Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. And Sabriya is a very beautiful woman! Waves@Sabriya cadeey...
  2. Today, I had a beef patty, I feel like a screaming 'Yah Man!'...The last time I had one was in high school, some very long years ago...
  3. War ani maanta dhan aduun iyo aduun ha'ii heynina sida niman nolol soo arkay! Alow yaa ogaado bugle iyo garaangar aa taraarixin jirteen, markaasaa anaga maanta dhan aduun noogu jirtiin... Waxaan soo xasuusta the only Somali song oo ilaa iyo hada, after some 20yrs, markaan maqlo aan mixed feelings of good, sad, happy, loving memories aan dareemo all at once...A dark skinned good looking Somali aabo (mine - AUN), used to sing for me...I was riding in his car one day and noticed his radio wasn't working...When I asked what happened, his reply 'Aabo anaa aad u cod qurxoon, marka dadka heestey rabaan wey iga codsadaan waana uheesaa, marka radio uma baahni ee maxaan kuu heesa maanta'...At the time, I loved that song and requested him to sing it...GOSH, he sang from the beginning to the end, with all smiles while explaining the meaning of each and every line of the song... I think that was and still is the cuttest gesture a father could ever do for his daughter...I have yet to see any father top that...He passed away in '88, I remember that day like it was yesterday...ALOW KUU NAXARIISO!!! Ok ok, let me stop my sob story here and let y'all go back to the topic...
  4. OMG, don't ruin the song for me, ha'iisheegin...Hadaa heysteydaan igu dirtee...What am I saying, I can't stand anything Xassan Aadan...No way, no how! Something about suu wajigiisa jadhigo aa korontada iga damiso...
  5. ^Bisinka, bisinka? Majiifay markaa ishukaansaneysay? Gabar waakuu doonaa waanku iri, but I must've been on something markuu shukaansiga nadhex maray! Iyaah...Shukaansina waankubaraa waan iri, amaa intaas shukaansi mooday hee? lol Bob, ee xaanka ogayhee, delete contact leenba aqriyay markaasaan labadii lumber jaamacada kasoo bartay isku dhuftay... Don't get excited with X yaah, ani iga ilaali...
  6. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOO OOOOOOOOL...Ala waan iloobay, ilaa waa carab le'eed ayeeyo, markaa yareed of course...Balo guud ha weyn... God bless you indeed ayeeyo...
  7. used to be one of my fav songs early 90's...Ciil iyo caro waxaa igu dili jiray sida heestaanoo kale loogu qoob cayaaro ma'aqoon...
  8. Originally posted by Tuujiyee: Ani hada kohor aan isku gashte H&M surweel, madax adeegnimona maku labisanaayiyo oo bajaq makaxeenin; kaalay adiga qari hee nooh!!! dhibaato maba isdhaheen saqajaanka in la arkaayo nooh.. laakiin bajaqda ha umaleeso in saqajaanka farxadaraadeed shaati bixiyoo gali rabyo oo kuleel haayo calaashan excitement.... Surweel H&M kan sameeye Tuur ilaahey haka soo saaro asbax duureedka! waa na ceebeeye... HAHAHAHAHAAAAAAA...I ga dhehlee salaanuu taagaayay, intuu isku fuurinaayay bisinkee? Istaqfurulaah!!! ISTAAQFURULAAH!!! War waxaan arka? TUUJIYEEEEEEEEEEEEEE EEEEEEEEEEEE!!! Aboow inaa monitorka hug gareeyo aanka baqay markaan magacaaga arkay...Hadana waxaan isdhahay dhoorahaan probably jac kulul uukugu dhajinaa... SOL waalagaa xiisay, meeshaan ani hada hurdaan kaqaadaa and lately it doesn't take much inee hurdo igu qabato... Laakiin Lacoste wax kale ka dhigtee. Yaxaaskooda logo'aha u ah aaba necbahahay. MMA, qatar afkeyga maku noqonaayo Lacoste...Sansamanik adooda xataa $30 majoogto maclaa funaanadahooda... Naga daa hee, American Eagal aan kugu ogahay...Way too cadaanish for my taste dukaankaas... ps. Waraa I was always here laakiin meeshaan boring ee noqotay.. dadka dhan news lee sheegaayaan like in aan daawan newska camal reerbaadiyaal aa isku imaaday.. Ma'ila aragtaybo? War dadka TVgooda wili antenada kataagantahay xataa news waa usoogalaa dadkaan ma'ogaan umaleynaa...
