qabaa�ilku dago, ka dibna u bixida magac maamul goboleed sida HEBEL-LAAND, QURACLAAND, QANSAX IYO MAREER STATES iwm �fakarkaas noocaas ah oo, sida ruunta ah, aan waxba ka duwaneyn kii jiray waayihii la doonayay in la rido xukunkii uu hogaamiyaha ka ahaa Jeneral Siyaad Bare, iyadoo jabahdihii hubeysnaa ay mid weliba la baxda (S)-hebel iyo (S)-heblaayo, iyagoo dhamaantood ku shaqeynayay fakar iyo AJEENDO qabiil islalamarkaana hagoogtay magaca Soomaalinimo Waxaan qarsoodi aheyn in maamulada ilaa hadda la dhisay aysan u jiheysneyn iskaashi iyo wadajirka ah ujeedooyinka ugu muhiimsan ee la doonayo in lagu gaaro ama lagu xaqiijiyo nidaamka federal ah, hayeeshee dhabtu waxay tahay in sawirka ay bixinayaan maamuladaasu yahayy mid aan tusineyn fayoobi iyo caafimaad qab, muujinayana, oo kaliya, isu faan qabyaaladeed iyo loolan aan macno laheyn, kaasoo mararka qaar keena isku dhac iyo dagaal dhex mara beelaha kala sheegta maamuladaas kala qaybinaya bulshada Soomaaliyeed Dhinac kale, iyadoon dastuurka cusub aan weli la ansixin ama aan si macno leh looga doodin ayaa waxaa durbadiiba soo baxay in laysku qaldayo awoodaha kala duwan ee loo baahanyahay inay kala sareeyaan sida tan dowladda dhexe iyo hey�adaheeda oo iyagu u taagan jiheynta iyo hogaanka siyaasadaha Qaranka iyo dowlad goboleedyada oo awooduudu ku koobantahay, oo kaliya, maamulka iyo socodsiinta hawlaha gobolada iyo degmooyinka ay ka taliyaan Arrimaas oo dhan waxay ifafaale u yihiin in dalku u jiheestay muran dheer oo siyaasadeed oo natiijada ka soo bixidoonta iyo halka arrimuhu ay saldhigi doonaan tahay mid aan la saadaalin Karin Waxaa iyana rajo fiican aan tusineyn sida ay u fakarayaan, inta badan, dadka lagu tilmaamo aqoon yahanka oo sida badan kulamada iyo shirarka ay dalka dibadiisa ku qabtaan laga ogaado, oo kaliya, damaca iyo hanqaltaag ay u qaabaan hogaanminta dalka iyagoon, marnaba, soo jeedin talo aqoon ku saleysan oo wax ka tara dhibaatada jirta, ama ay ka faa�iideysan karaan madaxda u xil saran hogaanka dalka Waxaa hubaal ah in WARFAAFINTA iyo qaybaheeda kala duwan ee Soomaalidu soo saarto, bulshaduna kala socoto waraka dalka iyo arrimaha jira tahay waji kale oo ay leedahay dhibaatada dalka ka jirta. Waxay abuurtaa ama qayb ka qaadato muranka iyo jahwareer socda, kasoo mararka qaar keena qas iyo isku dhac dhiig ku daato. Doorka aan mas�uulka aheyn ee MEDIA-yadu, inteeda badan, ka qaadato dhibaatada dalka ka jirta waa arrin walwal badan oo aan, marnaba, horseedeyn kalsooni iyo isku soo dhaween laga dhex abuuro bulshada, gacan ka geesta in nabad iyo xasilooni dalka lagu soo celiyo Soomaaliya, guud ahaan, waxay maanta ku jirtaa marxalad aad u murugsan oo ay adagtahay in la sadaaliyo wajiga ay yeelan karto mustaqbal dhaw iyo kan fog ee kusoo fool leh; taas ugma jeedo, oo kaliya, halka uu ku dhamaan doono dalgaalka adag ee dowladda KMG kula jirto ururada Al-Qaacida jaalka la ah ee Al-Shabaab, hayeeshee, xaaladda siyaasadeed ee aan laheyn aragti muuqata, (Clear Vision), iyo mas�uuliyiinta qaarkood oo la moodo inaysan leheyn doonis dhab ah oo ku wajahan sidii dalka looga samatabixiyo dhibaatada taagan, iyadoo taas ay barbar socdaan xoogag kale oo iyaguna isticmaalaya dhoola tus iyo culeys siyaasadeed oo ay saaraan DKM, ujeedadoduna tahay inay ugu danbeentii dowladdu ku fashilanto xilka laga sugayo Markii arrimaas oo dhan laysku daro, xaqiiqadii, waxaa fakarkaaga kusoo dhacaya: Soomaaliya xaalkeeda xaggeebuu ku danbeyn doonaa!! Allahayow, sida noo roon Maqaalkan kala xiriir Qoraaga ku saxiixan-Dhanaan.com
-
Azania tiii horumar iyo nabad noo horseeda ,,,, Ilaahay ha nooga dhigo....
-
Xumada waxaa iga keentay Lasagnada aad ii qooshtay,, eed bigayska iigu siisay,, cid aan adi ahayna iga daaweyn mayso ,,.. marka aynu heshiinooo kolka..
-
Quite stunning pictures,,..well done reer Garowe...
-
Waxaan isku hayno,, gobolo ma ahan, waanad la socotaa...
-
Soomaan googlin lasagna oo Hargeysa igama tuurin...
-
Nice come back Somalina, but false tears, phony sadness and your crocodile tears don't fool me. You just want sympathy in the wrong place, of the wrong thread. You know how much I made you happy the other day when I was defending Cowl state...
-
Habar baa haw hawle ,,...heelada inoo wada....
-
Somalina;710222 wrote: Bashiir inaad iska aamustid adiga ayey kuu fiican tahay. Xidig hadduu supportgareyo sidaad tiri, kii kalena u leeyahay Ethiopian ayaa jeebka ku wata, dee soo ma aaadan is ceebeyn. Save us your nonsense, haddaad daacad tahay marka qabiil Soomaliyeed la caynaayey ayaad caqli la imaan lahayd. Waxaad tahay uunbaad halkaan ku sheegtey. You embarrassed yourself over and over and the worse part is that you actually think you are making sense uttering bunch of nonsense. How pathetic of you! waxaadan ahayn iskama dhigi kartid, marka heesaha raqiiska naga yareey. Xornimada dadka haka qaadina (is not like you can), Azania aka Odinga's Narnia waa laga soo horjeesanaaya and there is nothing you folks can do about it. Qabiil la aflaagadeeyana cidina mucaaradnimada uma joojineyso. You are shedding more crocodile tears but nobody believed you...
-
bilan;710210 wrote: is this even true?? Some one should make call, and ....
-
Popular Contributors