  9. BOB!!! Alla igaarka xow qatar iska dhigay! Delete aa? Press the delete button on your keyboard... Buuxo, while I agree with most SOLers are harmless so far, some can be very scary! :eek: Yahey, the offer in luuqa aan dad isku baro still stands yaah...
  10. Originally posted by chocolate & honey: Excuse me? :rolleyes: First of all, my cousin knew about the thread and she even read all the replies. Second,the purpose of the thread was not to CONDEMN or GOSSIP about the girl. It was a confusing situation. It was nothing like this pathetic, "oh them bad! Us good" make yourself look-holly and superior-sorry-of-a thread :rolleyes: Your cousin must be very ilbax to give you her blessings to write about her personal affairs on SOL, and to be reading a thread about how her husband divorced her after he found out she lied about her viginity...Ilbaxnimo at its bestest...Must be the new generation thing methinks... Easy on the :rolleyes: madaxa yuusan ku xanuuninee abaayo...
  11. Ciyaal kuni kuni, kaalaya luuqa anaa iskiin baraayee, ani meeshaan ha'isaga key booteeninee...Kii ama tii (MS DD) wax isku heyso, luuqa ha'iskeenaan...Waxaa kadheceyso 'waraa jiridoonee luuqa markii layimaadee, waraa jiridoonee'... I am being tempted to start 'suggesting friends' on FB! Tolow meeshaas duco iiga soo baxday? Hmmmm...
  12. Wax lagu dhoolacaseeyo maha mayaalee, what did you think of the video? See ii tahay?
  13. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Mexx balaayo ayaa ka dhigtee. War haddii la igu baryaayaba ma galeen dukaankaas. Lacoste amaa soo fiiriyaa taloow now. Meeshaas raqiis waaye maqlee. GAX GAX GAX, KIX KIX KIX...Igadaa igadaa!!! LOOOOOOOOOL...Bas bas waakaa haray...Waa igaaday... I don't think inaa saan u qoslay waayahaan...Thnx...
  14. Originally posted by chocolate & honey: Oh Drum Roll plz...here comes self-rightousness :rolleyes: . First of all, You can't be questioning people's faith in Allah based on their lack of criticism of their sisters/brothers. Second, rushing to condemn and gossip about your fellows muslims doesnt make you neither a pious person nor a "good" Muslim and thats what this mediocre thread comes down to. Third, no one said it was acceptable islamically but we just didnt JOIN the gossip wagon and for that you put forth a hadith? :confused: They have a choice. If you know them personally u nasteexay and if you dont, pray for them but plz dont mount the high horse by degrading them further :rolleyes: Oh hell, someone give me Drum Rolls PLZZZZZZ!!! Is this same person who posted this about her own relative not too long ago, trying to give us a lecture about gossip? XASHAC KULILAX IYO SHAAX KULUL!!! I wonder what airing your own relatives sexual escapades and marriage break-down, in a public forum like this, makes you walaashiis? Naga daa hee marka, meesha waala wada xantamaayee, xaanta noowada...
  15. Ma'afJinigii qalaad baa bilaawday? Oh SHE IS SOOOOOO CUTE!!!
  16. Very cute ha ahaato maxumee (all girls that age are always cute) xey sheegoysaa cunugta?
  17. ^ @Cimaamado...They have them in the wickest colours too... Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: quote:Toloow dadkiinaan hada H&M and Zara sheeganaayo, I wonder intee laga adeegan jiray pre-2004? Intee kalee, Jacob iyo Mexx nooh. Mise International Clothier ahayd? Yaa kuu sheegaayo hee. Gabdhahana probably at Fairweather iyo Costa Blanca lee. Cunuga kulahaa. Kaas hadduu cunug yahay, anigana nuune aan ahay. Impressive @Mexx! Somehow I can almost bet anything and everything inaa dukaankaas wax kagadatid iska dhaafee, inaadan galin xataa... It is too over priced and way too gayish for any Cabdi... United Colors of Benetton used to be one of my all time favs til they started to disappear slowly... I think there are a couple in Downtown Toronto, laakiin yaa u safri karo...
  18. Originally posted by Naxar Nugaaleed: KK, Xaal see kenyatiga, shiir afrikaan oo daan bey la sharegareyan Shiirka wuu kala adag yahay... Not so fast. Nayroobi ma aadan arkinee. Nayroobi wey shidantahay, abaayadiis. Will share the pictures of downtown Nayroobi in a moment. Ani shidnaanteeda iyo dansanaateeda kama hadlin, shiirkoodaan ka hadlay... Horta teeda kale sababta ma fahmin Soomaalida (majority) meel walbo ee tagaan ey u dagaan meelaha meesha ugu liidato? All around the world, intaa arkay iyo intaan maqlay, be it North America, Europe, Africa, etc. meelaha meesha ugu liito ey sidii qashin isugu shubaan...Every dhiiqo iyo wasaq iyagaa kasoo jeedo...Lacagaa la save gareynaa lee lagu dhahaa meeshaa aragto, while caruurtoodii ey baabe'een...Maxaasen a iga bi'i lahaa lacagta la save gareynaayo hadey kamuuqan leheed! :rolleyes:
  19. Can't get enough of these days...Something about his voice that's so captivating...
  20. Nabad habo, waaxay eedadaad la dam dam leedahay dee? How are you? Maxaad faraha kula jirtay labadaan bari?
  21. ^Kaas waa shukaansi caato ah oo tabcaan ah oo faraha kutaagan habo...
  22. I think I said what you said to yourself when you the video, runta sheeg? Niyada maad ka xamatay gabdhah? lol
  23. Originally posted by *BOB: Buulo Barde aa? weligeey ma arkin qof dhahaayo meeshaas aan ka imaaday...I bet iyagaba hadii la weeydiiyo wexee dhihi lahaayeen weligeey ma arkin mid Kista ka imaaday... Haye wiilasha reer Xamarka marax nimadooda aa ku daashay haye markaas aa ga' kasiisatay? aniga waa kuu sheegay kuwaas maraxyaal waaye...maraxba majirin illaa wiilashiina kahor...iyagaa billaabay maraxnimo Ar shib iska dheh, hada wey kufaanaan...Inta laguu yimid waligaa malugu dhahay 'Reer Buulaay hadaan nahay....'...Iyaah, Buulaay aa? Hada dadkii Xamar ku faani jiray, wey kafaanaan... Sheemo dheh! Wiilasheena reer Xamarka ah in la kool kooliyo ee rabaan sidii naagihii, ee waxaas maa ani tabar uhaayaa? Ani anaaba boqortooyo ismoodo...
  24. War idhageysta, stop trying to bite Marx head off, bisinkee! I see nothing wrong with what he said...He simply stated what he thought of the girls, shimee intaas dambi noqotay? Anyone who puts him/herself out there like that is subject to criticism...And with a video like that (inaa matago wax yar aa iiga dhow :rolleyes: , war wuxu wasaq badanaa oo qaab darnaa oo dharxumaa oo timo xumaa oo kabo xumaa oo make-up xumaa oo qeylo badanaa ), I doubt very much anyone will be giving them any praises... Originally posted by Cadaan: quote:Originally posted by Kool_Kat: WTF!!! WHO IS THEIR STYLIST? S/he needed to be fired 15yrs ago! No kidding. They look like 80's crack whores. Touché! I guess they took '80's fashion is back' to a whole new level...
  25. Adi intaa anaga nagu dabadhuumaneysid maa caadi marka hore weydiisid? Val area code wey leedahay, laakiin yaakuu sheegaayo hee waaye su'aasha?